Harowo.com

Baroortu Orgiga ka wayne balaayada Yaa aloosay?

Asalaamu calaykum warax matulahay wabarakaatu

Marka hore waxaan salaan qaaliya ku salamay dhamaan dhamaan saxaafada
ka halgasha gobolada (awdal salal gabilay)ee sida xalaasha ah uga hagar tira wararka dadwaynaha
 
Hadaan u dhadhaco dulucda qalinkayga manta an u qaatay
baroortu orgida ka wayne ayaa balaayada aloosay
waxaan waxyar ka tabayanaa arintan saylac kataagan ee
mamulka somaliland soo afjari kari wayeen
ayaan waxyar dadwaynaha tusayaa halkay ka xidhmi ladahay dacwadu
 
Hadaba mamulka hargaysa waxuu ku dhex noqday arinta saylac kan caduur dhow dhowdu
uma dhacsano waayo arinta la isku haystaa somaliland ka fog
arintu waxay ka socotaa waa muqdisho waayo waxaad sifiican u firisaan inika oo dagan
beesha ciise maxay ku leyihiin baarlamaanka somaliland
suashu waxay tahay waxay ku leyihiin 1 cali areeye marka iyaga oo baarlamaanka halku
leh maxay ku didayaan maayir ku xigeen may iska qataan ilan wakaa codku halkaa
dhigee hadaba arintu sidaa wayka duwan tahay ee bal ha la ila fiiriyo
sidaan anigu wax u odorosay
 
Arintu Hargeysa iyo landta way dhaafsantahay waxay talaa
waa Muqdisho waxaan sidaa u leehay ciise baarlamanka
somaliya waxuu ka qaatay 8 xubnood oo ku abrtirsanaaya degmada saylac
marka inaga oo an indha iska qabanaan ninka sideel xubnood u maqan yihiin
ee halkay Ku magacownaayeen dadkii marka horaba siiyay soo ceshadeen maxaad ka filaysaa, Ciise wuxu ku cararayaa in 8-daa xubnood ee been beenta lagu siiyay shirkii Carta uu waayo.
 
Marka arintu waxay maraysaa
Ciise hal yeeli maayo saylac maayirkiisa WAA, mayelayo.
Samaroona hal yeeli maayo saylac Ciise SII yeeli maayo
Isaaqna hal yeeli mayo oo Ciise runta uma sheegi kari maayo
 
seefu samaroon

This post has been viewed 297 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH