Harowo.com

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International Oo Maamulka Siilaanyo Cagta Marisay

Amnesty international waa hay’ada xuquuqda aadanaha ee  aduunka ee fadhigeedu yahay magaalada London ee wadanka Ingiriiska  ayaa soo saartay warbixinteedii sanadlaha ahayd(2013) iyadoo ka hadashay in ku dhaw 160 wadan sida ay xuquuqda aadanuhu ahayd sanadkii tegey ee 2013. 

Hay’ada Xuquuqda Aadanaha( Amnesty International) ayaa Maamulka Siilaanyo Ku Tilmaantay Maamul Ku Tuntay Xuquuqdii Xoriyatal Qawlka Shacabka,Saxaafadii Madaxbanaanayd Iyo Suxufiyiintiiba Jeelka Ka Buuxiyey Qaarna La Laayey.

Warbixin Kooban Oo Ingiriisi ah hoos ka akhri:- 

Somaliland:-Amnesty International.

Annual Report 2013

 

Freedom of expression was increasingly curtailed. Dozens of journalists were arbitrarily arrested and detained. Some reported being beaten in custody. One journalist was killed. A traditional elder was detained for four months for making statements criticizing the government.

  • Ahmed Saakin Farah Ilyas, a journalist for Universal TV, was shot dead by unknown gunmen on 25 October in Las Anod town.
  • Boqor Osman Mohamoud Buurmadow was arrested on 15 March in Hargeisa. He was charged on 24 April with “anti-national activity of a citizen abroad”, “subversive or anti-national propaganda” and “continuing offence” for comments he made in the United Arab Emirates criticizing the President of Somaliland’s visit to China. On 8 July he was convicted and sentenced to one year’s imprisonment for “insulting a public official”, but he was released on 18 July.
  • Thousands of people were displaced by fighting in eastern Somalia between the Somaliland Army and militias affiliated to the newly created Khatumo state.

 


This post has been viewed 1206 times.

camud

Comments are closed

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH