Harowo.com

Beeni raad ma leh isku daawo Ciise iyo Isaaq.

Sida aynu wada ognahay beesha isaaq waqtigii dawladdii siyaad barre waxay ku sugnaayeen xaalad adag oo waxaa loo geysan jiray gumaad ,dhac , kufsi, dil, iyo xabsiyada oo laga buuxiyey. dhibaatada intaas waxaa ku hayey taliskii milatariga ka dib markay bilaabeen inay macaarad noqdaan.waxayna xaaladdu ku sii xumaatay waqtigii ay heshiiyeen labadii madaxweyne ee siyaad iyo mangistu xayle maryam 1986dii.

dhibaatooyinkaas fara badan leh ayaa waxay ku kaliftay beesha dhexe inay raadsato wax kasta oo ay wax ku heli karaan.
dagaalka iyo mucaaradnimada waxaa ugu wacnaa masayrkii ay ka qaadeen markay ciise oo ay ugu yeedhi jireen ciise waraabe uu maareeyey inuu noqdo dawlad la magac baxday djibouti, WAANA SABABTII UGU WEYNEYD EE KEENTAY INUU ISAAQ HELO DAWLAD U GAAR AH.
laga soo bilaabo 1986 waxaa bilaamay heshiis dhex maray isaaq iyo ciise kana dhacay guriga cad oo ku wadada tegta belbela marka laga talaabo dixda xumbuli, gurigaas waxaa leh muumin badar oo ah jufada ismaaciil cumar geele.
shirkaas waxaa joogay ismaaciil cumar , ibraahim dheere, mulac, jaamac oomar, maaweel, doobiro, nimankaas oo ah tujaarta jabuuti , xagga ciisaha waxaa joogay oo magac leh markaas, ismaaciil cumar, ismaaciil taani, mjuumin bahdoon, sgeneral sakariye, saalax cumar xildiid, iyo odaygii muumin badar.
habeenklaas shirka la kala saxeexday waxaa lacag farta ciise laga saaray 140.000.000 frank djibouti , boqol iyo afartan milyan oo faran jibouti ah.heshiisyada waxa ka mid ahaa in ciise caawiyo dagaalka oo biyaha iyo cuntada ay u qaadaan ciidamada isaaqa waana ta keen in loogu yeedho SNM TA DHIDIG.
waxa kale oo heshiiska ka mid ahaa in marka dhulka la xoreeyo gadabuursi laga dhex qaado labada qolo , taasi oo macnaheedu ahaa in xeebaha la qaybsado oo labadoodu qaybsadaan.waxa kale oo ka mid ahaa in dagaal lagu bilaabo shicibka gadabuursi ee degan jabuuti si ay uga qaxaan dalka, waxaa ka mid ahaa in SNMtu xoogeeda iskugu geyso in degaanada gadabuursi la baabiiyo oo afarta cidhif laga soo weeraro, waxaa ka mid ahaa in dadka aan waraaqaha jabuuti haysan la masaafuriyo oo la geeyo DGEGAGOO halkaana lagu xabaalo, waxaa ka mid ahaa in shaqaalaha dawladda jabuuti ee gadabuursi hal hal loo cuno ama casilo.. iyo qodobo kale oo kuwaas la mid ah.
Hadaba heshiisyadii waqtigaas la galay qaarna way hirgaleen qaarna way fashilmeen, laakiin qodobkii ugu weynaa wuxuu ahaa kan shalay fashilmay ee dhulka .
Ciise si cad ayuu u ogyahay inaanu dhul ku lahayn Awdal iyo Selel , waxay wadaana waa iskaga day inay kuu suurto gasho iyo inaad wax ku weydaba iyadoo beentii isaaq dabada ka reexaysay , waana sababta keentay in aanay xataa ceel biyo ah ka sameyn saylac ileyn maaha waxay leeyihiin oo way ogyihiin in gadabuursi meesha joogo.
MAANTA baryada isaaq baryootamayo ee laba nin oo ciise ah oo dib jir ah uu sidaas u baryayo micnaheedu waa AF WAX CUNAY XISHOO , jina ninkii keenay ayaa bixiya, kala dooro gadabuursi oo ah quwadda ugu weyn ee somaliland ku jirto,odayo diridhabe degan oo subag leh , laba dibjir oo meelahaa ka qaylqayliya.
isaaq isagaa damaca ciise geliyey isaga ayaana hawshu haysataa , gadabuursina dhulkiisii wuu hayustaa hadala uma baahna , isaaqoow ama reer jabuuti barya, ama lacagtii siiya, ama baanka dahabshiil ha la dhaco, ama tujaartiina jabuuti joogta ha la bililiqaysto, iniga ayaa reer jabuuti beenta ka dgergiyey dhibteediina waataa maanta indhaha ini casaysay,
ADIGA LEE WAAYEE.
ELMI MONTICARLO
elmiking@hotmail.co.uk
london
uk

This post has been viewed 585 times.

camud

Comments are closed

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH