Harowo.com

Dib u sixid:Ogeysiis ku socda Qurbo-jooga Awdal, Salal Iyo Gabiley ee ku dhaqan Holand

HAROWO.COM
Dhamaan dadweynaha Awdal, Salal iyo Gabiley  Ee
ku dhaqan Holand waxa laga codsanayaa inay
kasoo qeyb galaan shir ka dhacaya DENHAAG
 Sabtida berri taariikhduna tahay 29-Dec-2012
Cinwaanka ama goobta shirku ka dhacayo
Delftselaan 12
2512 RE Denhaag.

Gudiga qaban-qaabadu waxay ka cudur daaranaysaa taariikhda oo naga khaldantay ogeysiiska hore ee aan bixinnay


This post has been viewed 33 times.

camud

Posted by on Dec 28 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

1 Comment for “Dib u sixid:Ogeysiis ku socda Qurbo-jooga Awdal, Salal Iyo Gabiley ee ku dhaqan Holand”

  1. fadlan hno waxaaad noo soo qortaan lanbarka tellphonka gudiga qaban qaabada ama cida hawshaas wada

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH