Harowo.com

Ugaaska Samarroon oo dadweynaha reer Awdal ka tacsiyeeyeydhimashadii iyo dhaawacyadii kasoo gaadhay bannanbaxyadii Boorama ka dhacay ee maamulka Saylac .

Ugaas CabdirashidUgaaska samarroon oo dadweynaha reer awdal ka tacsiyeeyeydhimashadii iyo dhaawacyadii kasoo gaadhay bannanbaxyadii boorama ka dhacay ee maamulka saylac .

Ugaaska beelaha samarroon ,Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi,ayaa dadweynaha gobolka awdal ka tacsiyeeyey geeridii iyo dhaawacyadii kasoao gaadhay bannanbaxyadii ka dhacay Boorama ee lagu diiddanaa faragelinta xukuumadda ee maamulka degmada Saylac .

Farriintan tacsida ah oo u nasoo gaadhsiiyey afhayeenka Ugaaska ama afhayeenkii Ugaaska beelaha samarroon markii socdaalka ku yimi gobolka awdal ,Muuse Carab Dugsiiye ,ayaa sidoao kale waxa uu ugaasku ugu duceeyey dadweynaha gobolka midnimo iyo horumar ,intii ku dhimatay mudaaharaadyadaasina ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo inta ku dhaawacantayna ilaahay degdeg uga bogsiiyo dhaawcyadooda “


This post has been viewed 3293 times.

camud

1 Comment for “Ugaaska Samarroon oo dadweynaha reer Awdal ka tacsiyeeyeydhimashadii iyo dhaawacyadii kasoo gaadhay bannanbaxyadii Boorama ka dhacay ee maamulka Saylac .”

  1. waad ku mahad santahay tacsida iyo ducada una kaalay dadkaaga talo iyo tusaale way kaa sugayaan hada

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH