Harowo.com

Daawo Nuxurka Hadaladii Duur Xulka Ahaa ee Odayada Degaanka Dilla U Gudbiyeen Waftigii Siilaanyo


This post has been viewed 224 times.

camud

12 Comments for “Daawo Nuxurka Hadaladii Duur Xulka Ahaa ee Odayada Degaanka Dilla U Gudbiyeen Waftigii Siilaanyo”

  1. VIVA REEEEEEEEEEEEEEER NUUR AND SOMALILAND,WALAAHI HADAAD GADABIIRSOOW SHEEKADA JOOJIN WAYDAAN INAAN HARGEYSA DAMBE IYO ETHIOPIA TOONA LA TAGAYN,OO AAD ABTIRSIINTA REER NUUR WADOOYINKA KU MARI DOONTAAN..QUDHMUUNKAA TIHIIN WASEE MA NABAD MAXAAD U QAADATEEN AYAAD LEEDIHIIN,SAWKII ILAA 1991 AAD NAGU DAAWANAYSEEN SNM,OO REER NUUR KALI KU AHAA…YEELI MAYNO INAAN DHUFAYS DAMBE NOQONO,CIDINA NAGU SOO XADGUDBI MAYSO

  2. saxarddiid

    Talada, Qumani waa in ayna isku habsaamin Samaroonku, waxaan aad ula yaabay qolyahan , isku tirinaya deelqaafka bilaa sababta ah.

    Samaroon waa wada sarreeye
    sababo la isku hiifana seeraahaanmba ma taallo
    Sokeeye aynu ahaanno, Saado Muuqle ahaanno.
    Safiihnimada iska diidno, sareedo aynu ku waarno

    Seerahaas deriskeennana , sokeeye aynu xisaabno
    hadday surmaseegto timaadana ,si fiican aynu ka yeelno.

    Sunnada toosan an raacno,Samaha (sharafta)aynu difaacno , Seeftu hadday wiliglayso , sutida aan u adkaynno. Sooyaalkeenni horeetto, iyo Saaka tan taagan bal Samaroonku ha isku eego.

    Reer Nuur haddii la gawraco, iyo hadduu wax gawraco rag waa geeri u joog, Dagaalna iyo nabadduba waa meerto.

    Samaroon Qaybahiisa oo dhanina waa wada Gob xariir ah.

    marka Ilma adeerrayaal, kuwiinna halkan Publica- ku cayda baranaya, ee dadka kala hufaya, aakhiradiinna u tudha.

    Kalmadaha aad qoraysaanna culayskooda qiyaamaha ka baqa.

    haddaad Change iyo Sharaf Samaroon doonasaanna ku iman mayso malo awaale talo toosan umadda u sheegga.

    Waxa u danbeeya ee aan sheegayaa waxa weeyi, marna isku dir, abuurid nacayb, damqin boogo bogsooday, isku deris, ama qaraabo ka waantooba , wax aan fooluxmo ahayni ka iman maysee.

    Reer Dilaad.

  3. Anonymous

    Hadaad taariikhda dib u baadho qabiilka GADABUURSIgu wuxu soo maray wakhtiyo waayo badan xambaarsan iyo colaado soo jiitamayay.
    Hadaba colaadahaas ragii rag ahaa ee goolasha cajiibka ahaa ka dhaliyay aadna loo wada garanayo waxa kamid ahaa
    Ragii uu ugaaskii GADABUURSIGA ee wakhtigaasi waa UGAAS NUURE uu odhanjiray marka weerar la qaadayo “WAAR AFARTII GABAR MADOW INOO DOONA”.
    GABARMADOW du waa jilib kamid af REER NUURka waana reer runtii dagaalka aad ugu dheereeya oo waxa la yidhaahdaa “BURJI BAY DAGAALKA ULEEYIHIIN” waana baadhitaan la sameeyay runtii ee maaha mid uu REER NUUR ku faanayo.
    Hadii aan taasi iyo qarniyo hore intaas kusoo dhaafno waxa jiray waxa jirtay in uu dagaal dhexmaray SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA 1977 ragii rag ahaa ee xureynta dhulkooga u guntaday waxa ugu badnaa REER NUUR oo waakii Muhjaahid CABDI KAAMIL CAWAALE lahaa
    Hadii nabad la waayana
    Dhankastaba ha noqotee
    Nacas igama libin helo
    Hadii aanan soo noqon
    Calankayga nuuroow
    Allahyoow ku nabad gali.
    Mujaahidku wuxu galay dagaalkii 1977 biladona wuu ku qaatay waxanu ka dhashay REER NUUR markaas Reer Nuur waa raga taariikhdaa leh kumana faano ee cayda hala joojiyo plz anagu ma jeclin in SAMAROON lakala qaad qaadee

  4. shukri maxamed warsame

    REER NUUR AMBA BAKAYLO AMBA SHIMBIROO ILEYN UGAADHII JIBRIL ABOKOR BA TIHIIN….DAMIIR XUMAADINAA ..ISAAQ WUXUU SO GADHEEY INUU 16 JIIRKINA XARAAGA KA SIIBO….

  5. Anonymous

    Adeer Reer Nuur waa la yaqaanaa Isaaq iyo Soomaali oo dhaniba way taqaanaa REER NUURKU waa jilibka kaliya ee dhulkiisa xoraystay dhulka gadabuursina xoreeyay.
    1991 markii SNM BOORAMA soo gashay ragii la dagaalamayay ee carada u diiday REER NUUR bay ahaaayeen 1988-1991 ayuu REER NUUR la dagaalamayay ISAAQ waana la yaqaanaa laakiin waxa hoogay kuwan doqmahan SAMAROON ee tiiyoo gaadhka laga hayo ragaa tolkooda ee aaga ku jira soo xasuusan waayay una keeni waayay Rasaas iyo Raashin toona.
    Markaas waxan leeyahay caruurtan yar ee laangaabka ah ee meelahaa ka caytamasa intaad ka waantowdaan cayda badheedhka ah ee websiteka la isku marinayo taariikhda dib ugu noqda

  6. jufo mici dheer
    magaca u daa dadkii lahaa waa jibraacin gabaygii ayaan hasuustaa markuu idinka adkaaday jibraacin ee uu lahaa geedjii jirdlehba carbaa jabayee jibraacin ma ubaxay jufadadheer
    cuqdad reernuur maqabo mana necbi laakiin waxaan necebahay doqoniimadiinan 100jirsatay ilayn marka la caayaayo samaroonka waxa la arkaa waa reernuur dagaalkii wuu dhamaaday samaroon iyo isaaq maanta waa reer xareed iyo reernuur ama iska celiya ama loda u boora ama beeraha ha idinku qotaan samaroon danbe ha sugina inta aad noocaa tahiin jinriir yoonin hadaanu nahay awalba cuqdada ugu weyn anagaad noo qabteen anana waxaan islahayn waa tol laakiin la idin ogaa oo cidna uma roonidin reer xareedkaa ayaanu idinku og nahay
    ciidanka aad sheegaysaa miyaanu dagaalkii u danbeeyey rag dhaawac ah iyo hubkiiba idibnka qaadan miyaanay hoolaha idinka dhacin ciidanka somaliland mise dadkaad been u sheegtiin oo samaroonkaad sadaqo kaga gurataan
    reernuurku waa adigoo miidhan oo qalbi madaw

  7. Reernuur ninkii caayaa waa afkay bannaan ariniisu taasi ka jawaabi maayo,Aduunyada waxaan aragnay dad dadka isku dhereriya oo aan waxba kala fahmin ama been inay sheegaan ku caan ah kuwaasoo ah kooxaha xaqiiqda iska indhotira ee ah hayso caloolxumo reernuur ilaahay ha idiin gargaaro,maanta haddaad isaaq sheekaysataan wuxuu ku odhanayaa nimankaa reernuur ayaa dhimbiil dab ah nagu ah,taasi anigu kamaan yeedhsine waxay arkeen uunbay kuuu sheegi,wakhtigana waxaaba soo baxay dad la yidhaa ”anna waykan” oo camalkoodu yahay inay reernuur isku dhereriyaan adeer waan naqaan sida wax loodilo iyo sida nabad loogu noolaado,arinta seemaalna waa mar idage xaalkeedu waanad ogtahay inaan dhulkayga uuna xataa soo gali karin ciidan somaliland leedahay bal iisheega reerka somaliland degan ee aan dhulkiisa ciidan tagin taasina awoodbaa keentay. Viva RR

  8. JUFO MICIDHEER
    EX WALAAGOO
    WAXAAN KA YAABAY NINKAN WEN EE WAAYEELKA AH WAA SUNTA CAYAYAANKA LAGU BUUFIYO WAAYO INTA UU DHAAFAY SAMAROON KALA GURKIISA IYO ISKU DIRKIISA AYUU REERNUUR UKALA GURAA FAARAX IYO MAXAMUUDWAXAAN U MALAYNAYAA IN UU YAHAY NIN KINIIN QAATA XAGA MASKAXDA
    LACAGTII SAMAROONKU U URUURSHAY SEEMAAL AYEY REER NUUR MOODAYAAN IN MAGTII RAGOODA LA SIIYEY BALAAYO LA INDHA XUMAADA WAAR RAGU DAMIIR XUMAA OO DOQONSANAA.
    MARNA AWDALSTAT MARNA SOMALILAND WAJIYO BADAN
    YAA YIDHI REERNUUR AYAA DAGAALAMI JIRAY,
    WAA BEEN WAXA DAGAALAMI JIRAY WAA
    AADANYOONIS
    JIBRAACIN
    DHAGAWEYNE
    BAHASAMAROON
    REERNUUR BEERAHOOGII AYAA LAGA QAATAY RAGOODII AYAA SIKASTA LOO DILAY
    SAMAROONOOW REERNUUR HA U HIILININA WAA CALOOLXUMADA TOLKOOD WAXA KU SALIDAY REERXAREEDKA
    MAXAA LOOGA HIILIN WAA NOOCAAS OO MIIDHAN OO BILAA DAMIIR AH WAAD MAQLAYSEEEN
    SULDAANKOODII IYO ODAYADII SIIRAANYO ILAA KACAANKII DADKU WAA EBER

  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    JUFO
    WAA AYO CIDA DAGAALKA KUU DIRAYSAA EE SOO DAGAALAN KU LEHI NINKA ISAGOO HURDA LA DILAA WAA ADIGA NINKA ISAGOO NOOL LA AASAA WAA ADIGA ISAAQ IYO GADABUURSI KALE ISMA YAQAANAANCIDA HABEEN IYO MAALIN DHULKIISII LAQA QAXIYAA WAA ADIGA
    ODAY WEN AYAAD TAHAY AWDALSTAT CIDA WADATAA WAA ADIGA
    BUUUUUUUUUUUF LODA BUUR CAQLI MALAHIDE
    SHUURADII AYAA FICILKA KAA QAADAY

  10. Reernuur iyo isaaqna way is yaqaanaan haddii maanta la isku soo tiriyo inta reernuur ka dilay isaaq iyo inta reernuur ka dhimatay wax isku dhow maaha,gacani waa miskiin waa ninkay ku horayso,laakiin waan diidnay in gadabuursi gaashaan naga dhigto oo uu isaaq na colaysiiyo dabadeedna nagu daawado dagaalka yeeli mayno yeeli mayno viva somaliland deegaankayagu somaliland ayuu ahaanayaa diida ama doona. Anagaa leh cidaan doono ayaan keenaynaa.

  11. kkkkkkkkkkkkkkkkk Islaantaasi habarcafaan maxaa dhibay adeer gurigaaga joog.
    Reer nuur wuu fahmay siyaasada sida loogu dhaqmo maxaa yeelay waa deegaan , habarcafaan oo miidhan ayaa ku sadaqo doonan jirtay inay war ka gayso reernuur,adeer taaha yarayso meesha wax kaa wayn ayaa jiree.

  12. shukri maxamed warsame

    WA CAJIIB ”REER NUUR”MARNA WA LA QAWRICII MARNA SACABKA AYU TUUMII!!!!DUULI FOOGAAL DUULI

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH