Harowo.com

HAMBALYO DHALASHO… MUDANE CABDIQADIR XUSEEN KHALIIF INDHANUUR & MARWO RAXMA XUSEEN JIBRIIL WACAYS OO WIIL LOO BIXIYEY SAMATAR UU UGU DHASHAY MAGALADA BORAMA

Prof. Cumar Cali Cabdilaahi & Marwadiisa Prof. Deeqa Xuseen Xasan Prof. Yurub Cabdiraxmaan Muumin Iyo Saygeeda Mud. Cabdirashiid Jaamac Cabdilaahi iyo Marwadiisa Marwo. Faadumo Maxamed Cali Saleebaan Xasan Cali iyo Marwadiisa Prof. Cabdisamad Cige Habaneh Cabdale Cali Yusuf & Marwadiisa Cabdiqaadir Nuux Cabdi iyo Xaaskiisa Prof. Abdilahi Ahmed Shirdon Prof. Ahmed S.Warfa Prof. Bashir Ahmed […]

Ceebta Hargeysa taalla: Xildhibaano Dhaawacyo isku gaadhsiiyay Habar magaaddo oo dhimatay ayuu wax ka sheegay markay islaynayeen Diinta iyo Rasuulka Aflagaadaynayay !!!

YAAB

Waxay isku laayeen Habar Magaaddo oo dhimatay ayaad wax ka sheegtay, markay islaynayeenna waxay aflagaadeynayeen Diinta iyo Rasuulkii sharafta lahaa. Xildhibaan ama wakiil baarlamaan marka la sheego waa waa xubin metelaysa guud ahaan bulshada gaar ahaanna si nidaam dawladnimo ku metelaya degaankii iyo dadkii soo xushay. Shaqadiisuna waa dejinta ama sharci u samaynta dawlada ama […]

Hambalyo meher Fadxiya Cabdirahman Iidle ( Jacfar) Mudane Cumar Cabdilaahi Muxumed

Dr. Yuusuf camir Sahal iyo xaaskiisa Kaltuun Maxamad Ciise Dr. Abdirashiid xasan mataan iyo xaaskiisa Md. Maxamad farah Aynaan iyo xaaskiisa Md. Muuse daahir kaahin iyo dhamaan reer muuse daahir Md. Cabdi daahir Kaahin iyo dhamaan reer Cabdi daahir Md. Cabdi Ducaale muuse iyo dhamaan reer cabdi ducaale Prof. Cabdisamad Cige Habaneh Prof. Yurub Abdirahman Muumin Prof. […]

Hambalyo Iyo Tahniyad Ku Socota Mudane Xuseen Cabdirashiid Axmed Iyo Marwo Gargaara Maxamed Barkhad Miigane Oo Meherkoodu Maanta Ka Dhacey Magaalada Borama + VIDEO.

LOVE

Aabbo Maxamed Barkhad Miigane Hooyo Mako Cismaan Raydal Liibaan Maxamed Barkhad Cabdirisaq Maxamed Barkhad Cabdishakuur Maxamed Barkhad Cabdirashiid Maxamed Barkhad Mustafe Maxamed Barkhad Cabdifataax Maxamed Barkhad Xamse Maxamed Barkhad Cabdiraxmaan Maxamed Barkhad Cabdiqaadir Maxamed Barkhad Awoowo Suleex Madar Xoosh iyo qoykiisa Ayeeyo Caasha Madar Xoosh Awoowo Maxamed Madar Xoosh iyo qoyskiisa Awoowo Xasan Madar Xoosh […]

Shabakada Harowo iyo Hawlwadeenadeeduba waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Boqor Abdirisaq Mohamed Barkhad(Camuudi) iyo Boqorada Samiira Axmed Muhumed oo Maanta Meherkooda ka Dhacay Magaalada London + Dua Qaaliya

maruk

Bahda shabakada caalamiga ah ee Harowo News iyo Halwadeenadeeduba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Qoraaga Da’da yar ee Boqor Abdirisaq Mohamed Barkhad(Camuudi) iyo Boqorada Samiira Axmed Muhumed oo Galabta uu meherkooda ka dhacay Masjid Jaamaca weyn ee Edmonton oo ku yaala Magaalada London. Waxaanan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin […]

Hambalyo Labada Caruus Ee Eng. Ahmed Mohamed Yabaal iyo Marwadiisa — Prof. Mustafe Faarah Mohamoud iyo Marwadiisa

hambalyo

Aniga oo ah Cabdirisaq Mohamed Barkhad (Camuudi) waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa Eng. Ahmed Mohamed Yabaal iyo Marwadiisa Ubax Osman Abdillaahi Shamax oo dhawaan meherkoodu ka dhacey Hutel Rays oo ku yaalla magaalada Borama. Sidoo kale waxaan hambalyo u dirayaa Prof. Mustafe Faarah Mohamoud iyo Marwadiisa Drs. Xabiiba Xaaji Mahdi Ibraahim Khayre oo meherkoodu […]

Tahniyad Dhalasho oo ku socota Lamaanaha……………….

Prof. Deeqa Xuseen Xasan Hodan Cali Khayre Farduusa Cabdiraxmaan Aare iyo Seygeeda Nimco Cabdi Cilmi Prof. Cumar Cali Cabdilaahi Prof. Yurub Cabdiraxmaan Muumin Iyo Saygeeda Mud. Cabdirashiid Jaamac Cabdilaahi iyo Marwadiisa Marwo. Faadumo Maxamed Cali Saleebaan  Xasan Cali iyo Marwadiisa   Prof. Cabdisamad Cige Habaneh Cabdale Cali Yusuf Cabdiqaadir Nuux Cabdi Prof. Abdilahi Ahmed Shirdon […]

Bahda Harowo Oo Hambalyo Aroos U Diraya Mudane Muxiyadiin Muuse Cabdillaahi Iyo Marwo Hodan Daahir Fadan Oo Arooskoodu Caawa Ka Dhacey Dalka Jarmalka + VIDEO

cong

Dhamaan hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Harowonews waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor Muxuyadiin Muuse Cabdillaahi iyo Boqorad Hodan Daahir Fadan oo  arooskoodu Caawa ka dhacey dalka Jarmalka waxaan arooska iyo aroosada leenahay noqda qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin. Arooska waxaan u ciyaareynaa heestan.

Hambalyo Aroos Cali Jawhar Cismaan Cumar iyo Hodan Cabdi Cabdillaahi

HAMABALYO AROOS Hambalyo. Hambalyo…Hambalyo.. Dhamaan qoyska Reer Dauud Qalinle Fahiye iyo Asxaabtooda qaliga waxay hambalyo Aroos udirayaan Maareeyaha Xawalada Camuud Express ee Gobolada Somaliland Boqor: CALI JAWHAR CISMAAN CUMER & Boqorada: HODAN CABDI CABDILAHI ) oo uu saaka meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama, Gaar ahaan Rays Hotel. … waxay dhamaantood ugu ducaynayaan in uu ilaahay […]

HAMBALYO AROOS BOQOR KHADAR CABDILAHI CUMER IYO MARWADIISA BUSHRAD

Dhamaan hawul wadeenada ()iyo dhamaan ardayda jamacada camuud, macalimiinta jamacada camuud iyo Dhalinyarada oo dhan waxay hambalyo aan la soo koobi karin u diyarayaan boqorka khadar cabdilahi cumar iyo boqorada bushra maxamed bashiir oo uu maanta meherkoodu ka dhacay HOTEL RAYS  ee magalada borama waxaan leehay barakalaahu lakuma wabaaraka calaykum wajamaca bayna kumaa filkhayr waxaan […]

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH