War Deg Deg ah: Cali Sandulle oo horay u ahaa hogaamiyayaashii SSC iyo Ciidan uu watay oo Maamulka Khaatumo uu Gacanta Ku Dhigay
HAROWO.COM
Laascaanood(Harowo)- War hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee maamulka khaatumo state ay gacanta ku dhigeen Cali sandule iyo wafti uu watay kuwaaso ka yimi magaalada ceerigaabo waaxay afka uga soo galeen maamulka khaatumo kadib waa ay baacsadeen waxaan halkaasi ku gadoomay gaari ka tirsan waftigii iyadoona rasaastu socotay .
kadib waxaa u sooro gashay maamulka khaatumo in labadii gaari ee kale ay gacanta ku dhigaan waxan saarnaa horgale cali sandule oo imika lagu hayo meesha la yiraahdo Awrboogays.
Cali sandule oo wuxu ka mid ahaan jiray Abaanduulayaashii jabhadii SSC ee isku soo dhiibay maamulka Hargeysa. Imika waa guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Ururka Xaqsoor . Dhaacawyada iyo wixii faah-faahin ah kala soco wararkayaga danbe
This post has been viewed 70 times.
Related Posts via Categories
Posted by haro3468
on Nov 26 2012. Filed under Harowo News - Wadan Iyo Warar.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.












