Harowo.com

Faallo: Safarka Siilaanyo ee Boorama: Ma Durduraa, Ma Diboodhinbaa, Ma Daandaansibaa, Mise Waa Dibiro Dhacsi Kibir Daaran….?

HAROWO.COM

Booqashadda siilaanyo ee gobolka Awdal maxay daran tahay, ma durduraa, ma daandaansibaa, ma duurxulbaa, ma diboodhinbaa, ma ku dul ciyaal maytidii iyo qabuurahii gadabuursibaa…ma eegis baa sidey u dunsheen degmaddii Dillaa. Maamulaha ururkii gacankudhiiglaha ahaa ee SNM, markuu booqashadda ku marayey ee uu ku dul durdurineye xabalahaa dadkii ay ururkiisu ku xasuuqeen deegaanka Dilla, xitaa muu muujin in yar oo murugo ah, waxaanu tusey dadkaasi in ay ahaayeen kuwo dambi ka galay ururka snm.

Waxaa nasiib daro ah tacabkii dadweynahii u qaadhamay dhismaha waddada in lagu magaaco maanta ayuu xaadhig ka jarayaa nin aan wali ku darsan hal dolar, wax kalena uma iman ee wuxuu u yimid in uu nijaaseeyo falalka toosan ee ka socda dhismaha dalka, Mr. Siilaanyo markuu marayey deegan la sheegi ee uu dhagaxdhigey mallo awaalka iyo beenta uu waligiiba dhureyey ee ahayd kuwii hore waxba ma qaban ee anagaa qabanay, laakiin reer awdal way ilawsan yahiin siilaanyo waa kuma, waxaase nasiidaro ah duqeydan waawyen ee ciilkama gorayaalka ah, ee waliba siilaanyo tabosho u sheeganayaan, isna waa ku raaxaysanayaan.

Hadalka meesha maray ee sheekhal baladku ka sheegay oo ah mid xaqiiqda
ku qotoma , ah duurxul loo sheegayo, ninka xoogga ku haysta dalka iyo dadka eek ii juuq yiraahdaba jeelka dhigaya. Sheekhu wuxuu aqdiyey hadal dhaxal gal ah oo ninkii masuul ahiba ku cibaaro qaato, laakiin nasiib daro nin aan lahayn hal xalaal ah buu ku dul dhacay, hadalkaa sheekhun awuxuu u muuqdaa biyo col dhaanshay, ninkan sheekhuna u garnaqsanayaa yahay aan ku barbarbaarin meel cadaaladdi taal, kuna anqaray geel booli ah, una haysta dadkan mid uu soo dhacsaday isagu.

Horaa loo yiri ninkaad kabob ka toleyn kabahiisaa la eegaa sheekhu wuu
ku khaldamay in uu u garnaqsaddo nin aan arag meel cadaalad iyo diini
taal, kuna korey dhac iyo xaqduudsiin. Sheekhuse wuxuu meesha keen
hadalkii EEBBE WEYNE EE AHAA ISLAAN ALLAW RUN SHEEG, ISLAAN ALLAWNA RUN U QAADDO.

Sultaan Saleebaan: Waxaan leehay dharwalba ninkii ku jiraa ka soo baxa, may ahayn nin tirtirfasho kuugu yimid oo xabalahii dadkaagii welwelle ku dul go’aynaya nin aad hadal dabacsan kula hasho, waxay ahayn in aad garta halkeedii mariso, xaqsoor iyo hawshii uu ballan qaaday ee gacankudhiiglayaashii dadkii lagu xasuuqay seemaal ee waxba galabsan, sidda xunna loola dhaqmay.

Sultaan saleemaan waxaa lagu xamayey uun baad meesha keentya xiligii aad ka qadhaaban jirtey jiidda awbare ilaa gogti, ee aad koofiyad dhuubta ahyd, ma aad weynaan ee kolba halkii dheemaal laga daadiyo uun baad durbaanka u umaysaa, da’baad joogtaa dalkaaga iyo dadkaaga u naxariiso oo ka tawbad keen dambiyaddii aad gashay xiligii xayle salaase. Danbi dhaafkuna waa furan yahay, tawbaddana eebbe aqbal, naxariista eebbena lagam aquusto, hadduii malafkaagii hore madoobaa isku day inaad bedesho adiga oo eebbe weyne cuskanyaa, sheegayana
dunuunta aad ka gashay dadweynahiyo dalkaba….

Haddiise aad ku sii socoto waa nasiib daro, casar baad joogtaa intii hore aad u soo nooleyd uma sii noolaanaysid, ifkana sixun baad u dhiman, aakhirona waxba kuma yeelanaysid. Ducona lagaa aqbali mayo waa waxaad ka abuuran tahay baa ah Booli qaran.

Suldaan Samatar: waxaan leehay meel libaax ka kacay Atoor fadhiisay, waxaa nuqsaan ah, isaga oo laga soo barakiciyey goobtii aabahii aasaasay ee uu ka lahaa maqaarka iyo maamuusta maantana uu ka yahay qaxoortiga, maantana uu ku yhaay meel kale marti, intuu makarafoon qaato uu ku andacoodo Somaliland baanu nahay, haddii beesha dhex tegto xamar anagu halkuun baanu jooga, waa hadal afka ka weyn, wuxuu uga jeeddo bal dadweynaw fasira waa su’ aal aan meesheedii mhelin, halkuu odhan lahaa haddii cadaalad, xaqsoor, midnimo la waayo waa lagu kal yaaci tan aad nagu beer laxaw saneysaan ee t6abtii afweyne barre shaqaalahiisu nagu isticmmaali jireen yeelimayno, odey dhaqameed dheemaal iyo macaan jecel la hadoodilo, laguna fushado danta, marka lagu awr kacsadona laga gudbo.

Suldaanku Ina samatar: waa mid aad moodo in uu yahay wali dhalaan ahay saa waxaan nu saxaafadda ku aragnay isagoo dumar iyo caruur makarafoon hor sita oo habar ku dhashay hargeysa la soo dhaweynayey lahaana waxay wax u qabatay degmadda, horteed cid wax qavbatay ma jirin, wuxuuna kalaha hadalkaa wadaddii milicda caruurta iyo haweenka la tumabay iasgga mooye wax odey dhaqameed ah ama sultaan ah oo goobtaa ka hadlay ma jirin, midhaa kanu waa nooc kale, hadduu Ula badheedhay amaan masuul xil loo dhiibtay in uu shaaricyadda makarafoon qaato may ahayn ee waxay ahayn in uu la suggo madasha raggu ka hadlayaan ee haweenaydda ay ku warsamayaan intii ay maqnayd iyo waxay
qabatay.

Sultaan Dhawal: waxaan leehay, muuqaaga, hadalkaagu iyo ficilkaagu ha is waafaqsanadeen, kana saar munaafaqnimadda dadku wey kuu hanweyn yahiin marka loo eego, garnaqsiyadaadii hore, meel wacanna waa ka abaari jirey, gantaalkana si hufan baal u rideysay dadkuna ka raali bay yahiin. Xaalku ma in runiyadeed baan hadaly bay kaa tahay, saa waa la ogyahay in uu xirsi gaab odeyudhaqameedka rusheeyey isagga oo u gogol xaadhayaa siilaanyo imaatinkiisee, hadalkii lagugu yaqaanay meesha kama aad jeedin ee maxaad habratay.

Wararka kale ee naga soo gaadhay Gobolka Awdal imaatinka Siilaanyo wuxuu sheegayaa in ay soo dhaweeyey caruur iyo haween ku lugle dadka lagu naas nuujo dhaqaalaha dalka iyo mucaawinooyinka loogu talo galay dan yarta tabaaleysan. Ka hadli mayo musuqmaasuqan hadheeyey gobolka Awdal ee ilaa biyotooni gaadhay, kaas oon ahayn mid ku cusub bulshda soona socday ilaa labaatankii sanno ee la soo dhaafay, haddaba masuuliyiinta soo maray gobolku ma ahin kuwo lagu soo xuley cilmi, khibrad iyo maamultoona ee waxay ahaayeen yaa wax inooga keeni kara halkaas ee u dhiibnaa, may ahayn yaa dalkan iyo dadkan wax u qaban kara oo maamul wanaag muujin kara ama ka bixi kara?

Dhamaan waxay ku caano maaleen musuqmaasuq baahansan oo dhamaan dul hoganaya dalka iyo dadka ay masuulka ka yihiin, haddaba qaar waxay ku qarinayeen laaluush la siiyo madexdda Hargeysa fadhida kaliya , si aan loo ogaan ama aan loogu soo dirin baadhis, Arintan maanta ku habsatay Maayarka waxaan leehay maamulka dalku waa wadda tuug, ee waxay kaliyahiin tuug wax qabtay iyo tuug aan waxba qaban, marka dadweynaha ay u taal jawaabtu cidda ay saacidayaan. Iyo kii u roon dalka iyo dadka.ileyn kii meel rabba in loo dhiibaba wuxuu leeyahay wax aad lunsatid ee, ma jiro mid u danaynayaa dalka iyo dadka toonaa. Igama ahin difaac aan difaacayo maayar iyo tuugtii ka horeysayba.

Dadweynah reer awdal waxaa la da’a. ama la gudboon in bulshadda somaliyeed dhan ka raacaan, giraantii way wareegaysaa, xaalkiina wuxuu ku guntamay in dalku wadda yahay qabaa’il, mid siduu rabo ha u macneeyee, qabiil la xukumana waxa jira Somali ama loo turjumo in ay tahay gadabuursi. Waad ogtahiin xeedhadii gacanta Somali wadda gelisay qabiilka ka magan in uu yahay gadabuursi, taasina dhacdadeedii in la is weydiinayo maanta, odey dhaqameedkii u sareeyey gadabuursin in uu ka maagay ka qayb galka shirka somaliyeed ee qollo walba ka muuqadto, waxaanu ka door bidey in xafladdo loogu sameeyo wadamadda debedda, halkuu kala mid noqon lahaa ummadda soomaliyeed. Taasna isagga ka jawaabi. Waxaase qumman in ummaddu hesho majare toosan oon ahayn kuwan maanta jira kana taliya aayahoodda, dadkuma isku duubnaadaan, cadawgan
meelkasta uga soo jeestaan.

Maamulka hargeysa maanta waxay ahayd in uu la shir yimaado, gacngelinta dhagarqabayaashii dadka ku xasuuqey Seemaal iyo jidka kabaydh wuu og yahay halkay ku sugan yahiin manatee, mey ahayn in uu daawasho u yimaad Boorame, odeydhaqameedkuna la fadhiistaan garnaqsi ee waxay ahayd miyaad wadda dambiilayaashii mise waynu kala guuraa. Oo waan aar goosanaa ileyn mudooyinkii aad qabatay waxba ku keeni weydee. Waxba hadalku yuu ila gudbine gadabuursi waxaa la gudboon in ay la mid noqdaan ummadaha jira, koofiyad baclayaalkan loo sameystayna ay gacan bir ku qabta gar iyo magla’aan la xakumo.

A.Barkhadle I. (Aden-Cadde)


This post has been viewed 45 times.

camud

Posted by on May 13 2012. Filed under Xulka Qoraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

57 Comments for “Faallo: Safarka Siilaanyo ee Boorama: Ma Durduraa, Ma Diboodhinbaa, Ma Daandaansibaa, Mise Waa Dibiro Dhacsi Kibir Daaran….?”

  1. waxaad modaa intan danbe reer nur caydisu dadkan inay u fududatat waxaan inii shegayaa reer nur mu aarsan wayine wu aarsaday idinkana inigalama tashanaayo ee idinka waka ciise nolosha inigu dhaxle miyaad iska celisan dhulkina marba dhagax dhigayee anagu tolkay cayii maynoo waxna ka shegi mayno salakn inta bugtaan la hadlayaa car meel gadha oo wax noqdaa intaad makaahil maxamed case habar carfanta haysaan awal halkeed ku noloydeen afartan reer jabutiye qabyaladu u cusub tahay ayayna samaroon kala dilin imikay baraarugeene ayaa naga qabta oo ilahay yaqaaan

  2. eeyaahee shugriyeey goormad sidan u falaagowday ee aad dadka u caayaysaa maxaa suldaanka iyo inankiisa kugu diray ma wax bay kaa cuneen haddaad caydoon tahay naga qabo telfoonkaaga doqonyahay.
    Mida kale haddaad na moodayso in rag wax kuusoo qoreen qabo telfoonkaada hadaaan kusoo wacaynaa waanad ka shalayn doontaa intaad odaygayaga iyo caruurtiisa caayaysaan habarcafaaneey balanteenuna waa boorama laangaabyahow yaryari ee wada maakhada ahi qabo telfoonkaaga haddaad naagtahay.

  3. scm waxaan halkan kala hadlayaa habarta shukri sidata en dadeeda aqoon ee inamada yaryarey dhali karayso la tirsanaysa iyadon afsomaliga qori karayn na maxaad ku cuntay ina suldaan salebaan waxaanku odhonlahaa CIMRII TAGAY CEEEB LAGUMA SAGOOTEYO CIBAADAYSO ragan aad hor cararayso iskadaaa hadaad reer nuur u bugtanaaa reer nuur wadankisi ayuu inii dayacay oo uu aag iniga dhigay furin uu gada buursi ku ilaaaliyo hadii kale ilayn waa la iniii guaysan lahaaaye gada buuursina uma baaahna cuqdad iyo iskala qaaadqad waxaas oo danbiyana waxa dhigay odayga washeee casiiirki ku faxay eee cayaaaya ehelu sharafka suldan saleeebaaan waa ehelu sharaf oo ilahay ayaaa sharfay iyo dadkiisa lacag la,aana ma haysto intisaaa ku filan reer nurna wuxuu qadan karo maha in suldankayaga la yidhaa lacag ayuu qataa hadaba waxa is waydinle nin suldan salebano kale ihii samaroon ma ku jiraaa sidisa nin badhedhe kara oo hal adayglihii oo hadalkisa la fuliyaaa jawaabtu waaa mayaa

  4. Booramaawi

    it is time to think how to organize your self i was surprised how they got chance to make buzy their selves useless things like things which are known they are fruitless fortunately; i have discovered these are those are dropouts who have life planing and their main targets is to discuss tribe .
    it is one the outcome disasters civil war and somali young intelligence lost .
    it is estimated % of young brain is lost with caring rather than their selves

  5. shukri maxamed warsame

    WA CAJIIB!!!!NIMAANKAN REER NUUR EE RAAGA JIBRIL ABOKOR ARGI WAAYEEY ..INDHAHAY DR.IBRAHIM ADEN BARKHADLE OO LO YAGANOO WARAABE CAADE KU ARGEEN MAXAY UGU ARGII WAAYEN KUWII RAAGOODI WALIBAA 16 JIIRKOODI XARAGAA KA SIIBEY… DR.WARAABE CADDE WAXBA MU GALABSAAN EE RUNTA AYU SHEEGAAY .SULTAAN SALEBAN NA KALIIGII WAX KA MUU SHEEGIIN EE SULDAN SAMATAR IYO SULTAN DHAWAAL BAA UU CANAANTEEY EE INA SULTAN SALEBAAN WAN KU GARTEEY XUMAANTAA KUGU JIRTAA EE UU GABTOO WALALHAGA GADABURSII AYAD MAANTA CADEYSEY EE WARAABE CADDE WA NIIN BEELEYNTAA HABAR CAFAN KA DHASHEEY BORAMA NA SULTAN SALEBAN KAMA TALIYOO EE SHICIIBKA GADABURSII UU BU KA MIID YAHAY BORAMAA KAMA XIGTIID WARAABE CADDE EE BACDII AYA KA BUUXDAA EE XUMAANTA ISKA DHAAF CIID HAD WAX KA GADEYSO MA JIRTOO..

  6. Ina waraaba cadoow,waxan filayaa inaad maqaalkan ugu talo gashay kaliya inaad Sultan Suleiman ku aflagaadayso ee aanad ugu talo galin inaad talo ama fariin ku bixiso…hadii ay jiraan wax sultaanka idiin dhaxeeya waa halkeeda,lkn waxan kugu tirin jirnay nin ayna ku jirin cudurka gadabuursi ku dhacay ee ah hayb nacaybka,waxad se maanta bedka soo dhigtay nacaybka aad u qabto tolkaa…Ina waraaba caadoow hadaad moodayso inaanan ku aqoon,waxad ahayd ninkii waqti aynu garanayno hablaha maradooda fiirin jiray ee dabadhaqaaqi jiray,waxad ahayd ninkii dumarka caanaha galbeedka keena kaymaha iyo xooga xirsi muude eed sheegayso ku xoogi jiray..yaa kaa dhaafay adiga dambigaa, waala ogaa inta dumara eed ku faraxumaysay halkaa kana dhacday kharashkii yaraa ee ay caanaha ku gadeen..godobtii ayaad sucuudiga la joogtaa,walina way kuu taalaa boorama ,mana iman kartid….ina waraaba cadoow waxa taas kuu dheer maalintii snm boorama soo gashay adigoo qaxaya waanigii ku dejiyay adigoo xooglahaa oo dagaalami karayay,faa iido maad lahayne waadigii isla habeenkii rasaastii aan ku dagaal gali lahaa intaad xaday eed iibsatay ethiopia u talaabay….kolay taariikhdu isma qariso,walina sidaadiibaad u calool xuntahay,wajigayna kaaga taal cudurka ku haya..sultaan saleebaan nacasoow waa ninkii boqolaalka nin ee reer nuur geeyay aroorseel iyagoo waliba dagaal kaga socday deegaanadooda gadabuursina ku daawanayay….waxadse maanta gashay gef aan la qaadan karin…GEELOOW DAAQ OO MAALINTAAD GOOMAAR DAAQDAA LAGUU YAABAA…ilaahay balankii arinkaagu boorama wuu maashaayay reerka suldanku kasoo jeedana raadcadaada ayay ku jiraan,adigay kuu taal sidaad uga dabaalanayso iyo inaad caykale usoo qorto kolay nin qoyani biyo iskama dhawree….walina nijaaskii aan kugu ogaa ayaa tahay,gabadha aad qabtana halkii aad ka heshay waan ogahay lkn ku dheeraan maayoo,ilmahaaga curdeedna warkiisa waan hayaaa,,faaladaasi ha ii dambayso markale ayaan ka dhigan…nooli kulantee iyo balankeena markaad timaad…

  7. JUFO MICI DHEER
    HORTA ADIGAA OS KA SHIFAY NINKA AAN U JAWAABAYAA WAA NINKA REERNUUR,MARNA WEY WEY TOLAAYEEY
    LAHAA IN AAD ADIGA TAHAYNA ADIGAA IS SHEEGAY SIDA AAD ISKU QARISO AYAAN ISKU QARSHAA WALIGAY MAGACAYGOO SADEXAN KUMA SOO GALIN CID AUAAD IGU QALDAYSAA WAANA HAWL KUU TAALA
    WARAABA CADA ODAY LEEG AYAA TAHAY AMABA KA WEYN OO ADIGAA IS SHEEGAY MARKAAD MADEXWEYNAHA AWDALSTAT AAD ODHAN JIRTAY CIYAALKII NAGA YARAA BUU AHAA MIDA KALE NIN WAXA AH NINKA FIKIRKIISA SI DAACAD AH U DHIIBTA SIDA WARAABE CADE ISMA QARIYO XATAA SAWIRKIISA AYUU SOO DHIGAA ADIGU WAAD BAQAYSAA HORAAN KUUGU SHEEGAY
    AFKA TAMAR AYAAD TAHAY AMA SIDA RAGA U SOO CADAW AMA DHUUMASHADA IYO FADHI KUDIRIKAA KU JIROO ILAYN WAXAAD TAHAY NIN JIRAN OO WAAYEEL AH EE SHAQO KA DHIGO CAYDA TOLKAA
    KARTIDIINII AYAA NIQOTAY IN AAD USOO DURDURISAAN TOKIIN
    MAALINTII SEEMAAL LAGU LAAYEY RAGA AYAA SAMAROONKII WAXAY YIDHAAHDEEN HADII NINSAMAROON AHI KA DILI LAHAA REERNUUR MAANTA BOORAMA LAGAMA KAREEN OO WEY SOO DURDURIN LAHAAYEEN
    REERXAREEDNA WAA KA GABO
    REERNUUROOW WAA CAWARXAREEDKKKKKKKKKKKK
    KA GABOOOOOOOOOOOOY
    JUFOOOW WAA CAWAR
    HOLANTA AAD SHEEGAYSO MA DAGANI OO WALAAHI AH HADAAD RUNTA DOONAYSO
    GABADHA AAD U DUR DURINAYSONA KA FOQ
    WAANAN KU GARANAYAA SIDA WARAABA CADE IS CADEE AMA SHUKADAA KU SHEX JIR IYO NAQAAMKA DUMARKU XIDHAAN

  8. A.Barkhadle.

    Waaryaadeen… Balkan ii hanjabi fiirsha dhiigii walaalahii baa qoyan kuwii qawracayna way la joogaan, bal fiirsha sida ragga loo dilo waliba umay dilin ee intay xaniinyahii jareen bay dabada juq ka siiyeen markaasu raganimo iyo wax uu dilo sheegan, dhiigwalaalkii huwanaw, Dilla way Dunsantahy waxayna u eegtahay sidii dardarbidda jajaban magaaladdii loo bixiyey…
    kudarsoo seemaal dhiigii waa qoyan yahay haddii dhiig aad leedahay ma dadnimo kugu jirtio ama wax ku dhibayaan ma ba aad hadasheen ilaa int aad aaranayso , anigu hadii aan ahaan lahaa labaan xeebjire ah ayaan diri lahaa habeenkii xigeyba aniga oo cidna la tashan, kuwii dilka geystay iyo ka badan baan dhegta dhiiga u dari lahaa… adna waad ku raaxaysan, degaanka aad magaciisa sheegan labo kiilometer uma jirto halkii lagau jarjaray afarta haldoor, reer aad sheegan baa degan, sidii loo waaxyeeyeyna wali waa laga sheekeeyaaoo reerkii idin lahaa wali way ku faanaan adna waatan aniga la iga kaa kari laayahay……. sidii loo jarjaray, anigii kuugu dhawaa ee kulaa waar aan wax iska celino baad igu haystaa maxayn iskaga celin ha la ina jarjaree..kkkkk….
    Sultaankan aad sheegi halkee lagu caleemo saaray ileyn sultaan waa loo shiraa caleemo saarkiisa waana loo dhamaaddaa ee ku dhuumasho lagu keenay wali lama arag oo ahayn kan aad ku dhaadhan…..
    Jhaddii aad wax ila hays magacagaa oo dhan iyo cidda aad ka tahay reerka aad sheegan bal ku qor netka iyo halkaad joogto….
    anigu waxan joogaa KSA. Dahraan ilaa hafoof inta u dhaxaysa nin qarsoomana ma ahin kii aad aragtaaba wuu ii kaa sheegi… bal adna sidoo kale sheeg. iska dhaaf gabdhahan aad la caytamayso iyo nacasnimadda.. haddii kale indhaha duqsiga ka celi waa kuu caadeee…

  9. A.Barkhadle.I

    Haddee ninkii dhaarayaw bal magac dal iyo magac reer intood ka baxdo sgeeg kobta aad joogto iyo meesha lagaa hello hanjabo digaagga waan sqaan iyo iidoor u naageeyaha sida aan magacayga u sheegay iyo reer aan ka soo jeedo midkiini laan gaab ahi wuu soo bixi xoogga xirsi muudena dabadey la hadlimaayo marka isa soo dhrx taago, iidoor iyo iidoor ka ksal wey ii digriyayaan, aniga ooo waliba war doonkoodu iraadiyan baan ka soo degi, sultanka kkoofiyad dhuubta ahna dadkuu casuuqey iyo xabaalahii lagu ridey baan soo tirin waxba uma tareysid ee koofiyad bacda ah baad rabtaa in sad ka sii rido. Raganimdu cey ma ahin re is cadee kolla dal magacii ha sidan kola qabiil magacii adiga oo dhaaranaya.

  10. Somalidu waxay tidhaa nin wayni siduu wax u ogyahay uma sheego dad badan ayaa meeshan lagaranayaa haddaad aflagaadada joojin waydaan waa la idin soo gudbin doonaa.

  11. SHACNI

    Shacniyeey horta sidaad wax usoo qortay waa khalad oo anigu waan ku gartay qofkaad tahay maxaa yeelay marar badan ayaad shabakayada wax kusoo qortay magacaaga oo sadexanna waan haynaa ,mana wanaagsana inaad dadka ugu hanjabto waan kusheegi qofkaad tahay adiga laftaada waxan ina waraaba cade kaa galay maanu garan dadka uu caayayna hadday iska celinayaan adigu ka difaaci maysid ee dadka aflagaada ka daa hadii kale badkaan kusoo dhigi qofkaad tahay waan haynaa halkaan wax kasoo qortay Oo waa Netherland, IP-Adresskaaga ayaa sheegay markaan tixraacnay inta goor ee aad halkan wax kusoo qortayna waxaa noosoo baxay inad tahay qof magiciisa oo sadexan isticmaali jiray.
    Xishoo haddii kale waa lagu kashifi.

  12. REERNUUR MARNA WEYWEY DHEH
    WAAN KU FAHMAY WAXA AAD LA CABAADAYSO NAAGTII KU ERIDAY AYAA CARUURTII KUU DIIDAY MARKAAS AYAADQORAAGAN ABTIGAY AH IYO SAMAROONKA SHARAFTA LEH KU WAALATAY WAAN KU QARINAYAA QOFKAAD TAHAY MAGACAAGA OO SADEX AH AYAAN MEESHA SOO DHIGIMIDA KALE AABAHA CAY HA ISOO JIIDIN KHAFIIFTAY
    MIDAKALE
    SIILKA AAD SHEEGAYSO HOOYADAA AYUU KU YAAL WAA KII AAAD KA SOO BAXDAY WALAASHAAA AYUU KU YAAL INANTAADA AYUU KU YAALNAAGTAN AAD KU KHAFIIFTAY EE KU ERIDAY WAXKA LE MAAHA EE KAAS AYEY KUU DIIDAY
    CAY MA GAYO WAA WARDHAD QIIMA LEH OON LA AANTEED ADUUNKUBA JIREEN
    WAXBAAN DILI UUN BAA KAA SOO HADAHY DADKAAD DISHO HALKEE LAGU AASAA WAXAA TAHAY
    AFKA TAMAR ITAAL BARANBARO
    MIDA KALE DHAARTAN BADAN ISKA DAA WALE UUN BAAD HAYSAA MISE WAAD KABATAA OO MARKAAD DHALADA HEEMISO AYAAD SAMAROONKA KA DHEX ARAGTAA

  13. Booramaawi

    waxaan soo jeedinayaa in laga xidho comments waayo waxay fursad siisay in bulaacadaha iyo qashinka umada dhextaala eey iska qaadi karilaayihiin ay isku waydaarsadaan qudhunka iyo diimiska ku dhex faafiyaan bulshada khayrka jecel ee alla ka cabsiga badan.
    waxaa tiihiin:
    1.waxaa tihiin waxayeelo aan hadhin
    2.waxaa tihiin qudhin iyo inta ilaahay nacay
    3.waxaa tihiin uqdad iyo jahli
    4.waxaa tihiin daacuun calooleed
    5.waxaa tihiin fitmo iyo shar

  14. Kuwiinan nabadoonimada iyo waxa nuucas ah ka hadalaya raga isu daaya oo ninkii wax iska dhicin karaya waxa ha iska dhiciyee kii hajanabaya ee waxa baan dilayaale ha dilo wixi wuu ka awood badanayay samaroon iyo filim aan jirin hala soo cararina dadka ninka kasta reerkiisa ku daba faylo ayaan laysku dhuumalaysan ruwaayada ka baxa iyo caaacda

    Sheekh Qori Jabiye

  15. Neer nuur , Way oo way tolay. Ethipia waa isku hal
    Wuxuna tusaale u yahay reerka u ka soo jeedo fulaynimada iyo nacasnimada ragaadisay

    oo kii reer nuur sitay magaciisii miyuu ka cararay waxay boqolkan magac ee uu la baxay kuwiina sasabaya yaad ka sasabaysaan ma reer nuur baa dagaalama miyayna kuwii iska maskiinta ah ee shiisha lagu baran jiray waar ninka siidaaya hadii uu wax iska celin karayo ha dagaal tagee lakiin waxba iskama celin karo waa maato maato dashay
    qoriilkii ninka ka cabsanaya miyaa duulaan qaadi kara ee koba magac la baxaya xataa wuxu garan wayay cawaanimadiisa calaamada iska badal waa lagu fahamayaye isla calamaadii uu magaca reer nuur ku sitay ayuu wata lol

    Sheekh Qori jabiye

  16. SHACNI IYO HANGOOL,
    WAAD FIICAN TIHIIN HADAAD II SHEEGTEEN INUU XEEBJIRE YAHAY,WAXAN OGAADAY INUU LAANGAABKA HOOSE SII YAHAY..HADABA WARKU WUXU KU EEG YAHAY MAALINTA UU BOORAMA CAGO SOO DHIGO AYAY SHEEKO INOO TAAL..WAXBA IDINKAMA GALIN RER XAREED IYO SHEEKOOYINKAN IDINKU ISAAQA WAXABAD U HAYSATAAN WAX DADKA LIQA,ANAGU WALIGAYO WAAN IS DILI JIRNAY,WAANA HESHIIN JIRNAY..RAGA XEERKIISAA SIDAASAA,GACANINA WAA TII HORAYSA…LKN ILAAHAY HADUUU DAD IDINKA DHIGAY WAXA SHEEKO INOO JOOGTAA MAALINTUU BOORAMA CAGAHA SOO DHIGO,XITAA HADII ISAGOO MAYD AH LA KEENO…..MAALINTAAS AAN IDIN ARAGNO SHEEKABA HA HADHEE

  17. WEY OO WEY ,,,,,TOLKUUMA NAHIN
    HADAAD JOOJINWEYDAAN CUQDADA REEERNUUROOW CID WAXBA YEELIMAYSAAN EE IS DAJIYAOO TOLKIIN AYAAD MICIYO ULA SOO BACDAABE MEEL FADHIISTAHADII KALE DHULKAN SAMAROON EED KU SOO QAXAYSAAN AYAANU IDINKA CELIN

  18. NINKAN WATA ITHOPIYE
    MARNA WEY WEY DA HAYA
    WAXAAN KU IDHI MA SAMAROONKA AYAAD XOOG I LEEDAHAY INTA AAD U DHAARANAYSO NIN CAAYEY SALAADINTAN KOOFIYAD BACLAYAASHA AH EE AAN NINA MATALIN HADII SALAABENKAN WAX LAGA SHEEGAY MA NABI BAA ODAYGAN SALEEBAAN
    MIYAANU KUWA KALE EE LA CAAYEY LA MID AHAYN IN AAD DHAARATO OOD TIDHAA SULDAAN BAA LA CAAYEY
    WAXAAN ODHAN LAHAA
    RAGII RAGA REERNUUR KU DILay CEEMAAL MAXAAD UGU DHAARANI WEYDAY MISE TOLKAA AYAAD U XOOG LEEDAHAY
    WAAR RAGU DULISANAA
    WAA REERXAREED KA GABO SAMAROONA U SOO DOOBI
    MIDA KALE WARAABA CADE WAA NIN XEEB JIRE AH OO TOLWENE KA DHASHAY
    BOORAMA MA ADIGAA LEH DILA JIINGADII MA SAARTEEN MISE SIDII AYEY U HAAWANAYAAN EE AY REER XAREED KAA FURTEEN
    WARAABA CADE WAA GEESI IS HUBA
    CID WAX YEELI KARTAANA MA JIRTO
    ABTI NOOLOOW WARAABA CADE REERNUUR HADII WAX ISKA CELINAAYO WAA LOO JOOGAA NIN WAX DILAA WAA NINKII SIDA LOO AARSADO YAQAAN LAAKIIN BAKHTI HADHLEH
    MAYTI AAN LA QURAAMIN WAA REER NUUR

  19. NINKA SHEEGTAY INA WARAABE CADE,WAANKU AQAAN WAXA TAHAY,MUSAFIIN HABARCAFAAN…GEFKA AAD GASHAY LA ISKAGA HADHI MAAYO,XITAA HADII AY BOQOLAAL SANO KASOO WAREEGEEN…NINKA AAD AFLAGAADAYSAY 10WIILBUU DHALAY,INTA UU LA DHASHAYNA KASII DARAN NACASOOW…WAXAN KUU BALAN QAADAYAA INAADAN NABAD WALIGAA KU SEEXAN………..ILAAHAYNA WAXAN KUU BARYAY INUU NAARTIISA KU GEEYO,DUQYAHAW WAJIGA XUNLE..HABEEN MADOW HADII GURIGAAGA LAGAAGA BIXIWAAYO WAXAN KU IDHI WAXBA HAKA QORIN..KUNA SEEXO KUNA SOO TOOS..LAAN GAAB LAANGAAB DHALAY

  20. Habar cafaanta aad sheeganayso boorama wax hakaaga celiso,hadii waxa kugu dhaca umada islaamka ahi fajici waydo…………….ilaahay hanagu kaa simo,waana la diyaariyay cidii ku dili lahayd iyo sidii laguu dili lahaa nacasoow….YA NAATI IMSI LIBDHAA, YA ABAA DUGULAA YAMIN GARGARAA….NAGARANYAA

  21. INA WARAABA CADOOW,MAALINKAAD IMANAYSO BOORAMA KAFANKAAGA HORE U SOO QAADO…OO ILAAH IGU OGYAHAY NABAD INAADAN BOORAMA KU SEEXAN…HA MOODIN INAD ISKA HADASHAY UUN….WALEE HADII RAQ IYO RUUX TOONA LAGAA ARKO WAXBA HAYGA QORIN…

  22. waraaba cade maalinbaa la abaal marin doonaaye ha ku daalina dadow kkkkkkkkkkkkkk doqon xun oo sida hablaha u caytama daaya.

  23. WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAXAN IDIN LEEHAYCAAFIDADA YAR EEN MACNO ALAHAYN ISKA DHAAFA.

    AAD BAA LOOG WANAAGSAN IN LA IS CAAYO, CAYDUNA WAA WAX AAN FIICNAYN, MINA DIIN.
    AFXUMADUNA COLNA WAX KAMA TARTO NABADNA WAY FOGAYSAA.

    “SAMAROON BAAN MAANTA WAX AHAYN, MACNALAHA HABARCAFAAN, MAKAAHIIL IYO MAHADCASE”.

    WACAYS

  24. Qolool

    Ma runta waali ah qofka been sheega fayow miyaa waar runta ha diidine qaado adeer

  25. REERNUUR ADIGA OO KALE WAA LA YAQAANAA WAXAA TAHAY RAGA LA QABO EE DABADU DABACDAY
    DHUUSADA IYO XAARKA MA CESHATID
    CAYNA IGAGA BADIN MAYSID WAXAAN AHAY TUKAA DARAN ADIGA SOO DAA WAXAAD HAYSO CUMBIYUUTARKA SOO DHAAF AAD I GARAACDIDA
    WALAAHI DHIIKAR AYAAD IGA QAADI CULI DHAREERKA ISKU DU
    SOODAA WAXAAD HAYSO NACAS HAFAJADA KAA DA AYSA ISKA TIR DOOOFLEH
    NIN MATAHID WAXAAD TAHAY NAAG
    REERCAREEDKAAD LODA U JIRAYSAY MARNA AAD BEERTA U QODAYSAY AYAAD U BAAHAN TAHAY

  26. qori jabay
    reer nuur
    jufo mici dheer
    shacni
    ilaahay ka baqa oo cayda iska daaya gaar ahaa nimankan qolo cayga meesha la fadhiya waxaan u malaynayaa in aad caysha wadanada dibadaha uun aad ku nooshahiin
    mashaqaystayaal ayaad tahiin samaroonkan aad caydiisa sooqa la fadhidaan ka hadha mida kale ninkan qorijabay waxa aad tidhi ha i waaninina waxaan u malaynayaa in aadan dadkaagana wax u tarayn ciskalena hadalkeeda daa
    ninkan reer nuur wata
    dadkaaga cayda aad u soo jiidayso eeg waar hadaad ninba nin caayo ma in aad kala guulaysateen baad u qabtaan
    shaqo lacaan ayaa ini haysee camar raadsada

  27. QORI JABAY
    WAXAAN U MALAYNAYA IN AAD KU JIRTO DHAKHTARKA DADKA WAALAM

  28. REENUUR
    MA AHI HABARCAFAAN HOOLAHA AYAAD CAWSKA LA DAAQDAA
    NAAG JIBRIIL YOONIS AH OO REER AXAMED AH BAAN AHAY QUDHUNKAAGAA DADKA CAYDA MEESHA ULA FADHIYA AYAAN DIIDAY
    CUDUKA IDIN HAYAA HABARCAFAAN KUMA EKA SAMAROON CID AAD JECESHAHIIN AMA AAD RABTAAN LAMA ARAG CUQDAD IYO XIQDI AYAA IDINKA BUUXA
    CAY WAXAAD HAYSO SOO DAA OO WAXBA HA LA HADHIN
    CIRKA SOO DUMI
    NACAS LIITA ADIGOO KALE WAA LA YAQAANAA OO TAMRLAAN
    MEELAHAA ORDAAYA
    FADHI KU DIRIR AYAAD TAHAY

  29. Waxan la yaabanay dadka iskala saaraya waar anigu dan kama lihi makaahiil orama waan si raacashay waa kab iyo xaarkeed meel loo kala reeba ma jirto idinka iyo naagihiinuba dhinac isku raaca aniga ha ii labo codlaynina lakin anigu midh uun baan ogahay taasina waxa weeye guud ahaan makahiil orama inu yahay reer baryo badan oo dawarsiga ku caaan yarkan maskiin ah malaa siilka hibo nuura ayaa ku yidhi dhul badan bada degantay waar jibracin jilib ka mid ah baan ka dhul badan reer nuur aad ka hadalayso al xaasil dhican isku mara idinka dumarkiibanaba

    Qore Sheekh Qori Jabiye

  30. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAA FIIDMEERTA SHACNI LA LEEYAHAY,WAA KUWEE KUWA SHARAFTA BADAN MA HABARCAFAAN HAHAHAHAHAHAHAH,SHARAFEEY XAAL QAADO,WALEE IYO BILEE HADII AAN AFKA KALA QAADO WAX DAMBE SOO QORI MAYSAAN OO IGU BILAAHIYA..ADIGA HORENA WAANKUUGU SHEEGAY HABLAHA HOOSTA NABURKA KU LEH LAMA HADLO,ISKA MASAX WAXA KAA DA’AYA. MAR DAMBENA HAYSOO HADAL QAADIN HADII KALE DUBAHA AYAAN DHINACA WEYN KUUGU DHUFAN..REER NUUR INTAAD BOORAMA JIIFTEEN AYUU SNM WASAYAY KALIGII,WAAGAA HABARCAFAAN DEEGAAN AY KU DAGAALANTO MABA LAHAYN ILAA IMIKANA MALAHA…HADII ANAGA REER NUUROOW WAA BEEBEE LA ODHAN JIRAY IYAGANA SNMEEY WAA RR AYAA LA ODHAN JIRAY..CAMUU ADOON WAXBA WAR U HAYN FUQA WAYN EE TUUMBADA AH DADKA HALA SOO HOOSGELIN..WAX WEYNBAAN KU ODHAN HADAAD MARDAMBE WAX II SOO QORTO YARTA,WAAN OGNAHAY IN HABARTU MEHERKIINA KA DHIGTAY 100 RIYAAL OO KALIYA MARKA INDR WADADA IIGA LEEXO SHEEKO MA HALEELEE

  31. Yasmin

    Naa ruwaayada nakala tag adiga laftadu magaca habar cafaan sax ma caacda meel la aad

  32. REERNUUR
    DADKA HA CAAYIN KAA SHARAFTA BADAN ADIGOO REER NUUR XUN OO BILAA DAMIIR AH OO WALIGOODBA LODA U JIRAAYEY REERXAREED DULI
    ISKALAMA HADASHAAN REERXAREEDKA NOLOSHA IDUNKU AASA
    DADKA SAMAROONKA UGU LIITA AYAAD TAHIIN
    WAAR OROD OO CAWAR XAREED ISKA SOO CELIYA INTA AAD SAMAROONKA XOOGA U LEEDAHIIN MIDA KALE CALIGANUUTU AAD LEEDAHAY ITOOBIYAAN GEEYEY MIYAANAY AHAYN QOLADII AY NAAGI SADEXDA NIN IDINKA DISHAY EED BEERTIINA INTAAD KHUDRADII GOOGOYSEEN AYDAAN ILAA HADA WAXBA KA BEERAN OO CARADOO OO CAS DHEX FADHISAAN

    REERNUUR
    WAXQTIGII DAGAALKA MAAD ILAWDEEN REER NUUROOW WAA BEEBEE
    BEEBEEE BILAAQORI AH LA IDIN DUL MARMAEIN JIRAY
    SULDAANKIINII BAA KAA AH BASAASIINTA SAMAROONKU WAA REERNUUR
    AYAANLE SICIID OO MIIDHAN AYAA REER NUUR KA DHASHAY
    WAADAD BILAA DHIIG AH 14NIN AYEY REERXAREED QABAAN
    1.MID AADANYOONIS
    1.MID JIBRAACIN
    1.MID BAHABARCABDALA AH
    11. REERNUUR
    MAGMAQAATAYAAL
    MA AARSADAYAAL
    FICIL LAAWAYAAL
    DHIIGLAAWAYAAL
    DAMIIR LAAWAYAAL
    CUQDAD SAMAROON AYAA HEERKAA IDIN GAADH SIISAY NACAYBKA TOLKIIN WAA WAXA REERXAREED IDIIN GARAACAYAAN
    ILAAHAY AYAA DINKU SALIDAY REER ABTIGIIN
    REERXAREEDKII AAD GABDHAHA IYO BEERAHA ISUGU DARAYSEEN AYAA LA IDINKU OG YAHAY
    SAMAROONKA MID BAAN LEEYAHAY HA U HIILININA NIN AAN ISAGUBA ISKU HIILIN REERNUUR WAXA UU LEEYAHAY WAAR HALA I DILO DHULKA HALA IGA QAATO SAMAROON I DAAYA
    WAA IN LA DAAYAA DADKAN DAD AY ISYAQAANAAN AYEYE IS HAYAAN
    RAGII SEEMAAL LAGU LAAYEY WAXAA DILAY WAA ILMAABTIYAADHOOD RUMA CIDKALE MAY DILIN WAARAGII AY GALABTII ISLA QAYILAYEEN MARKA MA DAD ISKU DHUUMANAYAA WAA MAYA AMA HA AARSADAAN AMA BEERAHA HA LAGU QOTO
    LODA LODU DHASHAY

  33. Qori jabiye miyaad waalatay? reer nuur waa dad dhalad ah cay oromada jibriir yonis anagse cay inagama dhaxayso reer nuur ninka magaciisa soo qaatayna waa jibriir oromo wuxuuna doonayaa inuu isku diro reer nuur oo reer dila ah iyo tolka habar carfaan ninkaasi sita magaca reer nuur waa JAWHAR QALINLE oo is qarinaaya ee ha u jawaabina reer nuur oo tolkiin ah ha u caayina ninkaasi isku keen diraya

  34. Tariikhada islaamaha iyo maskiintu gurayaha dhaxdooda marka laga tago ee loo kuur galo tariikhada soo jireenka ah ee gabadbuursi
    waxa cad oo marag madoon in wakthigii adoonsiga
    xataa anuu kala iibin jiray dadka meeshan ku dhaqan
    siiba qabiilka qayb ka midii abtirsiin ahaan ay ka soo jeeda oramda
    magacisana la yidhaa makaahilul orama waxad cad oo aan indha laga qarsan karin haldoor kasta oo ayaga ka soo baxa inu abahihii xoola u jir jiray reer habar cafaan ah xataa abwaankoodii weyna sida uu boorame ku soo degay adigu ruwayaad baad ka hadalasa xasan sheekh muumin gorad aabihii oo ah muumin gorad ayaa dhoobi xoolaha u raaca habar cafaan u ahaa beenta dumarku ka sheekeeyaan ayaad barateen weliba hadii adaab yeelan weydaan nin kaste oo aad ku dhaartaan ayaa anaga nagu soo hoos noola ama isaga ayaanu korniy ama aabihi markaa yaa adoon loo ahaa ma habar cafaan mise makaahil orama waa caday in makahiil orama ahaan jiray adoonta ama madiidinka u shaqeeya beelaha habar cafaan tariikha lama ilaawanka ahi waxay boog ku tahay qof kaste oo makahiil orama waxay idinku khasabtay inad samaysataan tariikh guryaha dhexdooda laysku sheego oo gacan ku rismis.
    haybta ay ka soo kala jeedaan beelaha makahiil orama
    ayaanan marna ahayn habayta hada mida ay sheegtaan
    sida reer nuur waa ciida gale
    Jibriil yoonis orama iyo gabooye
    Makhay dheere oroma iyo gabooye= reer garab diirshe
    Celi – uraago magac celi wuxu ku baxay markaanu aduunta ka dhoofin jirnay saylac waa dadkii naga iibsami wayay sida ayaan soo celinay waxana magac u bixiyay imaamkii marka ka talinayay oo ahaa xasan al shanbaan oo xasan sacad ah
    Jiliba yar magaciisa waa ilowsanay ee ina awcali ka soo jeeda asal ahaan waa gabooye
    Bahabar cabdale waxa dhashay islaan ganbelma ah runtii hayb ahaan waa qabiil la yidhaa GurGure
    Aadan yoonis hayb ahaan waa yabaree qabiil yidhaa

    Waa hor dhaca casharka maanta

    Qore Sheekh Qori Jabiye

  35. Hibo nuura

    bal waynu eeganayna doorashada soo socota ninka dhulkaa ku tarama ee ugu cod bata iyo midka laaji ku noqda reer hibo nuura wuxu dhulaha laga qaad jiid jibraacina waad otahay raga ka xiga waxaynu sugnaba waa doorashada degaanka

  36. Habar cafaan sida dadyowgii waqtiyo hore jiray ay sheegayeen waxa ay ahaayeen lafo yar yar oo ka soo kala jeedaa dadyoow aan la aqoon,waxay ku dhex noolayeen beelaha makadoor. waxa ay beeraha uga shaqyn jireen jibriil yoonis.waxa dhacday in shir makaahiil isugu yimaad,shirkaas oo lagaga tashanayay aayahooda iyo magtooda sidii laga yeeli lahaa..waxa jibriil yoonis sheegay in magtooda 50 laga dhigo,lkn waxa ka hor yimi arinkaa beesha reer nuur oo sheegtay inay gef tahay in dad u shaqeeya ay sidaa u yasaan,waxayna reer nuur ka dhigeen magtooda sidii ilaahay yidhi 100 halaad. intaas ka dib waxa timi in waqtigii ugaaska ay shaqadoodu ahayd inuu ku fadhiisto ugaasku marka uu maydhanayo ama ay cidiyaha ka guraan,iyadoo la odhan jiray BARJIN UGAAS,waqtigaa ka dib waxay bilaabeen inay heshiis gaashaanbuuraysi samaystaan iyagoo aan waxba isu ahayn..wiilkii jibraacin oo reer nuurka xoolaha u eegi jiray ayaa damcay inuu reer nuur magan galyo waydiisto lkn waa laga diiday isna wuxu ku biiray 12ka irbadood ee habarcafaan..intaas ka dib waxa dhacday in waqtigii heshiisku dhamaado,waxana dib loogu jidiidiyay meesha la yidhaa xeego oo ay laba beerood ka iibsadeen si ay shir ugu qabsadaan ileen dhul kale ma lehee…habarcafaan magaca ay ku midoobeen asal ahaan meel uu kasoo jeedo lama yaqaan,lkn sidii uu ina miisaan sheegay waxa uu yidhi waxan ka soo jeednaa cismaan binu cafaan,taasoo gef ku ah asxaabigaa magaciisa la iska been abuurtay..hadii ay intaasi noqoto OVERVIEW inta kale waxxan la sugi doonaa marka aad wax kale soo qorto anigoo si fiican kaaga haqab tiri doona taariikhda aad sheegayso ee reerka aad ka dhalatay….xeebjire laftiisu waa sheekhaal sida aan inbadan iyaga ka maqlay…………LASOCO QAYBAHA DAMBE

  37. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ALA BEERKA WALAAHI,war ninkii qori jabiye maantuumbuu hadlay mar haduu gorowocawl,tuli magaalo cad ilaa garbahaadlay sheegtay……. walee iyo bilee waa la yaab. lkn sxb sidaa dhul laguma helee ma aabaa kugu yidhi waan lahaan jirnay…Ruqi caliganuun yarbaa deganayd oo waatii aan marhore ka erinay ee ay siday u yaacayeen itoobiya ku nasteen..sxb RIYADA WAXA KA HORAYSA INAAD SEEXATO..adoon seexanbaad riyoonaysaa ka waran..

  38. Bisada Reer nuur la baxday

    Indho laaantii waxad ku darsatay makaxla,aan
    Reerka aad ka sheekaynayso jilib jibraacin ah
    Ayaa gabigoodaba ka dhul badan jibriil yonis somaliya miyuu degaa waxay waxad ka hadalay tuulada qulujeet oo ay soo degaan 1977 dagaalkii xabashida markii itoobiya laga soo qaxay meel aanan ahayn ma u haysa
    waxa degaanka ku xeeran meesha sida tuulada jir jir dhagaxa madaw waxa degan jilib xeeb jira ah oo dadka dhulka degan ugu tiro badan dhulkan anaga iyo ilahay uun baa wada le boorame waad ogtahay ug yaraan 7 qabiil oo habar cafaan ah ayaa degaan uguna badan had tirada magalada iyo hareeraheedaba
    Baki siday u dhantay anaga iska le tuulo tuulo ayaan kugu tirinayaa degaanka baki,cadaad,abkor cadaawe, badanbad.ruqi,dibira weyn xagan kale u kac ilaa iyo weeraar xaga kale degaanka jibraacin goryo cowl,tuli.magaala jibracin, magaalo cad.garba hadadlay ilaa wajaale laga tagayo ma hooyadiinbale saw dhulka yagii maaha weliba xeeb ku darso gobalka salal meey sheekh makaahiil waa xarunta muusafiinka gobalka salal, ilaa iyo gargaara waa degaan habar cafaan deegaanka gargaara ilaa lughaya hoosteda waxa degan reer ciise waliba jilib bah colayo ah waxad tihiin ma jirto dhulka badi anga iska le siiba labada degmo baki iyo boorame waa dhul habar cafaan waxa kale waa qaxooti tiro yar oo nooga yimi itoobiya
    Mid kale hibo nuura iyo reer nuur hibo nuura ayaan hor bartay waxan isku wada duub waa makaahiil orama dhulkan qariib baad ku tihiin taa ogaaada

  39. Ciyaaloow xaar goroya lay,ninka maqaalka qoray kolay mar uumbaa lagu arki hooyadaa dib ugu noqotayaa iyo god qodatayaaba..ciyaalka meesha faardaaca la jooga siiba yarka bahabar celi sheeganaya waxan ku odhan lahaa yiciis baa tahay ina jaamac samatarka aad suldaan saleebaan agdhigayso,beerihii uu aabihii gabilay ku lahaa ayaa laga eryaday,oo aanu ka hadli karin..yarta muna kolay naagbaa tahay,anuu siilayda waxba ma idhaa ragaan la hadlaa,intuu bahalkaasi kaa jeexanyahayna waxba ku odhan maayo oo adigaa sidaadii kale nabur hoosta ku leh,adiga halkaa kuu dhaafi maayo alle haku caafiyo….yarka habar cafaanta u doodayay ee meesha ka lahaa dhulbay leeyihiin waxan kaaga fadhiyaa dadkuna kaa sugayaan inaad soo sheegto deegaanka ay habarcafaan leedahay,waxan ogahay inay tahay dulin ku dul nool jibriil yoonis,meel alla meel ay dhulka ka degaana lama yaqaan,hadaad ogalaan waydo oo ay ku cajabin waydo dulinka aad tahay ogow waa lagu xaaqi waxana laguu isticmaali insectside….dadka jira wax hanaga sheegaan hana nala hadlaan,walee waanka xishoonayaa inaan habarcafaan la hadlo anoo alle reer nuur iga dhigay cid kula hadasha dhulka ka raadso….GADABUURSI WAA LA OGYAHAY INUU REER NUUR NECEB YAHAY,WAANA ISKA CADAYD WALIGEEDBA…OGAADA WALAAHI HADUU REER NUUR GADABUURSI U KACO INAAN FARAKH DAMBE HARGEYSA IYO ETHIOPIA TOONA TEGI DOONIN ILAA ABTIRSIIMO MOOYEE…NINKA MAQAALKA QORAY KOLAY CUNSURI BAA TAHAY,WAXA IGU WALAAHIYA HADAAN INTAAN NOOLAHAY MAR UUN KU ARKO INAAN XABAD KUGU DHUFTO,ILAAHAY WAXAN KA RAJAYNAYAA INAAN MAR UUN KU ARKO..WALAAHI AYAAN KUUGU DHAARTAY XABAD WAXAN AHAYN INAMA DHEX TAAL KU BISHAARAYSO

  40. Shacni

    waa si wanagsan aan kula kaftamee dumarka mid baan ku necebay waa naxariista iyo midnimada ey sheegaan lakiin inga ina kala weeci yayan is diline dadka kale qabso aniga meel kale ayaan weerayaya markaan madaaficada riyado indha iga qarso hadii kale dee waynu isu bilaabi lol

  41. QORI JABIYE
    KKKKKKKK AAD BAAN KUU SALAAMAYAA KAAMA FOGI LOOOOL
    HALKAYNU KU KULANAY ANIGA WALI SAMAROON AYEY IGA TAAGAN TAHAY WALIN LAFAHA HOOSE MA TAGIN MANA JECLI IN HOOS LA ISKA EEGO MARKA HORE WAA MIDNIMO
    ILAAHAY HA INA GARANSIIYO DANTEENA
    ADIGANA REERKAAGAA QAALIGA AH EE AAD JECESHAHAY WAAN KUUGU HAN BALYEYNAYAA WAA REER ABTIGAY AAD BAANA U JECLAHAY HOOYADAY BACAANMARKA REERKAYAGU WAX KA SHEEGAAN REER ABTIGAY WAXAAN U SHEEGAA ANIGA MUUSAFIIN AYAA DHIIGAYGA IYO DHUUXAYGA AH REER AXAMED WAA MAGACAGA GUUD MARKAA LABADA DHICABA WAA IGU QAALI LAAKIIN WAXAAN AAD UGU DHAATAA WAA REER ABTIGAY

  42. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi dadkiinana waan ka yaabay waliba shabakadan harawo iyo dadkan qabiilada ka sheekaynay waar qabiil la,aan maaydan wax qaban karin hadii maanta hadii qof wax layeelo yaa reer hebalaa la leeyahay waar waxan ka waan tooba

  43. Shacni

    Shacniyay meel kalana weynu isku jiidhanaye lool dee magaca samaroon anigu wakhti badan kuma lumiyo
    habar cafaan mooye wax kale wax iga galay ma jiraan ind wixiina maagana waanu iska celinayna wixii na nabad galinaya waa naga nabad helayaan inabti marka bal labadeena ciidanka inoo kala celi labo meelood baynu isu jiidhanye lol

  44. QORI JABIYE
    KKKKKKKKKKKKKKKK
    LABADA MAGACBA WAAN KU SHAQEEYAA INAABTIWUU IGA FAKADAY KKKKKKKK
    MIDBAA HORE UUGU SOO GALI WAAYEY KKKKKKKKKK
    INAABTI CAYDA INAGA DHAAF
    NINKII XUN ISAGAA XUN
    INA RAYAALE SAMAROON WAXBA UMA QABAN WAXA UU AHAA NIN KALIYA KU FAKARA SIDUU DHAQAALE U HELI LAHAA DHULKANA WEY IIMSADEEN ISAGA IYO NAAGTIISII HUDA
    ISAAQA AYEY ISKA DHISI JIREEN MAANTANA DHULKAA LAGU TUURAY
    MARKA ANIGU MA JECLI NINKA DAMIIRKU KA DHINTAY SIDA KUWAN REER NUUR EE MA AARSADAYAASHA AH MAG MAQAATAYAASHA AH
    EE CUQDADA SAMOORNKU KA BUUXO WAXAAN HUBAA IN HADII RAGII SEEMAAL NIN SAMAROON AHI KA DILI LAHAA IN AY BOORAMA SOO WEERARI LAHAAYEENOO AAN LA QABAN KAREEN REERXAREEDKANA WEYBA KA SOO YAACAYAAN WAA NIMANKA UU KA ADKAADAY
    CAWARXAREED
    HADANA KU DOODAAYA SAMAROONKU YAANU DAGAAL NA GALIN

  45. Reer nuur:::::: Wankii ciidaa

  46. Muna

    Mid kale ku darso xaqiiqda inad indhaha iska tirtaan maaha anagu odayaashayda waanu cisayna ilahayna waa ka rameeyay saladiintayada lamana hayo oday habar cafaan ah oo meel ka baroortay ama ka baryootamay abid
    taladayadana odayaashada ayay ka godaa lakiin magaca gadabuursi lanoogu soo dhuuman maayo sida kuwa itoobiya ka soo hayaamay maalintay sidayaada ku fashilmayaan bay magaca gadabuursi caashaqan waxana waanu ka kornay intayada gabilay naga degan waanu talinay reer naga mid ah meel uu degna taako lagu soo duriki maayo ninkii kale ee la dhacayana wax naga galay ma jiraan haday taa ogaan wayaan kuwa xasadka iyo xinka ku abtirsada ayagay u taala

  47. muna

    dee naga daa labada magac mid ku ekow
    1 badashaabku xigeenka awdal wax keenay ina riyoole
    2 badhasaabka salaal ciise xaq buu u leeyay oo degaan
    3 maxamed case ayaa looga bahanyay siday ula qaybsan lahayeen salal

    wax yaabahaha oo dhami na khuseeyo anaka
    sheekhal badalka aad sheegaysa waa qabiili
    degaan hadii laga hadalano waa itoobiya dadkisu
    Anigu cidna ma necebi lakiin dadku degaanada waa kala leeyihiin taa ayaan raba inay dhacdo khasabayna ku dhacaysa in degaanada la kala yeesho badhaab ku xigaan awdal joogana anaga naxaqan hakanu marinayno somaliland siyaasada ayuu riyoole ku keenay anagu taas ayaanu ku badalayna

  48. QORI JABIYE
    WAAN KU SALAAMAYAA LAAKIIN WAXA KUGU JIRA QABIIL NACAYB MAQXAAD ISKU HAYSATAAN
    BOORAMA WAXAA BADHASAAB KA AH CIISE
    SAYLAC WAXAA BADHASAAB KA AH CIISE
    GABILAY ISAAQ
    WAJAALE ISAAQ
    KALA BAYDH ISAAQ
    MEELBA MA HAYSATAAN EE ISKA DAAYA CAYDA IYO QALBI XUMIDA
    DHULKABA WAA LA IDINKA SIFAYNAYAA IDINKANA SIDAN AYAAD ISUGU MASHQUUSHEEN
    MIDAKALE
    WAAR DADKA WAX GALKA AH AYAAN LA CAAYIN SIDA
    A. BARKHADLE
    SULDAANADAN SIIRAANYO MARKAY ARKEEN ISKU DHEX DAATAYNA INAGA DAAYA DIFAACOODA WAA RAGA DIB INOO REEBAY EE AAN KA HADLAYN DHULKEENA LA QAATAY WAA RAGA TOLKA ISKU DIRAAYA
    WAA RAGA SUMCADII SAMAROONKA DILAAYA DHALINYARO IDINA KUWAAS AYAAD U DOODAYSAAN KOOFIYAD BACLAYAASH MASAARIIFTA SIISANAAYA TOLKOODA WAA RAG AAN AFTAHAN IYO MURTIBA KA DHINTAY BAL EEG NINKA XILDHIBAANKA EE ODAYGA WEYN EE LEH SIIRAANYO WAXAAN KU OGAA ILAA KACAANKII IN AAD DAACAD AHAYD BALO KUGU SOO KUDAY ALLA DOQONSANAA
    WAA MEESHA RAG HAGAAGSAN WAXAAN KA ARKAY ODAYGA SHEEKHA BALADKA

  49. QORI JABIYE
    WAAN KU SALAAMAYAA LAAKIIN WAXA KUGU JIRA QABIIL NACAYB MAQXAAD ISKU HAYSATAAN
    BOORAMA WAXAA BADHASAAB KA AH CIISE
    SAYLAC WAXAA BADHASAAB KA AH CIISE
    GABILAY ISAAQ
    WAJAALE ISAAQ
    KALA BAYDH ISAAQ
    MEELBA MA HAYSATAAN EE ISKA DAAYA CAYDA IYO QALBI XUMIDA
    DHULKABA WAA LA IDINKA SIFAYNAYAA IDINKANA SIDAN AYAAD ISUGU MASHQUUSHEEN
    MIDAKALE
    WAAR DADKA WAX GALKA AH AYAAN LA CAAYIN SIDA
    A. BARKHADLE
    SULDAANADAN SIIRAANYO MARKAY ARKEEN ISKU DHEX DAATAYNA INAGA DAAYA DIFAACOODA WAA RAGA DIB INOO REEBAY EE AAN KA HADLAYN DHULKEENA LA QAATAY WAA RAGA TOLKA ISKU DIRAAYA
    WAA RAGA SUMCADII SAMAROONKA DILAAYA DHALINYARO IDINA KUWAAS AYAAD U DOODAYSAAN KOOFIYAD BACLAYAASH MASAARIIFTA SIISANAAYA TOLKOODA WAA RAG AAN AFTAHAN IYO MURTIBA KA DHINTAY BAL EEG NINKA XILDHIBAANKA EE ODAYGA WEYN EE LEH SIIRAANYO WAXAAN KU OGAA ILAA KACAANKII IN AAD DAACAD AHAYD BALO KUGU SOO KUDAY ALLA DOQONSANAA
    WAA MEESHA RAG HAGAAGSAN WAXAAN KA ARKAY ODAYGA SHEEKHA BALADKA

  50. WAA RUNTII(wiil bahabarceli)

    Maaha ceeb in qofka khaladkiisa la sheego, siiba qofku markuu sheeganayo hoogamiyenimo, waayo haddii khaladkiisa laga aamuso dee ummad dhan ayuu waddo xun la marayaa , waa sida ay imika yihiin suldaan samatar iyo suldaan saleebaan,anigu waxaan aaminsanahay in labadoodaba laga xayuubiyo magacan bilaa faaiidada ah ee ay la wareegayaan. hadii kale waa in ay dusha ku qaataan masuuliyada ay xambaarsana yihiin oo ay beesha sidan ka badilaan. mar labaad aad ayaad u mahadsantahay
    A.Barkhadle.I (Aden-Cadde) . qof kasta oo hadal deelqaaf kuu soo qorana waan kaa soo raali galinayaa. aad waan kuu soo salamay .
    salaan fron libaxlaey.

  51. WAA RUNTII

    A.Barkhadle.I (Aden-Cadde)
    Bravo Bravo afkaaga casiir sacuudi lagu qabay, fariidsanaa ina Barkhadlae sida uu u faahfaahiyey, waxaan la yaabanahay dadkan ka cadhoonaya maqaalkan , aad ayaad u qaldan tihiin , hadii uu runta sheegay ma kacbadii ayuu gubay. somalina waxaa qayrkood ka reebtay marka mid ay isku hayb yihiin khaladkiisa la tilmaamo in ay miyir beelaan.
    waxaan u sheegayanaa qofka isku daya in uu aflagaadeeyo qoragaas sharafta badan in uu aflagaadeeyey dhamaan inta sharafta badan ee aduunka ku nool.
    Anigu aad ayaan ugu farxay markuu sheegay ceebaha suldaankagaya, sheegidaasina maah mid wax burburinaysa ee waa mid wax saxaysa. waana in ay dib isku xisaabiyaan kuwan sheeganaya suldaanadu

  52. Muna

    lakiin mid baa ka qaladan siilaanyo cidna iskuma dirin waa madaxweyne qaran waana nin wanagsan lakiin reer makaahiil la yidhaba iska dugaag ah oo bilaa dhaqan aha taa ogow lol

  53. A.Barkhadle.I (Aden-Cadde).

    Wiil reer Nuur ma jacli in aan ku hal qabsaddo magac reer, ee way iga maaran siin weyday,…..
    Haddii aad rabto in soo taxo taariikh nololeedkiii sultaanka aad ku dhaadan ee koofiyad dhuubta ahaa cahdigii ina soo dhaafay.. ilaahay ballan kii noolaan maayo, waayo dadkii uu dhiigooda cabay ee uu axmaarka la kaashaday iyo kuwii dooxyadda uu ku aasay markuu maalkii iyo moodkii ka qaatay baan soo taxi mid mid… waanna lagu kal guuri, habeen madaw buu ka hayaami…..
    Dhacwadaadan waxaan u gudbin Mohammad cabduraxmaan aw shariif oo jooga Yemen, magaaladda sanca.. jawaab waafina fillo…..
    Noocaagan oo kale waa kuwaan lahaa……
    Gabanaddu Ha guuxeen, ha iska giriirigleeyeen, geel aanay rimineyn gaadadda ha saareen, markuu baarqab soo baxo soofeeyo miciyaha , sidda geel ha goojeen….kkkkkk… waa inoo mar kale.

  54. muna kkkkkkkkkkk waad sugtay hadalka hahahah

  55. NINKAN REER NUUR WATA
    WAXAAN ODHAN LAHAA SULDAAN SALEEBAAN DEE CUMAAMADAA KA DHACDAY MARKUU LEEYAHAY DAKAYGU WEY IS HAYSTAAN MA NINKII DADKIISA ISKU DIRAY AYUU LEEYAHAY CADAALAD SAMEE ILAYN ODAYGU WAABA NIN DICIIFA MA NIN UU U DAN SHEEGTO AYAA HOE FADHIYEY WAA CADAWGIISII NINKUU LEEYAHAY DADKAYGU DANTIISA MA YAQAANO IIGDAA KANA WAA EBBER

  56. REER NUUR
    AYAAD U DAGAALAMAYSEEN AYAAD DIFAACDAAN MA WAXAAD U QABTAAN IN AAD SAMAROONKA DIFAACDAAN
    HADAAD SAMAROONKA DIFAACDAAN HAL QORI AH HA RIDINA HADAAD DADKIINA IYO DHULKIINA DUFAACAYSAANA IDINKA LEEWAAYE SUAAL
    SAMAROONKA AAD U DHAARANAYSO MA DHUL AYAA LAGA QAATA MISE RAGA AYAA HABEENKII LAGA MIRAA WAAR HADAANAD DHIB KU QABIN REERXAREED DEE ISKA DHAAF RAGAAGII HABEENKA IYO MAALINTABA BILAA SOBOBTA LAGU MIRAAYEY HADAAD ILAWDAY WAA ADIGA IYO DAMIIRKAA
    WAXAAD TAHIIN DAD CUQDAD KA BUUXDO OON FICIL IYO DAMIIR TOONA LAHAYN REERXAREED MARKAAD KA BAQATO KU SOO WAASHA SAMAROONKA BALO LA INDHO XUMAADA WAXAAD TAHIIN DAD LIITA

  57. Marka hore ilaahbay mahadi u sugnaatay,marka xiga aan usoo daadago maqaalka meesha ku qoran..waxa tahay wiil yar oo socod barad ah oo aan taariikhda meelna ka soo galin..waxan soo gudbin doonaa maalmaha soo socda taariikhda odayga ku dhalay iyo cida aad tahay…waxad u badheedhay inaad aflagaado dusha uga tuurto hogaanka umada gadabuursi. Suldaan saleebaan inta uu umada u qabtay aabahaa iyo reerka aad ka soo jeedo toona uma qaban,waana halyay hawl kar ah oo gadabuursi noloshiisa meel walba col ugu yeeshay. Suldaan saleebaan geesinimidiisu maaha mid inan yar oo faardaac la fadhiya website yada naxli abuurka ah uu wax ka qaadi karo..hadaad u haysato in reer nuur gaashaan u yahay gadabuursi walee inaanu dib dambe qori u ridayn oo uu nabad hada qaatay…reer nuur intii gadabuursi raaxaysanayay ayuu qori sitay oo uu dadkiisii dib u dhacay dibna qori u qaadan maayo,cidna dhulkiisa kusoo doonan mayso…………

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH