Harowo.com

Faallo: Maxaa Keenay in Amaal X. Miisaan Dhex Cararto Xafiiska Deeqaha S/land? Ma Xiinkeeda Ayay Ka Dheeraynaysaa, Mise Madaxtooyada Ayaa Ku Gabraaranaysa??

HAROWO.COM

Wax yar ka dib markii uu madaxwene Siilaanyo talada dalka la wareegay, ayaa wuxuu Amaal Xaaji Miisaan, oo xubin firfircoon ka ahayd Kulmiya Awdal u magacaabay inay noqoto la talalihiisa arrimaha haweenka Somaliland. Fir-fircoonideeda arrimaha xisbiga Kulmiye ka sokow, Amaal laguma aqoon inay khibrad dheeraad ah u leedahay arrimaha haweenka, waxaana dad badani markiiba su’aalo iska weydiiyeen inuu xilkani dhab yahay iyo inkale maadaama oo uu xilkani u baahan yahay aqoon ka baxsan olole doorasho iyo firfircooni xisbi.

Lataliyaha madaxweynaha ee arrimaha haweenku, waa xil aad u culus hadii xukuumaddu meeqaamka uu leeyahay siiso, waxaanu u baahaan yahay karti iyo hufnaan badan, isla markaana waa inuu masuulka loo igmaday leeyahay aqoon dhinaca akaadamiyada ah, waayo aragnimo iyo shakhsiyad wadaninimo ku dheehan tahay, oo ka fog anshi xumo iyo qabyaalad. Waxa kale oo muhiim ah inuu ruuxa loo doortaa dalka iyo dadkana kala yaqaano, ajanda u hooseeyaana jirin. Halakan laguma soo koobi karo muhiimada ay leedahay horumarka iyo daryeelka haweenka Somaliyeed, waayo waa Udub dhexaadka nolosha bulshada Soomaalida.

Hadaba, Amaal oo xilkan lataliyaha madaxweynaha ee arrimaha haweenka haysay mudo haatan labo sano ku dhaw, ayaan la arag iyada oo ka hadlaysaa dhibaatada iyo waxyaabaha kale ee khuseeyaha haweenka Somaliland, waxase la arkaa uun iyada oo dhex taagaan meel raashin iyo deeq banaanka ka timid lagu qaybinayo, taasoo marka runta laga hadlo ka baxsan xilka sida rasmiga ah loogu magacaabay, waxaana isweydiin mudan sabobta ay Amaal X. Miisaan xilkii loo igmaday u gudan laadahay ee ay u dhex cararayso hawlo aan loo diran, meeshaas sow far kuma godna?

Sida la ogyahay Madaxa xafiiska samaflka ee madaxtooyada Somaliland waa Amina Maxamed Diiriye (Amina Buuro), taaso sida la sheegay ah xubin aqoon iyo waayo argnimo u leh arrimaha samaflka, hase yeeshe ay Amaal X. Miisaan sida ka muuqata ay shaqadeedii cidhiidhsanayso. Warar aan ka helnay ilo wareedyo u dhuun daloola arrimaha samafka iyo deeqaha, ayaa sheegaya in labada masuul uu xidhiidka u dhexeeyaa hada aad u xumaaday, ka dib markii ay Aamina Burco ku wargalisay Amaal X. Miisaan inay faraha ka baxdo arrimaha samo falka ee ay dhex cararyso, taasi oo Amaal diiday, waxaanay sida la sheegay ku faantay inay adagtahay sida looga saaro arrimaha samofalka maadaama oo ay xadhko adadag haysato, taasoo loo macnaystay inay ula jeedo inay dhaqdhaqaaqeeda ka dambayso Aamina Waris, oo ah marwada madaxweynaha Somaliland.

Markii ay Amaal diiday inay faraha kala baxdo arrimaha xafiiska samofalka, ayaa waxay Amina Maxamed Diiriye (madax xafiista samofalka ee madaxtooyada Somaliland), ku dacwootay wasiirka madaxtooyada Xirsi Gab, iyada oo Xirsi ku wargalisay hadii “Gabadhan yar ee badawada ah ee tuulo joogta ah laga qaban waayo inay xilka iska casili doonto.” Lamo oga ilaa hada wax ka soo baxay dacwadaa ay Aamina Burco ka gudbisay Amaal.

Wali lama arag meel raashin ama wax kale lagu qaybinayo oo ay Amaal Xaaji Miisaan Ka Maqan tahay, taasina waxay keentay in dad badan yaab iyo fajac ku noqotay waxa gabadhan dabo dhigay qarafada yar ee caalunku dhawrto ahaan ugu soo diraan dadka tabaalaysan ee Somaliland.

Sidoo kale, ayay wararkani tibaaxayaan Cabdiraxmaan Saylici iyo xildhibaandii Sunaamiga ee Maxaad Case, inay iyagun Xirsi gaab kaga dacwoodeen Amaal X. Miisaan, iyaga oo ka cabanaya Amaal oo deeqaha la keeno Awdal waxna iibbisa inta kalena qabyaalad ku qaybisa.

Dhinaca kale, waxa xafiiska samofalka ee madaxtooyada Somaliland ee gobolka Awdal uga wakiil ah gabadh la yidhaahdo Ayaan Cali Cumar, taasoo iyada nafteedu dhib weyn ku qabta doorka ay Amaal Xaaji Miisaan ka qaadato sida loo farsameeyo iyo sida loo qaybiyo wixii samofal ah ee gobolka soo gaadha.

Ayaan Cali Cumar, ayaa sida la sheegay ka dambaysay cabashadii iyo qaylo dhaantii dhawaan kasoo yeedhay odayada degeenada galbeedka Boorama, kuwaas oo iyaga oo baahan maalin walba hortooda lagu iibiyo qarafadii caalamku u soo fidiyay. Cabshadan, ayaa sida la sheegay waxa si toos ah loogu durayay Amaal X. Miisaan, taas oo loola jeeday qabyaalada ay ka wado gobolka Awdal. Amaal ayaa deeqaha gobolka soo gaadha inta ay gadato maahine, inta kale qabyaalad ku qaybsisa.

Sidoo kale, ayaa waxa hada Amaal Xaaji Miisan ka cabanaya, oo arrimaheedana Hargeysa ugu jooga taliyaha qaybta ee bilayska Boorama Mr. Araweelo. Taliyaha qaybta ayaa amar uu bixiyay lagu qabtay labadii gaadhi ee siday Huu Dhaydhkii deeqda ahaa ee la xaday, kuwaas oo la geeyay saldhiga bariga Boorama. Labada gaadhi, ayaa markii ay labo casho yaaleen saldhiga ay Amaal X. Miisaan oo adeegsanaysa awooda marwada Siilaanyo Aamina Waris, xoog kaga soo saartay saldhifa, iyada oo sida la sheegay taliyaha qaybtana ku tidhi “Hiroo”, taasoo uu taliyihu aad uga xanaaqay.

Hadaba, waxa la isweydiin karaa Amaal Xaaji Miisaan oo shaqadii loo igmadayba gabtay, xagay ka keentay awoodahan ay ku bahdilayso waxaas oo dad ah oo kala duwan, gaar ahaana madaxa xafiiska samofalka Amina Maxamed Diiriye (Amina Buuro), Ayaan Cali Cumar oo ah Isu Duwaha Xafiiska Smafalka Madaxtooyada Gobolka Awdal, Saylici, xidhibaanada Sunaamiga iyo taliyaha qaybta ee bilayska Boorama.

Wararka la isla dhexmarayo magaalada Boorama, kuwaas oo sida la sheegay laga soo wariyay Amaal Xaaji Miisan, ayaa sheegay inay Amaal had iyo jeer ku faanto inay kartideeda iyo lacagta ay Aamina Waris u geenayso ay meesha ku joogto, cid kalena aanay abaal ugu qabin. Hadalka Amaal ayaa waxa kuu cadaaynaysa inuu run yahay mar hadii ay ku hawlan tahay musumaasuq iyo xatooyo xoolo dadweynane, dadkii ka cabanayayna la dhegaysan laayahay, inay wax ka jiraan faanka Amaal.

Ugu dambayn waa in madaxtooyada Somaliland ogaataa in qaabkan loo adeegsanayo Amaal Xaaji Miisaan xasarad iyo fadeexad mooyaane manfac kale u soo kordhin doonin. Qadarka lacagta ah ee kasoo baxda Huu Dhaydh masaakiin loogu talo oo la gataana aanu meel fog ku gaadhsiinayn. Haday la ogyihiin iyo hadii kaleba, xidhiidhka Amaal Xaaji Miisaan waa bar madow oo ku taal madaxtooyada Somaliland, gaar ahaana Aamina Waris oo sida ay Amaal ku Faanto ay iyada u adeegto.

Harowo Desk, Boorama


This post has been viewed 391 times.

camud

Posted by on May 27 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

76 Comments for “Faallo: Maxaa Keenay in Amaal X. Miisaan Dhex Cararto Xafiiska Deeqaha S/land? Ma Xiinkeeda Ayay Ka Dheeraynaysaa, Mise Madaxtooyada Ayaa Ku Gabraaranaysa??”

  1. Adeerkaa inan kaa dhal hadana dadka cay waa ceeb

    Reerka Reer xaar misaan qoladay ka soo jeedaan halaga reebo gadobuursi, waayo ceebtay dadka u soo jiideen cidna uma soo jeedin. Amal hudhayd waxay hadana samaysay maad maqasheen. Hablaheedii ayay hadana hargaysa ku baayacaysaa waxa kale oo la hubaa in Kaafiya roda adeerkeed ka dhalay. Naag adeerkeen u soo fuuli jiray ayaa islaamaha sharafta leh halkan ka caayaysay iyada wixii lagu soo sameeyay ayamoodi in cid walba lagu sameeyay. way wareertay dhakhartii maskada waxa ba wuu u qaban wayay.

  2. Amaal

    Waxaanu maqalay dhiladii Rooda xaaji mIisann ayaa halkan dadka ku caayaysay, Naa ma adaa dad caaya adigoo og adeerkaa run ah ee halkani dubay ku dhintay uu inantaada kaafiya kaa dhalay markaad amerika tagteena aad diiday inuu jaamac dhiiga ka qaado ilayn waad ogtahay in aanu isagu dhaline ma af aad nagaad cabdi ku caydaa kugu yaala ma nagaad ayaad maantana garacyo ku sheegtay. naagtaa amaal ee aqliga riyaha le ee siiraanyo naagtiisa ku sii sugo ayaad darteed dadka u caayaysay aabahaa nibirada ka wase orodoo xabaal isku soo rid. Ninka kale ee la yidhi habluhuu caayay mulac doofaar adoo u eg ayaad
    dadka sidaa u caayi ma hablihiina waxaad ku samayn jirtay ayaad moodaysaa inay dadku sidaada yihiin waa la wada ogyahy waxaa tihiin iyo halkeed ka timaadeen.

  3. Amaal waa qof wanaagsan ee hala daayo

  4. nabadoon

    walaalayal wali tanookale kamay dhicin somali wayn sidan aad hada tihiin waxaa idiindhanata inaad qori iskuqadatanood isgaraacdan, xumaanta afkiina kasocotaa waxa dhama kubadasha,waxaad awalma ahaydeen qoom jaran jarooyina iska caaya ama iskugu magac dara nin walowba nafaad utudho,maali wayn ayaa danbaysa oo waxakasta oo afkiina kasoo baxa laidinkal xisabtamayo.

  5. xoosh

    waar dooxii harowo maxaa laangaab habar cafaan u soo durduro tagay walle maanta ayey heleen meel ay ku neefneefsadeen…..

  6. H.N.KOOSHIN

    walaalayaal mahadhin hadal la isyidhaahdaa cay iyo ceeb waxba la iskulama hadhin cadow iyo cidwaliba inagu wiirsatay miyaanay haboonayn inta in lagu soo afjaro ENOUGH IS NOT ENOUGH HERE IT IS TOO MUCH mise wali ragbaa u ciilqaba inay cadawga u saafaan cadkeena oo aad loogu ciil qabo dad badanna ku istareexayaan walaayaal ha la joojiyo.

  7. weheliye

    adeerayaal habar caafanay afnole wuu hadlaa uun ha u hadlina jibriilbaa halkaa maanta nisoo gaadhsiiyey oo inan layaal baad ahydeen waligiin .barbari ninkii beertay gubtaa hadii
    bari hore wadanka laydinka eryo oo sheekh khaash iyo waxad tegtaanba manta mahadashen ader somaliland anaga uunbaa uu dhimana walahi inanu ku jiri ragii buuhoodle ku dhintay nin habar cafana fulay nima darteed markasad anaga ithoibian afka ladhacdan war itoobiya waa meesha uu naagtan in amiisan aabaheed hadhudhkii makaahiilku uugu ururin jiray tukaan lafa ciise kaga samaystay abaal malaha oo kolay waa habar cafaane 1980kii ayuu boram yimid dhaman haar cafan inta oday ah waa kuwii qarafada hadhuudhka lasiin jiray jibriil oo muusa dariya o mkaahiil aayaadla nooshihiin waar haday xaday huudhaydh maxad ku difaaci way xadee

  8. Muse

    To All Samaroon
    Samaroonka waxaan iniga codsanayaa inaad ka xidhataan Jibriir Yoonis Bluetooth-kiina sababtoo ah Virus ayay doonayaan inay idiin soo xawilaan,waxay doonayaan inay qalbigiina sida ay kolba ayagu rabaan u isticmaalaan taasi waan diidnay tolkayoow anagu Somaliland ayaanahay taasi iyo Somalilandnimo ayaan kaga bixi karnaa dhinta nahaysata oo Somaliweyn oo walaweyn iyo majeerteen isku haystaan waxba noomasoo wado ee aan jaarkeena si fiican wax u wada qabsano ayaan odhan lahaa.
    Samaroon dhibta waxuu kaga bixi karaa inagoo is aamina Isaaq oo wax wada qabsana meel qudhana u wada jeesana taasi ayaa xalka kama dambaysta aniga ila ah deked ma lihid xabad paramol ah lamasoo degi kartid maxaad Isaaq iyo Somaliland kaga maarmi bal ii sheeg Jawharoow.
    Adeerayaal yaynaan been isku sheegin tolkayo ayaad tihiin Jibriiryoonisoow,Hadaad doonaysaan Samroon sharaftiisa idinka ayaa aasay ee soo faqa kaliya gacmihiina ayay ku jirtaa hadaydaan is nasakhaynin waad ogtihiin oo intii ay dhacday dawladii Millatariga ahayd SNM iyo Isaaq dinaca reer Awdal waxaa hogaanka hayay mudo 20 sano ah Jibriir Yoonis oo dhulka Samaroon ee Somaliland siyaasad ahaan siday doonaan ugu tagrifalaayay,Jibriir Yoonis ayaa noo akhriyaayay taariikhda SNM.Anuu dawladii Siyaad Bare caruur baan ahaa wax shaqo ah iyo mansab toona kama qaban oo waxay duntay waqtigii aan madaxa la kacay waxaan garaadaystay Jibriir Yoonis oo horboodaaya Samaroon oo SNM iyo Isaaqa si fiican ula dhigaaya oo wax la qaybsanaaya una muujinaaya walaaltinimo weyn iyo tolnimo taariikhda SNM waxaa noo akhriyay tolkay Jibriir Yoonis allaha daayee oo si fiican noo kala baray Isaaqa min bari ilaa galbeed maanta waxii aad noo yeedhiseen miyaan iska daadinaa waa maya sxb ee halkiinii hore ka wada nahasha oo iska daaya calaalcalka iyo yuuska.

  9. Salama calaykum.waar heedhaha reer boorama waa dad sifiican isku yaqaana oo qof qof taariikh dooda loo yaqaan taariikh Duna ma lunto oo hada taariikh cusub qori maysaane dadku waa dadkii is yaqaanay laf iyo dhuux ee dadkan hooyooyinka ayeeyaha caayayoo waxan aad qoraysaan cidina idin rumaysan maysee ilaahay ka cabsada oo xishooda qofna cay uuna lahayn ku dhajin maysaane hooyooyinka daaya oo wax isku fala reer booramoow ala idin dooriye madaax ayeeyooyinka u caayay saaan waxbaa la wasay bay idinka qabsatee dadka xaar ha mar marinina nin waloo boorama ka yimid waa la yaqaan taariikh diisa hada mid cusub u samayn maysaane xishooda oo dadka daaya belo idinku dhadaye

  10. jibriilyoonis

    Jawaab ku socota(nuur yoonis hurda wayne)qofdhilo dhashay ama dhilo ah ama dhilo la walaala ayaa ku dagdaga gabdhaha caydooda anigu waan ku aqaana midkaad tahay ,ujeedadaada waa in la caayo amal iyo walaalaheed caydoodana laga bixi maayo mana haboona in lacaayo ilma xaraan baa tahaye cayda shakhsiyaadka jooji.

  11. Dila

    WAAR KA HAROWO HAYSTI MA ISCAAYUU IDIN YIRI, BAL DOQMAHAN EEGA WAXAY KU HADLAYAAN.

    WAAR NINKANI MEESHA WARBUU KUSOO QORAA, DADKA UU SHEEGAYINA AMA RAG HA AHAADAAN AMA DUMARE WAA MASUULIYIIN XIL HAYA, HAROWO MA DUMARKA IYO DUQEYDA MEESHAN LAGU CAAYAYUU MASUUL KA YAHAY, SOWNIGA IDINKU IS CAAYAYA.

    MIYAAD YARA WAALANTIHIIN MISE WAAD ISYEEL YEELAYSAAN, MA IDINKAA IS CAAYAYA MISE HAROWAA IDIN CAAYAYSA.

  12. Tuugada Amaal xaaji miisaa

    Waxan ku qoslay inta amaal siilaanyo la horgeeyo ayaa la qaawiyaa marka uu odeygu kacsado ayuu xaga aamina waris u cararaa.

    Waa run oo marka odeyga ehelu naarka ah sida siilaanyo oo kale uu gaboobo ma kacsado ilaa naago qaaqaawan daawado

  13. WAAR kan amaal hala qaawiy lahaw hadii la qaawiyo oo waxaad sheegaysaan dhacaan markaad dhalanaysay hooyadaa manay kacsan mise kefsad baad ku dhalatay waxaa cadaan ah in haayadaa amaal ka wayntahay wax aad sheegaysan uga wantahay isku fiirso halkaad ka soo dhacday ee aad leefaysay ayaad ka sheekaynaysaa

  14. cabdi yoonis

    sobobaha lagu garto ilma sinaha

    1- ma xiishoodo
    2- ma naxo
    3- damiir ma leh
    4- wuxuu ka helaa isku dirka

    hadaba waxaa i waydiin mudan waa kuma axmed sheakh faarax

    sh faarax wuxuu ahaa oday ka tirsanaa mushaaqdii hore sidaas darteed ma la odhan karaa axmed sheekh faarax waxaa dhalay sh faarax haduu dhalayse muxuu u noqon waayay nin dhaqan waanaagsan oo uu la leeyahay dhaqankii wecelada somaalidu waxay tidhaahdaa timirba lafbaa ku jirta …
    allaha u naxariistee sh faarax markuu dhimanayay ayuu sheegay inuu axmed ahayn wiil uu dhalay
    ee uu ahaa ee uu ahaa wiil maalin lixdii subaxnimo guriga la soo hordhigay ilaa hadana aan la garan cida aabihiisa dhabta ah sheakh faaraxna wuxuu ka naxay oo sidii inankiisa oo kale ayuu usoo koriyay ilaa hadana wuxuu aduunka ku joogaa magacii shaekh faarax hadan markasti waaa mid iska cad marka la eego qaabka uu u dhaqmayo iyo xishood la’aan tiisu waa tilmaan cad oo sheegaysa ilmo xaaraan ku dashay
    ina xaaran waliiba magac hala siiyee waa ina xaaraan uun

    cabdi yoonis

  15. ASC ogaysiis waxan ogaysiisyaa dadka qolka soo galaya inayna topic ga qolka ee habar carfaan aan la badalin topic gu waa tuugada amaal xaaji miisaan ,,,,,,siilaanyo islaantii ayaa ka weynatay markaa amaal haaji miisaan ayaa inta dharka laga bixiyo horta la dawadaa deedna marku odaygu kacsado ayuu xaga islaan weris u cararaa

    amaal black ass

  16. WALAALAYAL DAD TOL AH AYAA NAHAY HALA ILAAWO COLAADAN SHISHEEYUHU INA DHAX DHGAY WAR ILAHAY HALA GA BAQO WAR TOLKU MID A AHAADO WAR SHISHEEYE DHAN UGA SO WADAD JEED SADA INTA AYA IGA DARDARANA DUMARKA WAX QORAAYAN WAXAN LEE YAHAY HADAD CAYDA DAYN WAYDAN WAXAD NOQONAYSAN DUMAR MA DHALAYSAA

  17. Maanta caydii ma habaarbay isku bedeshay? cajiib waar ilayn samaroon isma qabtadu waa run ,bal duqaha uun iska daaya ,cibaado geele waa ayeeyo wayn xishooday please

  18. dadka innanta caayay waa dad damiir haan dhinaty waxaanay ubadanayahiin koox qurba jooga oo ku fashilmay nolsha caadiga ha oo aan waalidkood waxba u dirin waana inyar inyar qabyaaldi madax maray qofkana hadii uu yahay qabaaali ma guulasyto waayo waa xaasid Amaal xaaji miisaan oo ah gabdh sharaf ilaaahy siiayya ayaya doonayayaan inay meelaha ka caayayan Aamaaaal waa gabdh madax aha waan gabdh somalilnder sharafe aqoon dedaal badan karti le kuwan ku meersaysnya waxbay xaday waaxaan leeyhhay marky ku fashailmeen wax loogu yeedho awdalstate ayay doonayayaan iany ku soo meeraystaan dadka sharaftle Amaal nin ku soo dhiran karaa ma jiro rag ayyay la dhalataye idin ku fusanayaaa waxaad tahiin wasaeee hor oo utaga raga casharada xumaantah idiin dhiga ee aad uraxlaysnaa ee goboladodii gubay

  19. jibriilyoonis

    Itoobiyaan bay kala daysan wayday ilaahay baa ibadiyay oolabada dalba idajiyay kan aad iga riixaysana waan kaaga badan ahay laba dagmo oo ii khaasa ayaan lee ahay marka laga yimaado magaalooyinka aan mayjooratiga ka ahay sida dagmada boon iyo boorama labada dagmana waa qulijeed iyo xariirad miskiin yahaw dhul la aantu hayso.

  20. makadoor ilahay adiga addis kugu rid midgaanyow midkagu dhalay

  21. Waar nimanka labada cibaado kala caayayoo waar laba nin am tihide AMA laba naag ma tihide Hal qof baa tahee daaya hooyooyinka ala idin dooriye waa waxani maxay ahayeen ilaahay calaamad idinka muuji qofkan hooyooyinka caayayee ilahay idin ceebee oo balaayo idinku dhacday ha modina Adunka uun la joogayo waar waa la dhiman oo qabri baa ku sugaaya oo xisaabaa ka dabaysay ee hooyooyinka ha la daayo Labada cibaaduu iska dhigayaa nin u soo kala baxaya waar qof qudhaa tahay ee munaafuqnimada waa lagu cadaab galaa

  22. makadoor

    ilaahay waxaan weydiisanayaa inuu ilaahay calaamad degdeg ah ka muujiyo ragga waxaan soo qoraya ee fidmada wada ee umaddeena kala dilaya ee magaceenii meel kaga dhacaya .
    waar ilaahay ka baqa waar aakhiro ayaa dambeysa waar qof kasta oo iniga mid ah cutub ayaa futada lagaga jufi doonaa markuu dhinto god madowna waa la inigu ridi doonaa markuu.waar iilaahay ka cabsooda baqa waar ilaahay cafis weydiista .
    ilaahay calaamad degdeg ah ha muujiyo qofka dumarka caayaaya .ilaahoow calaamad degdeg ah ka muujiyi axmed sheekh faarax oo dambigan masuul ka ah.
    ilaahigayow fidmowadayaashan naga qabo .

  23. fardouse

    s.c meesha waa dood ee maaha meel laysku caayo amase qofwalbana waxu uu yahay ilaahisa ayaa xisaabin…. in meel millions of people akhrisanayaan amase ay akhrisan doonaan wax laga sheego maaha….
    dood iyo hadal cilmiyeysan tii oonan qofka sumcadiisa wax loo dhimin………
    waxa aad halkan ka tiraahdan uun bay dad kaleh oo lid inagu ahi akhrisandoonaan…

    hala xishoodo oo hadalka meeshiisii halagu soo dabbaalo… hadii kalana hore ayuu u yidhi Rasuul keenu{ salla laho caleih wasallam} ida lam tastaxi fasnac ma shi’ata

  24. qofka mardanbe soo qora magaca ruqiya isaga iyo qabiilkiisaba waxay yihiin baan u sheegayaa cid gaadha ma jirto ruqiya waa nasab nasab dhalay ale ku qurux ku manaystay adaab iyo anshax suuban ilahay ku galaday intay dunida ku noolayd cidna aan xumayn waxay cid taro mooyee ilahay ha dhowro walashay ruqiya

  25. maalin dhoof nacasyahow cibaado huseen waa naag tariikh kule awdal state marna ma ag dhigi kartid cibaado geelada dhiiliyanka ay dhashay ee iyadoo ayeeyo ah dhig dhigta bahalka ee idil iyo xabiiba iyo carafaba suuqa dhig dhigayaan shayadiinta ma gadhaan cibaado huseen

  26. Saamiya

    intaa aad maanta ku hadalayso waxad sheegi lahayd maalintii ina rayaale meesha madaxa ka ahaa cuqdad baad qabtaa samaroona dan kama lihid lakiin inad dadka iska horkeento ayaa kaga muhiimsan wax kaste oo jira samaroon waa somaliland ninka aan ku qanacsanayn somaliland darood iyo hawiye ha ku biiro somaliland somaliland bay ahaynaysa cidna cuqdad umahay hayno isaaqna waa dad muslina oo rere somaliland dal iyo dad baa naga dhexeeya adigu hawiye u niiki hadad somali janada ku galayso

  27. Jini gunbe waa adoo miidhan waxa dadka dib u dhigay hadii samaroon nacaskaas oo miidhan iska qaban lahaa gadabuursi guul buu gaadhi lahaa waar maxaad soomaali land ku haysaa eriboot Ma lihid oo dakad malihid oo dhaqlaale ma haysatid waar malaha iidaacadahaba lama socitide waa lagu rartay wana lagaa tagayaaye ma ciidaad cuni iidoor wuu kugu meel gaadhay oo dhulkiisii wuu dhistee kolba huudaydhe injir gashay iyo caano boodhe qudhmay halagu siiyo oo waliba u mahad celi siilaayo ilayn hankaagaa intaa yeee samaroon ma tashade waa wada doqmo iyo doqon gargaar

  28. Saamiya

    muqdhiso ma janadiiba naa waad walantahay hadii qiyaame dhacayo somaliland somali ku biiri mayso wixii somalida qudhunka xiisa u qaba ha u tageen ayagu

  29. Samaroonow idinkuna halkanaad dumarkiina caayay saan dulkiiniina iidoor baa ka taliya oo dulka idinku disanaya waar ciilkiina isa soo aasa eribot mahaysataa kii hargaysa iyo burco iyo barbarana waa la idinku dul dhistay oo Hadana waa la idinku dul guurayaa oo muqdishaa loo socdaa idinkoo somalind waxba ku Haysan oo iidoor sidii dameerka idiin rartay oo caruurihinii jeelkka ku guray ayaad halkan ka caytamaysaan ala islaantii waxay tidhi ciil aanan lahayn baa I dili

  30. waar meesha bala ka dhacaday hayaaaaaaaaaaaaaaay oo reerku ma dumar uun buu leeyay meeyay ragii miyayna iyagu is xifaalayn karin

  31. Mr Mohamed

    waxaan ka xumahay ninka maqaalka soo qoray kaliya ma dhaleecayn Amaal EE waxa kale oo uu si maldahan u dhaleeceeyay beeshay tahay Waxaanse leeyahay anuu maba lulatee maxay ka nuugtaa Gadabuursi siduu u dhan yahay ma jireeeeeeeeee maxaad iskala qaad qaadaan waar intaad isku caayay saan huudhaydh isaaq yurub ka soo diray wax qabsada oo xoolihiina wadooyin iyo dakadan nalagu wareershay ee aan maalinwalba shirkeeda London tagayno soo dhameeyaa

  32. jibriil yoonis hooyadin wasa gaajo ayaad tihiin amaal haaji ma iyada gajada iniga reebi karta
    gobolka awdal maba degtaan ee orda oo ku noqda lafaciise jinsiyadiina wasee

  33. asc Dhamaan Bahwaynta reer sheekh samaroon . dhamaantiin waxan idin odhan laha cayda aad is cayeysaan waa mid idinka uun idinku so noqonaysa .hadii aad caydid qof samaroon ah waxay ka dhigantahay in aad is cayday . waxaan sidoo kale la hadlaya mulkiilaha shabakada harawo.com , waalaga ficanyahay in shabakada aad qof si personal ah wax uga sheegtid .gaar ahaan dumar . dumarku cay malaha .dhamaan akhayaarta commentska kor kuso bixisay iyo kuwa qori doona . ogsoonaada . hadii aad is leedihin cidi idinma arkayso iyo idinma garanayso . ilaahay aya idin arkaya. sidoo kale ogsoonaada waligaa danbiga aad qof ka gashid ilahay kama dhaafayo laakin danbiga ad ilahay gashid ilahay wuu kaa dhaari karaa. reer sheekh samaroon danihina iyo danaha dadkina iyo danaha dalkiina wax u qabsada.. maanta soomali dadka ugu danbeeya wa inaga , ta halkaas ina dhigtayna waa inta aynu inagu isku jeedno , ee tashada oo sidan waala idin dhaama ee ilaahay u soo noqda , asc mahadsanidin

  34. Muse

    Waxaa Walaahiya oo bilaahiya oo axadka lagu islaan yahay, in aanay foosiya cilmi caytamaynin oo aanay hal caya halkaa ku qorin. wixii hablahaa aad isku dirayo maad joojin. Kuwa ciilka u qabay inay dadka caayaan ayaa meesahan baasi fursad siisay. Laakiin walllaahi qabriyar ayaa la galayaa oo qiyaamaa danbeeya oo aduunka ayaa lagaaga goy waxaad galabsato , oo ilmahaaga ayay kasoo bixi aduunku maanta uun maaha. waxaan hubaa ina aanay foosiya waxan ka warhayn. markaa qofkii sii caytamayaa ee isku dirka ka shaqynyaa hasii wada ilaahay ayaa ka goyn. qofka nabiibiga ah ilaahay aakhiro ma cafiyo.

  35. Anonymous

    AMAASHU CAADIBA MAAHA
    MA NAAGTII LAHAYD IIDOORKA WAAN JECELAHAY OO WAXBAY NASIIYAAN. DUCFIBAA KA MUUQDA QOFTAA.
    MA IIDOORBAA WAX SIIYA MISE NIDAAM IYO MAAMUL LA WADA SAMAYSTEYBAA WAX LAGU HELAYAA.

    WAXAD MOODAA IN TUKAAN IIDOOR LEEYAHAY WAX LOOGA SOO DHIIBAY. WALAAHI WAY INOO DHAMAATAY

  36. Xaaji

    WAXAN U MALAYNAYAA RUQIYA IYO FOOSIYA INAYNA WARBA KA HAYN WAXAN LA QORAYO. WAAYO MIDBAA ISKA AAMUSI LAHAYD HADAY IYAGII YIHIIN SI TAKALE CAYDA U JOOJISO HADAY DAMIIR LEEDAHAY.
    MARKAA DADKAN WAX CAAYAYI WAA DAD KALE OO IYAGA ISKA DHIGAYA.

  37. Xaaji

    INDHAHA IYO DHEGAHABA WAAD LA’DIHIIN WAAR WAXAN DUMARKA IYO DADKEENA CAAYAYAA SAMAROON MAAHA. WAA IIDOOR OO INAGA DHEX FAA’IIDEYSTAY.

  38. kowle

    NAAGTAA COONTA INA XAJI MISAAN BAL WAXAY SABABTAY DAWO. IN HABLIHI SAMAROON OO SHARAFTA ISKA QADAAN WAA QOF WAJI XUN RERKOOGI IYO NAFTEEDI IYO HABLIHI SAMAROON WAXAY SHARAFTII KAGA QADAY WAA QAMADI XARAANA WAJIGA GUBAY

  39. Ciiltire

    Ina sheekh Faarax oo la baxay Axmed Caano boodhe dhacay ayaa ku qaylinaaya caano boodhe dhacay oo khaayisay ayaa la iga qadiyey. War ninku baqalbaa iyada ayaa waxna dhalin wax wax dhalana aan ogoleyne. Muxuu dumarka la caayayaa? You should not abuse or slander women. Don’t humilate women. Beware, this is not a joke but a serious crime in United States. You are responsible of any postings on this website since it is your personal property.

  40. walaal waxaan ini odhan lahaa anig ha lay caayee inku hays caayina

  41. Anonymous

    Roodada ilaa imika waa iska ok xaalkeedu oo xagaagii dhaweyd ee ay boorama tegtayba waa lagu gurayay uun

  42. Anonymous

    Amaal anigaa dhawr habeen cacamiyay markay gabadha ahayd, laakiin bahalka way ku ad adkeyd oo naasaha uunbay ii ogolaatay. laakiin Rooda oo ka yarayd faxaladbay ahayd

  43. marka hore salaan guud marka xiga laba qodob illa eega si uu debateku qiimo u yeesho kowo samaroon somalidu waxay ku tilmaantaa dad cilmi iyo caqlileh diiniyan iyo dadnimo ahaan waxa quruxbadan in aan ka faaiidatsano waqtiga qaaliga ah een mareegahan ku luminayno.1.waa inagu ceeb in aan ka dhamaan weyno xurmad walaasheen ah qalad iyo saxba.2.huudhaydh buu samaroon isku haystaana waa fadeexad labaad oo wax ka manfac dhaama almiino in lasoo qaaday ahad .taasina hankeena dhaqaale waxay ku tahay meel ka dhac.markaa tolkay samaroon waxan leehay filmkaa halkaa ku xidha.

    AHMED IYO HAROWO.
    HAROWO SIDAADABA HOODAAD U LEEDAHAY WADAKEENA HOOYEE WAAMAXAY HALAAGIYO HOOGANI KU HAYSTAA.MA AHMEDBAA HOGAAN U AH SAWTAN HOGAWAREENTEE CAYNWAREEGTA HAWSHII UHEEY YAA HABAAREE U HORSEEDAY HAWSHNI UHEEY NIMA HANKAAGIYO GARANAYN HUBAASHII WAXAAD HODANKA KU AHAYDH DHAMAAN HABAR DUGAAGIYO SAWKAN HAADKA KUU WADHAY OHEEY INAD TAHAY DIXHARWAAY HERER IYO HAWAAS AWDAL HANADADEEDII BOQORADII UGAASYAGA SALAADIINTA SAMAROON HAANEEDKA GAAWAHA KU HORAYSAY CAANAHA HILIB LAGA CANTUUGIYO DEREJIYO DULQAADIYO
    DUCO LAGALA HOYDO MAANTANA DIGAAGIYO DIBJIR BAA KU HIIGO DACALADA KU HAYSTEE ALLOW HURIN DABLAY OO HOOBIYA KU MARISOO MOORYAANTA HABACA AH HAANTA BAAN KU BARINAA.

  44. gabadh lama caayin gabadhu iyadaa timid kolaha lagu kaftamayo. habar cafaana hadayna gabadhooda daafici karin ha is dhiibaan , sida ninka rashid abdi bakal ee canada ka soo qaylyaya. adeer habarcaan hadhka jibriil yoonis ayuu ahaa , maanta samaroon in huudhaydh loo keeno iyadag iyo maxamed case ayaa ka masuula , ceebtaana waa mid ay iagu keeneen.waana wax igu qoran buuga xusuus qorka. taariikhda u gashay . habar caafaana waxaan leeyahay ninka leh gaabdh way ila talinaysaaaaaaaa maxay kala talinaysaaaaaa?

  45. Ruqiya abdi khaliif marna soo qaado Ina sheekh faarx marna soo qaado fahiima naa waxba foosiya ha caayin way kaa sharf badan tahay waxan aad qoraysana maba oga aduunbaa daalaya ee waxaad ku caytamaysaana iska daa qof Wayne caruurta ayaa og inaad tahay qof cay waayay ee haku habsaamin fosiya sharaf iyo aqoonba way ku dheer tahay kabaheegana ma gaadhid ee horay soomaali u maah maahdooo waxay tidhi waxlay waxeegay ku mooda foosiya adoo kale maaha mana oga waxan aad qoraysee ha daalin

  46. AMAAN xaaji miisaaan waxaa lagula dul kufay waxay geyin. waxaan kula dul kufay qaar uu qabiil maskaxada ka galay oo aan garanayn bir magayda ama maxasta sida dadka lama taabaanka waxaana ka mid kuwaa dumarka caruurta odyaasha waayn culimada dadkale oo badan. Hadaba gabdha AMAAL horta waa gabdh in laga xishoodo oo la xitiraamao yay mudnayd waxase jira dad aan wama garto liitiya doqmo bilaaaxishooda ayaa gabadha daha dabdiis ka caayaya waar dayaa innnanta duli ala idin badye orod oo qayrkiin la tirsda ka xishooda gabdha qaaliga ma xishooydaal ayaad tahiine

  47. shiek

    Ayeeyo lamacaayo naagtaa caayaysa in la wasijiray cidna lawaydiin maayo

  48. mabaqe

    Horta maxay tahay shaqada amaal waa lataliyaha sakhraanka siiraanyo sakhraana wuxuu doonuu sameeyaa markay latalinayso labadoodaa qol wada galla ala garan waxa meeshaa ka socda.

  49. sc ilahy ka baqa danihinba raca dadyahaw bila camalki munafaqada ka daaya umada walalaha beentana joojiya duli ba tihin xumaanta ku heshiiyee qabyalada aad ku faanaysaana ninn walba camalkisa raaci ree hebel aakhiro wax u qanab maayaan kkkkkkk we dont need more munafiiqiin we need mu miniin alah ino so hadeeyo

  50. sc waxan idin odhan lahaa dhamantiin intad ilahay ka baqdaan xumaantan iyo qabyaladan iska daayo wixii wanagsan ka shaqeeya dadkiini baad gabteen intad wax ku so kordhin lahaydeen bad cay iyo qabyalad aad meesha laso fadhidaan nin ki dadka wax kuso kordhinaya wanag ha ku so kordhiyo lakin wax bakhtiya samaroon u so baxay ceebihiina astura ilahayna ka baqa nin walba qabriga wuxu la tagi calamkisa taasa iga talo ah dariiqa toosan alaha idin garansiiyo dhamantiin amiiiiiiiiiiiiiiiiin midnimo iyo walal nima guul lagu gaara nooo more munaafiqiin………….

  51. kowle

    dadkani ma waxay u oyayaan tugadan ha shegina wa yabe xilka qaran e lagu fanayase wa kee ma kilkilinta siilanyo marku khamriga ka so dhargo nagta hargaysa ugu gurtay cajiib. war tuugada waa la sheegaaya xatooyo xoolo dadweyne. ee iniga cayda u so jidaya habar cafanay markad is tidhaahden inigo langaba naag tuugo ah difaca

  52. saylici

    Jawaabtu waxay tahay xaaji miisaan xooluu lahaa xo lihiina way ka dhamaadeen lakiin xoolihiisu xalaal bay ahaayeen wuu shaqaytay tani waxqay rabtaa xoolo xaaraana inay ku buuxiso qasnadii kacday.

  53. saylici

    anonymous!!! waan ku garanayaa sidii dhiladii ku dhashay baad u waalantahay wabsaydka nooga bax.

  54. saylici

    Raga leh gabadha hala daayo gabadhu xilbay haysaa, hadii gabadhnimo in lagu daayo ay rabto gurigeeday joogi lahayd hantida dadka baahan ee ay cauntayna way ka xishoon lahayd. miyayana inii muuqan dadka sadexda sano xeebta abaartu ku hayso,tuugada ha laga qabto samaroonka.

  55. xaashi

    waa maxay cadaawada intaasi le,eg ee gabadha lagu hayaa.Amal xaaji miisaan waa gabadh sharaf leh isla markaana leh han sare oo ragga qaarkiis aanay kuma hamoon.
    kumana arag kumana maqal waxyaalaha kalee aad dhuraysaan

  56. Jaale

    Waxaan waa dhaqan xuma aan hore loo arkin, horena website kuma arkiin gabadh lagu caayo. dhaqan samaroon iyo mid isaaq toona maaha in dumarkeenii laa caayo.

    Marwo Amal maaha gabadh uu maqan haaweenka somaliland oo dhan min lowyacaado ilaa ceergaabo waanay kuu mahadsantahay howshaa wacan ee qaranka uu heyso.

  57. naagugu waxay u kala baxaan dhawr nooc
    amaal xaaji waa kuwii lagu sheegay
    lug taag
    cagan taag
    af taag
    hadayna kuwaasi ahayn maxay iyada iyo abaheed isla ag ordayaan

  58. asc waxaan bulshada usheegayaa in wixii la inagu XAMAN JIRAY INUU JIRO EE AHAA XAAISDNIMO WAAR GABDHAN SHARAFTA LEH EE RAGEENII KA MEEQANSARAYSA EE KA HORAYSA RAGAN WASIIRADA SHEEGANAYA MAXAAD KU HAYSTAAN SOW XASIDNIMO MAHA AH MARWO AMAAL XAAJI MISAAN WAA GABADH KARAMO IYO SHARAF LEH BULSHADU JECESHAY WAANA QOF DADNIMO AHAAN QAALI AHA ,KARTI LEH,AKHLAAQ FIICAN LEH .WALIBA FARIID .DHALECAYNTA AAD QORAYSAAN WAXBA KA RIDIMAAYO SHARAFTEEDA EE WAXAAN LEEYAHAY HOOYO QARAN ALLOW NOO DAA OO JNADA GEE.MAMA WAXAA LAGAA XUNYAHAY JOOGA QURUXDAA ASTURAANTADA,AFTAHNIMADA,MUQAAQA QURXOON.MASABKAAGA .MAGAAC MISKIIN MALAHA WAA MARWO AMAAL XAAJI MISAAN ALOWDAAA CADAWGAAGU JAB.

  59. wajiga gabadhan lagu xiiqay waxa ka muuqda sharaf farxaanimo xilkas nimo xijaabna ma tuurin oo waata si sharafle u xijaaban hadii ay wax xadayna ilahaybaa xisaain ee walalayaal wax anad waxa ka ogayn waqti ha iskaga luminina

  60. ASC dhaamtiin,,, salan ka dib
    maahmaah carabiya ayaa dhidaa
    lamaysidul dirham yasidul hawa taasi oo macnaheedu yahay hadii shilin ku kordho hamadadu way korodhaa amaal miisaan reer ciise baahida haysa ayey xijaabkii ay sidatay ama ay xidhnayd u tuurtay markaa baahida tolkeed ayaa ka weyn xijaabkii ay sidatay,nin baa gabyay oo yidhi ayaa gabyay oo yidhi

    dadka yaa ban jooge ah
    yaa baadiya oo lumay
    waa tuma habar qabtadu
    yaa beesha kala raray
    ma amaal carfan baa

    amaal xaaji miisan markii xisbiga kulmiye doorashada ku guuleystay ayaa la wareeystay oo
    la weydiiyey su,aalo badan su,aalahasi oo ay ku jirtay ,,,hadii laguu doorto badhasaabka gobolka ka waran ,,, waxay ku jawabtay anigu hooyo ayaan ahayoo hawshaasi iyo reerka iskuma wadi karo ,,markaa xil kama rabo xukumada kkkkkkkkkk

    maantana nigis gaban ayey xilka u xidhatay

    gabay baa ahaa

    naag damiirku qonmaa ma nacdo hilibka doofare

    dudkeeda kulmiyihii rartee xabadow dirayey
    dabakhii fircoon bay ahay

  61. littlejimy

    Maalin maalmaha kamida ayaa nabi muxamad(NNKH) oo asxaabtiisa lajooga ay ciyaal kubad agtiisa ku ciyaarayeen kubadiiba midi laagay waxay dhexjoogsatay labada lugeed ee nabiga caruurtiiba is tidhi kubadii ayaa soo qaadaya midba midkii kaluu kuyidhi adu sooqaad iyo adu sooqaad Nabiguna(NNKH) wuu maqlaayay doodoodii kubadiina hoostiisa ayay taalay midbaa isxayday oo intuu gacanta gundhiyay anigaa soo qaadayaa yidhi kubadiibuu labadii lugeed ee nabiga(NNKH) dhexdiisa xafka soosiiyay, Nabigu (NNKH) wuxuu sheegay in ilmahaa yari uu yahay ilo sinaa(Garac), Hadaba markaan arkay dhaqankaaga iyo cayda beeldhan aad kula talax tagtay isla markaana aan waraysi dheer galney waxaa cadaatey inaad garac tahay. ujeedooyinkan soosocda
    1- marka hore xishood la’aantaada
    2- in aanu qof ilmu xalaal ahi waxaa aad ku dhaqmayso samayanayn
    3- hooyadaa caayi maayo laakin aabahaa sidaan ka helnay xigtadiina waxaa cadaatay inuu qowlaysato ahaa oo habeenkii aad uurka gashayba wixii aad cuntay ay xaaraaan ahayd mgrty arintaasi waa maragmadoon markii aan kalahadalnay odayaasha qoyskaaga waxay noosheegeen maxaad kala hadlaysaan kaasi waagarace,sidaas darteed waxaan karaali galinayaa cid ala cidii uu caaayay garacaasi waxaan kaloon karaali galinayaa cil ala ciddii ujawaabtay garcaas ilayn garac jawaab malihine

  62. Anonymous

    aniga oo ah inan jooga Borama waxa aan samaroonka u soo jeedinaya in ay ayga ina sh,farax is ka Qabtan waa nin waalal oo waxa ku dhacay xanuun iyo Cuqdad

  63. amina

    naag meel si xun ku gadhay si xun unbay kaga dagtaa.
    aqoon iyo karti tukaanleey bay amal ka tahay waxay aduunka ka ogtahay iyo khibrad ma jirto kaliya inay xado xoolaha dad waynahaya masakintaa ooy dabeeto ku baado amina tuugo sida mansabka gidarka ku sii jogto ayay goaansaatay.

    qof awalba xil gidara lo dhibay iga dhee

  64. Muusanow

    Waraabe qoryaa iyo wadhato laga iibsayaaba, ka website kan soo gashaa ka masuula waxash nimada halkan ka socota. Sumxaan,afxumaa dadku maxay ahaayeen.

  65. Waar ninkan magaca axmed sitoow xishoo hadaad nintahay koley hablaa kula dhashay ,nina in inanatood wax laga sheego ma jecla ,taariikhdaa beeneed u samaynaysan waxba kama jiraan amaal xamarba horteed bay burburtay, cajiib sow cayda iyo fadeexada kama daashiin?

  66. AMAAL XAAJI MISAAN IYADOO YARBAA NIN LA SIIYAY, MARKAASAY KA BAXSATAY OO NINKALE XAMAR LA QABATEY,KADIB MARKII LA OGAADAY INAY XAMAR JOOGTO AYAA RAG LOO DIRAY SOO QABTA, MARKII AY KA WAR HESHAY IN LAGU DABA JIRO, AYAY HADANA NINKALE AFGOOYE ULA BAXSATAY,WAAGAA AYUU ODAYGII YARAA EE XAAJI MIISAAN KA QUUSTAY GABADHAN,MARKAA ANU WAX CUSUB UMA ARKO HADAY MAANTA MADAXTOOYADA KULA TUMATO RAGA ISAAQ WAA WAX AY HORAY U TAQAANAY EE WAX CUSUB MAAHA

  67. mr makaahiil

    markaan maqaalkan akhriyay waxa halkaas iiga cad in aan qofka shaqadii loo igmaday maahine uu midkale qabtay hawshaasina waa mid ubaahan in qofka loo tababaro waxa uu qabanayo iyo inta ay awoodiisu tahay
    sidoo kalena qofka labaroo inuu umada si isku mid ah ugu adeego ee aanu cid soodhawaysan midna aanu iska fogayn

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH