Harowo.com

Halkan Ka Daawo Siilaanyo, Shalay iyo Maanta midkeebuu saxsanaa

HAROWO.COM


This post has been viewed 17 times.

camud

Posted by on Jan 8 2013. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

1 Comment for “Halkan Ka Daawo Siilaanyo, Shalay iyo Maanta midkeebuu saxsanaa”

  1. ali

    siilaanyo waanu ognahay arrintiisu waagaasi waxay ahayd ku kor kursiga ayay ahayd.

    siilaanyo wuxuu shalay ka qaylinayay ayuu isagii maanta samaynayaa.

    kolkaa waa dictator qarsoon oo awooodii somaliland maanta la wareegay.

    siilaanyo wuxuu ahaa mid ingiriisku dusha inaga saaray.

    wuxuu yidhi dulmi baan ka dagaalamay. maantana isagiibaa dulmi ku haya shacabka reer somaliland oo idil.

    waa runtiin ayaan leeyahay shabakada harowo. waanan idinku raacsanahay. laakiin yaan qaranka somaliland laga saarin niyada inuu yahay kena. waxaanan idin leeyahay walaalayaal somaliland labadeena ayay dan ugu jirtaa. samaroon iyo isaaq waayo somalia maanta daarood iyo hawiye iyo reexaan weyn baa xilalkii sare kala qaatay.

    ciisena jabuuti ayuu heestaayee. dee samaroon iyo isaaqna waa inay somaliland ku faanaan. maanta hadii uu isaaq noqdo madaxweyne jagada igu xigtaa adaa leh.

    ha isku qaldina dhib wade siilaanyo iyo qaranka guud ee jamhuuriyada somaliland. walaalayaal maanta aragne koonfur waxaa nalagu sameeyaa aragnee dee aanu gacmaha is qabsano oo aanu qarankii 26 june 1960kii gacanta dib ugu dhigno.

    dalka samarooonow waad illa leedahay ee kaligay ma lihi.

    xaqeenana sidan weeye. isaaq iyo samaroon waa laba isku baahan baahina way ina isku keen baday. adna kugu raacay inaad saylac leedahay adna igu raac inaan qarankeena badbaadino.

    siilaanyo sida aad sheegteen maanta shacabkii hargeysa waa xasuuqay shacabkii berberana waa xasuuqay kuwii borama iyo saylacna waa xasuuqay. taladu wwaxa weeye aanu samirno oo qarankeena koonfur ka badbaadsano hadhowna aanu dictatorka iska ridno.

    siilaanyo waa shaqsi beesha isaaq ku abtirsada maantana xasuuq u gaystay beeshiisii.

    riyaalena wuxuu ahaa shaqsi samaroon ku abtirsada oo isna beeshiisa dhibay. dee labadeenba dhibanahayee dee aanu walaalayaal hormarsano sidaanu qarankii aanu lahayn 26 june dib ugala noqono koonfur. sidoo kale aanu kawada shaqayno sidaanu xuduudihii ingiriisku inooga tahay bari illaa min galbeed. kadib kolkaanu isku hubsano inuu qaranku gacanta inoogu jiro aanu kolkaasi bilowno kacdoon ka dhan ah kaligii taliye siilaanyo.

    somaliland waxaa wada leh shacabkeeda ee snm uma ahan gaar. snm waa jabhad laakiin somaliland waa mid uu madaxweynaheenii hore ee cigaal kaga cursiiyay 26 june 1960gii. sidoo kalena dhidibada u taagay in qarankaasi hirgalo sagaashameeyadii. distoorka somaliland siilanyo shaqo kuma lahayn ee waxaa diyaarshay allaha u naxariiste madaxweyneheenii hore ee cigaal asalkiisuna wuxuu ahaa somaliland in la mideeyo.

    siilaanyo waxan uu sheegsheeganayo waa ku dhafooro taabo beelaha kale ee waxba wixiisu run kama ahan.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH