Harowo.com

Beesha Gadaboursi ee Dalka Djibouti oo Jawaab ka Bixisay Cabashada Beesha Ciise.(Le plan de la dictature Guelleh envers la somaliland.)

Beesha Gadaboursi ee Dalka Djibouti oo Jawab ka Bixisay Cabashada Besha Ciise.(Le plan de la dictature Guelleh envers la somaliland.)
Beesha Gadaboursi ee Dalka Djibouti degan oo shir ku qabsatay asimada Djibouti “Gabode 4″ siyasiyiin, madax dagamed iyo aqonyahano ,Shirkaas oo socday saddex maalmood, kana soo qayb galeen dad badan wuxu gebagebooday farxad iyo is-afgarad qurux badan.
Waxan maaqaalkan aan u soo qoroynaa ama nagu kalifay dareen ama wax lawada ogsoonyahay in u Dictator Ismael Omar Guelleh in u dagaal xoogle oo qarson kula jiro Gadaboursiga Djibouti iyo Gobolka Awdal iyo Saylac iyo Lughaya degan.
.
Waxaan ogsoonahay beelweynta Gadaboursi ee Djibouti halkuu mariyey 1991 ila iyo 2012 siyasada Djibouti ee gadaboursi u ka aha awoda 3 ( N 03 en Francais). “lambarka sadexaad”
Waxaan kalo ogsonnahay inuu dadaal xoogle ugu jiro in dhulkooda la qaato waa midda ugu horeysa (loyado, sayla, lughaya ila iyo Boon), si ay arrimihasii u hirgalan Dictator Ismael Omar Guelleh wuxu qoshaynayaa in qaxootiga Hol-Hol ee Djibouti Besha issa la soo deegiyo Saylac , ceel-gaal, lughaya.
Ismael Omar , saad omar guelleh, ismael tani, generale secreria, colonel maxamed djama qorshahooda uweyn waa in uu baarlamanka somaliland u mariya (Selel Gobol ay besha issa ay leyihin). Anagu Besha Samoroon ee Djibouti waxan ku talinay in “Selel” magaca laga badalo oo Gobolka “Sacadin Distric” la magadaro .
walaalayaal waxaan ku xigsiinayna anago Samoronkii Djibouti oo ku hadlayna afka dhaman dadyowga Gadaboursi aduunka ee nabada jeceel guud ahaan magaca Somaliland iyo reer awdal iyo Sacadin District. Ismael Omar Guelleh iska qabta oo Somaliland ka difaaca.

Gadaboursow arinteena aan ku toosno, Ugaaskuna Saylac ha yimaado. Foolxumo ina gaadhey . War Petrol Ceelgaal, Djibouti miyuu ku yala misse Awdal iyo Sacadiin, tasuu kala saari la’hay Dictator Ina Omar Guelleh.

Dr. Mahamoud houssein Chireh



This post has been viewed 4407 times.

camud

1 Comment for “Beesha Gadaboursi ee Dalka Djibouti oo Jawaab ka Bixisay Cabashada Beesha Ciise.(Le plan de la dictature Guelleh envers la somaliland.)”

  1. FAYSAL GAIDH

    WIXII DJIBUUTI KA DHACAY 1977 KA DIB,OGOLAAN MAYNO INUU DHULKAYAGA SAYLAC KA DHACO

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH