Harowo.com

Dib usixid: Daawo Suldanadii Ka Dhuuntay Shirkii Jaraa’id Ee Lagaga Hadlayay Qaddiyada Saylac oo Ka Doobinaya Xafladda Meherka Wiil Uu Dhalay Saylici oo shalay ka dhacday Boorama

Warar hor dhac ah oo nasoo gaadhay ayaa sheegaya In Labadii Suldaan Ee Codkooda kala bakheylay taladii Samaroon isugu yimid ee uu kaga hadlayay Qadiyadda Saylac oo doontay lacagta ay sidaan Ergada Ciise ee Madaxweynaha Jabuuti soo diray Ee Hargeysa Joogta.
Halkan waxa idiinka Muuqda Labadii Suldaan ee Ka dhuuntey shirkii Jaraa’id ee odayada Gadabuursi qabteen oo ka doobinaya xaflad meher oo shalay loo qabtay wiil uu dhalay Craxmaan Saylici oo Boorama ka dhacday, dhoolla cadaynta ka muuqatana aad moodo inay ku faraxsanyihiin sida ay wax socdaan hadaba ninkii soo hela nalahaayow waa kuwan ee ka bogo. 1

// ]]>

2 Jaamacada Camuud iyo maamulkeeduba Kama Qayb Galaan difaaca iyo horumarinta siyaasada iyo dhulka gadabuursi balse waxay aad ugu raaxaystaan xafladaha iyo party to party iyo kabo u baalashaynta siilaanyo 3 4
Gadabuursi Ninkii Rajo Ka Qabow ku Quuso Waa Kuwa Party to Party isku Imanaya ee Habeen Walba Ku Jira Hoteelada Magaalada Borama balse Dantii ummada Gadabuursi Isku Keeni Waayay Dadkiisa.
Xafladaha iyo caroosyada waxa loo yimaad si mug leh oo aan loo kala hadhin marka ay dan Samaroon noqotana Ragbaa dhuunta

This post has been viewed 217 times.

camud

Comments are closed

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH