Faallo: Cabdiraxmaan Saylici, oo Jabuuti Lagaga Saxeexay Arrimo Xasaasiya oo Ku Saabsan Gobolka Salel iyo Xeebaha Awdal
Socdaalka madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ku tegay dalka Jabuuti, ayaa kiciyay dareeno badan oo waayadanba isa soo tarayay, kuwaas oo markii hore u badnaa tuhun laga qabo siyaasadda Jabuuti ee ku wajahan xeebaha galbeedka Awdal, laakiinse maanta dhaboobay.
Warar aanu ka helnay ilo wareedyo ku sugan dalka Jabuuti, waxay noo xaqiijiyeen inkasta oo uuna Cabdiraxmaan Saylici la kulmin madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, kaaso markii uu Saylici soo galayba u baxay shirka Soomaalida ee ka socda dalka Turkiga, waxa loo diyaariyay oo uu bedalkiisii la kulmay dad gaar ah oo ay xukuamada Jabuuti soo xushay, kuwaas oo ay ka wada hadleen arrimo xasaasiya oo ku saabsan gobolka Salel iyo sida loogu kala baxayo mulkiyaddiisa.
Wada hadaladan dhexmaray Cabdiraxmaan Saylici iyo ergooyin ka soo jeeda beesha Ciise ee loo sii diyaariyay inay Saylici la kulmaan, ayaa waxay markiiba si dhakhso ah u gudo galeen sidii Cabdiraxmaan Saylici looga ansixin lahaa qodobo horey loo sii diyaariyay, kuwaas oo sida la sheegay aanu badankooda waxba ka bedali karin.
Warar laga soo xigtay ilowareedyo dusha ka socday socdaalka Saylici ee Jabuuti iyo wada hadalada dhexmaray isaga iyo xubnaha beesha Ciise, ayaa sheegaya in guud ahaan Saylici uu si duuduub ah ku ogolaaday waxyaabihii laga codsaday, isla markaana laga saxeexay qodobadan hoos ku qoran:
1. In Aanay doorasho ka dhicin gobolka Salel, gaar ahaan degaanada ay sheegtaan beesha Ciise. Ardaayada beesha Ciise ee dega Somaliland, ayaa waligoodba ka soo horjeedi jiray inay ka qayb galaan doorashooyinka dalka ka dhacay, iyaga oo hadi jeer ka doorbida inay Liis ani foos ah ka soo baxaan.
2. In Ciidamo ka soo jeeda beesha Ciise oo dhawanahanba lagu tababari jiray meesha la yidhaahda OSOOLI la kordhiyo, iyada oo qaar kale oo Jabuuti lagu tababarayana lagu soo daabulo gobolka Salel, ka dibna sida qorshu yahay la qarameeyo oo la yidhaa waxay ka mid yihiin ciidamada Somaliland.
Ciidankan Ciisaha ee Salel la soo dhoobayo, ayaa sida la sheegay waxay ilaalinayaan, isla markaana horseed ka yihiin qorshe balaadhan oo lagu midaynayo degaanada beesha Ciise iyo in laga faa’iidaysto khayraadka dhulkan ku jira, sida macdanta iyo saliida.
3. In sirdoonka iyo hawlwadeenada xukuumada jabuuti iman karaan, wixii ay u baahdaanna ka fulin karaan gobolka Salel, hadii ay gargaar dheeraad ah u baahdaanna xukuumada Somaliland u fidiso.
4. In xukuumadda Jabuuti u gacan banaanaato wixii horumar ah ee ay ka hirgalinayso gobolka Salel, isla markaana aanay soo faro gelin xulkuumada Somaliland, gaar ahaanna beelaha Gedbuursi.
Hadaba, ogolaashaha Saylici ee uu duuduub ku qaatay qodobadan kor ku xusan, ayaa waxay meesha ka saaraysaa sheegashada beelaha Gedabuursi ee gobolka Salel. Sidoo kale, ayaa waxa qodobadan horey looga saxeexay labada suldaan ee Dhawal iyo Samatar, kuwaas oo hormood ka ahaa diidmada dib u soo noolaynta Ugaaska beelaha Samaroon, kaas oo ah caqabada ugu weyn ee hor joogta in la qaato xeebaha galbeedka Awdal.
Wararkan, ayaa waxa kale oo ay intaa ku dareen in dhibaatada iyo tacadiga sida gaarka ah loogu hayo dadka Gedabuursiga ka soo jeeda ee ka socda magaalada Lawyacado uu la xidhiidho arrimahan aan kor ku xusanay, waxaana la sheegay in Gedabuursiga la tuso in aanay dhulkan xaq ku lahayn, sidaa darteedna ay madax furasho bixiyaan marka ay dhexmarayaan gobolka Salel.
Siyaasadan tacadiga ee ka socota Lawyacado, ayaa sida la sheegay waxay qayb ka tahay qorshe balaadhan oo la doonayo in Gedabuursiga la ogolaysiiyo inay ka waantoobaan sheegashada dhulkan.
Si kastaba ha ahaatee, saxeexa Saylici maanta qalinka ku duugay in beesha Ciise ay mulkido gobolka Salel iyo xeebaha galbeedka Awdal, ayaa waxay dabo socotaa tii Daahir Rayaale ku wareejiyay Ciisha maamulka degaanaadaasi, waxana la odhan karaa Saylicina intii u hadhay ayuu maanta Ciise u dhameeyay.
Harowo Desk, Boorama
This post has been viewed 157 times.













waxaan ilaah hada garan laahay Gadabuursi goorta uu hurdada ka toosi doono, maxaa idinka idiin diiday inaad ciidamo samaysataan oo dhulkiina ilaashataan………………….waar hurdada ka toosa illaahay caqlibuu idin siiyee.
salamu calaykum gabi ahaanti samaroon ila dhagaysta sheekadan oday ayaa dhalay sadex ragg wuu gabobay waxa uu arkay raggi uu dhalay oo wawaynaday maalinbu iskugu yeedhay mid walba waxa uu ku yidhi ull soo qado way soo wada qateen mid ka mid ah ayuu ku yidhi bal kala jabi ushaada wu kala jabiyay dabadeed buu hadana ku yidhi sadexdaba isku qabo oo kala jabi wuu kari wayay markaasu ku yidhi aabo hadaad gacmaha is qabsataan waligiin la idin kala jabin maayo ee gacmaha is qabsada marka waxaan uga jeeda hadii aan midawno oo isku tagno wallahi cid inaa jabinaysa ma jirto sommali oo dhan wala isaaq wala ciise wala darood wala hawiyewaxanu nahay dadka ugu aqoon badan ee somali ugu horeeya ilbaxnimo gesinimo meel walba inaga ugu horayna illahayna qowlkeena haa mideeyo ammin oo wa inaanu samaysana urur wayne ay ku midobeeen samaroon oo dhan makahiil mahad case iyo habar carfaan dad mid ah ayaana nahay walalayaal fikirkagu wa sida ee ila qaata
salamu calaykum gabi ahaanti samaroon ila dhagaysta sheekadan oday ayaa dhalay sadex ragg wuu gabobay waxa uu arkay raggi uu dhalay oo wawaynaday maalinbu iskugu yeedhay mid walba waxa uu ku yidhi ull soo qado way soo wada qateen mid ka mid ah ayuu ku yidhi bal kala jabi ushaada wu kala jabiyay dabadeed buu hadana ku yidhi sadexdaba isku qabo oo kala jabi wuu kari wayay markaasu ku yidhi aabo hadaad gacmaha is waligiin la idin kala jabin maayo ee gacmaha is qabsada marka waxaan uga jeeda hadii aan midawno oo isku tagno wallahi cid inaa jabinaysa ma jirto sommali oo dhan wala isaaq wala ciise wala darood wala hawiyewaxanu nahay dadka ugu aqoon badan ee somali ugu horeeya ilbaxnimo gesinimo meel walba inaga ugu horayna illahayna qowlkeena haa mideeyo ammin oo wa inaanu samaysana urur wayne ay ku midobeeen samaroon oo dhan makahiil mahad case iyo habar carfaan dad mid ah ayaana nahay walalayaal fikirkagu wa sida ee ila qaata
wara lawuwu makh nodo ciise halkudaga cise wajabuutisaylac iyolowyecad wa dhulsamaroon
MAXAD CASE HA NOOLAADO .KA NAXOOW NAFTA WAA
salaan
marka isku soo wada duuboo waan arkay comment aad sog aliseen dhamaan midba sida uu ku hadlayba waxaa mihiimadu tahay,dagalkii sokeeye ee isaaq iyo ciise iskaashadeen xariirad iyo saylac inta ka dhaxaysa anaa u talin jiray isaaq iyo ciisena garbaale ayaan iskugu geeyay, ma u malayn imika oo aan dowlad haysto in dhayal wax layga qaadan, ma umalayn saylaci oo ahaa kii noo suuro galiya shalay ee dekada saylac ilaa xariirad in aan xorayno ee shadaalka iyo raashinka ila daba joogay ee boorama iyo cadan isku xiray ee ogaa 480 wiil ee u dhintay xeebaha e ahabr xusen in uu dhayal wax ku saxeexo???
ayada oo aan maxad case kaleba laysa soo gaadhin,
ciise waa rer abtigay dagalkisokeeye ayay nagu qaldameen oo shir aanu la galnay 1989 meesha loo yaqaan qadar iyo ilyaas markii SNM tu soo gashay saylac iyo xeebaha ayaan ku nidhi abtiyaal ragan isaaq ayaan is haynaaye hanoo raacina waayahay ayaan isla ogayn jeexoo ahaan juiray gudoomiya kaam kii quxootiga ee darbi xoore ayaa nooga danbeeyay oo ciise dagal gali ayay waa ka naanaasiyeen oo waa tii ay xaal iyo rali galin arinta ka bixiyeen waxaana hadana lagalay shirkale 1991 magalada c/qadir waxaanu ku heshiinay in xudooda noo dhexeeyaan, raali galina way ka bixiyeen waagii hore gofkii ay naga galeen meel aan kala tegnaan runtii majirtoo jabuutiba waynaga dhexeysaa sidaa darateed ciise wa re abtigayo k darsoo gacaltooye badana waanu nahay waanu isdhalnay wax aaan la dhaafi karin ayaa noo yaala ee dhalanteedka dadka waxmagaratadaa run hamoodina ilmo adeero yaaal ,
sida hada muuqata waxaa dhici doonta in cadaawad aad ciise gashataan raan sida xun u hadlayoow ay idiin gaar ahaato oo aadan awr kiisa jabuuti uusan tegi karin ilayn awalba magacayga ayaad ku marijirteeen meeshaa in farta lagugu fiiqoo oo sidii ragii gabiilay lagu laayay,lagugu gowr gowraco ayaad wadaan ayaan filayaa, markaa umada alah ayaa wada dhigay mabdaqadan ee ilaahay u so noqda inta xumaha wadaay
cumar xadaari
Beelaha max’ed case maaha mid dhulkeegu gorgortan gali karo maha nimankaasi makaahiil oo gabiley maalin walba lagu gawracayo . Beelaha max’d case dhulkan saylac iyo xarirad iyo agagaarkeda iyaga ayaa iska leh sideed boqor oo max’ed case ah ayaa ku aasan saylac ma nihin dad ay abaari keentay ama dad reer guuraa ah waa dad dagan magaalooyinkaa waanad aragteen. Ciisahana xuduud ayaanu leenahay xuduuduna waa xadka s/land iyo jabuuti ama siliga faransiisku dhigay. Ciise waa abtiyaashay waanu is ogolayn waayo waxa la yidhi oodi ab ka dhaw lakiin waxa isku kaaya diray daahir rayaale oo dhulkii max’ed casaha maamul uga dhigay .balse maanta maaha ayaamihii daahir saylac iyo agagaarkeedana waan haysanaa waaney iska tagayaan dadka maangaabka ah alla mahad leh
hadaanu nahay cududa ugu weyn beesha samaroon cida iyo aan soo fara galisa badaha talaabo sharciya ayaanu ka qaadi doono waa balan tasi ogaada ama ciidan keen ina geelay ama
Anigu waxaan ka tafiirmay foolxumo katiiray dabiga ha lajoojiyo makaahiil cayda ka daaya waa rag is kaafiyay , waa super power cidii soo Hoos gasha reerkasi dabi dhaf ilahay ha loo waydiiyo alla Wayne waa dad awood leh, balse malintay kacaan waalagu kala guuri, ee nabad ku daaqa
anagaanu dhulkaan u joogna oo difaacayna ilaa dhibicda u danbaysa ee dhiigayaga ayaan u horaynaa….. fulay yahay
adeer anagaa cise iyo waxan wasna ayay dhul ka qadayaan, way riyoodeen walahi, naagaha xun banaanka u soo baxa waxba dad ha ku soo gabaninee……..motherfuckers! ciise badiye ilaa ciise baadiye
waar maxamadcase cid dhul ka qaadi kartaa ma jirto,waanu isku filanyahay horena waxbaa looga qaadi waayey iyadoo xaarkan makaahiil ee walaalka beenta ah aniga ii sheeganaya cadaawaha la jiro. waxanan ognahay in isaaq iyo ciise maanta iga xigaan makaahiil uraaye, dadku waabay isdilaane iyaga ismana anaan dilin, wuxu makaahiil ugu neceb dunida korkeed in maxamadcase dun go’ana habeen iyo maalin way ku ducaystaan, wax gaara oo maxamadcase u geystana ma jirto. waase yeelkiin habaarkana horaad Ilaahay uga hesheene mar labaad isla hela, falka iyo sixirkana marlabaad isla hela
yaahuu, yaahuu , yaahuu
kan harawo qoraa malaha wuxu u haystaa in cidi rumaysanayso waxan u shabakadda ku soo qorqoro. waar xuaan mooyaan iyo qabyaalad iyo naceyb ad gadabuursiga dhex dhigto mooyaane, wanaag iyo kheyr inan cidina kaa sugayn waayo waano iyo waxsheeg horaa lagaaga waayey nin daamiir lana a tihid oo wanaagga iyo xumaanta kala garanaya ee waa adiga iyo nasiibkaa. Allaha ku soo hadeeyo bal waa maqribe.
anuu waxaan aaaminsahahay in isaaq la iska eryo xabad la iskaga eryo anigana la iga dhigo hogaamiyaha ciidamada axmad guray ee adal empire
hadii wadada laga leexiyo dhul aan garan waa yoomal qiyaamihii oo dhacay….wax makaahiil lagala tashana la samayn maayo ilaahayna wuu ogyahay taasi,arinku yaanu intaa aad ku kaftamaysaan ka weynaan hadii kale dadkii idin yiri camaradaha waad iskaga baahneydeene kasoo yara bax baxa ayaa idinku soo maqan dhulkana ilaashada dhulka aan sheegayona Makaahiil ayaa ka masuula inta ilaahay ka sokaysa,,waxaanan ku helayaa wadada hada ii soo socota hawshii jabuuti aan kaga tabanayay oo waala i arki doonaa anigoo makaahiila….caruurtiinan aan siyaasad garanayn u taga wax garadkiina inkastoy kuwii runta ogaa idinka dhamaadeen…..mahadsanidiiin caruurteyda dhamaantiinba
waxana balanqaaday maalgelinta wadada borama iyo jibouti tawda turkiga dhawaana zaylac ku yimid booqasho gaaban waa wax lagu farxo
war farxad leh ASARDA maamulkeedu wuxu cadeeyey in jidkii BORAMAiyo JIBOUTI isku xiddayey la bilaabl doono iyo meelihii muhhiimka ama taariikhiida ma guuraanka ah ee ku yaal caasimadii gadabuursi zaylac.guusha Alaale iyo dhalinta samaroon.wadada cad hadii laga leexiyo magaalooyinka xeebaha ee samaroon waxay u muuqataa cuna qabatayn samaroon xaga is gaadhsiinta.
Waar maxaa loo samay sanayaa “WADADA CAD” EE HARGEYSA KA BAXDA. WADADANI WAXA MARAYSAA XEEBTA, WALIBA WAA LAGA LEEXIYEY LUG-HAYA.
JIDKAAS OO AH KA ISKU XIDHAYA BEELAHA DHEXE IYO JABUUTI, ADIGA WAA LAGAA KAAFTOOMI. HA DHOW JABUUTI WAXA KAMA KEENI KARTID, BERBERANA WAA LAUGU NACA-DHIIJIN.
SHEEK HALKA AAD KA BAXAYSO.
HURDOW TOOS, HADDA, HADDA MARKA HORE JIDKAA ISKA JOOJJI OO INTA UU KAA MARO AYAAN LOO OGOLAAN.
WAA DIGNIIN, WAA DIGNIIN, WAA DIGNIIN.
MAR UUN MADA KOR HA LOO QAADO, AYAAN GABI IDINKU DUMIN INTA AAD ISKU FOORARTAAN.
darbi samaroon
nin yara waalan ayaad tahay waayo meel laguugu soo hagaago ma lihid maalin m.case ayaad caydaa maalina jy maalina h.carfaan nin suuqii sanca gaajo ku hayso oo marba qofkii shaah u shuba qoladiisa amaana ayaad tahay macno buuran ma lihid laakiin baryahani ina sh faarax maxa ku daba dhigay oo aad kii wax ka sheegaba afka ugaga boodaa
DarbiSamaroon ma caayo Maxad-Case waa tolkay ee u badheedh sxb hadaad doonayso inaad caydo maxadcase magacayga DarbiSamaroon haku caayin tolkaye qoto ilaa qoto badheedh sxb oo ii dhig magacayga ilayn waad ka baqaysaa maxadcase markaasaad doonaysaa inaad aniga colaad iyo qudhunka cuqdada ee ku haya aad ii galiso sxb ii dhig magaca maxad casena mardambe ha caayin qotooy waa tolkaye.
waar dadkani may waalan yihiin waar saylici ma isgaa wax saxeexi kara oo awoodaas baleh heshiis lakala saxeex day ayuun buu xadhiga kasoo jarayaye !!!!!!!!!!
Walaalayaal hadal badan haan ma’buuxsho calaacalna badana wax soomasido markaa waxan la hadlayaa inarag oo samaroon ah waxa looga baahan yahay inaa gacan mida layeesho fikir mida layeesho muruq mida layeesho oo intu arinku siidheeraan oo meel lagasoo qabankarin gaaddhin waa inaa laga gilgisho oo xitaa waxa u yar inaa mudaharaado lasameeyo oo aduunka latuso oo meelwalba lagadhigo sida hafladahaba loosameeyo maaxaa diiday takale waa inaa muruq iyo maalba lasameeyo oo ka hortegta dhulboobka 20 sanadood laqorshaynayay ee beelaha darifyadu ku heshiiyeen 1991 inay samaroon iska dhexqaadaan way ciil bada samaroon maxaa damiirkii ka qaaday may baaban yihiin malaha sidan sax ku aha samaroon waar runta ma idhii sheegaa djibouti waxa lagadhaadhiciyay ila dumarka dhulka masaxa inay salal iyagu leeyihiin waan u joogay ciisaha aan lashaqaynay oo kudhaaranaya salal markaa nin ciisa ah marku ku dhaarto salal adiga samaroon halkeed usocotiin waar sidan sidhaanta laga keeno oo guri walba oo samaroon ah maal iyo muruqba inaan laga baryin ilayn waa muqadis inaa dhulka laxoreeyo maad ilaydeen markii djibouti raga samaroon lagu cadaabijiray fishtii dadka lagu xidhijiray waxan is idhaahdaa iskadaa webseeyada eegistooda ciilbadanaa hada isma haynkaro oo waan soo galaa markaa allah ayaan u baryaa habeen iyo dharaaar inuu cadowga oo heshiiyay naga qabto aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiinnnnnnn vive samaroon vive midnimo vive guul samaroon je vous souhaite bonne coura “SAMAROON SACIID”
Khadar
Ina adear khadar Samaron dhalad ah baa tahay. Waad Iga foortay
Nin garaad bad an oo niyad fican baa tahay , waan Iska yar kaftamayee
Inta a waan ogahay
waan idinsalamay dhamantin, waxan maqli jiray,doqontu isha walaalkeed bay leedahay ee cidkale ma aragto, shame on you samaron all off you
dhanwalba lahaystayaal baa ka tihiin oo aad idinkuni is cayaysaan mad dadka kale ku mashqushan intaad idinkuni is eegaysan macno ma samaynayso samaron itobiya ka yimid iyo mid jabuti ka yimid iyo mid somaliya ka yimidba dhaman waxaynu nahay same blood
meelkasta oo aad jogto iyo meelkasta oo aad tagto you are samaron cid makahil ama maxad case ama habar cafan ku taqan ma jirto marka waxan odhan laha ha isku habsamina ee meel sare eega,cayna waxba ma soo kordhiso hadaad nintolkaya caydana adaa is cayay,sidadad isku xorayn lahayden falawged gala ee aad dhulkina lagu mormayo u dhacsan lahayden,xiniinyuhu ka kugu yala maha ee waaka ku garab yala nin aan garab lahaynina ma qabiin an walaalo lahaynina waxba noqon mayo
waxan ku so kobaya wanaga samaroon halaga taliyo
ninku samaroonkale uqdad u qabowna waxa kula gudboon intad cayayso tolka qori qado oo la dagalan ama ka argoso cay nin raga loga fican nin raga nabad iyo dagal ayayna uga dhaxayn
Samaroonoow iska jira Dad aan dan inii ahynbaa idinku dhexjira oo cayda idiin miisaya.
Iska dhaafa dulinimda.
Etoobiya Ciisaa dega.Isaaqbaa dega Samarooonna sidaa uunbuu ka mid yahay.
Samaroon waa samaroon Nina nin cAARO MA DHEERA.
Sheekada layndiin soo dhiibayo. iska eega da ka isku kiin diraya.
Waa Hubka qaada .
Mahamed CASE WAA WALAALKA MAKAAHIL
Waxba inagama galin Saxeex iyo Rayaale ama Zelici.
Hubka qaada dhulkiinana daafaca,oo u dhinta.
Baadhitaan socday 12 Bilood,waxaa lagu ogaaday inay Habar cafaan wado kala qaybsanaanta Samaroon.
Waxaa lagu ogaaday Inay dhawal iyo Suldaan Samater,wataan qorshaahan laka qaybsanaanta.
Makaahiil,waa Maxamed case walaalkiii.
Ogaada taa oo meel kuda dhinta.
Nin caytama iyo nin calaacalaba meeshani taariikhbaa qormeysa. Taariikhdu waa ma guuran, waa raad reeb. Maantaa bari noqota, shaleybaa maanta ah. Ku tusaala qaado Djibouti oo maanta Samaroon waxba ku haysan iyo doraadn ay taariikhdu leedahey igaa ugu tunweynee ciise, canfar iyo isaaq. Cafaaltanku waa xeelad hoose waana laga gudbaa taariikhse lagama gudbo iyadaa wax kala hagta. Ma laga yaabaa in Salali noqoto sida Djibouti. Saylici iyo Reyaale hadhow waxwalba dusha ka saara. Hadii shaqsiyaad wax saxeexaan xirgalintiisa iyo ka dhidhigiisu bulshadey utaalaa. Shaxdu waxa weeyi marka la ini kala sooaro mid noqdo makhaakiil minda M.case waxa fududunaaneysa in labada beelood eed dhexdegtaani isku joogsadaan. Waananu aragney dad hada ku doona xeebaha Ciise iyo isaaq wey isgaadhaan.
KKKK ADUUNKA ILAAHAY MARBAY IDO KU JIIDHAAN….dhulka aad ka sheekaynaysaan goormaa la qaatay,,,kkk,imika ayaad odhanaysaan ina riyaalaa bixiyay,waad ogaydeen ceelbardaale in guurtidu reer xareed siisay lkn REER NUUR ma yeeline waakii futada xabad kala dhacay….walee aad baan ugu faraxsanahay in dhulka laga qaato,qudhun weeye intay makaahiil daba ordayaan ayaa dhulkooda lala kacay…KA GURA IDINKAA KARIYEE,GARAWGA MUUDH MUUDHAY
Anagaa wax aragnay maantana ma magacaygii ayaa lagu murmayaa waar wiilkan yar maxaa igu daba nabay ee mar walba uu magacayga ugu dhaganyahay walee anagaa wax aragnay.
Midna ogaada Bulshooy Maxadcase dhulkiisu aniga iigama duwana ciise iyo isaaq dhulkooda.
Raalina ka ahaada xariifkan iska dhigaya DarbiSamaroon.
Ilaahay markuu qoom dulleynayo kolba ka ugu doqonsan ee ugu jilicsan buu hogaanka u sakhiraa.
Marka uu ilaahay qoom cisaynayana ka geesiga ah ayuu hogaanka sare u sakhiraa markaasay umadu cisi iyo sharaf yeelataa.
markuu ilaahy daahir madxweyne inooga dhigey ee uu saylici oo wax ilaahay abuuray ugu doqonsan ugu jilicsan oo hurda xilka u sakhiray ayaan baaba’nay.
Suldaano iimaan la’aan iyo doqoniimo isku darsaday waa dhawal iyo samatar markuu ilaahay habarta iyo odeygeeda cimaamada u saaray ayay iyaguna baabaeen
salaamu caley kum
waxa salamayaa dhamaan samoor siciid
waxaan dadka aan usheegayaa inay ayahooda ka tashadan oo dhinac wada hadan hadii kale waxa iga balana bohosha uu samaroon ku dhaco inuun ka soo baxay daaiman taas ayaa balana
waxaan dadka aan usheegayaa inay ayahooda ka tashadan oo dhinac wada hadan hadii kale waxa iga balana bohosha uu samaroon ku dhaco inuun ka soo baxay daaiman taas ayaa balana
inanka khadar la yidhaa adeer seeraha reer nuur iyo reer xareed waligaa iska ilaali waanku dhawrayaa oo waxad tahay wiil soo koraya.
ABDI GUUREY
HADII MAXAMED CASE GAJOODEY,
TOLOW ADIGUNA WA SIDEE XALKAGU?
KUGU FOGAN MAYEE SAMARON ADIGA
LAGUGU XANTA REERKA JANBADA SITA
EEN WALIGI GAJO KA BIXIN.ANAGA KANOGU
DAMIIR XUUN,KUMA DHACO INU WAXAS KU
KACOO EE REERKINA BAL KA BADH WAAD
KA HEELI KKKKKKK
waar nabiga ku saliya oo dee waar waxan joojiya yaa idin yidhi wuu soo saxeexay waar dadka ha waalina miyirka qaba taako samaroon nin bixin karaa ma jiro laa makaahil laa mahadcase dhulka ummadbaa leh layidhaa samaroon waar maydaan arkayn xero dawladeedbaa ciidankii snm isaxaaq naaraha ka waraabiyey hargeysa gudaheega idina waxad ka hadlaysaan xeebaha samaroon.zaylici wuxu soo indha indhaynaye dikhil duuda dameerjoog iyo dekadii awowyaasheen ay sameeyeen ee ka saxeexay franciis (FRENCH SOMALI COAST ) waxa ka saxeexay geesiyadii samaroon xaji diide zaylic and so on.markaa joojiya warkan dacaayada ah een caantaynka ah ee la soo boodaysaan .cidii farfaraysa iga waloon suldaan sanbuur loogu tegay.
Hadii ay arintani dhab tahay waxay mideyneysaa Beesha Gadabuursi oo in mudo ahba dhextooda isku mashquulsanaa… Marka Anigu waxaan lee yahay Waa In sida ugu dhakhsiyaha baddan loo hirgaliyo Dowlad goboleedka Gadabuursi ee Awdal State si Deegnada awdal oo ilaaliyo dalkan loo hore maryo waayo hadii aad maamul samaysatid Beesha Caalamku Si toos ayeey kula macaamili cid ay ku Mareysii ma jirto..
SUQRA
Anuu ma qorin commentiska hoos ku qoran magacayga mid xunoo kaalaxa oo aan garanaayo ayaa qaatay waana mid aan ku noqday laf-dhuun gashay oo iga dhalaala markuu arko magaca DarbiSamaroon.
Nina dhulkiisa lagama saxeexi karo Maxad-Case sanadka inta Zeiylici joogo waa inay Vote-ka doorashada golaha deegaanka cod aan la arkin oo la maqlin ay kaga qaadaan cid kasta oo sheeganaysa gobolka Zeiylac sanadka ayaan ogaanaynaa awooda iyo siyayaasada besha Maxad-Case ee ku wajahan gobolka Zeiylac anaguna diyaar baan idiin la nahay hiil iyo hooba walaalayaal dhamaan Samaroon way idin garab taaganyihiin markasta iyo meelkasta.
Madax case
Gaajo Iyo haraad ayaa babiiyay,waxba yaan loo fiirsan waxooga yar e
Xinka ah ee Ku jira,CUDUDII Samaron Waa makahil ( maraykan)
Dhulka dayeerta halaga rido
Aad baad u salaamantihiin akhristayaasha sharafta leh Commentiska hoos ku quran waa mid la iga been abuurtay anuu wax shaqo ah kuma lihi,Nin xun ayaa qaatay magacayga DarbiSamaroon ee hala ogaado.
Zeeylici waan ogahay oo ma saxeexi karo waxan oo hagar daamo ah waa nin muwaadin ah oo ku dhashay Zeiylac Dahir Rayaale ayaa ka masuula waxii ka yimaada gobolka Zeiylac isagaana hore u iibiyay gobolka oo Ciise ka iibiyay markaa waxaan u sheegayaa beesha Samaroon inay dhulka hodanka ah soo ceshadaan gar iyo xoog mid uun.
nayaa ina sheekh faarax shaydaan .maxaa awdal kaa galay orod oo jigjiga bacda ku xaar makaahiil oromo .isku dir itoobiyaan kama weynaado .
Waar Maxaad, case gaajo Iyo haraad ayaa babiiyay samroo
Ha u gurmado si aan dhulka looga qaadan
Jaahilnimada siyaasada ka haysata gadabuursigu waa ta dhaxalsiisay kala qayb sanaanta beelaha walaalaha ahee wada dhashay ,hadii ay bulshada walaalaha ahi isku tiirsan waayaan oo ay midoobiwaayaan waxaa yaraata awoodooda taasina waa ta imika haysata gadabuursiga , caadifad ayuun baa ka hadlinaysa dhalinyarta laakiin hadii aanay dhalinyarta gadabuursi ka dhiidhin kala qaybsanaantooda waxaa laga yaabaa in jiritaandoodu khal khal galo ,,, daahir riyaale iyo cabdiraxman saylici hadii ay waxani dhab tahay waligood laga yeeli maayo waxaanay xisaabsan yihiin maxbuus , maxbuuskuna cod ma leh ,saxeexiisuna ma shaqeeyo labadaasi nin waxay isku haystaa masuule waa maxbuusiin
fuck all the shit ciise waraabe and makaahiil ,,habar carfaan and maxad case will be the super power for the west north somalia form maqaaxida inanta ee hargaysa antill kaartee kaat
abuu maqas iyo daahir duufleba dhulka way bixiyeen hadana wuu bixinayaa , basle yaa u maqal samaroon?
saylicigaa toxobta leh waan ka filayay inuu dhulkiisa iibsanayo saylici wuxu ku soo korey gaajo oo bakhaarkii xassan xadi waa kii jawaanada toli jiray ee xaataa iskoolkii uga tagay bakhaarkaa markaa iska daa saylace walee hadaan la iska qaban samaroon oo dhan uu iibsan,,,,,,,,,
DARBI SAMAROON
WAXAAN KUU SHEEGAYAA NIN WAXAAD AHAYD AFKAAR FIICAN SOO QORO LAAKIIN ISBADEL WEYN AYAA KUGU SOO KORDHAY ILAA INTII UU SIIRAANYO HOOS FADHIISTAY GEEDKA DILAAD
WAXAANSE U SHEEGAYAA ADIGA IYO INTA BEESHAN KU SOO CAYTAMABA BAL SOO BOOQDA
OODWEYNE NEWS
QABIIL CID LAGUMA CAAYO QABIILNA LAMA CAAYO KALIYA FIKIRKA AYAA LA ISKU WEDAARSADAA NINKA KA BAXA FIKIRKA FIICANA DADKA KA SHAQEEYA WEBSAYDKA AYAA KA TUURA
DHAGAHII ALA WAANIYO AYAA WAANSAN NINKAN MEESHA LEH WUU DIIDAY IN UU QASHINKA KA REEBI AMA KALA SAARAO DADKA CAYTANAAYA IYO KUWA FIKIRKA NADIIFTA AH DHIIBANAAYA WAASE NASIIBKIIN IYO AQOONTIINA
IN AAD IS NASAB CAYDAAN
OOD SADEX ODAY OO WALAALO AHAA KU KALA SHEEGTAAN FARIID IYO DOQON
MIDA KALE MIYEYDAAN ARKAYN CADAWGA IDINKU HAREERSAN
WAXAAD TAHIIN
DOQONI KAMA TAGTO TOLKEED IYO NIMAY TAQAAN
CAR BAL HOOS U EEGA DHULKIINA WAXA DULMI DUL HOGANAAYA
asc wr wb dhamaan waan idin salaamay abtiyaal. marka hore waxaan ka war galinayaa nika maqaalkan qoray iyo ragga dooda kujira ba in dhulku dhul ilaah yahay intii kaso kaysana dad dhigay’ciisana dhaqan uumaha dhul uunan lahayn in uu ku marmo’laakiinse waa la yaqaan nika ku xiiqay dhul uunan lahayn.anu cidna caayi maayo ama isaaq ha ahaato ama gadabuursi ha ahaato waayo muslimka oo la caayo waa faasiqnimo’dhaqana uma lihi’raggana waxa uugu liita nika ku mashquula nin aananan warba ka hayan ! sidaa daraadeed nika dhulkan sheeganayow iska sheego’sababtoo ah sheegasho lahaansho ma noqoto ee xor baa tahay ‘balse mid uun ka digotoonow fitnada’dhulkana si nabada iskaga daaq ama Djibouti ha ahaato ama Zailac ha ahaatee. taariikhda cida dhulka lehna hadaad rabto iyada oo hor dhac ah waatan wixii intaa dheerna kaydka taariikhda ka raadso.
History !
The Eesa, probably the most powerful branch of the Somali nation, extends northwards to the Wayma family of the Dankali; southwards to the Gudabirsi, and midway between Zayla and Berberah; eastwards it is bounded by the sea, and westwards by the Gallas around Harar.
By: Richard Burton
waad salaaman tihiin abtiyaal
from lawyacado to gabiley is our maxad case land waxa ku nool ee kalena waa marti ,,, alle ayaa mahad leh dhulna ninkiisii ayaa iska leh nimankan makaahiil gaar ahaan j.yonisna waxan leyhay dacaayadan raqiiska ah ma loo baahna ,, riyaale oon damiir lahayn ayay waxan aad sheegaysaan ka suurtoobeen maxad case kan ugu damiir xumi waxas kuma kici karo .
Dhulka maxadcase ha qaato ciise waan ku faraxsanahay cadowgaaga cadowgiisu waa walaalkaa
Welldone Ciise .
waar haddba war ayay sameeyaan makaahiil.adeer saylici dhul maxad case ma saxeexi karo waana hdhulkiisii nina gurigiisa nin ma siiyo.waxa lagu heshiiyay in maxad casaha jibouti lasiiyo kuraasi kabadan kuwa hadda,inaan salal jibouti ka hadli karin balse caawimaad haday noo wadaan lasoo dhawaynayo ,iyo in dorashada lagu kala baxayo cod {one vote one man] iyo in xiriirkaa labada dal la xoojiyo
Gadabuursi nolashiisa haa ku dhameeysto hawaawi soo jeed ah waar saylac gormaad yelateen gormaad kaa sootaliseen od ku sheganaysiin 1960 marki soomali uu ku horeeysay dowladniimo ciise ayaad lagasoodortay saylac iyo lughaya ee maa websitekaa aad ku qoortaan ayaad ku sheegataan dahir rayale iyo saylici iyo kuwa danbee ee filaysaan inn aay imaandoona midan waax kabadi maayo saylac iyo lughaya waa dhuul ciise ee iskaa hawawiyay xoor ayaad uu tihiin hawaawika sarajooga aad ku hawaa winaysan reer caloo xuumoo xuumaan ciise ayaad uu dhimaanaysiin.
Buufiye runta kuu buufii reerkan.
waxa iga goo aan hadan maxamed
case aan ahay iin beesha ciise ay
ogalatoo iin aan anigu ka ilaah
ahay degankan . makahil waxan
leeyahay waxad xasusatan suldanki
cafartuu intu joogey seylac iyo ugaski
ciise intu joogey.Faraaq weyn iya uu
dhaxeya.Adigoo makahila iya degankagi
reer xareed kugu bireyneysa.haa hadlinaa
qoootiida ma dhantanee.Shuut the fuck up.
SAMROONOW XALA LULA DHAGAYSTAA
DICTATORKA CALOOSHA WAYNEE ISMACIL BOBARD WAXA LAGUU BADAA IN GOBOLKA AWDAL LABO LOO KALA JARO OO 10% KA CISAHA SOMALIYA DAGAA DUL U GAAR AH LA SIIYO.
CAQLI XUMADIISA WAXAAYDAN OGAYN DHAMANTIIN IN DHULKANI SIDII UU KU JAR JARAY GUMAYSIGII INGIRIISKU AAN LAGA BADALIN KARIN.
WAXA KALOO JIRTA IN ISMACIL BOBARD AAN CID ILAHAY ABUURAY OO U SEXEEXI KARTA GOBOL CUSUB OO SALAL LA YIDHAAHDO AANAY JIRIN ILAA XATA DAWLADA SOMALIA KU DAROO. INUU CAGADO BIYA KA DHURTO BADANA KALUUNKA KA XALUFIYO MOYEE CALAF KALE INANU KU LAHAYN WA LA WADA OGYAHAY.
DAMBINA MALAHA NIMANAKAN SAMAROONEE SIYAASIYIINTAA EEN ODAY KA DAMBAYN UU LA TASHADA EEN UGAAS IYO SULDAN MIDNA KA DAMBAYN, DHULKA SAMAROON ILAHAY BA XAFIDAYAA RAG U NOOL OO U SOO JEDA OO DAN KA LIHI MA JIRAANE ILAAHAY BA U NOOL. TAAKO ANAY LAHAYNA CIISE QAADI MAYAAN WA LA IS YAQANAA.
Mohamed Dahir sheeko xunbaa tahay sxb,xiligaad odayada ku meerasanaysay ayaa la gaadhay,nacasoow aduunka oday kama shaqeeyo,dhalinyaro ayaa ka shaqaysa meel kasta..jaahil nimadu waata odayada aad u caydaan markasta…waad ogayd snm markay baxaysay dee oday kuma jirin,laxbaa tahaye waxaad hayso badka soo dhig odayada afkaaga qudhmuun ka weeci
waa si fiican waayo daahirba waakii sidoo kale laga saxeexay oo lacgyar loogu badalay
markaa dad wada hoori ah ayaa samaroon madax u noqday
shacabkiina wax aan sidaa u buurnayn ayey ku kala dhinteen oo dad wax magarato ah oo wax ma urioyaal ah ayaa dhecbooda iskuna diraaya balkan eega wabdaydka leh oo tolkii in ay coloobaan meesha u furtay
maxaan ugu hiilin walaalkay ama qadiyadayda marka aan arko qabiilkayga oo la caayaayo
saylac baad sheegiye booramaa lagula lee yahay war hadaydaan jiifka ka kicin oo aydaan xoog idiin gaara samaysan marba mid coona ayaa la idiin adeegsan
ma daahir,cabdiraxmaantolwaa iyo cabdiraxmaansaylici ayaa is dhaama waa niman dadntooda uun meesha u joogay oon dan ka lahayn dhulkooda iyo dadkooda
waar kan coonka ah ee saylici way ka suurtawdaa oo caqliku filan malaha ee aaway dadkii gobolkani miyay dhamaadeen
dhulka ciise male gadabguursina male waa dhul soomaliland zaylicina geligii go aan kama gaadhi karo ja buutina waxa cashr ugu filana dhac dadii hal maalintii dhawayd hal mitir ma soo geli karaan iyadoon waxba ka ogayn xukuumada dhexe waxaan kamida go’ aamadii lagu hashiiyaysin aanay soo talaabi karin iyada oo aanay ogayn xukuumada dhexe waana yqabalayn qaldkoogiina waa ay qaateen…..mee godoomiyihii gobalka selel xilkii baa la ga qaaday qalad kii uusameeyay awgii ……..eesh calaa dawla
Gadabuursi makala maarmo oo waa ul iyo diirkeede
hadday odayaashii innaga xumaadeen,maxaa diiday in
dhalinyaradu gacmaha isqabsadaan ooy u halgamaan dhulkooda iyo Dadkooda maalinba qayblasheeganayo qaarna lalaynayo?