Harowo.com

Garaadka Beesha Jaamac Siyaad Ee Dhulbahante oo isku dhiibay maamulka Somaliland. DAAWO

VIDEO:- Siyaaaradii Sheekh Isaaq (18 may) oo soo dhaw, Olole Maamulka Hargeysa Ka Bilaabay Boorama Iyo Qorsheyaal lagu……

Somaliland Waxa Lagu Maamulaa Qodabadii ka Soo Baxay Shirkii Qaaxo Waxa Ay Qodabadaasi Saamayn Ku Yeesheen…………..

Somaliland Waxa Lagu Maamulaa Qodabadii ka Soo Baxay Shirkii Qaaxo Waxa Ay Qodabadaasi Saamayn Ku Yeesheen Gobolka Awdal Tan iyo markii ay talada Dalka Qabsatay Jabhadii SNM waxa maalinba maalinta ka dambaysa soo if-baxaysay cadaawada uu maamulkan SNM U Qabo Beelaha Gadabuursi iyo Harti daarood waxa Dhabawday in Qodabadii ka soo baxay Shirkii Qaaxo lagu […]

Bashir Goth: a night of poetry and literature

Ciidamo U Gaar ah Qaramada Midoobay Oo Berri Imanaya Muqdisho

Warar aan ka helayno ilo madaxbanaan ayaa sheegaya in maalinta berri ah magaalada Muqdisho ay soo gaari doonaan ciidamo gaar ah oo ka socda dowladda Uganda kuwaasoo ku howgali doona magaca Qaramada Midoobay. Ciidamadan ayaa waxaa dalbaday wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nick Key kaddib markii sannadkii horre weerar lagu qaaday […]

Maalqabeen doortay in xaaskiisu sida Eyga u hogaamiso suuqyada London dhexdooda.VIDEO

Dadku hadday diidaan Dastuurka Alle waxay ku dambeeyaan xoolo iyo wax ka liita

Somaliland oo barobagaad ku furtay reer Khaatumo sheegtayna inay wada hadal la bilowday Siyaasiga Cali Khaliif. VIDEO

Garaadka Guud ee Maamulka Goboleedka Khaatumo oo soo gaadhay Buuhoodle. VIDEO

Caawa Waa Habeen Aakhiro Oo La Qaday. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad

Warbaahinta dunidda waxa ay qaarkood toddobaadkan ka hadlayeen amma qaadaa dhigayeen sarkaal u dhashay dalka Turkiga oo markii uu dhintay misna loo dareeray aaskiisa in xabaashii loo qodday gunteeda loogu tagay mas madow oo dhex yaalla sidaas darteed waxa warbixinta arrintaas laga soo gudbiyey sheegaysaa in la qodday illaa 29 xabaalood oo mid kaste marka […]

Fadeexad lasoo daristay Wasiir Weji xun oo horay u sheegay inuu lacag siiyay Jaaliyadda Sheffield, Daawo iyagoo beeninaya

Jaaliyada Sheffield ee cariga ingiriiska ayaa beenisay inuu wasiirka macdanta iyo biyuhu siiyay lacag HALKAN KA DAAWO WASIIR WEJI XUN OO SHEEGAYA INUU LACAG 20 000 ah SIIYAY JAALIYADA SHEFFIELD

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH