Harowo.com
Stories written by haro3468

C/Raxmansaylici oo Caawa dadaal ugu jira inuu Duqeyda Gadabuursi ku Qanciyo inay dib ugu laabtaan Boorama

Saylici

Kadib markii maanta uu madaxweyne Siiraanyo  kulan isugu yeedhay xubnaha sadexda gole S.land  ugu jira beelaha Samaroon wuxu u dhiibay fariin,  go’aan uu ka gaadhay dalab cabasho ah oo bulshada Gobolada Salal iyo Awdal ay ka qabaan xukuumadiisa oo todobaad ka hor ay Duqeyda Samaroon gaadhsiiyeen. Hadaba kulankan uu  Siiraanyo isugu yeedhay xubnaha beelaha Gadabursi […]

Daawo Video Weerarkii X.Nabadsugida Xamar

xarunta nabad

Axmedsiiraanyo oo diiday inuu qaabilo Duqeydii Gadabuursiga fariin quudhsi ahna ugu dhiibay xubnaha ugu jira golayaasha uu xukumo oo M/weynexigeenku ku jiro “Boorama iskaga noqda ku dhaha”

Breaking b

Axmedsiiraanyo oo diiday inuu qaabilo duqeydii Gadabuursiga fariin quudhsi ahna ugu dhiibay xubnaha ugu jira golayaasha uu xukumo oo M/weynexigeenku ku jiro “Boorama iskaga noqda ku dhaha” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kullan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay siyaasiyiinta reer awdal kaga jira sadexda gole qaran ee Somaliland. Kullankan ayaa waxaa noo […]

M/weynaha Kililka Shanaad oo dawlada dhexe ee Itoobiya ku qancisay inuu si madaxbanaan isaga casilo xilka uu hayo

iley

Jigjiga,(Harowo)-Warar laga helayo ilo Diblumaasiyadeed oo lagu kalsoonyahay dhanka dalka Itoobiya ayaa daboolka ka qaadaya in Madaxweynihii Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Maxamuud Cumar (ilay), lagu qanciyey in uu si madax-bannaan xilka Madaxtinimo ee uu hayo iskaga casilo, kadib waan-waan in muddo ah socotay oo ay iska kaashadeen Dawlada Faderaalka Itoobiya iyo xubno kale […]

Dheengadii Halkiibay Taal Maantaa La Idinkaga Saarayaa Madaxtooyada. Musharaxa M/weyne Xigeenka UCID Rashiid Mataan

RASHIID

  Hargeysa (Harowo)Musharaxa Jagada Madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa Goleyaasha Baarlamaanka iyo Xukumadda ku eedeeyay hogaanka dalka ka dhigayaan Dhaxal tooyo qolaba qolo ku sii wareejinayso. Waxa uu sheegay in xukumaddu ku fashilantay isku haynta Shacabka Somaliland. “Waxaa xaqiiq ah, hogaankii afartii sano ee u dambeeyay dalkan maamulayay inuu ku […]

Tahriibayaal Soomaali ah: Wareysi Calool xumo ka buuxdo “Hablaha hortayadaa lagu fuul-fuulaa waxba uma qaban karno anagana geeridii ayaa noo muuqata” Dhageyso VOA

HALKAN KA DHAGEYSO

Saraakiisha dowladda oo sheegay in la soo afjaray howl galkii xarunta Nabadsugida iyo Khasaaraha ka dhashay. SAWIRADA MEYDKA oo daadsan

xarunta nabadsugida

Muqdisho (Harowo)–Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in la soo afjaray howl galkii Godka Jilacow oo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee Hey’adda Nabadsugida Qaranka.   Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo Xarunta Godka Jilacow ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dhamaaday Dagaalkii iyo Qaraxii Al Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Nabadsugida Gobalka […]

Xarunta Nabadsugida Muqdisho oo qiiqaysa kadib markii lagu qaaday weerar qorshaysan oo Alshabaab ama Siyaasiyiintii Hub kadhigistu ku socotay midkood soo abaabulay iyo saraakiil ku dhex xaniban

Breaking one

Wararka aan ka heleyno dhanka Xarunta Jilacow ee Magaalada Muqdisho ee uu xiligaani weerarka ka socdo ayaa sheegaya in weli gudaha laga dhex maqlaayo Qaraxyo is xig-xiga iyo Rasaas xoogan. Wararku waxa ay sheegayaan in rag hubaysan ay gudaha u galeen xabsiga Godka Jilicow, iyadoona dhowr daqiiqo kadib ay fulinayaan Qarax ismiidaamin ah, halka Ciidamadda […]

Baarlamanka Hargeysa ee Beesha u badan oo ka Aamusay Ansixintii Cali Xaamud Jibriir

cali xaamud

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod hoose ku ansixiyey wasiirka Xidhiidhka Golayaasha iyo Teknooljiyada Cali Xaamud Jibriil oo Madaxweyne Siilanyo dhawr bilood ka hor magacaabay. Wasiirkan oo ka soo jeeda degaan ahaan gobolka Awdal ayaa noqday wasiirkii ugu horeeyay ee xildhibaanadii ugu badnaa intii golahani furnaa codka aamusnaanta ugu roonaadeen. Madasha codaynta oo ay ku […]

M/weynaha Soomaaliya oo ka hadlay Weerarkii Mamulka Siiraanyo ku qaaday Madaxda Khaatumo. VIDEO

xasan sheekh1
WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH