Harowo.com

Dhegeyso Faallo Xiiso Badan, oo Ku Saabsan Cayda Ka Socota Qaybta Commentiga ee Shabakadda Harowo

[flowplayer src='http://harowo.com/wp-content/uploads/2012/05/Faallo-Comment.mp3' width=400 height=380 splashend=show splash='http://harowo.com/wp-content/uploads/2012/05/chicken-director.jpg' controlbar=show autoplay=false]


This post has been viewed 2340 times.

Play

camud

53 Comments for “Dhegeyso Faallo Xiiso Badan, oo Ku Saabsan Cayda Ka Socota Qaybta Commentiga ee Shabakadda Harowo”

  1. WAXAN LAYAABAY, MARWADAN CAYTAMAYSA,MAXAAYEELAY MARWO MACNAHEEDU WAA HOOYO, AMA HAWEENAY LAQABO,WALIBAWAXA MARWADAN URAACA MASUULIYAD AY DAWLAD IYO UMMAD AY UHAYSO.
    SIDA MUUQATA, GABADHU WAY FUDUDAATAY HADAY,WAXANA KAMUUQATA AQOON DARO IYO FUDAYD XADDHAAF AH.

    MAXAAYEELAY, QOFKA SIYAASADA IYO MASUULIDDA WAX UGA BILAABAN YIHIIN SIDAN OO KALE UMA JAWAABO, SIDA QAANUUNKU YAHAYNA WAXA HABOONAYD IN SHAQADA LAGA ERYO WAAYO MABA QAADIKARTO MAS,UULIDAD.

    QOFKASTA OO MAS,UUL AH WAALA CAAYIKARAA,WAXNA WAALAGA SHEEGAA, BALSE MAAHA MARKAABA INUU MAKARAFOON LASOO BOODO OO AYAA ICAAYAY KUHADAAQO, HADAY SIDAA UFUDUDAHAY MAXAY KADOONTAY INAY MASUULIYAD QAADO[ FUDUDA HAWEEN]IYADAA IMIKA MEEL ISAGA DHACDAY, MAAHAYN INAY KAJAWAATO ARIMAHAN CAANTEENKA AH. SH IS A ZERO OOOOOOOOOOOOOOOOOO.

    SIDAA DARTEED MAQAAMKEEDA MAAHAYN INAY IYODU TELEPHONE KIISI RAADSATO CAY AFKA GACANTA GALISAA OO IYADU JAWAABTO WAAMID FOOLXUN, BALSE WAXA ILHABOONAYD INAYN BADKA ISASOO DHIGIN, WAAYO ISMAQABTAAN[ MARWO, GABADH,LAHAASHO TITTLE DAWLADEED] WAACEEB.

    INAN KAN YAR EE MEESHA KABOTORINAYANA WAXAN LEEHAY, LOOMABAHNA INAAD ADIGUNA KUTALAXTEGTO FAALADAN IYO CAYDA BEELAHA SAMAROON.

    [ MAKAAHIIL HADUU CADAD IYO CUDUD LEEYAHAY ADIGU DADKA MAANTA BARIMAYSID YOONISKA ADTAHAY AMA MAKAAHIIL CIDNA LABARIMAAYO JIN IYO INSIBA WUU OGYAHAY. MARKAA LOOMA BAAHNA IN MEESHAN LAGUXAGXAGTO BEEL WAYNTA MAKAAHIIL,IYO IN DADKA KALE XASASIYADDA LAGU KAAKICIYO.]

    DOQON INA SH.FAARAH JOOJI CAYDA IYO QOLKAA GAN XUN EE FADEEDDA AH, HALACAAYO J/Y IYO M/HIILBA HAKU NAFISTO CIDDII KUNAFISAYSAAYI, HADAY JIRTO CID AY UGU BADISO CADYDA REERAHAN MAKAHIIL , WARBASE KAMAHAYAAN CID CAYDAY IYO CID AMAANTAY, WAANA LA OGYAHAY CID REERO CAYDAY INAYNA SHAKHSIYAD IYO KARAAMO MIDNABA LAHAYN, WAAXA DADKANI REERAHA UGU DUURXULAYAANNA WAA WAX HAWSHOODABA AHAYN DADKAN WAX CAAYAYAANA WAXABA AY UBADAN YIHII SAAQIDIIN BEERTA KUJA NOLASHANA KASIIBTAY OO INTAA MAAWEELO KADHIGANAYA.

    MAXAAYEELAY NINKALE, WAQTIBA UMAHAYO INUU WAQTIGA ISAGA LUMIYO REERA LACAAYO IYO SHEEKO RAKHIIS AH.
    HADALKANA WAXAN KUSOOKOOBAYAA SAAQIDIINTA ISKUMAA WEELINAYA CADYDA BEELAHA SAMAROON GAAR HAAN KUWA QOLKAN HARAWO.COM MAAMULA,IYO KUWA KUTAAGEERABA.
    KHAAS AHAAN KUWAN KURAA XAYSTA CADA MAKAAHIILKA BEE WEBSITE YADA UFURTAY DHAMAAN HALA JOOJIYO HALYODA DAACIINA DADKA SHARAFLAE AD LABDA JOOGTIIN HADH IOY HABEEN IDIN KA OO ANCIDNA MATALIKARIN,BALSE HALKAAH NOLOSHIINA WAX KASIXI LAHAYDEEN IDINKOO BEERTA KUWDAJIRA OO DAHA SAMAROON XUMAANTOODA KA SHAQAYNAAYSIIN.WAX DHINTAY UR XUN AYAA LAGA DHAXLAA, WAASIDA KUWAN.

  2. AYATIIN

    Heegow, amase Cagoraranay ama Cago weynay Cago dhigo.
    Tol waa tolane waa lagula yaaban yahay oo naagtu hinaase xumaa uun bay labadan reer ee walaala ahiba leeyhiin. SI xun baad cagahaaga u rartay miyaanad ka baqeyn inaad ka jabta. So, don not over load your feet.

  3. Anonymous

    Heegooy ama heblaayooy reer axamed waa kuwa dad kuugu dhaw, dumarka reer axamed eed ku kacsantahayna waa ilma adeeradaa.
    Gurey nuur rer faarax ma dooran ee jyonisbaa doortay wuuna dhintay markaa jooji nac nacda

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH