Hadduu Gooriilihii Cadayga Bartay, Goormuu Isaaqna Caddaaladda Baran Doonaa???
HAROWO.COM
Ku dhufo mooska, weynee
This post has been viewed 90 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Nov 23 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

















Ma IIDOORKA, Waar Gooriilahaa caqli dhaama, ma nimanka aaminsan soomaliyaad ka go’aysaan oo waxad nqoonaysaan dawlad madaxbanaan kadibna reeraha waqooyigaad ku dul kaadshaysaan.
the answer is never SNM is going down never IC will allow 2 Dir nations Djbouti and Somaliland only 1 somalia federal 18 gobals 1991 we da people of Awdal and Salal support a Federal Somalia 18 regions.
Waxaan ka codsaneynaa walaalahayaga dhaliilaaya maamulka Dr Siilaanyo, in ay cid kastaba ku dulman tahay, waana ninkii noogu weynaa ee kaadida u soo cabbay, malaha waxa uu rabaa in dad badan dhiiggooda u soo cabbaan. markaa sheekada ah in laysku wada daro qabiil dhan oo qaar badani dulman yihiin, ma fiicna, siyaasad ahaanna waa laga fiican yahay, in qofku samaysto cadaawe fara badan, markaa maamulka dhinaca isirreysan ka raran aan toosinno oo aan wax ka sheegno, ee yaeynaan dadkoo dhan colleysan. inkastoo khalad badan ku leeyihiin inay la taliyaan haddii uu yahay adeerkood ama ina adeerkood, oo ay runta u sheegaan.
middka kale awood ma u leedahay ummadda dulmani inay qoriga qaataan oo ay iska dul qaadaan heeryada maamulka siilaanyo ee cusiriyeysan, taas haddii ay suurta-gal tahay, waa caddaaladda kaliya ee lagu bari karo kaligii taliye kasta inuu ku dhaqmo caddaaladda isaguna lagu xukumo.
wabbiillahi tawfiiq./