Arinkan ayay aad uga cadhoodeen Soomaalida ku dhaqan magaalada Nekho iyo agagaarkeeda, kadib markii booliska dalkani wiilka yar ka qaatay wadada u dhexeysa gurigooda iyo dugsi quraan uu markaa kasoo baxay, wakhti ay saacaddu ahayd sadexdii galabnimo. Markii ay casharkii dhamaysteen Wiilkii yaraa wuxu horey usoo raacay caruurtii soomaaliyeed ee ay isku casharka ahaayeen, Waana [...]
Laanta Socdaalka ayaa sheegtay in loo baahanyahay in dadkaan la soo qaado, iyadoo xaalada amaanka iyo nolosha ee qaxootiga Soomaalida ee Kenya ay sii xumaanayso. Guud ahaan dadka ay Sweden ka soo qaadayso xeryaha qaxootiga ee ku yaala daafadaha aduunka ayaa sanadkaan gaaraya 1900 qof kuwaasoo la mid ah tirada sanadkasta la soo qaado. Soomaalida [...]
Jun 18 2013 | Posted in
Xulka Qoraha |
Read More »
Hadaba Siyaasigu Taasi Waa uu Ka Duwan Yahay Waayo Siyaasigu Waa Jaan-gooyaha Habka & Hanaanka Ummadi Leedahay Ama Dal uu Ku Dhisan Yahay’ Siyaasigu Waa Ruuxa Miisaama Misna Sii Kala Filkiya Caqliga & Garashada Bulshada iyo Heerka ay Markaa GaarsiisanTahay, Waa Kan Rajada u Badala Ifafaalo Qurxoon Oo Kolkaa Manfac & Muunadba Leh’ Siyaasigu Waa [...]
Jun 18 2013 | Posted in
Harowo - Faallo |
Read More »
C/raxmaan saylaci oo maanta Boorama loogusoo dhaweeyey si ka duwan sidii loo soo dhawyn jiray ee hooseyn jirtay ,ayaa hadal u jeediyey ku sheegay inuu Boorama u yimi socdaal hore ugusii qorsheysnaa oo uu kaga soo qaybgalayey tallaabooyinka midnimo doonka ah ee beryhanba u socday qaybaha kala duwan ee beelaha Samarroon,isagoo madaxweynekuxigeenku ku dhaartay inuusan [...]
Marka ay dadka danaynaya arimahaasi wajigabax kala kulmaan maamulka ciyaaraha ee matalaya wasaarada dhalinta iyo ciyaaraha waxay miciin ka dayaan saldhiga booliska iyaga oo kulamo iyo xog raadin sidii wax loo bilaabilahaa amnigana loo sugilahaa baadidoon ugu jiraa ayey waxay laga kulmayeen masuuliyiinta booliska ee amniga qaabilsan jawaabo kuwaasi wasaarada ciyaaraha ka soo yeedhay la [...]
Jun 18 2013 | Posted in
Harowo - Faallo |
Read More »
Ifrah Galbeedi Sidoo kale waxay bahda Harowonews Tacsi taa la mid ah u diraysaa Gaashaanle Sare Cismaan Abtidoon, Ilaahay Samir iyo iimaan ha kasiiyo hooyadii, iyadana janadii ha ka waraabiyo. Aaamiin
Jun 18 2013 | Posted in
Harowo - Faallo |
Read More »
Eng: Mahad Barkhad Abukar Mahad Abukar <gandisom@gmail.com>
Jun 17 2013 | Posted in
Harowo - Faallo |
Read More »
Beesha ciise wey diiday inay keento gacan ku dhiiglihii dilka geystay, balse ma jiro wax cadaynaya in dilkani ku lug leeyahay kaa hore iyo inkale Ninkan la dilay ayay walaalo yihiin taliyaha sirdoonka gobolka Salal oo la yiraahdo Casood sida la noo sheegay. Kala soco Harowonews wixii soo kordha
QURBA-JOOGTA QAFIIFTAY Dalku waa isu furan yahay, shacabkana colaad ba’ani ma dhextaal, walow ay weli jiraan, jirina doonaan dagaalladii reer miyiga ee ka dhalan jirey ku hardanka: biyaha iyo baadka, barta iyo beerta iyo wixii soo raaca. Ayaandarro dagaal siyaasadeed aan dhammaad lahayn ayaa dalka ka oogan, waxaa daadihiya qurba-joog mar lebbisan shaati aqoonyahan, [...]