Harowo.com

Suldaan Saleebaan: Xaqeenii shareernaa Markuu Sheedda Ka iftiimay Ee aan Tolkeen Wada Shirneen Maalmo Wada Shawrnay Kubadii Shalay baan Ku riday Shabaqii Weynaa. DAAWO

Waxay taladu dheel-dheelido oon dhegedka jiifnaaba

Anigiyo dhigaygii waxaan dhabar adeygnaaba

Shalaan wiilashii dhaarinoo dhiilku buuxsamay. Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil

Soo dhaweyntayadu waxba maahee qaddiyadiina aad garanaysaan taasaan idiinku mahadnaqayaa.


This post has been viewed 4001 times.


camud

1 Comment for “Suldaan Saleebaan: Xaqeenii shareernaa Markuu Sheedda Ka iftiimay Ee aan Tolkeen Wada Shirneen Maalmo Wada Shawrnay Kubadii Shalay baan Ku riday Shabaqii Weynaa. DAAWO”

  1. deeq

    waxaan aad ugu faraxsanahay hormarka maskaxda caafimaad qabta ee ay gaadheen dadkaygu oo aad iigu faraxgalisay markaan daawaday waxaaan leeyahay hambalyo samaroon waaa soo kacayaa ee allow kutaageer hamigooga guul ayaan urajaynayaa tolkay

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH