Harowo.com

Halkan ka daawo Mid ka mid ah Baarlamaanada dalalka Yurub oo is-dagaalaya xilli dunida si Live ah looga daawanayayay

Xiligii Xildhibaanada Soomaaliyeed ay kuraasta isla dhici jireen waxaa fadeexadaas buun buunin jiray inta badan Telefishinada Caalamka kuwaas oo odayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed ku sheegi jiray Xildhibaano dadkoodii wax u qaban waayay oo hadane Kuraas isla dhacaya.
Baarlamaanka dalka Ukraine ayaa waxaa si Live ah Dunida looga daawanayay iyaga oo markii labaad is garaacaya waxeeyna arintaan cusub dad badan ku noqotay la yaab maadaama dalka Ukraine uu yahay mid Nabdoon oo hadane ku yaala Qaarada Yurub.
Dagaalka ka dhex biloowday Baarlamaanka Ukraine ayaa biloowday ka dib Fikrado la isku qilaafay iyo Madaxda Dawlada oo fulin weeysay balanqaanyo ay horay ugu yabooheen waxaana balan ka baxaas ka carooday Xisbiyada Mucaaradka.

This post has been viewed 200 times.


camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH