Harowo.com

Aqoonyahano reer Awdal ah oo furay dood ku saabsan saami-qeybsiga Somaliland halganka SNM sheegatana calaamatu su’aal galiyay

Docuemnt xasaasi ah: Maamulada Somaliland iyo Puntland oo codsaday inay federaalka Ethiopia ka mid noqdaan

itobiyan flag

Addisababa (Harowo)-Mid ka mid ah Wargeysyada wax ku qora afka Amxaariga ayaa toddobaadkan qoray qorshe ku aadan Somaliland iyo Puntland in ay codsadeen in ay ka mid noqdaan Itoobiya. Somaliland iyo Puntland waxay ku dhaqaaqeen wax allaale iyo wixii u usuurtogalin kara in ay ku biiraan ama ay la midoobaan Dowladda Federaalka Itoobiya, Iyagoo waraaqaha […]

Dadweynaha Reer Scotland oo Madaxbanaanidii midnimo ka doortay iyo Sabobta

Breaking one

London(Harowo)–Waxa shalay 18 sept 2014 Scotland looga dareeray afti lagu xaqiijinayo madaxbanaani ama midnimo midka ay reer Scotland rabaan. Kadib markii saaka lixdii subaxnimo saacada Ingiriiska lasoo gabagabeeyay tirinta Codadkii ay dadweynaha Scotland ka dhiibteen inay noqdaan dal madaxbanaan iyo inay ka mid ahaadaan boqortooyada Ingiriiska ayaa dadka diiddan inay ka go’aan Britain waxay heleen […]

Aqalka sare ee Awdalstate iyo aqonyahano jawaab adag ka bixiyay hadallo anbad ah oo kaso baxay dhinaca maamulka beesha dhexe

awdalstate-flag

Raysul-wasaaraha Ingiriiska David Cameron oo wacad ku maray inuu is dilayo haddii shicibka Scotland HAA ku codeeyo

david cameron

London (Harowo)–Raysal Wasaaraha Ingriiska David Cameron oo maalmihii ugu danbeeyay, ku mashquulsanaa, ololaha uu dadka reer Scotland kaga dhaadhicinayo in aanay u codayn, Madax banaani ay ka qaataan Great Britain ayaa saacad ka hor wakhtigii la soo gaba gabaynayay ololaha aftida Madax banaanida Scotland jeediyay khudbad aad looga yaabay ilaa heerka ay dareenkiisa qadiyadani taabatay. […]

Xafiisyadii Maamulka Kililka 5aad ee magaalada Shiniile oo la jajabiyay iyo M/xigeenkii Baxsaday C\Xakiin Cigaal oo la sheegayo inuu ka dambeeyo

Sida la ogsoonyahay C/xakiim Cigaal ayaa wuxuu kudoodayay in fikirka hoose ee uu aaminsanyahay ee ah dhulkani inuu yahay dhul Canfareed marka uu odoyaasha lajoogana warkale aaminsan. Hadaba waxaa maanta magaalada Shiniile laga gaystay dambi aad u balaadhan oo kasoo horjeeda sharciga Itoobiya iyo kan caalamkaba. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya shacabka magaalada Shiniile […]

Xukumada Siiranyo oo ka baxday ballan ay ururada mucaaridka kaga arinsanayeen waxa lagu sheegay diwangalinta madaniga

Hargeysa (Harowo)–Xukumadda Siiraanyo ayaa Labada Xisbi Mucaarad kaga baxday wada hadal ku saabsan wax lagu sheegay Diwaangalin Madani ah oo ay shalay Xisbiyadu sheegeen inay xukumadda kala xaajoonayaan. Labada garab ee Mucaaraddka waxay Warbaahinta u sheegeen in Xukumaddu kula balantay inay u soo dirayso Hogaanka Xisbiga Kulmiye islamarkaana saddexda Xisbi wada falanqeeyaan Muranka diwaangalinta balse […]

Maamul goboleedyada Somaliya Ee Itoobiya Wadato iyo Ujeedada. Xog

Addis Ababa (Harowo)-Ilo xog ogaal ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay door weyn ku leedahay dhismaha maamul u sameenta gobalada dalka.   Dadka warkan xaqiijiyay ayaa leh Itoobiya waxay sameeneysaa maamul gobaleedyo hoostaga iyaga oo leh ciidamo gaar ah isla markaana xuduud la wadaaga dowladda Itoobiya.   Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya iyo wakiilka IGAD ee […]

Daawo Budhcad qoryo kusoo weerartay Baan lacagaha Sarifa badhtamaha Caasimada Sweden

HEES: Wankii Adhiga U Mudnaa Ninkaad Soo Mayrac tidhi Caduur Meermeerka badi….Muskuu soo taaganyahay

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH