Harowo.com

Waxa aan Anagu kula xisaabtamayno M/weynaha Ee aan wax ku doonaynaa waa Qoraalka aan u gudbinay, Daawo Duqeydii Galbeedka Oo Deedafeeyay Wasiiro iyo Waraaq Leexsan oo AxmedSiiraanyo Ka Soo Saaray Tabasho Culus oo ay hordhigeen

salaadiin

Waxa aan Anagu kula xisaabtamayno M/weynaha Ee aan wax ku doonaynaa waa Qoraalka aan u gudbinay

Akhriso Qoraalkii Garnaqsiga ahaa Ee Duqeyda Samaroon Hordhigeen Siiraanyo Oo Nuqul Ka Mid Ahi Harowo Soo Gaadhay iyo Gabiley oon lagu xusin cabashada. Sabab?

JID

JAMHURIYADA SOMALILAND Boorama, 23/07/2014 HOGAANKA DHAQANKA EE BEELAHA GEDABUURSI Ku: Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Dr.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Mudane Madaxweyne anagoo ku hadleyna magaca ummada ku nool goblada Awdal iyo Salal waxan kuu soo gudbineynaa salaan annagoo kugu salaameyna salaanta islaamka asalamu calaykum waraxmatullahi waxan allaha awooda badan kaaga baryaynaa cimri dheer iyo caafimaad qab […]

Wiil Soomaali ah oo Daranyo ugu dhintay Dalka Holand kadib markii ay dawladu dibada dhigtay isaga iyo Soomaali kale oo fara badan

A homeless Somali asylum seeker has died in hospital after ending up in a com . A homeless Somali asylum seeker has died in hospital after ending up in a coma following a fight with several others at an abandoned garage in Amsterdam where they have been living for several months The man is one […]

DAAWO Hees Dhaqaajinaysa Dhiigga Dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu tiriyay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Dr Beyle” Dhambaalkeygu waa baaq”

beyle3

DHAMBAALKEYGU WAA BAAQ DHEEFTIISU WAA GUUL. Dhibaatooyin kuu muuqda sheedaha ka dhawr maaha, TV-ga dhugo maaha !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Dhalinyaroy kacoo toosa, Dhidibkiyo xadhkaha goosta, dhiidhiya sidii Goosha sidii Galowga dhiillooda, Dhacadiidku waa daale dhawrtada ka waynaada (dhawrto= tuugsi, baryootan ). Dalal kale dhexjoogooda, ……………, Dhegxarraanka weedhooda, Dhiiranida gacantooda, misna kala dhinaantooda, Ha u xilan dhalaal been […]

Maxay ku dhacday reer Awdal marka ay wax ka dareen celiyaan inaan Hargeysa laga dhageysan hadalkooda?

su'aal

Marar badan waxan maqalnaa ama daawanaa dadka reer awdal oo ficillo gurracan oo maamulka hargeysi ku sameeyo ka cabanaya.Cabashadaasi waxay soo bilaabatay wakhti hore. Dhamaanba qeybaha bulshada Odayaal, Dhalinyar, Haween, Culimo, Siyaasiyiin intuba waxay cawdeen wakhtiyo kala duwan, waxay ka cawdeen waxyaabo kala duwan oo qeyb kasta oo bulshada ka mid ah gaarkeeda u taabtay. […]

“SADAAM XUSEEN LAMA DILIN UU NOOLYAHAY” Sidaa waxa shaaciyay Telefeshinka Al-Carabiya. DAAWO

sadaam

Muuqaalkan aad hoos ku daawan doontaan waa mid dhawaan ka baxey Telefishinka caanka ah ee AlArabiya, waxaana barnaamijkan diirada lagu saaray hadal lala yaabey oo dhawaan kasoo baxey mid ka mid ah dadkii ugu dhawaa Madaxweynihii Mareykanku daldalay ee Ciraaq Saddaam Hussein. HALKAN KA DAAWO Barnaamijkan oo dad badan ka yaabiyay ayuu Telefishinku soo xiganayaa […]

US government ‘supporting the genocide’ in Gaza

john kery and hassan sheikh

US government ‘supporting the genocide’ in Gaza PRESS TV,  READ 

Djibouti demands explanation over Suicide bombers from Somaliland

geele

Tuesday 03 June 2014 Djibout(Harowo)–On 25th of May at least 3 people were killed, including a male and female suicide bomber, and 15 wounded in late Saturday’s attack on a restaurant popular with Westerners in central Djibouti. The militant group Al Shabab in Somalia have claimed the responsibility of the attack. The Djibouti authorities released […]

Xanuunka Macaanka Type 2 Oo Loo Helay Geed Loo Yaqaano Xabxab Qadhaadh (Bitter Gourd) Qofka Isticmaalana Uu Xanuunkaasi Si Rasmi Ah Uga Tagayo

Xab xab Bitter Gourd

Khubaro Baadha Xanuunka Macaanka Type 2 Oo Ogaaday In Geedka Loo Yaqaano Xabxab Qadhaadhku (Bitter Gourd) Uu Si Rasmi Ah U Daweeyo Macaanka Qofka Isticmaalana Uu Xanuunkaasi Si Rasmi Ah Uga Tagayo. Khubarada baadhaya in dawo rasmi ah loo hello xanuunka macaanka noociisa loo yaqaano (TYPE 2), oo ah macaanka qofka ku dhaca ee aan […]

Ciidamada AMISOM oo Kufsaday Labo Laxaad iyo Ninkii lahaa oo hilbaheedii waraabaha u tuuray. Dhageyso

Amisom oo kufsatay 2 laxaad

Waa mid ka mid ah ficilada foosha xun ee laga soo sheego meel ka mid ah gobollada Dalka Somaliya waxaana arintaan qof walbo oo maqlaa uu la cajabayey falka ay ciidanka AMISOM sameeyeen. Mid ka mid ah odayaasha ku dhaqan degmada Warshiikh ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa uu sheegay inay ciidanka Burundi ee dhawaan […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH