Harowo.com

Cabdi Shide Bile iyo Idris Xaamud Jibriil oo Hinaase Qabiil Iskaga Kaashaday Mu’aamarad Lagu Jajabinayo Riiga Kiliya ee Ceelasha Ka Qoda G/Awdal.

Maayarkii hore ee degmada Boorama, Cabdi Shide Bile iyo ganacsade Idris Xaamaamud Jibriil, ayaa ku fashailmay mu’aamarad lagu waxyeelaynayo Riiga keliya ee ceelasha biyaha ka qoda gobolka Awdal. Riigan ceelasha qoda ee la doonayay in la jajabiyo, ayaa waxa iska leh Maxamed Uurdoox, kaas oo dhawaan keenay riigan, isla markaana ah mulkiilaha warshada biyaha ee magaalada Boorama.

Khasaaraha Riiga soo gaadhay oo aan la qiyaasin inta uu leegyahay, ayaa waxa dusha ku qaatay qoyska Mahdi Dabshid iyo beesha Muuse Fiin ee uu ka soo jeedo, kaas oo hormood ka ahaa kooxda waxyeelada u geysatay Riiga. Mahdi Dabshid oo Mu’aamaradan loo soo xidhay ka dib markii ay fashilantay, ayaa xalay laga soo daayay saldhiga dhexe ee magaalada Boorama, ka dib markii uu si toos ah arrinta u soo faro geliyay wasiirka beeraha Faarax Geedoole.

Qorshahan la rabay in lagu burburiyo Riiga keliya ee biyaha ka soo saara G/Awdal, ayaa sida ay sheegeen dhalinyaradii ka hawl gashay wuxuu gebi ahaanba ku salaysnaa hinaase qabiil maadaama oo uu mulkiilaha Riigani ka soo jeedo beesha J/Y, kuwaas oo ay raga Mu’aamaradan alifay ku eedaynayaan inay ganacsiyada muhiimka ah ee ka socda degaanka Boorama gacantooda ku jirto.

Sidoo kale ayaa waxa jira xaal abuur balaadhan oo ay xukuumada Siilaanyo ka wado gobolka Awdal, iyada oo adeegsanaysa shakhsiyaad u dhego nugul xukuumada oo uu ugu horeeyo Cabdi shide Bile, si la iskaga horkeeno beelaha Gedabuursiga, ka dibna marka ay dhexdooda ku mashquulaan looga qadiyo deeqaha xaddhaafka ah ee la siiyo Somaliland. Xaal abuurkan oo mudoba socday ayaan ilaa hada wax guul ah laga gaadhain sobabta oo ah beelihii Makaahiil ee la rabay inay kacaan oo ka maagay inay si dhib yar dagaal sokeeye ku galaan.

Qorsha Mu’aamaradan, ayaa bilaabmay markii uu Cabdi Shide Bile ku war gelyay Idris Xaamud Jibriil in beer uu Reer Maxamed leeyahay Riigii Ina Uurdoox biyo ka qodayo, wuxuuna Cabdi Shide ka codsaday Idris Xaamud inuu maal geliyo sidii uu u baajin lahaa mashruucan ceelka lagu qodayo. Mashruucan Ceelka ayaa sida la sheegay waxa ka dambeeya mid ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee caawiya Somaliland.

Idiris Xaamud Jibriil arrintii wuu ku raacay Cabdi Shide Bile, waxaanay labadooda oo wada socdaa tegeen tukaanka Ilmo Dabshid, halkaas oo ay kula kulmeen Mahdi Dabshid, kaasoo markiiba la qaatay qorshihii ay u socdeen labada nin, waxaanu ku balan qaaday inuu soo abaabulo kooxdii hawshaasi fulin lahayd hadii lacag ku filan la siiyo, taasoo uu Idiris Xaamud markiiba Mahdi Dabshid u qadimay.

Tukaanka Ilmo Dabshid (Muuse Fiin), ayaa dhawaanahanba ahaa meesha laga soo meleego xasaradaha iyo xaal abuuro badan oo ka socda magaalada Boorama. Wiilsha Ilmo Dabshid ayaa hada ku caan baxay inay yihiin baarqab loo adeegsado rabshadaha ka dhaca magaalada ee lagu xumaynayo dadka qaarkiis. Tukaanka Ilmo Dabshid waa meeshii laga masabiday dhalinyartii loo xidhay Awdal State ee lagu eedeeyay inay kala daadsheen taaladii SNM-ta ee lagaa taagay dugsiga Sh. Cali Jawhar.

Wax yar ka dib kooxdii budhcada ahayd oo uu Mahdi Dabshid hogaaminayo, oo ku hubaysan qoryo, faashash iyo biro kala nooc nooc ah, ayaa u kicitimay dhinaca beertii hawsha ceel qodistu ka socotay, taasi oo ku taal meesha loo yaqaan Shaylaha, oo ah degaan isku dhafan oo ay degan yihiin jilibyo kala duwan oo Samaroon ah. Markii ay kooxdii budhcadda ahayd gaadheen beertii hawshu ka socotay, ayaa waxay weydiiyeen dadkii shaqada waday cida beerta iska leh, waxaana lagu war geliyay inuu beertan leeyahay nin la yidhaa Cagoole oo ka soo jeeda beesha Basanayo (Makaahiil).

Mahdi Dabshid iyo asxaabtiisii la socotay, ayaa telephone ku war geliyay Cabdi Shide iyo Idris Xaamud in aanu beertan lahayn Reer Maxamed ee ay tahay beer Makaahiil, sidaa darteedna ay rabaan inay iska soo laabtaan. Cabdi Shide iyo Idiris Xaamud Jibriil ayaa iyaga oo cadho bastii ah u sheegay Mahdi Dabshid inuu hawshii uu lacagta ku qaatay fuliyo cidii doontaaba beerta ha lahaatee.

Mahdi Dabshid iyo dambiilayaashii la socday waxay bilaabeen in amarkii la siiyay ay sidiisii u fuliyaan, waxaanay weerar ku qaadeen Riigii iyo shaqaalihii hawsha waday. Shaqaalihii Riigu markiiba lafahooda ayay u baxsadeen, kooxdii Mahdina Riigii ayay cidla ka heleen, waxaanay gaadhsiiyeen khasaare balaadhan oo aan la sheegin inta uu leeg yahay iyo lacagta ku baxaysa.

Bilayska Boorama oo ka war helay fal dambiyeedkii ay geysteen Mahdi Dabshid iyo ragii la socday, ayaa sida la sheegay soo qabqabtay, iyaga oo lagu soo xereeyay sadhiga Bilayska, hase yeeshee amar ka yimid wasiirka beeraha Faarax Geedoole ayaa xalay laguu sii daayay dambiilayaashii oo dhan. Waxaanay taasi kuu cadaynaysaa inuu Cabdi Shide Bile ku dambeeyay waran ay ku adeegsadaan sirdoonka beelaha dhexe ka dib markii laga badbaadiyay xadhigii ay la rabeen Hanti dhawrka qarabku.

Harowo Desk, Boorama


This post has been viewed 405 times.

camud

33 Comments for “Cabdi Shide Bile iyo Idris Xaamud Jibriil oo Hinaase Qabiil Iskaga Kaashaday Mu’aamarad Lagu Jajabinayo Riiga Kiliya ee Ceelasha Ka Qoda G/Awdal.”

  1. Ali axmed

    Ma nuuraa tani u soo baxaysaa kkkkkkkkk naa kaligaa kuma qabo yaa yidhaa kkkkkk

  2. nuura

    Reer booramoow abaal ma lihid intuu cabdi inii qabtay cidna iniima qaban. markaa ehlu sharafka cayda ka daaya.

  3. war kan yar ee CADNAAN sheeeganayaa cuqdad ayaa haysa oo waxan filayaa in uu yahay gadaala dhalki yaryaraa kuwaasi ayaa sidaa u hadleeeeeeeeeeeee, sxb aniga waxba igama qataanid hadii aad igaran magaaaga oo sadexan soo sheeg haduu allah nin kaa dhigay markaasi ayaan kuu jawaabi nin is qariyay oo geedabadii ka hadlaaya maxaaban odhan karaa.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. canab

    naa dhilladan cirridka cas leh ee reer nuur ee xaawa luul sidataa maxaa laga siiyaa idiris xaamud. naa horta adduu doqoniimo reer nuur ayaabad u tahee siilka qarso. waxa la yidhi afnoolina wuu hadlaa eyna wuu ciyaa naayaa siilka ina carro lagaaga buuxsho ayaad rabtaa. naa annagaa wax aragnay naa ileyn quduraba doqon reer nuur ka kuu faanto oo ha kugu farqaxalato oo ragooguna doobiye iyo cayool iyo doqoniio ab iyo isir u lihi. naa idris xaamud ayaad moodaysa dhillooy

  5. borama

    waaa inaa laa iskaa qabtoo qolooyinkaa xooriiyaadaa qadataay dhawaan ee habarcafaan iyo wixii soo raacaa
    sigaar ah muusaafiin iyo xeebjireeeeeee

  6. cumarow
    sxb jaahil badaw oo reer baadiye asal ah baad tahay cilmiguna ku ninkale lama sheegto adigu waligaa 2+2 laguma barin nasiibna umaad helin saylicina aabahaana maaha adeerkaana maaha jaahil
    orod oo duurkii ku noqo fuck you

  7. somaliland boy

    waxaan usheegayaa ninkan waxan soo qoray IDIRIS XAAMUD JIBRIIR inuu yahay wiil dhalinyaro ah oo shaqaystay lagana xunyahay nolashiisa markaa waxaan ku dhan lahaa idirs xaamud uu tagay haku daba daalin waxaad doonto soo qor adiga iyo waxaad tahayba FUCK YOU

  8. gabilay

    omer xadaari libaaxlay

    waan ku garanaynaa inaad tahat badaw xun oo bahabar celi ah oo aad hadda kasoo dhaadhacday libaaxlay sida taariikhdaada kucad waligaaba waxa kugumaysan jiray samaroonka boon iskale ee aad adiguba garanayso midakale waxaan kuu sheegayaa inaanad s/land waxba ka ahayn ee aad tahay dabo dhilifka xirsi ee sxb naftaada been ha usheegin madaxtinimo ayna awood ulahayna haku sheegin waa shaaqiga siilaanyo kan aad sheegaysiye niyaanad ogayn inuu timo jaraha xirsi iyo siilaanyo yahay kan aad ku faanaysi oo aanu anaga agtayada waxba ka ahayn fuck

  9. kkkkkkkkkkkkkkk dee sxb cadnaan hadii aan ku garanayn miyaan kula kaftami karaa allah haduu ninkaa dhigay anigu waa nigaa magacayga soo dhigee adiga bal is cadeee dee waad isku kalsoo nayn,
    mida boon sheegashadeeda intaa moron kaaga jirin ayaan filayaa iyo cida iska leh boon iyo libaaxlay,
    mida jaahilnimada ee aad sheegayso waanigaa cilmigayga aan bartay ku shaqaysta ee khayr kay ragii hargeisa iyo burca u dhashay wax la qaybtama ee waliba dhakada kaga jooga ee madaxda u ahay,
    ee adigu cida aatahay iscadee markaasi ayaan kuu jawaabi lakin hadaan ku ba garanayn kuuma jawaabi karo anigu,

  10. DARBI SAMARON

    XATAA ANAGII AYAA COPY NAGU SAMEEYEY LAAKIIN AXMED SHEEKH FAARAX INAGALA HESHIIS OO MEESHA XEER U SAMEEYA KUWA COPYGA WADANA MEESHA HA LAGA SAARO
    HADAY BIXI WAAYAANA CALAAMADA AY WATAAN AYAABA LA YAQAAN

  11. CUMAR

    SXB BOON IYO DHULKANI AAD KA SHEEKAYNAYSO SHALAY AYAAD TIMIDAY ADOO JAAHIL AH
    SAYLICINA WAXUU SHAQO U WAAYEY XATAA KUWII AQOONTA LAHAA EE BEESHIISA WAABASE ADIGOO AAN WALIGAA MEEL WAX LAGU BARANAYO XATAA SHEED KA ARKIN SHUT UP JAAHIL

  12. Gudi

    saxibayal warlaqabaa xiise malaha ninkan webkan cayda u furtay cid cay uga xuni ma jirto oo hadii cidi garactahay asagaaba lagu sheegaa in uu hooyadii Cali gurays la saxiib ahaa abihiina siyaarooyinka guranjiray oo uu dadka dhex soconjiray waana war dadku wada ogyihiin hadii maanta DNA laga qaadana waa ina Ali Gurays.

  13. walee walee jini yoonis hada haduu dhacana dagaal waa is naqaanaa hadii la yidha tolka dhexdiisana balaayo ayaad dhigtaane aar majoogtaan oo sugtaan bal in wakhti kale uun heshaan waaba intaasoo caloosho idin bogsataaye suga laakiin 8sano maxad case ah iyo 6 habar carfaana bes waa dhelaysaan

  14. gabilay

    saamiya miyaad khal khashay maba garanayo dadkan aad igu ladhaye mise intaba waad kaheshay oo inay kaaxereeyaan ayaad usoo xulatay kkkkkkkk

  15. marka hore ilmo samaroon inta dhabta ah waan salaamayaa inta isku ee kaysiinaysa ee macag bugtaa sidatana waxan leehay, ninka dhuumanaayee dhabarka gaabinaayow dadkaaga dhinac karaac.

    sida walakeen wiil maxad case sheegayba waxaa la gaadhay wakhti loo baahan yahay wax wada qabsi isfahan horowmar dowladnimo in gacmaha lays qabsan lahaa dhamanteen ee aan dowladeena saylaci hormuudka kayahay ula shaqayn lahayn,

    mida mihiimkaa ee aan sheegayaa ayaaa waxay tahay in cadayda lasyka daayo isla markaana layskaraameeyo runtii anagu markii aan mucaaradka ahaan jirnay sidaa wax umaanaan caayi jirin tolkayo mid ayu no ahaa ee bahashan ha la iskadaayo, midna waan qabaa anigu samaroonka itoobiya iyo kan xortaa ee somaliland waa iskugu kay mid oo dhinac rer awbare ayaan ka ahay marka itoobiya loo codaynayo wan dhiibta codkayga markaa halkana tolkeen aaanu ka sheegan meesha waan soo arkoo dhib ayaa ku haysata tolkee hala soo dhaweeyo cidkasta oo tol ah oo horow marka rabta
    by cumar xadaari

  16. littlejimy

    garacii samaroonka udhoontay
    sikastaba kuu eegoo shuruudihii garaca
    lagu garanayay waa bad dhaafisay

  17. Anonymous

    Yaa ku yiri habarcafaan waa curado
    waar kani miyuuna akhriyin buugii uu qorey taariikh yahankii Samroonku.

    Ilma Dabshid maxaa loo garaci waayey ama tukamada looga gubi waayey, yaa iyaga ka futo xun, laangaabka laangaabku dhalay.

    ilma xaamud iyagu waaba laf yar oo midgo ah oo reer maxamedba maaha. waa walaahi waa bilaahi waa run waxa aan idiin sheegayaa, waydiiya maxadcasaha ama reer maxamedka laftiisa

  18. subxan alaahu walaalahayga samaroon melkastoy jogaan waxan ilahay uga baryayaa inuu bogooga burcad iskumariyo ilmadeerayaal cadaw iyo nacaba waan ujabnee inagadaaya cayda iyo habaleheena adda wabsadada kacayay saan isku xishooda oo wax iskufala somalidu waxay dacayadeeyaan samaroon ragmale tiibaa dhabawday malaha inaga daaya waxanan usheegayaa dumarkan ragiiba dhaafay ee xiniyaha samaystay ini guna xishooda oo reeri hiina fadhiya mar wadii dumar lahan jiraynoqda wabilaahi tawfiiq

  19. samia

    xaaraami,cadnaan,miskiin,madhabaa,gabelay,wadani,
    muna. waa isku wadanin miyuu waalanyahay sidii dadkii waalaabuu sheekeysanayaa

  20. waar hada ma copy garaynta ayaa bilaabantay bal fiiri kani magacaygii wata ¨CADNAAN MA MAGAC KALE AYUU WAAYEY

    FADLAN WEBKA HA LAGA XIDHO DADKA COPYGA WATA OODHAN DARBI SAMAROON OO LA COPGAREEYEY AYAAN ARKAY HADANA ANIGA

  21. MUNA

    QOSOL WEYNAA BAL AMUURTANI EEGA WAA IN YAR CADAALADA DARADUYEE KOLEY SHAYDAAN LAMA WAAYO CADOWGA U SHAQEEYEEE .AWDALSTATE BAAA SOO SOCTAAA OO XOREY TOLKEEE HA ISA NICII TOLKOW DAB DHILIF IYO CADOW CAAWIYEE HABEEN NAA U HADHAYE LOL

  22. awr dill

    waa yaab ilma dambshid iyo ilma xamud jibriil oo barqab ah sory sharafi dhimatey oo magaladeenii cilmiga ma waxa ka taliya ciyala suuqa sory oo hadana sory walahi maxamed case rer farax nuur oo kaliya aya ku filane jibriil yonis ma habar carfaan ayaad cagta hoosteeda galin waydeen waa in shaqo la qabtaa

  23. wadani

    qashin reer samaroooooooooooooooon intaaaaaaaad isku jedaan waa taa dabada la idinka wada maray khayrkiin baad ka hadheen sidaad idinku iskugu tu faysen……… ilah halga baqo……. harawo ilmaxaraan baad tahay malaha dadaka ha isku dirine wxan naga jooojii ilahay qald kuguridyae,,,,,,, http://www.harawo.com ilaqhay dadakan awalba bukay ama khayr u sheeg ama faraha kaqaad qadhmuunyahow

  24. gabilay

    nimankan maafiyaanka iska dhigaya waxaan ee layahay adeer bariiska ha iska ciidaynina ee qunyar shaqadiina uqabsada mise waxaad rabtaa mahdoow inaad shaqadaadii buuri xidh xidhka ahayd aad dib ugu laabato marka intan yar ee aad ka gam’i laadahay lagaa bur buriyo ilayn tol kudifaaca oo adagna mahaysatide oo wasiirna wax kuu qabanmaayo oo isagaabad tiisa qirin qiir galinaysaa oo iskadaa inuu kudifaacee inaanu futo uu leeyahay dila ku soodhaafayn ee adeer qunyar

  25. madhabaa

    waad salaamantihiin waxan idinku dhiirin lahaa masuuliyiinta u adeega bulshada sheekh samaroon ee borama allaha garab gallo.waxan qabaa hadii la helilahaa toban sida SHIDE oo kale oo gobolka la wada guulo badan buu gaadhi lahaa ha loo magacaabo caasimadaha samaroon ee ragaaday ee bisadaha iyo ayda hoy u noday sida baki abu reenada; sida lughaya sida zaylac sida magaalocad qulujeed qeyru wa qeeyru.waxan leehay waa halka inagu jiree inta rabta in ay rifto ha u raacinee ka rida yaa shabaab.awdalstate waa mustaqbalkaaga hiil iyo hooba sii dab shisheeye kuma dhaxan tiro.

  26. ceelasha milixda toqoshi

    ninba waa mar eh adkayso adiguna markaaga cabdi shide iyo idiris xaamud ilaahay ayaa karaameeyey ma afbaad wax kaga guri .makaahiilna orod iyo baxsasho dayn maayo afkoodana haysan maayaan bal eegga ninka qoraalka soo qoray oo isku casaynaaya fulaynimo markay caruurtu tagtay beerta markiiba way carareen ilaa xadka itoobiya markaa waligiin ma orod uun baad ku jiraysaan maydaan waxba iska celin .555555555555555

  27. cabi shide bile waalibaax kabaha ayuu ladul marayaa waxan sheegtay awdal state ee khiyaaliga ah ee dibada sharaabka ku caba car wakaase yaa iminaya boorama hadal baad haysaane bal boorame kaalaya wallaahi in jeelasha la idiinku illaawi hadal bay daysan la’dahay in aydun qamadiga jeelasha cuni doontaan

  28. xaawa lula

    gah gah gah idiris xamud wa iska 29 jir caruur ah ahahah dhako maydna isaga iska daaye qoyska 3000 ee qof ee uu ka dhashay inaay rer farax xasuuqi karan wa la ogyahay see manta jibril yoonis uma diyaar ahaa in gamba yarta habar cafan la tirsadan, in markaay jibril yonis yidhaahdan silanyo deqaha calamka wax naga sii ay iyaga isku jeediyaan. lakinse labada cidood ee xalaad abuuri karta manay ogayn inay tahay makaahil dhaxdiisa bes. inta kalee soo raaca inaanay cidida lugta nagala sarayn haday riig jaajabiyan iyo haday caano meel ku daadiyan lool
    walee dhako mayd hada wada mayd bu unoqday

  29. Miskiin

    Cadnaan waxn u sheegi lahaa mar haduuna gedabursi dagaal ku kala adkaan hadba kii shaadhka isaaqa huwan uunbaa adaga. Haduuna libaax ahayn maxaa ninkan cabdi sshidee loo xidhi waayay bal taa ka jwaab

  30. cabdi shide blie mujaahid hanoolaado

  31. Waar ninkii Harowo.com iska lahaa ma waxa uu waayay meherad aan Habar Cafaan ahayn, war Adeer sawdigan Reerkan wax kale ka dhigay, mise anagaad naga Cansiinaysaa oo aad isleedahay Habar Cafaan dhulka ha uga Guureen illayn waadigan Ragii Libaaxyo ka dhigee.

  32. xaaraami

    Walee qofkan Cabdi Shide hadaan la iska qaban dhibta uu keeno waa lagu guban doonaa. Dab munaafaq shiday ayuu miskiin ku gubtaa. Ninkan marka ay Isaaqu xidhi waayeen maxaad u malaynaysaan sababta loo xidhi waayay. Qof haduu dambi galo oo la xidhi waayo oo suuqa lagu soo daayo waa qof ujeedo cad laga leeyahay. Ninkani waa masiibo isaaqu doonayo inuu ku baabiiyo boorama.

    Hadii la iska qaban waayo waa laga sheekayno doonaa. Beri ka maalin ninowna la iima sheegin ha odhan.

  33. wiil maxad case

    ha midoobo samaroon ,,, down snm down daba dhilif ,,down down down cadaalad daro .. waxa la gaadhay waqtigi aynu gacmaha is qabsan lahayn ee u midoobi lahayn gacan ku haynta dhulkeena ,ana waxan diyaar u ahay inaan furinta dagaalka abaanduule ka noqdo

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH