Harowo.com
Stories written by haro3468

Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta mudane Abgaal oo dalka Tanzania kaga qeyb-galaya shir caalami ah oo lagu soo casuumay

Hargeysa (Harowo)– Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhiinta somaliland maxamed Jaamac abgaal ayaa dalka Tanzania kaga qayb galaya shirka labaad ee caalamiga ah ee isgaadhsiinta dalalka Rift Valley kaasoo lagaga hadli doono horumrka isgaadhsiinta dalalkaasi. Shirkan oo ay martigalinayso dawladda Tanzania waxa uu wasiirkeeda isgaadhsiinta, sayniska iyo tikboolajiyadu si rasmi ah ugu soo casuumay wasiirka dhigiisa […]

Shimbir la tababaray oo ku hadlaysa Af Jabaanka, Daawo iyadoo Telefoon ka jawaabaysa

Halkan Guji si aad u daawato muuqaalka+Warbixin

Shaqaalaha Diyaaradaha oo jajabiya alaabta rakaabka, Daawo Fadeexadda Kamarad Laga Duubay DIyaarad Laga leeyahay Canada.

Kamarad qabatay Shaqaalaha Diyaarad laga leeyahay Canada Oo Shamdadaha Rakaabka kasoo tuuraya meel lix mitir dhulka u jirta iyo Madaxdii shirkada oo ka xumaatay fadeexada haleeshay. DAAWO Video-ga hoos ka muuqda Video: Air Canada Bag Handlers Toss Luggage 20 Feet To Tarmac “We are disappointed and sorry about what happened.”

Madaxweynaha Bururndi Oo Goor Dhawayd kasoo degay Muqdisho

Muqdisho (Harowo)– Waxa goor dhaw kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Madaxweynaha dalka Burundi  Pierre Nkurunzia iyo Wafti ballaadhan oo uu horkacayo. Madaxweynaha waxaa la socda wafdi ka socda dowladiisa waxaana garoonka ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud iyo xubno ka tirsan labada golle. Labada madaxweyne ayaa hadda kulamo albaabada u xiran yahay […]

DAAWO Xaflad Culus Oo Lagu soo Dhaweeyay Musharaxa M/waynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, Ottawa

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu soo dhawanayay Musharaxa Madaxaynaha Xisbiga UCID  Mudane Jamaal Cali Xasan OO ka dhacday Magaalada Ottawa ee Canada .. Waxa uu Musharaxu oo qudbad ka jeediyay madashaasi, ayaa ku dheerada Siyaasadda uu Xisbiga iyo hadii la doorto sida uu dhaqalaha wadanka u Maamuli lahaa khibarad iyo aqoon […]

Markale iyo Daawasho Wacan Sheekada Turkiga, DF Somalila iyo Maamulka Somaliland Oo Gurmad Dhac Noqday

Labada qof marka ay legdamaan ee ay kala badin waayaan waxa la yiraa Gurmad Dhac. Marka ay ciyaaraha iyo heesaha ku tartamanaana waxa la yiraa barbaro ama barbar dhac, lakiin tartankani waa mid ka duwan, wuxu daaranyahay sheekada turkiga uga socota Dawlada Somalia iyo maamulgobleedka soomaaliland.

Garaadkii U Goostay Hargeysa Oo Laascaanood Lagaga Qaaday Xilkii iyo Caaqilka Ugu Da’da Weyn Oo sheegay Inayna Raalli ka ahayn S/Landta Ee Lagu Khasbayo

Caaqilka beesha Jaamac Siyaad ugu da’da weyn oo la xidhiidhay BBC-da ayaa maanta kaga dhawaaqay Laascaanood in xilkii laga qaaday isla markaana laga xayuubiyey maqaamkii iyo xilkii Garaadnimo ee uu hayey Jaamac Garad Ismaaciil oo dhawaan ka degay magaalada Hargeysa. Isaga oo aan tolkii la tashan ka dib markii uu gacanta u galay Xirsi Toorile Iyo […]

FAAH-FAAHIN IYO SAWIRRO, Ciidamo Gaaraya 200 Saraakiil iyo Masuuliyiin Laamaha Dawlada ka tirsan oo ka goostay maamulka Somaliland

In ka badan 60 Askari oo hubaysan oo wata Gawaari nooca dagaalka oo qeyb ka ah ciidamo tiro badan oo ka goostay maamulka Soomaaliland ayaa galabta galinkii dambe gaaray magaalada Garowe . Ciidamada oo uu hogaaminayay Gaashaanle sare Maxamed Saalax Tusbaxle ayaa waxaa qayb ka ahaa;- 1- Muuse Cabdiraxmaan  Taliyaha Ciidanka Gaadiidka  ee Soomaaliland ee […]

Gabadh Jidhkeeda ay Qodxo kasoo baxayaan sixir dartii. DAAWO WAX KAA YAABIYA

Cunug 17 sanno jir ah oo la sixray ayaa qodxo jirkeeda ka soo baxayaan, maalinba maalinta ka dambaysa tirada qodxahana jirkeeda kasoo baxayaan way sii kordhayaan iyadoo ay gaareen 130. Dhacdadani waa kaa yaabinee waalid ahaan, adiga, deriska iyo xataa hoggaamiyaasha degaankaaga. Tani waa xaalad dhab ah oo ku habsatay mid ka mid ah qoysaska […]

Cirka inta aan la gaadhin sow dhulka in lagu heshiiyo maaha. Barnaamuj Universal Tv daadihinayo. DAAWO

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH