Harowo.com

Dhegeyso Marwadii Habar Cafaanta oo Markii uu Qadhaadhku Qaaday Isku Dhex Daadatay

[flowplayer src='http://harowo.com/wp-content/uploads/2012/05/Caydii-x-Miisaan.mp3' width=400 height=300 splashend=show splash=' http://harowo.com/wp-content/uploads/2012/05/amaal-x-miisaan.jpg' controlbar=show autoplay=false]


This post has been viewed 13 times.

Play

camud

97 Comments for “Dhegeyso Marwadii Habar Cafaanta oo Markii uu Qadhaadhku Qaaday Isku Dhex Daadatay”

  1. Anonymous

    gabadga kadayaa caydaa

  2. ala maxaa dad camal waayay meesha ka buuxa intaasoo dhan maxad qof ufalan qaynaysaan dhamaantiin insane ayaad tihiin ayaan filayaa

  3. Caateeye saqiir

    Maxaad case waar inanteenii ayaa lagu rifayaa website yada isaaqa tan yaree ina xaar miisaan haku xiiqina kuwan u jawaaba.

    http://www.togdheernews.com/v2/?p=24265

  4. amaaal naagwaybaad tahayee tasbiixso oo caruurtaada hayso sidaada oo kale inay kaa noqonee ALLAH na u noqo oo cafis waydiiso sida aan arkayno waad qaldamtee waar adna waa walaashaa oo kale iska cafi amaaal ALLAAH ka baq oo soo noqo

  5. khadra

    Naa dee heedhe kuwani Ilma miisaan Cayda dadka ayay shahaadado ku qaateen ilayn shahaadooyin kale ma haystaane. Iyagu intay dadka caayayaan ee ay dadka isku dirayaan ayaa ka badan, intuu insha sheekh faarax soo gudbiyay. Isagu warar kuu soo daayaa is caayana ma odhan. Naa naagahan haloo duceeyo in Allah soo hadeeyo.

  6. Gabadh Samaroon

    Dhaqanaka Soomaalidu maahayn in gabdhaha la caayo.

    Gabadhu haddey qaldantay in laga daba qaldamo maaha, weliba waxaan la hadlayaa dadka ku soo gelayaa magacyada RAGGA oo waxay ahayd iney xishoodaan.

    Ina shiikh Faaraxow adiguna waxaad kala fogeyneysaa Samaroonka, oo waxaad waddaa fitno iyo isku-dir.
    Cayda noocaas oo kale ah inaad dadweynaha u soo gudbiso maahayn.

  7. A.Barkhadle.I (Aden-Cadde).

    Khaliifaw taariikhdaa waxaan uga sheekeeye.. raggii aan isku filka ahayn siduu tolood wax ugu qabteen..
    Khaliifaw Adna wax qabadkaagii wuxuu noqday in aad tolkaa u furto meel ay ku cey bartaan, iskuna caayaan….. allaw sahal……

  8. A.Barkhadle.I (Aden-Cadde).

    Khaliifaw… xidh comment bilaa clayk… adigoo mahadsan waa markii saddexaad een kuu sheego nin ad ka dayso qabiil cayga….
    Ogaw… raggii aan isku qarniga ahayn ee

    Abjad..747 boe…. ayuu leeyahay..
    Dahir habe…. Eed djib.. waa dep.. dir….. reerkii lughaya ciddi kuma hadhin ee wuu meeleeya…
    Ceeleeye Tuur.. waa safiir…
    Cadnaan… sargaal sare ee ciidanka dabagal..
    Cali x. hassan… eng.. AUN.. waa ku dhintay Dubai.
    Ahmed. Gorgor waa Regional manager. middle-east
    Aqbalimaayo iyo Xayle. djib.. buu daadku ku qaaday.
    Ahmed wali God. waad ogtahay… london..

    Marka.. gabdhahan isku caayaya netka ka daa… waxanu ma ahin afkaar isweydaarsieee…. waa ceeb…\gabdhayahaw xishoodda… ka iska dhaafa ceyda..
    ceebikuma jirto haddii qof wax is dabo mariyey la dhaho wax baa dhacay..
    kuwan difaacayaana ayayna u qaadan khalad hadii la sheego siday wax u dhaceen.. kaliya toosin baa loo baahan yahay…..

  9. SAMATAR
    WAXA HUBAAL AH IN AAD INTA AAD AMAALKU SHEEGTAYBA AAD TAHAY
    QANIIS DABADU DABACDAY UU XAARKU DABADA KA SOCDO
    DULI ILAAHAY DULEEYEY AYAAD TAHAY WAX DHINTAY OON LA AASIN AYAA TAHAY
    XOOLAHA AYAAD CAWSKA LA DAAQDAA
    AFQADHMUUN IYO FUTO QADHMUUNBA ADIGAY KUGU YAALAAN EE DHULKA KA FADHIISO BALO KULA JIDHIF LAHAYDE

  10. XAAWA XUUUUUF MIYAAD SOO TOOSTAY
    DOQONEEY ADIGOO KALE LAMA WARAMO WAAYO WAXAA TAHAY DOQONDOQONINA XUN MOOYEE XISAAB MA OGA
    MARKAA CABAADAYAA XIIQDAYAA ADIGIAY KUU TAALAA

  11. Yonis

    Subxaana laa Haweeneyda waxa kasoo baxey muxuu ahaa. Way jabisey xadkii haweenku lahaa eelagu xurmeyn jirey. Dadka xijaabtey dadka xaayaa waa dad liida oo buka. Inta noole haba is er-eryadaane maxaa daba dhigey dad ciidu cuntey. Waa dahadsantahey Amaal waxaad tahey waad sheegtey. Wallaal dadka qabiilino ku difaacaayi ha inoo joogaane anigu waxan ku difaaceyaa haween ahaan tiina wey jabixeyoo. Siiraanyo wuxu doortaa inta damiirku ka dhintey bay dadka qaarku doodi jireen tiina way rumowdey. Habo Amaaleey siyaasada mataqaanida iskaga dhexbax hadii aanad u adkeysaneyn dadka inta ku dhaliisha. Shaqsi xilqaadey eedqaad. Habo raali galin buuxdaa lagaaga fadhiyaa waxey ahayd inaad shaqsiga ku ikaato.

  12. xaawa lula

    jabaaniseeey runta ka hadal iyo arimo jira. xaged u qaylinaysa soodigan sidii amaal huudhaydh isku dhax yaacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    bal dib u akhriso waxan ku idhi inuu kaa dhaadhoco oohintaana tuwaal aad iskaga tirtirto ayan ku keni.
    na hogto halkuu samaroon ka jabay ee uu qayrki ika raaci laayahay miyanad ogayn inay tahay habar cafan iyo maxamed case laangab nimadooda

    makaahil wakaas wadanka buuxiyey doorashadii dhowayto aya la isku bartay 3000 oo qof oo habar cafana ayaa wadanka dhan joga kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    bal maxad ku hadlaysa eed kuu marmaysa.
    bal maxad tahay no sheeg. 3000 qof oo hadana wada tuugo iyo gacan dhaaf la yimiday miyad noogu fanaysa.

  13. markabo

    Bal inantan Hijaaban ee xilka loo dhiibay ayaa sidaa u cay tamaysee, maxaad ka malayni kuwa kale ee walaasheed ah ee aan xijaabna xidhnayn ee computer dul fadhiya ee waxay doonayaan iska soo qoraya. cayda beenta ah dadka ku dhajinaya. Hablo sharaf iyo maamuusle meesha ka soo caayay, waa wax la la wada yaabay.

  14. diridhaba

    lolz

  15. hinda

    way ceeboowdey amaal plz ha is casisho oo xafadeeda ha fadhido

  16. awbare

    ina sheekh farax nin dheh walahi car maa la wayay nin habar carfana oo is cadeeya oo difaca hablahooda xitaa gabartiinu hadii ay gar daran tahay waa la difacaye magacaan kale aya wataan oo is qarinayaan sida hablaha lolz CAR JIBRIIL YOONISOW habar carfaan meel sari waaya walahi in makahiil la idinka saari idinka aya habar carfaan in ay makahiil caydo keenay 50 kii halaad ku soo celya ee makahiil magta u siin jirey idinkana 100 uga dhigee ka xaaxabiya

  17. awbare

    ina sheekh farax nin walahi car maa la wayay nin habar carfana oo is cadeeya oo difaca hablahooda xitaa gabartiinu hadii ay gar daran tahay waa la difacaye lolz CAR JIBRIIL YOONISOW habar carfaan meel sari waaya walahi in makahiil la idinka saari idinka aya habar carfaan in ay makahiil caydo keenay 50 kii halaad ku soo celya ee makahiil magta u siin jirey idinkana 100 uga dhigee ka xaaxabiya

  18. KARAAME

    HABARCAFAANAY idinka cayaaya MAXAAD CASE oo iska dhigaya in JIBRIIL YOONIS aflagaadeynayo MAXAAD CASE oo ilma MAKADOOR wada yihiin oon meelna kukala tageyn markay runirun timaado. Idinka ayaa haddana cayaaya JIBRIIL YOONIS oo iska dhigaya in MAXAAD CASE aflagaadeynayo JIBRIIL YOONIS. Waanu idin fahamney ee kolba card ha la soo bixina. Waar ma xifiltanka yar ee makadoor soo dhex galay ayaad moodeen inay ku kala tageen horaa loo yidhi Gowso Abeenso gudo ka xidhiidhsan waar anaga wax sidaa u weyn oo MAKAAHIIL iyo MAAXAD CASE u dhexeeya ma jiraane waligiinba Maakhadeeya.

  19. xaawa lula

    cadnaanow shekadani waa ilaahow nin yar iga hayoo nin wayn iigu siida kkkkkkkkkkkkkkkkk
    from now on rer axamedkii karbashi yaqaanay baa loo doonaaya rerkaani yare caanteenka. anigu taan la yaabanahay waxay tahay sida ay uugu haystaan in mesha makaahil oo madaxweyne dhaafay iyo habar cafano karaniya ay tartamayaan amase maxamed case oo madaxweyne ku xigeen naasakhana ay tartamayaan. afkoogaaanay maqlayn ba dadkani malaha cidii isu level ah ba tartantee shaqiyad nimad ku faraxsantihine ku amusnaada

  20. casha

    weela samaroon beey ka dhax bilabantay ilaka dheertiii waa lo yaaba

  21. xaawa luula

    sax waa runtaa dadku marka ay kala adkaadaan ama ay xaqiiqda ogaadaan ayey dib isu jeclaadaan
    waxaan la yaabayba bootada reerkani wadaan
    waxaan ogaa bari boorame nin muusefiin ah lagu dilay oo muusefiin nimankii dilay ay raadsadeen oo suug madaar looga soo afuufay dib danbe u may hadal walahi xataa iyagoon magtii la siin ayaan ogaa iyo lacagtii white horse oo ninka la dilay siday
    mudo ka dib ayey nin reer axmed ah dileen muusefiin dhan ayaa boorame laga waayey kuwii wax dilayna 2 saac ka dib mayd iyo dhaawac ayey ahaayeen xataa dhaawacoodii reer axmed ayaa keenay magaalada hadaba waxaan ogaa reer axmed oo kaliya iyagoo ka qayliyey kana tamar yaraaday imikana makaahiil iyo jy ayey ka sheekeeyaan waar ha la is barto horta

  22. xaawa lula

    salmaay hadaynaan inagu kala hadhin meel ma gadhayno meshaan horta ha la ogaado inaanu ilahay xataa ina siimin oo dadku numbero ku kala jiraan

    1. makaahil
    2. maxamed case
    3. cafaan.

    hadii number 3 gu soo jiidho 2ka oo afka u so dhigto 1 waa rogmad markaas ha la is jiro mid akale salmaay adigu badow sanidaa kolba dhinac bad u tuuraysa emailkana iskamad badaline kkkkkkkkkkkkkk i think inad tahay habar cafaan xuno bila caqliya kolay wa aamaal iyada borama jogtoon baran sida internetka loo isticmaale kkkkkkkkkk

  23. KARAAME

    Habarcafaan MAAKHADO ma waxad bilowdeen in aad caydaan Maxaad Case ood iska dhigtaan in Jibriil Yoonis caayayo Maxaad Case wuu idin fahmayaa inaad attention ka iska jeedisaan oo markaasi MAKADOOR oo is caayaayo . Waar waa la idin fahmayaa ee Makadoor iyo makaahiil iyaga ayaa walaalo ah oo iska kaa xiga ee STOP YOUR STUPID GAMES.

  24. salma

    Xaawa Luula tolkaa ka dhin sista ogowna in Makaahil iyo H Cafaan iyo M case ayna waligood kala maarmaynin TOL WAA TOLANE xabada inaga dhiga oo cadowga ku jeediya Akhyaareey aynu ka shaqayno midnimada Gadabuursi sideebaynu iskugu soo dhawaynaa dadkan kala dheeraaday ee cadowgu ka faa idaystay

    BAL TALO KEENA OO CAYDA INAGA DHIMA

  25. Anonymous

    amal xaji miisaan waa halyee dhab ah inay caydo nijis harowo.com xaq bay u leedahayinay waayo isgaa sida dumarka u caytama oo weliba ku daba jira
    muraayada dabadeeda niinka waa khaniis waa raga la koro magac luulna iyuu labaxay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  26. xaawa lula

    MIDA LABAAD EEN U SHEEGAYO DABA DHILIFKAAAN SHALAY IYO MANTA BARARUGAY EE HABAR CAFAN IYO MAXAMED CASE SOMALIDLAND MAKHIL BA U SO DHINTAY OO U SOO HALGAMAY XAGED KALA QADEEN???? SHALAY MARKII SCHOOLKA SHEEKH CALI LA FADHIYEY EE DAWLADA SOMALILAND RAGA MAAKAHIL DHAXDA U XIDHEEN EEY DHISAYEEN XAGED JOGTEEN SOOTAAD MUCARADKA AHAYDEEN……………… TARIKHDIINU WAY QORANTAAHAY

  27. xaawa lula

    asli

    horta magaca ma istahishide soo dhig laangab ila langab la so bax jabanis iyo langab iyo nusqaan.
    secondly naa hedhe maanad xishonayn ma saylici oo disable aad moodo oo dhikisha xirsi tooriile ku hos jira ayad ledahay wad ka makhruuqden kkkkkk iyo wlaiba kkkkkkk saylici waxa la yidhaahda caruusada madaxtooyada wax masuuliyada oon ka ahayn maqaskaa uu haya ma jirto. ragii jibril yoonis ee soo maray madaxweyne ku xigeen aan kaga waramo. ina awcali karbaash siduu uugu waday madaxweynaha wadanka dhan oo kalmadiisa moyee mid kale socon wala wada ogaa inuu cigaal AUN uu ka qayliyey. hadana imisa wasaradood ba hos iman jiray miyad war ka haysa.
    ina rayaale xafidahu laaaah wa bayada wajhah. madaxweyaaha dimiquradiyada iyo karamada iyo sharafta wuxu soo maray madaxweyne ku xigeen. ma ka war haysaa inta wasaradood ee uu haystay iyo inuu waliba wadanka dhan taladiisa gacantiisa ku jirtay specially marku cigaal xanunsaday. midkoodna loma hanjabin oo waliba inan yaroo loser ahi uma hanjabin. maqasna qacantooda waligood laguma arag. mudaday xilka hayeen itnay leegtahay waad ogtahay jabaaniseey. caqligaga yaree xune cafaanka ee naaquskii wuxu ku sheegay maxamed case oo labo sano maqas watay iyo habar cafaano karaani iyo furaash soo dhafi wayday in laga xumaaday. saylicigan aad sheegaysa aka caruusada madaxtooyadu dhinac ay u socoto iyo dhinac ay ka socoto ma oga. waxa xataa loo casuumay ma oga. ala i wada naba i wada. swedena haduu rabay inuu iska dhibo oo u maqlay rayale ayaa french passport haysa dee isku dayasho damac ma leeh ilahay ha usoo dhib yareeeyo anaga dhibay nagu haysa caruusad nimadiisa iyo inanka yaree gantaad gabane dhakada kaga fadhiya wayo wa nin makadoora oo iska disable ah.
    finally waxan raba halkan inaan kugu cadeeyo in makaahil heerku gadhay hadad maxamed case iyo kuwan yaree hadhka jibril yoonisa ah tihin anad wali gadhin. tartankuna wuxu bilaabmaya malinta maxamed case ka hos boxo tooriile ee uu madaxweyne ku xigeen toos ah noqdo uu nasakha ka boxo habar cafanaa dee ay furashka iyo karaaniga soo dhafto.

    habar jeclaa ini washay oo tidhi jibril yonis bad la tartamaysa jabaaniseey ana kugu dharanaya inaanad wali herkaasi gadhine. so bar baaara horta malintaad madaxwene gadhaan bal aan eegno inta ka horeysa hudhaydh aad xadan ku meeraysta iyo mayor tuug noqday. oo de waliba haduu lacagtuu xadaay meel uun dhigtay amaa uu guryo ku dhistay maxay ka dhibtaa uu ku tuntay dhilo fuckingka hargaysa joogta hurguftay khamrina uu ku cabay. hadhka jibril yoonisoow intaad tuugo iyo fataalad ku fanaysan wali isku level ma nihin. wanse ini rajaynayna inad qudhunka iyo xaraanta faraha kala baxdaaan ood na soo hiigsataan ileen na gadhi maysane kkkkkkkkkkkkkkkk

  28. asli waxay tidhi abdrahmaan baa la daayey.saylic baa dhoofay way baiy ciilow.waa igu ceeb in aan ku faano nin meeyara iyo saylici anuu ragaa caayi maayo yaa oo dee gun ma ihi naa wax sheeg miskiina .

  29. DHAMAAN INTA MEESHA KU CAYTAMAYSAA WAA INTII QOXOOTIGA KU AHAYD BOORAMA OO XANUUNKA QAADAY SAYLICI IYO XULAFADIISA WAAR DAAHIR DUUFLEBA WAAKII DHULKA SAMAROONKA IIBSADAY DHULKAYAGII SAYLAC ILAA LUGHAYA AYUU ISMAACIIL CUMATR KA SIISTAY HALGURI OO JABUUTI LAGASIIYEY
    MAANTA DAAWADA CIIL AAD U DHIMATAANE TVGA HONCABEL
    CABDIRAXMAAN SAYLICI OO JABUUTI TAHAY UGANA SII GUDBAAYA SWEDAN
    WAA DAD DHINTAY WAAR HA DAALINA LAMBARKIINANA XAJISTA HABARCAFAANA WEY IDINKA RAYSAY CABDI SHEDE WAA MAAYARKA BOORAMA
    ANAGUNA WAA MARKA YAGII 5SANO EE SOOSOCDA QOORTA AYAANU IDINKAGA FADHIYEYNAA
    AMA KAN SAKHRAANKA AH EE BILAA DAMIIRKA AH DABASODA AMA QOTADIINII KU NODAWAA HAWL IDIINTAALA CAY NAFKA DHIGTA NIN GAWRACANI GEED KAMA WAABTO WAXAAN IDINKU OGAHAY GABADHAA RAGAYDA AH EE AMMMMMMMMMAAAAAAAAL
    NOOLOOW AMAAL CADAWGAAGU HA JABA HA U JOOJIN QOXOOTIGAN IIMAANKA BEELAY
    AMAAL ILAAHAW MAY REER MAXAMED AHAATO WAALA WAAYI LAHAA NINKAA SAKHRAANKA AH EE INA SHAYDAAN FAARAX

  30. Anonymous

    Qofta sidaa u hadlaysaa ma Marwaa?
    Walee waa qabxadaa ad sheegtay

  31. Anonymous

    Kan dhulbahante ee imika soo baraarugay ka warama.

  32. XAAWALUUL
    ADIGA MA NINKAN INA SHAYDAAN FAARAX AYAA KU NIIGA MISE CUQDAD QABIIL AYAA KUGU HABSATAY NAA AMAAL CAY WAXBA KU YEELIMAYSAAN WAXAAD OGAA TAA WAA KUN DHAAN KARTIDAADA AYAAD KA XUN TAHAY
    MIDAKALE WAAMAXAY HUUDHKAN AAD KA DABAQAYLINAYSAA MISINKA
    WAA DAD ILAA AWOOW KA AWOOW QOXOOTI AHAA WAAR HUDHAYDHKAN AAD KA DABA WAALATEEN DAAHIRBA IDIINMA KEENI JIRINE MAXAA AMAAL UGU WAALATEEN
    WAASHA OO WAJAQA

  33. xaawa lula

    ASLI ADIGU MA KUWA AMAAL KIRAYSAD KU JIRTA WADIGAN NIIKO NIIIKONAAYE. AMAAL HUUDHAYDH IYADA QALISAY OO ISKU DHAX YAACDAY. ABEHEEDNA TUUGO AYUU KENEY IFKA AKHIRONA DAMBIGUU LA WADAAGAA.

  34. xaawa lula

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk SHAYDAN CALI WALAAHI IYO BILAAHI GABADH BAAN AHAY SEE RAGA ISMA MARAANKA WAAN FARO XUMEEYAA. ADIGUNA MADAAMA AD IMIKA EDEBTA KU DADAASHAY WA LAGU DAYNAYAA. EE QARAABO KIILKA JOJI. OO SAXAFADA XORTAA HA NAGA CABUDHIN INTAD ISLEEDAHAY MARYOOLAY ASTUR CEBTEEDA. AMAAL HUMAN BADAN HUUDHAYDKA AY XADAY MA IYADA SHAN SHAN ISKAGA DUL XIDHANAYSA TOLOW. ADIGU TUUG HA GARGAARIN HABAR CAFANIMO. WALALKAA RUNTA LOOGU GARGAARA MUSH MAFTAALADA IYO TUUGNIMADA. ANIGU HADAAN ARKAAYO IN INA SHEEKH FARAX KHALDAN YAHAY WAN WANANIN LAHAA LAKINSE IMIKA XAQA HASHEGIIN MA ODHAN KARO WAAYO ISAGIIBAN DULMAYA.

  35. AMAAL YAA GEESIYAD ILAAHAY KARAAMEEYEY BAL EEGA DADKAN RAG IYO DUMARBA AY KAGA CABAADISAY WALEE ODAYGII DHALAY WAXA UU ADUUNKA KEENAY WAA CANBAR QAALI AH
    MAR HADAY ODAY IYO ISLAANBA KA QAYLISIISAYOO AY MADAXXANUUN KU RIDAY BALO

  36. DARBISAMAROON MA NINKII YAMANTA EE SHARIIFKII BAA MISE WAA MID KALE HADAAD TAHAY SHARIIFKII YAMANTA CIMAAMADAA KAA SHACDAY

  37. DIRTABA GEED AAN LA JARIN IYO OGOW LAMA GARAACAAN HATAAD TAHAY NIN DHAAYA LEH RAGBAA LOO DHAMEEYAA LAMA DHIBO HAWEENKEE.HABLUHU WAA WALAALAHA DUMARKU SIDA HOOYAADAA HORADKA KU JAQSIISAYOO IGA HADIMO LAGAMA GALLO.WAAR DHEGTIIN DHIMATEE INAN RAGOO MEESHA KA BAX TOOBANA UGA NOQDA SAWTA RAGNIMO MEESHA KU DHIMATAY.

  38. Waar ninkii ahmed sheekhfaarax haystow dab kusoo hindhis adiga uunbaa daali naagtan ina miisan iyo wixii taageerayana cagtaan marinaynaa hadda waa saxaafad waxa ay joogtaa arintu hadday gacan gaadhana habarcafaaneey idinkaa u itaal yar oo sidiinii ayaan magtiinii 50 ku celinaynaa .

  39. ASC,,,,,,,,
    marka hore waxan salamaa beesha habar carfaan gaar ahaan reer ciise

    jibriil yoonisow ma iska celin kartaa reer ciise

    jibriil yoonis cay uun buu garanayaa ee dagal ma garanaayo ama waxba iskama celiyo

    jibriil yoonis ragooda iyo dumarkooda holand joogaa

    waa wada sakhraan

    raga jibriil yoonis waa khaniisiin oo dabada ayey dhigtaan…….. dumarkooduna waa wada dhilooyin oo

    bilaa lacag ayaa lagu wasaa

  40. darbi samaroon

    kani hiildanyare ee sxbkaa ahaan jiray ee uu suldaan yusuf cali cawarna ku sheegay garac hore b.celi u ahaan jiray gadaalna ka ogaaday in uu reer axmed yahay sheegayna ina cunaayey in uu yahay
    hadana ina cunaaye caaya ma masgaxda ayey wax uga dhiman yihiin hadana ku leh dumarbaa la caayey
    waxuu caayi jiray hablo ay qaraabo yihiin oo uu odhan jiray sahra sacad boorame ayey timidaye ha la xidho oo uu dhalinyarta ku dhiiri gelin jiray in ay sawiradeeda iyadoo calankii awdalstate haysata mareegaha soo dhigaan hadana nin cay diida ayuu iska dhigayaa
    naaqus masgaxda wax uga dhimanyihin dheh
    oo naagi waashay

  41. waxaan la yaabay h.carfaan waxay odhan jireen makaahiil waa qabiil kaliya anagaana u babac dhigayna imikana durba waa jabeen oo hal nin oo is cadeeya dhaafe xataa magacyo dadkale oo aanay waxba ka galin ayey sheeganayaan iyagoo gaashaan buur ku raadinaaya hadaba hore makaahiil ayaad u raadin jirteen imikana jufo makaahiil ah ayaad durba u jabteen oo aad cid idin gurmata raadinaysaan hadaba reerkii aad xag xagan jirteen haduu isu kiin raaco ka waran dhulka waad ka baxaysaan sidii cali ganuunta

  42. shaydaan ali

    reerkii ma waxuu ku danbeeyey in uu dad kale sheegto shalay ayaa waxaan arkay mid maqaal soo qoray oo leh ama sheegtay gudida m/case iyo h.carfaan
    markaasu mid kale usoo jawaabay oo uu ku yidhi waar magacaaga dadka isaga celi m.case gaashaan buur kaagama baahnee

    imikana dudub cismaan ayey sheegteen hadaba iyagoo sidaasi u tamar yar maxaa waalay oo far saa.id ah ka dhigay waa waxaan fahmi waayey waar walahi bayna futo idin qarisaa jirin oo xataa aanu isaaq wax idin qaban karin hadii ay xaaladi xumaato

  43. xaawa lula

    shaydaan cali hadaad 21 jir tahay maxaad ku keentay habarka hadad se tahay dudub cismaan maxad ku keentay akhlaaqad xumaad intasi leeeg eed sheko anad la socon dhaxda kaga soo bodayso. benaale ayaad tahay daalima oo magac buga wataa oo habar cafana anaga nac nacda ha nola iman hadad wax hagagsan shegayso ood shekh tahay dee qabxada sidan u caytamaysa raadi wixi xaranta ku qabay iyo cajuuskii xumaanta badna ee cuqdadu haysee dhalay. oo edaab u yeesha dhee. hadiii kale dulmi u gargaar meshan logama baahna aniga banankaas kugu kufsan edeb yeelo yaa kelb

  44. XAAWALUUL
    WAAD RIYOONAYSAA QOLADA AAD II MALAYNAYSO HABARCAFAAN MA AHI
    ODAYNA MA AHI NIN 21 JIR AH AYAAN AHAY
    NINKAN WAXAAN U HABAARAY WAXAAN LA YAABAY DANBIGA UU IMADA DANBAAJINAAYO SIDA ADIGOO KALE
    MISE WAXAA TAHAY ISAGII OO MAGACDUMAR SOO QAATAY
    WAXAAN AHAY NIN REER DUDUB CISMAAN AH OO NADIIFA EE ILAAHAY HALAGA BAQO GABADHAN WAAD U MAYDHEEN WAXAAN U MALAYNAYAA IN AANAY IN AY XAJTAGTOBA U BAAHNAYN OOD DANBIGIIBA KA MAYDHEEN HADAY WAX XADAY ILAAHAY AYAA KA XISAABIN WAXASE DHIB QABA DAD AAN WAXBA XADIN OO DANBIGEEDII WADA QAADAY XATAA TUUGANAIMADII WAXA KALA WAREEGAAYA INTA CAYTAMAYSA

  45. waan ka xumahay waxyabaha u qorayo ninkan qayru masulka ah ee ka shaqeya cebta bili adamka ma aha nin aqoon u leh saxafada ama yaqan anshahxa saxafada wayo waxa ka xaranana saxafada in dadka la cayo uma malaynayo qof cadiya wayo malinksta qof ayu haysta waxanse u malaynaya y qof walan

  46. Harowo.com waa horyaalka saxaafada gobolada galbeedka Somaliland Gabiley ilaa Djibouti waa halyay Samaroon usoo kacay cidii falal xun gaysatay sida musuq maasuq iyo wax la mid waa la qaawin cidna loo jojin maayo waa la kashifi.

    Naagtan caytamaysana ayaday cay ku tahay falaadhi gilgilasho kaagama go’do Axmed Sheekh Faarax hanoolado waa halyay iyo suxufi xor ah oo madax banaan waligoodba ha qaylyaan laxam suqaarku halkaa ka wad Axmed Sheekh Faarax halyay aad baad iiga qoslisay walaahi.

  47. Anonymous

    Naa qadhmuunkaaga orodoo isa soo aas ama calankii suufiyada qaado oo siyaarada soo guro intaad xoolaha masaakiinta dhacayso, lkn markaad siyaarada guranayso xoolaha agoonta iska eeg

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH