Harowo.com

Fanaaniin ay ka mid tahay RUUN XADDI oo Hargeysa lagu xidh xidhay

HAROWO.COM

 

Hargeysa (Harowo)- Fanaaniinta ay ku jirto  Ruun Xadi Saban, Caabi Mirre iyo waliba qaar kale ayaa lagu xidhay Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa.

Ruun Xadi iyada oo ay ciidamadda Boolisku ku sii wadaan saldhiga dhexe warbaahinta u sheegtay  in aanay garanayn sababta, waxaanay xustay in Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland uu ku wargeliyay in amar madaxweyne ay ka wataan ay ku xidhayaan.

Sidoo kale Caabi Mire Dacar ayaa isna xaqiijiyay in xabsiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa lagu sii wado.

kala soco Harowo.com wixii war ah ee kasoo kordha xadhiga fanaaniintan


This post has been viewed 45 times.

camud

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Xulka Qoraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH