Harowo.com

Dhulkaaga oo aad sahal ku bixiso silic baad kusoo ceshataa

Marka hore waxan salaan qiimo badan usoo jeedinayaa dhamaan bulsha waynta sharafta iyo karaamada leh ee ku dhaqan gobalada Awdal iyo salal iyo gabilay, gaar ahaan reer Saylac iyo dhamaan saxaafada sharafta leh ee u heelan markasta xaqiiqda iyo waaqaca ka jira dalka in ay u soo gudbiyaan bulshadooda hadii aan u dhaadhaco mawduuca iyo u jeedada maqaalkan uu xambaarsan yahay.

Taariikhdu waa maguuraan mana aha wax qofkastaa sida uu jecal yahay u dhigan karo ama uu mala awaali karo balse sida mudooyinkan danbe ka socota dhulka ay bulsha wayntaa aan kor ku xusay ay dagan tahay oo lahaan shihiisii morame la galiyay, taas oo ay ugu wacantahay markii ay ku casuumeen cid aan u dhalan taariikhdooduna meel ka soo galin. nin inani keentay uun mooye si sahalana loogu dhiibay masuuliyad ayna xaq ulahayn ee degaankaa saylac ee maanta ay ku mormayaan abtiyayaal waxa aad ka hadlaysaan waa hada saylac ee maaha jabuuti in aad ka hadashaana xaaraan bay idinku tahay cida idin ka dhagaysatana kaba daran
sida ay nu ogsoonahay magaalada saylac waa magaalada u da,da iyo taariikhda wayn gaiyiga afka soomaaliga lagaga hadlo iyo afrikada bari aan idhaahde taas oo layaqaan cida asalka u leh ee deganayd hadana degan
hadaba waxa uu maanku liqilaayahay dadkan maanta ka hadlaya ee sheeganayaa ma shacaabiga bada ayay la socdeen. hadiise ay degan yihiin mee codkoodii ilayn dalka doorasho ayaa ka dhacday waana latar tamay cid cid ku casuumaysay mansab ay heshay ma jirin nin iyo fartiisu waxa ay u goyso ayay ahayd dadkii deganaana waa ku waa ku soo baxay hadaba marna ba dhici mayso inta nin samarooni nafku jirto in aad saylac danbe ka hadashaan in aynu ka wada hadalno jabuuti mooye cida arinta saylac gorgortan galisa ee samaroonina maaha samaroon ee DNA halaga qaado hadii uu noqdo samroon dhagax halagu dilo.
Alaa mahad leh
Eng.Mustafe xasan maydhane
switzerland

This post has been viewed 233 times.

camud

1 Comment for “Dhulkaaga oo aad sahal ku bixiso silic baad kusoo ceshataa”

  1. gartii ciilkii sheekee kagureena hiinraag isma gayada sheekadu saylac way ka wayka wayn tahay

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH