Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Ku Sugan Somaliland Uga Baaqday Inay Si Deg-deg Ah Uga Baxaan
London (Harowo) – Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland ugu baaqday inay si degdeg ah uga soo baxaan, waxayna sheegtay inay jiraan khataro lala maagan yahay muwaadiiniinta reer galbeedka.
Wasaarada arimaha dibada Ingiriiska, ayaa hadal ay maanta siidaysay ku sheegtay inay jiraan afduubyo iyo dambiyo argagixisonimo, iyadda oo sidoo kalena sheegtay inay hore muwaadiniinteeda uga digtay inay u dhoofaan Somaliya oo ay Somaliland-na ku jirto.
Britons Urged To Leave Somaliland.
All British nationals in Somaliland should leave immediately because of “a specific threat to Westerners”, the UK Foreign Office has said.
including Somaliland, and now says any Britons in Somaliland despite its advice should leave.
It says kidnapping “motivated by criminality or terrorism” remains a threat throughout Somalia.
Last week, a similar warning was issued for Britons to leave Libya’s Benghazi.
There were a number of non-governmental organisations, staffed by Westerners, that worked in Somaliland, a Foreign Office (FCO) spokesman told the BBC News website.
“We are now aware of a specific threat to Westerners in Somaliland and urge any British nationals who remain there against our advice to leave immediately,” the FCO said in a statement.
This post has been viewed 53 times.












