Bogga Tacsida Suldaan Gurey Nuur

Tacsi:  Anagoo ah Jaaliyada Awdal ee ku nool cariga Maraykanka gaar ahaan Columbus, Ohio Waxaan Tacsi tiiraanyo leh hawada u marinaynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Suldaan Muxumed Nuur (Suldan Gurey) oo ka mid ahaa Salaadiinta Beelaha Gobolka Awdal. Waxaan leenahay inaga samir iyo iimaan alla ha inaga siiyo isagana Janadii alla ha ka waraabiyo Aamiin.

1- Dharaar Carab Cabdullahi iyo Xaaskiisa

2- Mahdi Cumar Qaadi iyo Xaaskiisa

3- Maxamed Cumar Diiriye iyo Xaaskiisa

4- Hibo Cumar Qaadi

5- Mohamed Warmahaye iyo Xaaskiisa

6- Khadar Idiris iyo Xaaskiisa

7- Cabdifatax Xuseen Shaafici iyo Xaaskiisa

8- Aden Odowaa iyo Xaaskiia

9- Qumane

10- Dr. Abiib X, Abiib

11- Cabdirashiid Warsame iyo Xaaskiisa

12- Cabdirisaaq Warsame (Dharag) iyo Xaasiisa

Inaan ihaah wa inaa ilayhu raajicuun: Waxaan halkan tacsi tiiraanyo kudheekan tahay uga dirayaa alaha unaxariistee Suldaan guray nuur oo kugeeriyooday magaalada borame waxaan ilaany uga baryaynaa inuu janadii kawaraabiyo qabrigana ilaahay unuuro awlaadii iyo eheladii uu kabaxayna samir iyo iimaan kasiiyo AAAAAAmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnnn. waxaa tacsidan diraya dhamaan dadka hoos ku qoran

Ahmed yusuf bakal iyo xaskisa

Rashiid cabdi bakal iyo xaskisa

Cabdoo yusuf bakal iyo xaskisa

C/kariim ibrahim bakal iyo xaskisa

Suleban yusuf bakal iyo xaskisa

Mahamed cabdi xaji iyo xaskisa

Mustafe cabdi xaji iyo xaskisa

Cisman yusuf iyo xaskisa

Cumar jamac iyo xaskisa

Cisman xasan iyo xaskisa

Ahmed garad iyo xaskisa

Rashiid cumar iyo xaskisa

C/rasaaq aw cumar iyo xaskisa

Bare canageele iyo xaskisa

Waxan dhamaantayo tacsi u direynaa tiiraanyo le ehelkii iyo dhamaan intii u kabaxay Suldaan Muxumed Nuur Geele Shirwac, in ilaahay samair iyo iimaan ka siiyo isgana in ilaahay janadii naciima ka waraabiyo, iyo in ilaahay danbi dhaaf ugu bishaareeyo, ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu janada ku waaro, sharaf ayuu aduunka kaga tegey, akhirana cisi iyo in uu noqdo kii laguu soo dhaweeyo albaabada janada ayaan ilaahay  u weydiinaynaaa.  AAAMMMIIIIIIIIIIN

Anagoo kala ah kuna kala nool dallalka ingriiska,kanada iyo somaliland, gobalka Awdal.

Hooyo Caasha Geele Camir

Khadra Xaaji Cilmi Coofle

Ibraahim Xaaji Cilmi Coofle

Maxamed Xaaji Cilmi Coofle

Kaltuun Xaaji Cilmi Coofle

SamSam Xaaji Cilmi Coofle

Aamina Xaaji Cilmi Coofle

iyo dhamaan caruurtayada. waxan ilaahay ka baryaynaa inuu dhamaan umadii uu hormoodka u ahaa samir ka siiyo AAMMIIN..AAAMMMIIN. Inaalilaah Wa Inaalilaahu Raajicuun

Amina Xaaji Xilmi Coofle

TACSI KU  SOCOTA  EHELADII IYO   QARABADII UU KABAXAY  MARXUUN   MUXUMED NUUR GELLE  AMAA SULDAAN GURAY NUUR ANIGOO AH  DAHIR QALINLE KAAHIN KUNA HADLAYAA MAGACA XAFIISKA SOMALILAND EE FARANSIISKA IYO KAYGA GAAR AH WAXAAN TASI TIIRAANYO LEH U DIRAYAA EHELADII IYO QARABADII UU  KA GEERIYODAY  SULDAAN  GURAY NUUR MARXUUNKANA WANAAN EBBE UGA BARYAYAA INUU NAXARIISTII JANO KAWARAABIYO

AAMIIN AAMIN AAAMIIN - Ali Ismael

INNAA LILLAAHU WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. ANAGOO AAD UGA TIIRAANYEYSAN GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI MARXUUM SULDAAN MAXAMED NUUR GEELLE. WAXAANU TACSI U DIREYNEYAA QOYSKII, QARAABADII IYO DHAMMAAN ARDAAYADA JIBRIIR YOONIS EE AY GEERIDAN NAXDINTA LIHI

1. Hooyo Caasha Ibraahim Axmed

2. Nimco Faarax Cawaale

3. Maxamed faarax Cawaale

4. Hibo Faarax Cawaale

5. Deeqa Faarax Cawaale

6. Ayaan Faarax Cawaale

7. Khadra faarax Cawaale

8. Amran Faarax Cawaale

Tacsi:  Anigoo ah  D.R FAYSAL  NUUR IIDLE  dagan yemen waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaa eheladii iyo qarabadii  uu ka baxay MARXUUM  SULDAAN  GURAY NUUR  waxaana leeyahay ilahay naxariista janno ka waraabiyo  eheladisiina ilahay ha ka siiyo samir iyo iimaan. AAMIIN   AAMIIN AAMIIN

ascww.inaalilaah wa inaa ilayhi rajucuun anigoo ah mahamed coofle iyo dhamaan reer cooflaba waxa halkan tacsi uga diraynaa eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday suldan guray nuur allah unaxariisto janadii fardoowsa iyo nabiga agtiisa allaha geeyo dhamaanteena samir iyo imaan allaha inaga siiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin.

Annaga oo ah jahliyadda reer Awdal ee deggan Gobolka Bedfordshire degmada Luton ee dalka Ingiriiska ( UK ), waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee Suldaan Muxumad Nuur Geelle oo ku magac dheeraa Suldaan Guray Nuur. Tacsidaa tiiraanyada lehna waxa diraya, dadkan hoos ku qoran.

1.  Aden Cilmi Maxamuud ( Dallacaaye ) iyo xaaskiisa.

2.  Ahmedweli Sh. Omer Goth iyo xaaskiisa.

3.  Xuseen Ibraahim Ahmed ( Cawaale Dheere ) iyo xaaskiisa.

4.  Muuse Daahir Ahmed Good iyo xaaskiisa..

5.  Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa.

6.  Cabdi Barkhad Miicaad ( Ina Shimbir ) iyo xaaskiisa

7.  Idiris Aw Aden iyo xaaskiisa.

8.  Mahamed Ahmed Aden ( Shaarloo ) iyo xaaskiisa.

9   Ismail Huseen ( Ismail Madoobe ) iyo xaaskiisa.

10.Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.

11.Omer Hassan ( Omer Denhaag ) iyo xaaskiisa.

12.Cilmi M Cilmi iyo xaaskiisa.

13.Cabirasaaq Ibraahim iyo xaaskiisa.

14.Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.

15.Ahmed-yaasiin Cabdirahman Sheekh iyo xaaskiisa.

Ahmedweli Goth

Anaga oo ah “The Founders of Amoud University” iyo guud ahaanba aqoonyahannada horseeday fidinta aqoonta iyo tacliinta sare ee geyiga Somaliyeed ee maanta degmo waliba jaamacado dhisatay ama dhisanayso, magacyadooduna ay hoos ku qoran yihiin, waxa aanu halkakan tacsi uga diraynaa eheladii, asxaabtii, dadyawga gobolada Awdal iyo Selel, Somaliland, iyo dhammaan Somalidaba, meel kasta oo ay daafaha dunida ka joogaan, geeridii ku timi Suldan Muxumed Nuur Gelle oo ku magac dheeraa Suldan Gurey ee dhawaan ku geeriyooday Borame. Alla ha naxariisto inana samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

1.  Dr. Suleiman Ahmed Walhad
2.  Hassan Ali Osman
3.  Cabdisalam Nuur
4.  Idriss Muxumed Sacad

salaamu calaykum waraxma walaal waan ku salaamayna axmed waxaan rabnay walaalo xalkan in aan kuugu soo gudbino tacsi aan udirayno suldaan guray nuur. dhamaan dhalinyarada reer new awdal waxay tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay suldaan guray nuur iyo dhamaan bulshada reer somaliland.dhamaanteen ilaahay samar iyo iimaan ha inaga siiyo isagana ilaahay janadii fardawsa haka waraabiyo amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

c qaadir craxmaan daad
omar x daahir cilmi
maxamed cabdi aadan
maxamed xuseen maydhane
mahdi cabdi nuur
maxamed yuusuf geesaale
cnaasir barkhad jaaki
craxmaan osman ninwayn
axmed sahal xasan x daahir
axmed bare omar
csalaan xasan x daahir
salaabeen dhuuxo
aadan sh muuse
yuusuf lughaya
crashiid yuusuf
xuseen cabdi aadan xagayo
aadan jibouti
ismaaciil xasan aadan
ahmed idiris hersi

Anakoo Ah Jaaliyada reer ABU_DHABI ee imaraadka carabta waxaan tacsi gaadhissinaynaa dhamaan shacabka reer somaliland gaar ahaana shcabka reer awdal  geeridii ku ku timid alla ha u naxariistee suldaankii guud ee  beelaha reer awdal  suladaan muhumed Noor (Gurey)
Anako kala ah

1- Abdiraxman cumar sh Ibarahim
2- mahamud Xasan sa,ad
3- Cumar ahmed Bare
4-Sayid Aden Omer
5-Mohamed Hassan Haji Diini
5-Ahmed Abdillahi Roble
6-Omer Aden Liiban
7-Bashiir Sh omer good
8-Bashiir Muse Bulxan
9-Abdiwahab Sajin Ibrahim Rigal
10-Jamac Mohamed Noor

Waxaan ilaahay uga barayeynaa in uu janadiisii ka waraabiyo

Anaga oo ah bahda Samaroon ee ku nool dalka Sweden gaar ahaan magaalooyinka Liköping iyo Stockholm waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa marxuum Sul. Muxumad Nuur Geelle oo ku magac dheer; Sul. Guray. Dhamaan magacda hoos ku xusani waxay leeyihiin Ilaahay marxuumka ha ka waraabiyo janadii Farduusa, eheladiisa, ubadkiisa, ubadkooda, iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed e uu ka baxayna samir iyo iiman Alla ha ka siiyo.

Muuse Ibraahim Diiriye, xaaskiisa & dhamaan inta uu dhalay;
Yaasiin Cabdi Ileeye & xaaskiisa
Maxamad Cabdi (Deheeye) & xaaskiisa
Duuma Cali Cumar
Mukhtaar Cabdilaahi Aamin
Cabdilaahi Mustaqbal
Maxamad Obsiiye Wacays (Cammuud) & dhamaan ilma Xuseen Deheeye
Cabdirisaaq Obsiiye & caruurtiisa
Xuseen Jaamac Aqli
Faysal Xasan Gasle
Mawliid Timocade & xaaskiisa
Cabdiraxmaan Jaamac (Qaxwe)
Cabdirashiid Xasan Gasle (Baashaal) & xaaskiisa
Maxamad Ibraahim Sharbi
Maxamad Muuse Ibraahim & xaaskiisa
Xasan Maxamad Xasan

Mahadsanid,

Xasan Dari.

Tacsi tiiraanyo leh:Geerida Suldaanka guud ee ardaayada Jibriir Yoonis.Qurbojooga kasoo jeeda gobolada Awdal,iyo,Salal iyo dalka Djibuuti ee ku nool wadanka YEMEN duqey,dhalinaro iyo haweenba Waxay Tacsi Tiiraanyole u Dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaan Gurey Nuur. Waxay Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Inagana Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo. Aaamiin…Aaamiin….Aaamiin

Ahmed Omer mead Axmed Cumar Miicaad
University of Science and Technology (UST)     jaamacada sayniska iyo tiknoolojiga
Faculty of Human Medicine             Kulliyada caaf  60th street  Wadada 60aad
Sana’a…..yemen republic                Sanca…..jamhuuriyada yemen
Mobile:  00967-7…               Mobile:  00967-7…

Let love fill your heart  instead of hate. When hate is in your heart,  there’s room  for nothing else, but when love  is in your heart, there’s  room for endless happiness.

Innaa Lillaah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Aniga oo ah Ali Eid waxan tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay ha u naxaririiste eh Marxuum Suldan Mohamed Noor Geelle loona yaqaannay Suldan Gurey, oo dhowaan geeriyooday, anigoo ilaahay u…ga baryaya in marxuumka u geeyo jannadii fardowsa, si gaar ahaaneed waxan u tacsidan u gaadhsiinayaa qoyskiisii si guud ahaaneedna waxan uga tacsiyaynayaa dhammaan shacbiga reer Somaliland oo aan leeyahay Eebbeheen samir iyo iimaan ha innaga wada siiyo Suldan Gurey.

Waxa hubaal ah inay Somaliland wayday ruug caddaa da`wayn oo 100 jir wax u dheeraayeeen, Madax dhaqmeed ahaa in ka badan nus qarni iyo hanad ka mid ah geesiyaashii yagleelay qarannimada iyo dawladnimada dalkeenna, islamarkaana ahaa nin nabadda ehel u ah oo aanay jirin goob nabadayn oo uu ka maqnaa 20-tankii sannadood ee ugu dambeeyay.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Ali Mohamoud Noor Ali-Eid  - Norway, Oslo

Tacsi tiiraanyo leh:Geerida Suldaanka guud ee ardaayada Jibriir Yoonis.Qurbojooga kasoo jeeda gobolada Awdal,Harowo,Salal iyo dalka Djibuuti ee ku nool wadanka SWEDEN duqey,dhalinaro iyo haweenba Waxay Tacsi Tiiraanyole u Dirayaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Suldaan Gurey Nuur. Waxay Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Inagana Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo. Aaamiin…Aaamiin….Aaamiin

Bedel kheyr qaba oo wax garada insha alaah. By Jowhar Qalinle

Condolences on the Death of Suldan Gurey Nur Geele, from the following:

Mohamed Jama Omar

Safia Mohamed Jibril

Abdullahi Hoori Me’ad

Hufan Awale Ali Akaal

Abdirahman Mohamed Jama

Mustafa Mohamed Jama

Mahdi Jama Omar

Ali Mohamed Jama

Mohamud Jama Omar

Jama Mohamed Jama

Farhiya Mohamed Jama

Jibril Mohamed Jama

Idil Mohamed Jama

By Mohamed Jama Omar

Annaga oo ah jahliyadda reer Awdal ee deggan Gobolka Bedfordshire degmada Luton ee dalka Ingiriiska ( UK ), waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee Suldaan Muxumad Nuur Geelle oo ku magac dheeraa Suldaan Guray Nuur. Tacsidaa tiiraanyada lehna waxa diraya, dadkan hoos ku qoran.

1.  Aden Cilmi Maxamuud ( Dallacaaye ) iyo xaaskiisa.

2.  Ahmedweli Sh. Omer Goth iyo xaaskiisa.

3.  Xuseen Ibraahim Ahmed ( Cawaale Dheere ) iyo xaaskiisa.

4.  Muuse Daahir Ahmed Good iyo xaaskiisa.

5.  Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa.

6.  Cabdi Barkhad Miicaad ( Ina Shimbir )

7.  Idiris Aw Aden iyo xaaskiisa.

8.  Mahamed Ahmed Aden ( Shaarloo ) iyo xaaskiisa.

9   Ismail Huseen ( Ismail Madoobe ) iyo xaaskiisa.

10.Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.

11.Omer Hassan ( Omer Denhaag ) iyo xaaskiisa.

12.Cilmi M Cilmi iyo xaaskiisa.

13.Cabirasaaq Ibraahim iyo xaaskiisa.

14.Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.

15.Ahmed-yaasiin Cabdirahman Sheekh iyo xaaskiisa.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

By Ahmed Goth

INAA LI LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN,

Anagoo ah jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Saudi Arabia siiba Magaalada Hargeisa waxaan tacsi u dirayna reer Somaliland , beeshii iyo raaskii uu ka baxay ilaahay haw naxariistee Suldaan Muxumed Nuur Geelle. Anagoo aad uga tiiraanyaysan geeridaa naxdinta leh, waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dadkii iyo dhamaanba dadka nabada iyo wanaaga jecel   ee reer Somaliland,

1- Suldaan Adan Abdi

2-Mahamed Yusuf Dhafoo

3- Ibraahin Shoodhe

4- Ahmed-wali Xaaji Adan Geeljire

5-Suldaan Cismaan Ahmed

6-Omar Faruur

7-Ahmed wacays

8- Abdi Dirir

9- Muse Cali

10- Jaamac Haybe

11- Siciid Daahir

12- Abdi Biixi

13- Abdilaahi Fariid

14- Ahmed Biihi Faroolle

15- Adan Faarx Booss

16- Jaamac Falaago

17- Ibraahin Aw Daahir

18- Ibraahin Dhega-dheere

19- Xaaji Cawl

20- Ibraahin Ali Jaamac

21- Eng.Mahamed Abdi Hulunbe

22- Sheikh Yusuf Tuur-Qudhun

23- Sheikh Jaamac Cawke

oo qaar kale oo  badan , oo dhamaantood degen dalka Saudi Arabia, Jeddah,ilaahay haw naxariisto, aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

INAA LILAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN.   ANGOO AH JALIYADA REER AWDAL EE KU DHAQAN DALKA NADERLAND WAXAAN TACSI TIRAYO LEH U DIRAYNAA QOWSKII IYO QARABADII UU KA BAXAY MARXUUM (SULDAAN MUXUMAD NUUR GEELE, GURAY) WAXAAN ILAYAY UGA BARYAYNAA IN UU

NAXARIISTII JANO SIIYO QOYSKII IYO QARABADII IYO DHAMAAN UMADA REER AWDAL IYO SOMALILAND BA UU SAMIR IYO IIMAN KA SIIYO AMIIN AAMIIN AAMIIN————————-AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIN

1-IBRAHIN DEHEEYE ISMAIL

2-MAHAMED SH. ABDILAHI FARAH

3-FADUMO DEHEYE ISMAIL

4-A.KARIN DEHEYE ISMAIL

5-NIMCO ELMI FARAH

6-MAHAME SH FARAH

7-A.RAHMAN IBRAHIN ABDALAH

8-AHMED SICIID  XAJI

10-AHMED MAHAMED JIBRIL AL ISKANDAR

11- ABDI KHAYRDOON WABARI

12-AHMED AWFARAH SIGAD

13-ABDI  NAGEEYE

14-ADER ABDI SH NUUR

Inaa lilaah wa inaa ilahi raajicuun—Al Baqaau lilaah

Anaga oo  ah Xasan Cali Cusman kuna hadlaya macagacayga , iyo ka Asaasayaasha Jamacadda CAMUUD  waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii , eheladii iyo dhamman bah weynta reer Awdal ee uu ka tegay Marxuum Suldam Muhumad Nuur ( guray).Wxan Alaah uga baryeynaa inuu marxuumkaasi janadii ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.

Dear Ahmed, marka hore salaan mudnaan mudan,  waxaan jeclaan lahayn inaad tacsidan noo gudbiso, haddii ay suurtogal tahay, Mahadanid. by Ayanle

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun,  anagoo iskugu jira aqoonyahanno iyo waxgarad ka soo jeeda Adal/Selel ee ku nool uk(London).   Waxaa tacsi u gubinaynaa eheladii uu ka geeriyooday, suldaan Gurey Nuur, ilaahayna waxaan uga barinay inuu naxariistiisa ka waraabiyo, gebi ahaanteenna samir yio iimaan inaga siiyo.Aamin.

Jaaliyadan reer London oo tacsidan si wadajir ah u soo gudbisay waa kuwan hoos ku qoran:

Ayanle Omar Egeh

Mohamed Jama Abdillahi

Mustafe Miicad Allaale

Saleeban Hussein Barkhadle

Mohamed Omar Bille

Mohamoud Abdi Barkhadle

A/rahmaan xaaji yusuf Qalinle

A/rahman Omar Egeh

Mustafe Osman Raydal

Wa Bilaahi Tawfiiq.

INAA LILAAHI WA INAA  ILAAHU RAAJICUUN anagoo ah dhamaan jaaliyada reer awdal ee dagan dalka switzerland waxaanu tacsi tiiranyoleh u diraynaa ehelkii iyo bulshada reer awdal ba iyo guud ahaan umada somaliland  ilaha u naxariistee suldaan muxumed nuur geelle (suldaan guray )

dadka tacsida diraya oo kala ah

saleban maxamud ibrahin

maxamed bashir warsame

axmedyasin adan farax

maxamed ismacil xadi

farhan adan warsame

mustafe cisman guul

axmed muse dahir

c/casis ali abdilahi

kibe muumin maydal

sayid maxamed muumin

ahmed  farax nuur

jamac farax shirwac

mustafe xasan maydhane

maxamed dahir halas

mawlid cilmi axmed

farhan farax gelle

maxamed dualle hiriir

mustafe maxamed cumar

maxamed haruun rabille

maxamed ibrahim cumar

maxamed nuux cilmi

mahdi ismacil

samatar xasan jamac

sharmarke xasan jamac

samatar maxamed cabdi

siciid abtidon

jamac cabdi jamac

cabdirashid  cadmadoni

mustafe cusman wabari

mustafe maxamed warsame

A/rashid maxamed warsame

maxamed liban diiriye

faysal dauud jamac

a/rashiid a/raxman ibrahim

ibrahin a/raxman ibrahim

xusen cabdi xasan

cusman maxamed  xushuun

khadar sonkoralin

liban maxamed barkhad

maxamud sheekh yusuf

cabdi raage

xusen xamud xusen

fuaad  dahir  galiye

cabdiqani xamud duqsi

maxamed arte

muxumad xashi

xasan maxamuud  axmed

yusuf abdi ibrahin

muse cumar adan

axmed cumar adan

ilyas maxamed bille

hodan idiris miicad

fadumo musse dahir

umalkhayr cabdi dahir

amina yusuf

khadija xadi sidci

sacada xaji xasan

safiya cabdi duaalle

suldan guray waxaanu  ilahay  uga  rajaynaynaa  inuu  naxariistii jano siiyo inagana guud ahaan samir iyo iimaan  inaga  siiyo aamiiin aamiin aamiin

by farhan adan warsame

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Anagoo ah dhamaan dhalinyarada, aqoonyahanada, culumaa’u diinka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin   kana murugeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Suldaankii Guud ee beelaha jibril yonis SULDAAN GURAY NUUR oo ku geeriyooday Magaaladan Borama ee gobolka Awdal , waxaanu leenahay dhamaan qoyskiisa iyo eheladiisaba Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, isagana Naxariistii janno Allaha ka waraabiyo,

Aamiin, Aamiin, aamiin :

1. C/SALAN DAHIR BOOKH

2. SUL.C/LAAHI YUSUF  GEELLE

3. AXMED SACID AWGAMBOOLE

4. IDRIS MOX,ED SACAD

5. CUSMAN CATEYE FAHIYE

6. XASAN FARAX MIGANE ( casood)

7. C/RAHMAN AMARE GADIID

8. YASIN AWALE BOOKH

9. MUUMIN ABDULAHI ( FARAGAB)

10. AHMED MOX.ED AW BIGBIG

11. SACID FATAH WALIYE

12. CABDI SACID SACAD

13. MOX,ED SH,MAX.UD

14. CIGE BILLE SHEEKH

15. XAAMUD XUSEN

16. MOX,UD NUR ASKAR

17. AXMED GACAN

18. NASIR C/LAHI KHADKA

AAAAAAAAAAMIIN  AAAAAAAAAAMIIN

Dhammaan xubnaha , aqoonyahanka , odayaasha iyo dhallinyarta reer Awdal ee ku bahooday ururka Adal Network Fund  UK  Waxay Tacsi tiiraanya leh u diraynaa dhamaan qoyskii , qaraabadii,iyo umada reer Awdal & Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allah ha u Naxariistii Suldaankeenii, Suldaan Mohamed Nur Geele  oo manta ku  geeriyoodey magaalada Borama. Waxan EEBE uga baryeynaa Naxariis iyo Janatul Fardowsa, Intii u ka tegayna samir iyo Iimaan.Aamiin..

Allah hu naxariistee Suldaanku wuxu ahaa suldaanada Soomaaliland ugu da’da weyn , waxanu kaalin wax ku ool ah ka soo qaatay Nabadaynta deegaanka, gobolka iyo  dib u dhiskii soomaliland .

Sh Abdirahman Warfaa.

Ahmed  Ibrahim Tani

Abdi Mohamoud-Weyne

Hassan Musa Khalief

Abdirahman Haji Dahir Elmi

Abdirahman Jimale

Omer Jama

Idiris Maydhane Warsame

Abdi Kariim Haji Abdi Buux

Dayib Hussein Dhawal

Abdisamad Nageeye

Abib Muse

Ahmed Hassan Coofle

Abdirahman Omer Bile

Mahamed Hamud Sheekh

Faysal Abdillahi

Khadija Haaji Daauud

Malyuun Dahir Elmi

Saciida Muhumed

Asiya Osman

Omer Haji

Bashiir Mohamoud

Rashiid Noor

Abdi Egeh Ahmed

Adan Aw Elmi

Cawale Qalinle-Dhere

Saciid Osman

Mahdi I Good

Ahmed Sh Omer God

Ahmed Yusuf Rayale

Mohamoud Bokh

Ibrahim Mohamed Amiin

Saciid osman

Ali Fadal

Abdi osman Suldan

Ali Farah Abdillahi

Suleiman Farah Abillahi

Abdirahman Abdillahi Boqore

Nasir Mohamed Aare

Mahamed Hirsi Gudal

Dahir Tukale

Mohamoud Abdi Hassan

Mohamed Osman

ADAL RESOURCE DEVELOPMENT ASSISTANCE ASSOCIATION

CONDOLENCE ] ARDAA Central Board and Chapters’ Council members are sending their condolence to MOHAMED HUSSIEN SARE an ARDAA Central Board member and his family (Sisters, Saada, Kaltum, Fardousa, Fadumo and Brother Omar). We were so very sad and shocked to hear about the death of their mother HAJIO QALIN ABDILLAHI FARID who died in Borama on Sunday August 16, 2009. We had the greatest respect for moma Hajio Qalin Abdilllahi Farid and will miss her presence and generous nature.

The family has our greatest sympathy and our hearts are truly saddened. We know that her passing will not only leave a void in their lives, but in the hearts of all those people who knew her. Moma Hajio Qalin will always remain within our hearts, and we have included Moma Hajio Qalin and her family in our thoughts and daily prayers, and May God Give Them Strength.

God helps those who in need

God Bless them all

Hassan Abtidon

ARDAA General Secretary

Tacsi: Marxuum Suldan Mohamed Nour Gelle (Suldan Gurey) Oo ku geeriyooday Borama on October 7, 2009 Late Suldan Mohamed Nour Gelle 1899-2009:  Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Suldan Mohamed Nour Gelle (Suldan Gurey) Oo October 7, 2009 ku geeriyoode Magaalada Borama. Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka warabayo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.Aamiin aamiin

1. Ugas Abdirashid Ugas Dodi

2. Ahmed Mohamoud Geedi iyo Xaaskiisa

3. Hashi Abib

4. Aden Amin Awil

5. Mohamed Hussien Sare

6. Abdi Hadi Dharar

7. Yussuf Hadi Gofleh

8. Hassan Kamil Abtidon

9. Ibrahim A. Absiye

10. Shiekh Mohamed HussienFariid

11. Shiekh Mohamed Hussien Haddi

12. Mohamed Hirsi Bahal

13. Omar Abdi

14. Engineer Omar Abdillahi Hande

15. Abdisalam A. Nur (Ilburo)

16. Yussuf Adaawe

17. Mohamed Muse

18. Jibril Aden Isac

19. Suleyman Mohamoud Qowrah

20. Ali Abdi Farah

21. Mohamed Farah Madhane

22. Ibrahim Mohamed Aye

23. Ali Warsame

24. Dahir Abdillahi Waberi

25. Engineer Fowsi Ibrahim Regal

26. Osman Ibrahim Regal

27. Abdikarim Ibrahim Regal

28. Shiekh Mustafa Abdi Nur

29. Rashid Haji Awleed

30. Mohamed Dahir Aden

31. Ahmed Shiekh Farah

32. Mohamed Abdillahi (Shiine)

33. Idris Farah (Gas Chigaco)

34. Saeed Abdi Jama

35. Abdifatah Ali Ahmed

36. Yasin Qaynbaar

37. Osman Molid

38. Jama Omar Saban

39. Dahir Abdillahi Waberi

40. Ali Geele (Ottawa)

41. Hassan Araye

42. Farah Jiilaal

43. Ruqiya Abas

44. Ebado Hussein

45. Khadra Mohamed Gelle

46. Ebado Gelle

47. Halimo Sa’ad

48. Omar Ibrahim Hussein

49. Muse Abdillahi

50. Mohamed Alabari

51. Dr. Fowzia Aden Abrar

52. Yussur Aden Abrar

53. Asha Mohamed Abrar

54. Abdillahi Gaafane

55. Abdikarim Cige Guuleed

56. Prof. Mohamed Nuh Ali

57. Mohamoud Dugsiye

58. Muse Elmi (Joome)

59. Abdulqadir Sh. Ibrahim

60. Mohamed A. Farah

61. Dr. Mohamed Dahir “Qowden” ( Texes USA)

62. Mohamed Omar Gadhweyneh

63. Hamud Maasheeye

64. Laila Hadi Dharar

65. Ibrahim Hadi Dharar

66. Hassan Hadi Dharar

67. Lula Hadi Dharar

68. Hibo Hadi Dharar

69. Saada Jama Hared

70. Nur Dahir Hanfe

71. Ahmed Nur Hussien

72. Dr. Ali Bahar

73. Abdulqadir Ismail Jama

74. Abdulqadir Hussien Cige

75. Omar Yabal

76. Omar Nur Abas

77. Ali Barkhad (Ali Diig)

78. Jowhar Qalinle

79. Hussien Dahir Obsiye

80. Hassan Dahir Sheer

81. Elmi Ali Sheekeeye

Waxaan halkan tacsi uga dirayaa anigaa ku hadlaya magaca reer Barkhad Rayaale dhammaan eheladii Suldaan Muxumed Nuur Geele oo ku geeriyooday Magaalada Boorama bishan 10/07/2009.   Waxaan ilaahay uga baryeyaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, qabrigana u nuuro eheladiisan samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin

Saciid Barkhad

Innaa lihaa waa inaa ilaahi raajucuun. Maanta oo bishu tahay October 7, 2009.Waxaan halka tacsi tiranyoleh uga diraynaa qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay. Marxuun Suldaan Guray Nuur. Oo maanta ku geeriyooday magalo maxda gobolka Awdal ee Somaliland. Waxaa diraya tacsida dad hoosta ku qoran.

1-      Nuur Dahir Hanfi

2-      Mustafe Faarax Hanfi

3-      Maxamed Xusseen Xirsi

4-      Maxamed Axmed Warsame

5-      Bashir xussen Xirsi

6-      Axmed Ciidagale

7-      Muuse Khayre Rayale

8-      Cabdiqaadir Xussen Hirsi

9-      Abiib Cumar Waber

10-   Maxamed Saleeman

11-   Cali Warsame Ibrahim

12-   Cabdi Cali Arab

13-   Axmed Foodcade ( Axmed Ciid)

14-   Maxamed Habane

Dad kaa soo dhan waxay kala joogan Chicago iyo Minisota, Innaa  lihaa waa inaa ilaahi raajacuun

INAALILAAH WA IN ILAAHI RAAJICUUUUUUUUUN- WAXA ANAGA OO AH JAALIYADA REER AWDAL EE WADANKA NETHERLAND AAN TACSI U DIRAYNAA DHAMAAN EHELADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM SULDAAN GUREY NUUR, WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA INUU MARXUUMKA KA WARAABIYO NAXARIISTI JANATUL FARDOWSA, INAGANA SAMIR IYO IMAAN INAGA SIIYO,AMIIN AMIIN! MARXUUMKA OO TAARIIKH DHEER KULAHAA SOYAALKA NABADA S/LAND IYO GUUD AHAANBA CARLIGA SOMAALID

MOHAMED -NETHERLAND

TACSI TIRAANYO -  Anaga oo ah jaaliyada reer borame ku nool gobolka Texas USA waxan tacsi u diraynaa qarabadii iyo dhamaan umada reer somaliland geerida ku timid Suldaan Muxumed Nuur Geele {Guray}oo ku geeriyooday magaalada borame inuu ilaahay naxariistii jano siiyo  amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Ridwaan Ahmed M.geele{clinton}

Xasan Xuseen Haad

Abdirizak muxmed Barkhadleh

Sakariye obokor Abdi

Nuur shire Wacays

ismahaan daahir Ali

Samtar muuse xagareh

yaasmiin cisman guleed

shirwac aadan maxamuud

safiya diiriye obsiiye

sahal muxumed caynaan

Ali Abshir Nageeye

Ilaahay mahad leh

INAA LILAAHI WA’INAA ILAYHI RAAJICUUN:  DHAMAAN  JAALIYADDA REER AWDAL/SALAL EE MAGAALADDA CHICAGO WAXAAN TACSI U DIRAYNAA GUUD AHAAN SHACABWAYNAHA REER SOOMAALILAND GAAR AHAAN EHALADDII IYO ASXAABTII UU KA GEERIYOODEY SULDAAN MUXUMED NUUR GEELE (SULDAAN GUREY) OO AHAA SULDAAN BAAL DAHABA KA GALAY TAARIIKHDDA SOOMAALIYA IYO  TAN GOBOLKABA.

WAXAAN ILAAHEY UGA BARYAYNAA IN UU JANADDIISA KA WARAABIYO EHELADDII IYO QARAABADDII UU KA TEGEYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO. AMIIN,AMIIIN, AMIIN.

geedifarah@hotmail.com.( kahin)

Login