Harowo.com

Cabdi Shide Bile, oo Boorama Ka Bilaabay Xaal Abuurkii Abid Ugu Xumaa ee Soo Mara G/Awdal!!

Cabdi Shide Bile, oo Boorama Ka Bilaabay Xaal Abuurkii Abid Ugu Xumaa ee Soo mara, Kuna Talo Galay Inuu Iska Horkeena Beelaha Awdal, Dan Shisheeyana U Adeegaya

Boorama (Harowo) - Arrinta maayarkii hore ee Boorama Cabdi Shide Bile, ayaa haatan cirka isku shareertay, kana sii dartay ka dib markii uu ku soo noqday Borama, isaga oo Hargeysa ku maqnaa in ka badan 10 casho. Intii uu Hargeysa ku maqnaa, ayaa sida wararku sheegayaan wuxuu Cabdi Shide Bile ku hawlanaa olole siyaasadeed oo uu naftiisa ku badbaadinayo, waxaanu garaacay abaab kasta oo uu fadhiyay masuul ka tirsan xukuumada Siilaanyo. Sidoo kalena wuxuu la kulmay ninkasta oo uu islahaa waxbuu kuu qaban Karaa. Ololahan ayaa markii natiijo wanaagsan laga gaadhi waayay wuxuu isku rogay fidno dagaal oo laga dhex bilaabo shacabka walaalaha ah ee degmada Boorama ku wada nool.

Waraku waxa kale oo ay intaa ku dareen in doorkan uu Cabdi Sgide Bile safarkiisan ku weheliyay nin la yidhaahdo Cabdinaasir (Ina San Jeex, oo Xeeb Jire ah). Cabdinaasir, ayaa sheegta inuu yahay “Gar Yaqan ama Lawyer”, si xariiftan ahna ugu shaqayta xirfad aanu aqoon badan u lahayn, jaamicadna uga soo bixin. Cabdinaasir aabihii Sanjeex, ayaa sida aanu wararka ku helnay Rayaale geeyay maxkamada sare ee Hargeysa markii uu naasnuujin jiray Xeeb Jiraha ee ay xulafada ahaayeen Allaha u Nxariistee Oday Cabdi Xasan Buuni. Sidaas darteed ayuu Cabdi Shide Bile ugu kaxaystay Ina Sanjeer magaalada Hargeysa. Hadana waa ninka hoormoodka ka ah xaal abuurka la doonayo in dagaal laga dhex rido qaybo ka mid ah beelaha Gedabuursi.

Cabdi Shide iyo Ina Sanjeer, ayaa sidii uu khilaafka maayarka Boorama u bilaabmayba lamaane ahaa, had iyo jeerna la isku ag arki jiray. Inkasta oo labada beelood ee Muuse Fiin iyo Xeeb Jiray ee ay kasoo kala jeedaan Cabdi Shide iyo Ina Sanjeex “Bisad iyo Jiir” isku yihiin marka eego dhinaca siyaasada, hadana labadan wiil waxa hada ka dhexeeya wada shaqayn badan, taasi oo yaab ku noqotay dadka la socda siyaasadaha reer Awdal, iyada oo inta badan ay dadku farta ku fiiqayaan inay labadooduba u adeegyaan dano shiisheeye, taasina ay tahay xamagta isku haysa ee ay hada u wada socdaan.

Caawi Shabakada Wararka ee Harowo.com, Fadlan Hal Mar Fur Xayaysiiska Ku Yaal Boogaga Shabakada. Mahadsanid

Wararku la xidhiidha safarka mudada qaatay ee uu Cabdi Shide Bile Hargeysa ku tegay, ayaa sheegaya in doorkan aanu lacag badan wadan, madaama oo uu safardiisii hore hurgufay wixii faraqa ugu jiray ama uu islahaa way kaa go’aan, sidaa darteed ayay wararku sheegayaan lama uu kulmin wixii uu islahaa waad heli doontaa, waxaana la odhan karaa wuu ku hungoobay safarkan u dambeeyay ee uu mudada dheer ku maqnaa.

Hadaba, markii uu Cabdi Shide Bile quus ka qaadhay masuuliinta Beelaha dhexe, kuwii hore lacagaha uga cunayna qaar ka dhuunteen, qaar kalena yidhaahdeen soo kordhi lacagta, ayay talo ku ciirtay, waxaana ku adkaatay inuu faro madhnaan Boorama ku soo noqdo. Markuu halkaa xaal marayo ayuu Cabdi Shide isku qaaday Saylici, waxaanu sida la sheegay ku wargeliyay “In Aanu Keligii Jeel Galayn, Suuqa Booramana Faro Madhnaan Joogi Kareen, Hadii Xal Kale la Waanaya uu Waxwalba shaaca ka qaadi doono, Uuna Sheegi Doono sidii Lacagaha Maqan Loo Kala Qaadan Jiray”.

Intaasi Markii ay Dhacday, ayuu Saylici Cabdi Shide ku Yidhi bal orod oo teg taliska sirdoonka beelaha dhexe, iyaga ayaa loo noqdaa markay xaajadu sidan oo kale u adkaato. Taliska Sirdoonka Beelaha Dhexe ayaa u sheegay Cabdinaasir (Ina Sanjeex) iyo Cabdi Shide Bile, markii ay xaaladiisa dhinac walba ka rogeen sida kaliya ee uu cabdi Shide ku badbaadi karo waa iyada oo arrinta la balaadhiyo, loona rogo dagaal u dhexeeya beelaha Gedabuursi, ka dibna xukuumadu soo faro geliso, lana ydhaahdo waxa xal ah in Cabdi Shide lagu celiyo shaqadiisii maayarnimada, si loo dhawro amaanka iyo xasiloonida degaanka Boorama.

Talooyinka la soo siiyay maayarkii hore iyo Cabdinaasir (Ina Sanjeex), ayaa sida la sheegay waxa ka mid ahaa inay arrinta meel xun ka qabtaan, dad muhiim ahna ka bilaabaan si ay markiiba meel fog u gaadho, hadii kale waxa looga digay inay ku fashilmi doonaan. Labada nin markii ay soo galeen Boorama, waxay hore ka bilaabeen mashruucii loo soo igmaday, kaas oo ahaa inay iska horkeenaan beelaha Samaroon, dagaalna ka kiciyaan magaalada Boorama.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Boorama, waxay markiiba labada wiil shiisska saareen maayarka cusub iyo qoysas muhiim ah oo magac iyo maamusba kule magaalada Boorama, iyaga oo dhinaca kalena diyaarsaday cidihii ay ka hor keeni lahaayeen iyo farsamooyinkii loo adeegsan lahaa dagaalka sokeeye ee la rabo in laga bilaabo Boorama. Sirdoonka Beelaha Dhexe iyo labada wiilba waxay isla qaateen in sida ugu sahlan ee dagaal loo bilaabi karaa tahay muran dhul oo khuseeya jufooyin kala duwan oo iskagana soo horjeeda siyaasadaha maanta jira. Sidaa darteed ayaa waxa lagu heshiiyay in dhul cid kale lahayd la yidhaahdo waxa leh Cabdinaasir, halkaana xasarada ugu horeysaa ka bilaabanto, isla markaana noqoto “Buukow Buuko Wareen”.

Si loo hirgelyo mashruucan looga soo dhiibay Hargeysa, la iskuna lifaaqo shakhsiyaad muhiim ah oo ay calaamadaysteen iyo maayarka cusub, waxay Labada wiil shiishka saareen gabadh la yidhaahdo Rooda Ibraahim Rijaal (Jinriil Yoonis , oo aabaheedna ahaan jiray Suldaanka Guud ee Ardaayada J/Y. Rooda Ibraahim Rijaal waa xaaska Cabdilaahi M. Boqore (Bahabar Cabdale) oo ah Dean-ka jaamicadda Camuud University. Waxaana la go’aamiyay in jagooyin ay sharci u laheeyeen qoyskoodu oo ay hada dhismahoodii faraha ku hayaan, lagu qabsado, halkaana dagaalka u horeeya laga bilaabo, ka bacdina la balaadhiyo si ay beelo kala duwani u soo galaan.

Cabdi Side Bile iyo Ina Sanjeex waxay tageen xafiisyadii dawlada hoose ee Boorama, waxayna faylashii dhulka ka saareen waraaqihii cadaynayay inay Rooda Ibraahim Rijaal tahay mulkiilaha runta ah ee iska leh jagada hada ay dhisayso, waxaana halkeedii lagu bedalay waraaqo Hargeysa ay kala yimaadeen oo sheegaya inuu jagadan leeyahay Cabdinaasir (Ina Sanjeerx). Sidoo kale ayaa waxay yidhaahdeen waraaqaha beenta ah ee ay haysato waxa siiyay Muumin Gadiid Cumar, oo hada ah maayarka sharciga ah ee degaanka Boorama, hase yeeshee markii hore ahaan jiray maayar ku xigeenka degmada Boorama, una xilsaarnaan jiray arrimaha dhulka.

Madaama oo aan Cabdinaasir hore loogu aqoon inuu leeyahay jagadan, waxay meesha keeneen will la yidhaahdo Jagne Cabdi Bakaal (Faroole, Habar Cafaan) oo ku andicoonaya inuu isagu jadan lahaan jiray , hadana uu ka iibshay Cabdinaasir Ina Sanjeex. Waxaanay sedexda nin soo diyaarsadeen dad ka soo jeedo jufooyinkooda, kuwaas oo lacag la soo siiyay, diyaarna u ah inay ku dagaalamaan sheekadan bugta ah.

Intaasi markii ay dhacday, ayaa kooxahan xasard doonka ah ee sedexda nin soo kiciyeen waxay weerar ku soo qaadeen Rooda Ibraahim Rijaal iyo shaqaalihii dhismaha ay ka wado jagadii ay xaqa u lahayd. Kooxahan oo iskugu jiray dumar iyo ragba, ayaa markii ay soo gaadheen meeshii dhismuhu ka socday, waxay shiid hadhka kaga dhigeen Rooda iyo shaqaalaheedii, waxaana la sheegay inay dhawr qof halkaa ku dhaawacmeen.

Rooda Ibraahim Rijaal markii ay aragtay colka duulimaadka ah ee doonaya inay waxyeeleeyaan iyada iyo kuuliga la shaqaynayay, waxay qaylo dhan u dirsatay qaraabadeedii, kuwaas oo markiiba soo gaadhay meeshii dagaalku ka socday. Dagaalkan oo sida la sheegay si teel teel ah u socday mudo saacado ah, ayaa ugu dambayntii lagu jabiyay kooxdii weerarka ahayd ee ay soo kiciyeen Cabdi Shide, Jagne iyo Ina Sanjeex. Markii ay Jaanta wadheen kooxdii weereka ahayd, lagana adkaaday, ayaa waxaa qori la soo baxay Cabdinaasir Ina Sanjeex, oo xaga dambe ciidanka ka hogaamiyay, waxaanu tacshiirad idaba joog ah huwiyay kooxdii u hiilinaysay Rooda Ibraahim Rijaal, kuwaas oo aanan markaa haysan qoryo, iyada oo inta badan dagaalku u badnaa shiid iyo biro la isla dhacayay.

Kooxda Rooda Ibraahim Rijaal, aya hada sida la sheegay hubaysan, diyaarna u ah inay iska caabiyaan hadii weerar dambe lagu soo qaado.

Sidii loogu talo galay dagaalkii ka bilowday jagada la dhisaayay, ayaa wuxuu hada isku rogay xiisad xasaasiya oo u dhexaysa shan beelood oo ka mid beelaha Smaroon, halkii la doonayayna si dhib yar ku gaadhay. Sidaa aanu wararka ku hayno, waxa hada dhinac kasoo wada jeeda Muuse Fiin, Xeeb Jire iyo Faroole oo Habar Cafaan wada ah, halka dhinaca kalena ay ka soo horjeedaan Gadaalo Dhal oo J/Y ah iyo Bahabar Cabdala.Waxaanay Wararku intaa ku dareen reeraha kalena inay dusha kala socdaan, lagana yaaboo inay qaarkood soo galaan dagaalka.

Dhinaca kale shalay, ayaa sida la sheegay wuxuu dagaal gacan ka hadal ahi dhexmaray Cabdi Shide Bile iyo Muuse Boqore oo ah dean-ka Jaamicada Camuud Unversity, iyaga sida la sheegay ay labaduba goob joog ka ahaayeen xaflad ka dhacday dhakhtarka Boorama, oo lagu xusayay dhismayaal lagu kordhiyay Cisbitaalka Boorama.

Si kastaba ha ahaate, xaal abuurka iyo hagardaamooyinka ay sirdoonka beelaha dhexe ka dhex wadaan gobolka Awdal ee uu horseedka ka yahay Cabdi Shide Bile, wuu gaadhay durbaba meeshi la doonayay, waxaanse la ogayn meesha uu cidhib dhigi doono. Waa sahal sida dagaal munaafaqeed loo bilaabo, reero u diyaar ahna maanta way haystaan beelaha dhexe, laakiinse way adagtahay sida loo joojin doono, hadii aanay waxgaradka reeruhuna ka feejignaan biidhi qaatayaasha fidmada wado, waa la arkii doona cawaaqib xumada ka dhalata.

Harowo Desk, Boorama


This post has been viewed 391 times.

camud

49 Comments for “Cabdi Shide Bile, oo Boorama Ka Bilaabay Xaal Abuurkii Abid Ugu Xumaa ee Soo Mara G/Awdal!!”

  1. ilahay ha laga cabsado oo cayda reeraha iyo dadka ha la joojiyo inamada karaamada ha ka qaadina dhalinta gobalkana ha isku dirina intaa ayaa iga dardaaran ah

  2. walalayaal waxaan rabaa inaan idinka waaniyo inaad isku qoontaa cawagiin maxaa yeelay walalayaal halkaad ka fikirilahadeen mustaqbalkiina maaha inaad ku soo noqotaan qabiilooyinka ama reeraha walalayaal ardayda jaamacada camuud mahaa kuwo sidaasi isku nacayaa maxaa yeelay waa kuwo doonaya inay umadan ku hagaan wadad toosan kana kaxeeyaan qabyaalada iyo xumaanta walalayaal yaan lasku kiindirin walal waxaan idiin soo jeedinayaa ninka dadka caayayow magacaaga kusoo qor oo dadka magacdood iska daa kuliyada aada sheegteen gudoomiayaheeda anagaa ka tirsan markaa walal waxaan ILAAHAY KAAGA BARYEYNAA INUU KAA ABAAL MARIYO WAXAAD SAMAYSAY QOFYAHOW DANBIILAHA AHI

  3. sxbyaal waan idin salamay dhamaan waxaad tihiin dhaliyaro samaroon marwaliaba waa ka naxaysan laba qof oo is haysta waa markaad u dananayso samroonimada ama aad ka naxaya dhaliyaro ishaysta kuwa na dufacay iyo kuwa naa cayeeyba waxaan leenahay waxa ina dana
    sidaan u kacaamin lahayn dadkeens samaroon kaman hadlin taasi sxbyaal maalin dhawaydab waxa warqad lagu riday telesomta oo lagu qoray magacayga iyo phonkayga numberkiisa taasina waa qof idaba socda na ceebaynayan dhmaanteen

  4. marka hore dhamaan dhalinyarta waan salaamaya salaan ka dib waxan idin lehay sxbayal waxa aad ku hadlaysan waa laga fiicnayahay ee inta aad is cayaysan waxa ka fiican inad isku sheegtan waxa ka fiican oo idin anfac aduunyo iyo akhiraba hadii kale iska amusa hadalka badan wax laga qada qalbi adayag waad ma hadsantiin

  5. qofka beenta ka sheegaya bahdoon ali camash iyo c/laahi wadad yare dadku caqli ayay leeyihiin waana lagu arkayaa inaad hal meel kawada qortay waayo sawirkan la socda magaca yaa cadaynaya munaafaq munaafaq waan ku habaarnay jimccahana masaajidada ayaan waraaq ugaynaynaa ninka dhalinyartii magaalada isku diraya

  6. SUBXAANALAAH .waar ilaahay ha laga baqo oo magaca dhalinyarta inaan la adeegsan ragan meesha aad kusoo qoraysaan eed ka dhigaysaan inay iyagu qorayaan commanta walahi maaha iyaga anaa huba waxana ma oga .

    QOFKA DHALINYARTII MAGALADA KALA FOGAYNAYA EE ARDAYDII ISKU DIRAYA ILAAHAY CALAAMO HAKA MUUJIYO AAAAAAMIN AAAAAAAAAMIN AAAAAAAAAAAAAMIN

    waayo mustaqbalkayagii ayaad modoobaynaysaan hadaan dhalinyartii gobolka nahay .

  7. walaalayaal waar cay cidna faa’iido uma aha samaroonow ilaahay dantiinii waa idin garab mariyay wadada xaqa allaha idin tuso .
    dhulkiinii saylac iyo gabiley waad kasoo guurteen boorama uunbaa la isku caayayaa .
    waxaan la yaabay qofka raba inuu xumaan iyo isku dir ka abuuro ardaydii jamacadaha wada dhiganaysay waan habaaraynaaya calaamo allaha ka muujiyo .

    ninka tolka iyo reernimada ku faanayow qaraabadaa iyo dadkiinii ayaa bakhtigu xalaal u yahee wa u qabo .

    gadabuursow ani ciilkiina ayaa idili waxaad xumaan isku haysaan waa la qarsadaaye ma shisheeye ayaa loo bandhigaa yaaaaaaaaaaaaaab.com ,
    ina sheekh faarax anu waa waalid oo caayimaayo laakiin waxaan ka codsanayaa isagaa harowo.com ka masuulee maanta arintu wxay gaadhay ardaydiiye oo la isku dirayaaye commonta ga joojo waa qodsi nin caqli lehna waa garani wanaaga

    dhamaanteen ilaahay xaqa ha ina tuso bogeenana burcad ha isku mariyo nin xuni qolo maaha

  8. bahdoon cali camash

    waa wax lala yaabo kuwani iyagoo aan dad ahyn ayey qabyaalad wadaan waa nasiib daro waana waxa laga xishoodo sxbyaal haber taay cawl cawlkaay xishooda hadii kale waa la idinka saari boorama oo waxa aadaysiin meel baanan markaa xishooda cawl cawl koow xishooda waliigiinba waa idinkii sacabka u tumi jiray makaahiile

  9. Cabdilaahi wadad yare

    Walee tiisaba dareeyalaa takale ku dara waxan layaabanahay nimankan sheeganyaa haber cafaan horta iyagu waa ayo waa mukhtar dhasha oo aan caadi ahayn iyo khadar ka wayn ee qabyaaladu xoodh xoodhisay ee dubkiina ka saartay ee ay waliba qal qaloocisay iyo kuwa kale oo aan caadi ahayn oo kale markaa waxa la yaabo ma ah aku waasi

  10. maxamuud idka

    KKKKKKKKKKKK waxan la yaabanahay nin kan mukhar dhasha la leeyahay waa qabyaaladiisti hoosta ku wata niman qabyaaladi dishay oo aad u xanuusanya oo ay ka mid yihiin khadarkii midida galiyey kii yaree ee haber celi ina muumin gadiid wana nin qabyaaldi ku mudan tahay weeyaan ninkaasi balse waxa nasiib daro ah iyagoo ah an meel laga soo qaado aan lahayn ayey bilaabeen qabyalad wana nasiib daro xun

  11. Manaxo

    Muusefiinboy
    cidmagtooda 50labixinjiray habarcafaanbaajirtay cid naagah tii curyaamad ama foolxun loodhiso ama coona waliba bilqasab waa idinka booramana ragaleh waalayaqaanaa hadaad boramaleedahay maxaa laguu adoonsanjiray

  12. dilaawi

    waar ninka webkan soo qora ha hubiyo ama waa nin waalan ama samaroon maaha ninkani wuu sheeganayaaa

    cida si caadi ah u garanaysaa tafaasiil haka bixiso waayo anigu reer dilaad ayaan qoryahan reer borama wax badan kama aqaano laakiin ninkani wuxuu dilay milgihii samaroon dhaqankooda gobta ahaa iyo sharaftoodiiba meel ayuu kaga dhacay

    kama hadlayo maqaalkan oo kaliya ee boqol maqaal oo lafjab iyo dhegxumo ku ah ummad waynta samaroon ayuu qoray

    samaroona wuxuu ahaa dad aan qabyaalada aqoon amase aanay macno badan u samayn
    markaa waxaa leeyahay ninka webkan qora caruurta wax aanana hido u lahayn ha naga barin

    fadlan umada samaroon ha booqanina webkan

  13. Ma habarcafan baa hadlayaa mise Anaa mooday

  14. Wayaadhaheen maxaa lausku haystaaa

  15. DILLA

    waar ninka webkan soo qora ha hubiyo ama waa nin waalan ama samaroon maaha ninkani wuu sheeganayaaa

    cida si caadi ah u garanaysaa tafaasiil haka bixiso waayo anigu reer dilaad ayaan qoryahan reer borama wax badan kama aqaano laakiin ninkani wuxuu dilay milgihii samaroon dhaqankooda gobta ahaa iyo sharaftoodiiba meel ayuu kaga dhacay

    kama hadlayo maqaalkan oo kaliya ee boqol maqaal oo lafjab iyo dhegxumo ku ah ummad waynta samaroon ayuu qoray

    samaroona wuxuu ahaa dad aan qabyaalada aqoon amase aanay macno badan u samayn
    markaa waxaa leeyahay ninka webkan qora caruurta wax aanana hido u lahayn ha naga barin

    fadlan umada samaroon ha booqanina webkan

  16. marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan dhalinta ilmo samaroon meel kasta oo ay joogaan waxaana leehay ku waara barwaaqo horow mark midnimo iyo wlalatinimo dhaman teen alah inagaransiito amin

    marka xiga waxaan rabaa ina an fikirkayga dhibto ku sabsan borama iyo arimaha reeraha ee aad ka soo sheekayseen, horta halmid ayaan idiinka waa nin lahaa oo ah cayda qabiilada in la joojo lakin fikir waa lasywaydaarsan karaa qof iyo qabiil in aad caydaa waa ceeb wayn,
    hadii aan u soo noqdo arinta maayirka ee comment keeda halkan la ga dhiibanaayo,
    horta dee maayerka haduu danbi galay dowlad ayay u taalaa ee qabiil uma taalo waana lala xisaabtamayaa dowlad ayaa la xisabtami arimaha in laysku dhex qaldo maaha, intaa marka laga yimaado maxaa beelah rer samaroon ka dhexeeya ayay su, aashu tahay??

    aniga rayi ahaan waxan dhihi lahaa wax ka shexeeya majiraan beelaha ee xaalada ugu badhaadhan dhalinta halkan wax ku qorta ayaa kici naysa xaalada boorama wax ka jira ma jirto intaa halka lagu qoro uunbaa la aqristaa markaa talo ahaan waxaan dhihi lahaa sxbyaalow yowyowtanka kadaaya beesha jexdeeda aan waxba ka dhacayn
    by xadaari hargeisa

  17. ahmed

    salama calaykum:
    akhyaarta waad salaamtiin guud.waar yaadha samaroon, waa sidee isnecebkayn iyo xumaantan idin dhex taalaa. show waxaad tiin dad aan waxbaba isku ahayn. midda kale anigu haddaanu nay qoladaa bari, ma naqaano cuqdada noocan ah ee laf jabka ah, annaga arinkayagu waa ama kala guura ama si fiican u wada noolaada. waxaanu u haysannay inaad tiin dad goba oo dantooda yaqaana e show kuligiin waxaan tiin cuqdad yuururta.

  18. muusafiin man

    cabdiqani daa’uud qalinle waa nin reer maxamuud ah , waa nimankii maydkooda Boorama ka qaatay ee dhar wanaaje geeyey , OROMO CAQLI XAGAY KA KEENI , cabdiqani ayaan maydkaaga la gayn dhar wanaaje ee is dhar sidii boorama laguu aasi lahaana waa adigoo aamusnaada .

  19. cabdiqani daa'uud nin yaraantiisii wasay

    cabdiqani daa’uud coonimadu waa tii yaraantaadii lagu wasi jiray , waxa aad ahayd fule xataa waxa aad cabsi awgeed u bixisay in sida naagaha laguugu tago , imika ayaad u xaraarootay in lagu naageeyo , markaas sidii aad ku heli lahayd ayaad samaysay , waanad maskax fiicantahay tani waxay ahayd sida kaliya eed ku heli karto in lagu naageeyo , cajiib , diyaar garaw caawa ama maanta mid uun baad heli

  20. muusafiin man

    cabdiqani daa’uud qalinle oromo reer maxamuud ah ayaad tahay , markaas ayaad wax ka sheegaysaa in shide bile oo kaa ogolaaday inaad qoxootinimo ugu noolaato Borama , taasi waa nasiib daro . ta kale waxan ka baqayaa in BOORAMA dhexdeeda lagu waso oo lagugu naageeyo , runta hadaan kuu sheegana maanta Boorama cid aad isku halaysaa ma jirto ee iska qarafayso oo bariiskaaga ha iska ciidayn , taasina waa talo hadii aad tahay oromada caqliga leh. waxa kale een hubaa saaka inay cabsi badan ku hayso, ood is qarinayso , dhamaan reerkiinana ay canaan qureec kaaga dhigeen, ha ugu darnaato duqdii ku dhashay oo ku bilaabaysa canaanteeda sida tan ” gacantaada ayaad nagu ratay , xageen u qaxnaa , sharcigii ina shide bile wuu inaga xarayn , ma haysano wax reer maxamuud ah oo ka dhaw blue sky , kaas oo kaliya ayaa magaalada jooga reer maxamuud kaasna waxan iskugu nimaadnaa shinbir ceel ku jirtaay jiririq, hooyo waxan samayno ma garanayno ee caawa ayaan qaxaynaa ee diyaar garooba,

  21. Fathia ali

    Asc salaan sare dhamaan walalahayga muslimkoow bacda salaan,waxa nasiib daro ah in qof magaciisa la adeegsado oo beel lagu cayaayo isago u ogalaan ama aan war ka hayn markaa waxan talo u soo jeedinayaa in arintaa laga fiirsado oo dadka la xakhdhowro umada walaalihin ee aad isku diraysaan waxana raali galin ka siinaynaa ninkan magaciisa la adeegsaday ee abdiqani daud qainle oo aan raali galin siinyaanaa oo aan leenahay illahay ku daa arintaa oo ilaahay dartii ku iloow

    thanks
    fathi ali adan
    london ,UK

  22. liban

    marka hore asc marka labaad waxaa wax laga yaqyaqsado ah in qof magaciisa is qaldan loo adeegsado oo waxyaabo aan ka suurtoobin qofkaas lagu sheego ninkaa c/qani daa,uud ee walaalkeena ah kama suurtoobo waxyaalahaa iyo kuwo lamida markaa ninkaa magaciisa adeegsadaw ka toobad keen waa iga talo

  23. muuse cabdi

    Asc tolo soo jeedin buuxda , waxa nasiib daro ah raga nin magacooda sheeganaya ee dadka cayaya ama raba in ay isku diran dhaliyarada waaana nasiib daro buuxda taasi waxa laga naxo
    abdiqani daud qalinle horta ma aha nin qabyaaladi ka jirto balse waxa nasiib daro aharaga magciisa hoos udhigaya ee raba in ay fadeexadeyan waa nasiib daro waana dhalee caynayaa arintaa ee waliba raba raaciyey gudoomiyanimda jamacada uu ka yahay balse waxa ka muuqata arintaa in ay yihiin rag class ah am rag la arday uun ah oo raba in uu xilka gudoomiynimo ka dago dheleecayn u soo jeediayna markaa waxan leeyahay abdiqani arintaa uu ka madax banaan yahay ee fadlan ka joojiya fadexada oo ilaahayka yaaba

  24. Dadka Samaroonku waa dad liita oo ducufo ah. Waxan booqdaa shabakada commenska ama faalooyinku u furanyihiin sida Harowo.com oo kale.

    Mawduuca laga hadlayo ayaa lagu koobanyahay kuma arko wax is asal caayaya, xataa iidoorka iyo dhulbahantaha xabada isla dhacaya sidan oo kale iskuma caayaan. Marka ay ugu xuntahay waa marka la isku hanjabo, laakiin wax gabdho iyo hooyooyin caayaya iyo wax anaa ku wasa iyo futo weyn iyo dhillo iyo garacbaad tahay ku arki maysid.
    WAAR MAXAA SAMAROON KA DHEXEEYA, WAAMAXAY CAYDA IYO DOQONIIMADA INTAA LE’EGI. MAXAA LA ISKU HAYAA?

  25. sc dhamaan walaahaha muslimka oo dhan . waxaa ayaan dara ah in maanta u bixii wadanka u soo kacayay ayay waxayaaabo iyaka aan dan danahooga ahyn inay ku daalaan , walal anu waxaan qabaa hadii aad hadalyso ba layiri waxaa lagu hadlaa eray adiga iyo dadkaagaba faaido u ah , markaas anu waxaan aan jecelahy iyo dhaamaan dadwaynaha ku dhaqan gobalka awdal , anaku qanac sanahy aana fahanay inuu dhamaaday casrigii xumaantu ay bilaabantay cisrigii wax qabadka iyo hurumarka dadkeena iyo gobalkeena , haku dalina waxyaabo yaroo minor ah sxbyaal waxaad ka fikirtaan waar halkeen dakeena u jihaynaa, waxaan anu ku canaanayaa in la joojiyo tuhunka iyo shikiga iyo kala kaxaynta beelaha walaaha , wlalyaal waxa ina sugayaa ka wayn . ninkan lagu daalay ee ay qolana ka soo horjeedo qaarna taageerayso , waxaan usoo jeedinayaa labadaba in ay joojiyaan labadooduba nin necbaysiga iyo nin jeclaysiga , waayo ninkan wax ba ma dhaamo mayoradii hore ee inasoo maray , waxana waa wax loogu talagay in lagu laalo wax qabadka gobolka iyo huramarkiisa markas hurdada ka kaca sxbyaal caydana iska dhaafa dad walaalo yaad tihiin isku tashada sxbyaal waad mahad santahiin

  26. yur

    waar xayawaankan sakhraan ka ah ee nolosha ka dhacay ee cayda wax iska celinta u haysta waa Shaydaan Faarax ee gadabuursi isu diray cid kale dambiga lama qabto isaga ayaa cayda ka masuula ama Daa’uud qalinle ha soo qaato ama ha daayo walaal tolkeen ayuunu kala fogayn sakhraan ururaya oo u cadhoonaya gabadh Gadabuursi oo dhan

  27. hasan Somali

    cayda daaya ilaahay ka cabsooda, umadani waa walaalo

  28. cabdiqani Dauud Qalinle faahiye

    ASC, Anigoo ah Abdiqani Dauud Qalinle saxa ah waxaan aad ugu uxumahay dadka magacaga adeegsaday commenkan ee ku caayaya, runtii anigu ma yihi nin beel cayi kara umana qalmo oo waxan ahay nin aqoonle oo in aan beel caayo waa iga mabnuuc waana iga xayraan lilaahiya,
    markaa walal commenka kor ku xusan ee laygu ceebaynayaa waa dad iga xun oo raba in ay isku kaaya dirayaan walalahaga aan wada degan nahay oo aan meel kala marayn ama dhalin yarada aan asxaabta nahay, waana nasiib daro in magacagya la adeegsado waana waxa laga xumaado waana dhaleecaynaa arintaa aad iyo aad ayaana uga xumahay sxbyaal dhamaan arintaas wixii sameyey iyo wixii ku fikirayba ilaahay ayaan ku xawilay asc
    allah mahadle

  29. asc jawaab ku socota c/qani da,uud qalinle sxb jamici ayan ku moodaynay lkn ma garanayo sobobta ku kalifaysa inaad reer aad wax ka sheegto sobabtoo ah marna kaamaan filayn inaad sidan u madhan tahay oo jamacada aad dhigataa ayna wax kuu tarin sxb hal codsi ka masax magaca ama titleka aad sheeganayso sobabtoo ah uma qalantid ha ceebayn ardayda jamacada ama mutacalimiinta dadka u soo baxaaya

  30. marka hore asc waxaan halkaan uga jawaabaya ninkan ku sheegay abarcafaan halkay ka yimaden ku dacwoonaya bal isaga muu isweydiyey halka uu ka yimid waa Cabdisalaan daa.uud muxusa ku fanaya isaga oo ka soo jeeda beesha oromaha ee aslan ay uu la hayyentan maanta ay ku fadhido awdal waa beesha habar cafaanta hadayna jirin habar cafaan borama kumay fadhideen nabaad warta .cabdisalaan daa.uud adiga in laga hadal badanyehey uu firso habar cafaan borama dhinac kasta ayey ka soo galaan ee adiga borama hal albaab ayaad ka soo gasha marka hore isku fiirso
    by.xamaraawi,sweden
    ninkii ka qaba dood wellcom
    wabilaahi towfiiq

  31. waryaada qotidada makaahiil waad ku daasheen reeraha sharafta leh ee maxamad case iyo habar cafaan waar dalkan ha isku mashquulinina ee iskaga taga gobalka awdal waxad ku noqteen xaasidiin takele uqdadada is reeba iyi waxad qoraysaan ee beenta ah

  32. Asalaamu Calaykum Aniga oo ah Gudoomiyaha Faculty of Business/Economic and Public Admin waxaan la yaabanahay Habar Cafaan waar halkay ka timi horta dadkana ma imika ayay abuurmeen Fuck HABAR CAFAAN Adeer Laangaab ayaaad tihiine iska Aamusa qudhun baad tihiine kkkkkkk.

  33. Asli Ahmed

    Axmadoow waaruntaa shar iyo shaydaan ayaa wajigiisa ka muuqda. Waan yaabay markii la yiri habar cafaan ayaa lacag lagu badbaadiyo u guraysay. Maxaa loo badbaadin, haduu dadka lacagtooda cunay, muu iska socdo ma geed kabaxaybaa meesha mise dhaxal buu ku helay. Waa shaqo, hadayna dadku ku rabin maxaad meesha u soo fadhin.

  34. Ahmed

    Salaan dadka reer tolkeey siday u dhanyihiin. marka labaad waxaa mahad oo dhan iska leh Ilaahyga wayn ee waaxidka ah. Hadii sida maqaalka kuqoran ay dhab tahay waxaan Ilaahay kabaryayaa inuu inaga qabto ninkaa Cabdi Shide. Ninkaa wajigiisa waxa kamuuqda shar, anigu nin wayn oo aad wax u soo bartay caalamkan in badan soo arkay baan ahay, aniga mid kaliya iga qora dadka wax magaradka ee daba boodaya maanta inay kaqoomameen doonaan marka dagaal iyo fidno uu madaxa u galiyo oo iyaga iyo ciyaalkoodaba lagu laayo isaguna (cabdi shide) uu sifudud uu magaalada uga baxsado ayay soo baraarugi doonaan oy odhan doonaan tolow maxaanu u dagaalamaynay! Wasalaamu Allaykum.

  35. XAAMUD

    sallaan kabacdi, waar dadka Samaroon ee Borama kuwada nool amnigiina ilaashta oo dantiina ayaa ka ween nin siyaasi ah oo doonayo inuu fidno idin dhex dhigo. Samaroonku waxay ahaan jireen weligeed dad aad u dagan oo xadaarad dheer iska leh oonan sifudud la’iskugu diri karin. Ninkii ay kari waayaana mar kaliya ayay masaajidka inta ay galaaan Ilaahay kabaryi jireen inuu kaqabto. Dadka maanta soo daba boodayo nin xoolihii dadka xaday waxaan leeyahay war Ilaahay kabaqa ninkan aduun iyo aakhiroba meel fiican idiinma wado ee. Wallaahi ninkaa Cabdi Shide nin iiga dhaw qaraabonimo waa uu yar yar laakiin nin reer tolkay khayar u sida ma aha sidaas ayaan markhaati ka ahay. Wabilaahi Tawfiiq.

  36. Salamu caleikum .. Salaan kadib waxaan salamayaa dhamaan dadka caqliga leh ee sida fiican wax ugu sheegay ninkan..wayo hadii aan meeel fiican wax ka tuso 14 coments ayaa u helay ninkan ama wax usoo qoray hal qof mooyee 13 kale wax jira ayay sheegen waxa kale oo ay shegen in websiteka Dadka walalaha ah ee samaroon kala geeya oo yahay kan isaga ah. inta badan dadkauu cayayo waxaa uu ku sheegaa dad u adeega beesha dhexe laakin adiga ayaa beesha dhexe u adeega oo lacag xaaran ah ku qaata .. Dulibaad tahay aaan lagaranayn meel uu ka imi waxanan Cadaynayaa nin samaroon ah xumaan xalkaas kama gaadho dib halagu baadho DNA dada waxa tahay baa la ogaane .. ama adiga oo sakhraansan ama gaadhay baad wax qortaa ilayn bilaa damiir baad tahaye .Mana istaahishid in wax laguu sheego in badan baa wax lagu sheegay hadii aad damiir leedahay .. Fuck u .

  37. ALI

    walal marka hore wan idin salamayaa marka xigan waxan idin leehay qofkastoo caytamayow ogow inana qabiil kuu hiilin doonin malinta lagu xisabinayo waxanan ka codsanayaa wiilka shabakadan iskaleh inuu xidho commantigan la isku waydarsanayo cayda walal dadka ha isku dirin baan ku odhan lahaa manad ogayn waxa danbi halkaa ka dhacay inad adigu ka masuultahay walalow akhiradada ha seegin adigu cay hadad rabto dadka lakin tanoo kale waa namiimnimo namiimna janada ma galo ilahay ka baq oo xasuuso inad dhimanaysid .bolsha waynta samaroona waxan u sheegaya inan cid cid ka saraysaayi jirin ilahay waxa u sareeya ka ka cabsada igana raali ahaada hadan wax qalday

  38. asc dhamaan cidkasta oo akhrisata webka iyo cidii qorta maqaalada dadka walaalo ah kala fogaynaya waxaan leeyahay waxa ka wanaagsan inaad isku soo dhawaysaan dadka ehelka ama gacalka ah waxaan leeyahay cida soo qoraysa cayda comenttiga cay wax laguma saxo walallkii si wanaagsan wax ugu sheega ama ugu aqli celiya wsc

  39. ACM,walaal wiilkan iska leh web-site Harowo oo ah magac qaldan oo shaydaan oo aan la garaay meesha waa dire diraale,Habar Cafaan waa Hooyooyin kayo waa tolkayo waa jecalahay ,ina Faarax sheekh waxa uu rabaa si website kiisa busy uga dhigo oo google xasiiska lacag badan uga helo fiiri waxa uu qorey Caawi Shabakada Wararka ee Harowo.com, Fadlan Akhriste Hal Mar Fur Xayaysiiska Ku Yaal Boogaga Shabakada. walaal cayi meesha ma taal game Ina-sheekh faaraxna fahma isna cayda ka dayaa oo aan iska dhaafno website ,Kab iyo xaarkeed waa laysku tuuraye,laakiin waxa uu jecelyahay waad wada arkay saan <> Isna Allaha soo hanuuniyo

    Waa ino wanaag Samaroon wada ray oo nin raaf maahayn>

  40. ACM,walaal wiilkan iska leh web-site Harowo oo ah magac qaldan oo shaydaan oo aan la garaay meesha waa dire diraale,Habar Cafaan waa Hooyooyin kayo waa tolkayo waa jecalahay ,ina Faarax sheekh waxa uu rabaa si website kiisa busy uga dhigo oo google xasiiska lacag badan uga helo fiiri waxa uu qorey <>.. walaal cayi meesha ma taal game Ina-sheekh faaraxna fahma isna cayda ka dayaa oo aan iska dhaafno website ,Kab iyo xaarkeed waa laysku tuuraye,laakiin waxa uu jecelyahay waad wada arkay saan <> Isna Allaha soo hanuuniyo

    Waa ino wanaag Samaroon wada ray oo nin raaf maahayn>

  41. Asli Ahmed

    Axmad gobaad tahay, oo geesi baa tahay, oo runtaad ka hadashaa, wixii tuuga iyo wixii wax dila iyo wixii sharciga ka dulboodaba noo soo gubi. Suxuufi sax ah ayaa tahay.

  42. Makadoor

    Degan gob gob dhashay. GOBSANAA HABALHAYAGU. Walee Ina sheikh dagaal xaq ah ayuu ku jiraa, xagaa ka wad waanu ku garab taaganahy dhamaan hadaan nahay MAKADOOR.

  43. Amaleey adaa dhilo dhilo dhashaya waxaad leedahay dadbaa lacaayayaa adna hooyooyin berihore aakhiro tegaad dhilooyin kusheegaysaa micnihii adaa dhilo ah waxaad tahaad moodaysaa inay dadku wadayihiin.

  44. Nooloow Axmadoow cadawgaa hajabo iyo cidiikuneceboodhan
    maruntay diidayaan runtaad sheegtaaye halkaa kagahay tolbaa kuunoole.
    walee baal dahabaad istaahishaa kuwooga isku xaaraaya ma arkaan miyaa dagaal sokeeyana diyaarbaan unehee waa cidii badisa

  45. Waar ina sheekh Faaraxoow Malaha Odaygii Sh.faarax waad iska sheegatay, waxaad tahay Xaaraami Xaraami dhalay, Waayo Ibnu Xalaal waxaasi ma soo qoro, Maalinta Dambana waxaad wax ka qori dontaa Adiga iyo Xaaskaaga waxa id dhex mara …..Fuck U.

  46. waxa aan salaamayaa dhamaan Shacabka Ree Awdal Gudo iyo Dibadba
    salan ka Dib waxa aan Halkan ka sheegayaa in wabkan Harowo Yahay ka ugu xon wababka ka jira awdal mwaxa aan is idhi malaha Ninka Wabka Qoraa waa waalan yahay waayo waxa uu is ku diraa Shacabka Walaalaha ah ee is ku Deegaanka ah
    waxa aan u sheegaya ina sh,faarax waar is la yaab oo oday wayn ayaad tahay ee cayda is ka daa oo ilaahay ka baq waalagu cadaabi oo aakhiro ayaa kuu madbaysa

  47. sxb waxa aan salaamayaa dhamaan Shacabka Ree Awdal Gudo iyo Dibadba
    salan ka Dib waxa aan Halkan ka sheegayaa in wabkan Harowo Yahay ka ugu xon wababka ka jira awdal mwaxa aan is idhi malaha Ninka Wabka Qoraa waa waalan yahay waayo waxa uu is ku diraa Shacabka Walaalaha ah ee is ku Deegaanka ah
    waxa aan u sheegaya ina sh,faarax waar is la yaab oo oday wayn ayaad tahay ee cayda is ka daa oo ilaahay ka baq waalagu cadaabi oo aakhiro ayaa kuu madbaysa

  48. Makadoor

    Waar warfaa waxaa kugu gafay qaxaabtii Habar Cafaane dee raali noqo. Nayaa Anaa ka fadhiso suuqa aad raga ku caayaso Dhabasayahay.Afkaaga qadhmuun ka jeedi raga.

  49. What a stupid.Kanii xanuun
    samaroon la yidhaa iya ku
    dhacay.Maa cafimad qabtiid
    ee iis quran saar.waa iga talo

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH