Harowo.com

Gadabuursiga oo aad ugu faraxsan diyaarna u ah inay u dhintaan dhulkooda Hooyo(Hollyland Awdal)

Gadabuursiga oo aad igu faraxsan inay u dhintaan dhulkooda Hooyo(Hollyland Awdal)

 

Zeylac waa Magaalo ay ku dhaataan Reer Sheik Samaroon,.Zeylac Waxaa Ku aasan Saciid Samaroon oo loo yaqaanay (Sacaddin).Saciid Sacaddiinwuxu ahaa Borqor ka mid ah Boqoradii xakumi jiray Somaliya oo wagaasi lahayd 7 Boqortooyo oo hoos yimaada mida ugu wayn Ifad.7 bada Dawladood,waxay kala ahaayeen Ifaat,Sharqa,Daara,Dawara,Bali Arabini Iyo Bulquzar.Dhamaantood waxay hoos imanjireen Ifad oo dhulkeedi ahaa,Somaliland Jabuuti iyo qaybo ka mid ah dagaanka Somalida Ethopia oo uu Boqorka ahaa Saciid Sacaddin.Saciid Samaroon oo ay Carabtu ugu yeedhijireen,Saciid Sacaddin,wuxu noolaa Ilaahay ha u naxaristee Qarnigii 14naad,wuxu dhintay 1390 meeyadii.Saciiid Samaroon,oo ahaa Boqorka guud ee Ifad Sultanates of Islam,wuxu ku dhinatay dagaal uu lagay Abbeysiniyaankii hore.Qaybo ka mid ah Somalida oo ay wataan Abbeysiniyaanka iyo Somalidii oo la kala furfuray,ayaa sobobay dhimashada Sicid Samaroon(Sacaddin).

 

Sida uu sheegay Qoraagii qoray Tariikhda Adal Empireska; Al-Cumari,wuxu yidhi:”Saciid Samaroon oo ah Boqorka Guud ee Ifad Emarates of islam waxay naftu ka baxday isaga oo qoslaya.Al Cumari oo aad looga dambeeyo Tariikhda Islaamka wuxu aad wax uga qoray Boqortooyadii Somalida ee Reer Sheikh Samaroon(Wali Ashma).Al-Cumari sida uu ku cadeeyay qoraaladiisa :Adal and war of Abbeysiniya,waa midka kaliya Somalida ay kayd ugu haystaan Tariikh ahaan.Adal Cronicle war,waxaa ku cad 800 oo sano oo taxane ah.

 

Saciid Sacadiin dhimashadiida dadku way ooyayaan,waxayna leeyihiin:”Somal,Somal.Waa markii ugu horaysay ee la maqlo Magaca Somali.Abbeysiniyaanki qabsaday dhamaan dhulka Somalida,gaarhaan Awdal,waxay magacaasi ka maqleen,degaanka Boon oo ay ku taalay Magaalo la odhanjiray abbasa.

 

Maalinta ka dib dhulka Somaliya loo yaqaan waxa loogu yeedhi jiray, “Barr Saciid”.Gaar ahaanWadamada Carabta oo aan la lahayn xidhiidh fiican waxay dhulkan manta looyaqaan Somaliya ugu yeedhi jireen,Barr Saciid,(The land of Saciid).Magaacsina waxaa badalay magaca Somaliga oo markaa soo shaacbaxay,isaga oo Somal qudhiisa loo malaynayo ama lagu jiro baadhitaan inuu Somal yahay Samaalrone Ibna Sacid oo ahaa Saciid Aabihii,loona yaqaan,”The founder of Somaliya”,Ama Abbihii Somaliyada maanta jirta.

 

Hadaba dhulka aan sidaa ugu ab tirasada ee Somalya loo yaqaan waxan maanta ka degaa gobolka Awdal.Gobolkii Awdal oo ii ga hadhay dhul wayniihi Somaliya aan u bixiyaay ee ay Awoowyaashay,isku keenkeeneen in maanta Ciise ii soo boodboodooo Awdal soo sheegto,waa Habaarka ku dhacay Somalida maanta.Kaaga darane waxaabu Ciise leeyahay meeshu waa dhul Ciise oo Jabuuti ayayba dagaalka ka soo wadaan.Nin dhulkan degan oo ila degan

,xaqiisina I waydiistay ma jiro,waxaase jira mid ka imanaya Dirdawa iyo mid ka imanaya jabuuti oo Zeylac u imanaya inay ka banana baxaan,si loo yiydhaa Ciise ayaan Zeylac ka sameeyay mudahraad,rayicaamkana loo qaldo.

Beesha Samaroon,waxan ugu baaqaya inay galaan oo dhintaan iyaga oo faraxsan,waayo waxaa loogu yimid dhulkii hooyo,Barr Saciid ama dhulkii Saciid.

 

Wabilaahi Tawfiiq

 

Axmed Aden Xuseen,Luton UK.

Geediqsi@hotmail.com


This post has been viewed 298 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH