Harowo.com

Kusoo noqoshada Saylac ee gacanta reer awdal ,ma yahay bilowga waa cusub oo uga baryey mugdiga 5o sanadood in ka badan ku haysta dalalka deriska ah ?

Kusoo noqoshada saylac ee gacanta reer awdal ,ma yahay bilowga waa cusub oo uga baryey mugdiga 5o sanadood in ka badan ku haysta dalalka deriska ah ?

Nus qarni iyo laba sannadood ayaa laga joogaa markii dalka maanta loo yaqaan soomaaliland ka xoroobay gumaysigii Ingriiska ,isl markaana 1960 kii la aqoonsaday dawladdii ugu horreysay ee Soomaaliya.

wakhtigaas waxa la sameeyey baarlamaankii ugu horreeyey ee soomaaliya ,iyo madaxweynihii ugu horreeyey oo ahaa Aadan Cabdulle Cismaan loona yaqannay Aadan Cadde .Baarlamaankii soomaaliya oo wakhtigaa 123 xubnood ayaa 33 xubnoodla siiyey reer woqooyigii waagaasi u heelanaa ku biiritaanka soomaaliya dawladnimadeeda,saamigaasi oo gobolkan maanta loo yaqaan awdal laga siiyey shan xubnood ,shantaa xubnood oo u reer awdal dawladdii soomaaliya ugasoo qaaday oday dhaqameed reer awdal ahi ,ayaa laba ka mid ah loo hibeeyey beesha maanta ku mormaysa lahaanshaha degaanka Saylac ,halkaasoo weliba labadaa xubnood ahaayeen ku baarlamaanka soomaaliya ku tega bilaa cod ,ama ani Foos.

Hibada loo hibeeyey labadaa xubnood beesha Ciise ,waxay raad ku yeelatay taariikhda siyaasadeed ,dhaqan iyo tan dhaqaale ee guud ahaanba beelaha samarroon ,waxayna labadaa xubnood sababeen in maanta beesha Ciise laga furfuri kari aayo degmada Saylac 50 sano in ka badanna faraha looga qaaday ama lagu marti soorayey maamuladeedii hadday tahay maamulka soomaaliland oo ilaa maalintii SNM qabsatay maayarka magaaladasi abaalna looga dhigay dagaalkii ay ku taageereen xoogaggii SNM ee dalka qabsaday 1991kii ,balse maamul dawladeed isu rogay markii dambe .

Beelaha reer awdal oo an iyagu ka doodin magacaabista Ciise loo magacaabay maayarnimada Saylac ,iskuna arkayey dad la qabsaday ,ayaa sidoo kale sii xoojiyey sheegashada beesha Ciise sheegato gacankuhaynta iyo lahaanshaha degaanka Saylac kaddib markii madaxweynihii hore ee soomaaliland Daahir Rayaale beesha Ciise usii sharciyeeyey dhulxeebeedka Saylac ilaa Lughaya ,isagoo wakhtigaa Ciise dhaafiyey heer degmo ku kooban una magacaabay gobol la yidhaa Selel oo beeshaasi weligeedba daba taagnayd inay ka hesho dawlad kastoo soomaaliya soo martay kana quusnaayeen .

Waxa taa kasii daran dulimga iyo tacaddiyada beelaha samarroon loogu geysto dalka maanta loo yaqaan Jabuuti kaasoo xoreyntiisii beelaha samarroon qayb weyn ka qaateen ,ku dhinteen ku dhaawacmeen ku caydhoobeen, boqoqlaa qofna gumaysigii faransiiskii iyo dawladda haatan ka talisa dalkaasi ka mastaafuriyeen Jabuuti ,shaqooyinkoodiina ka eryeen ,kuwa kalena loo xidhxidhay arrimo siyaasadeed halka kuwa kalena weli la doonayo in la dafiro muwaadinnimadooda Jabauuti .

Gumaysigii Faransiiska ,oo beelaha samarroon ka dalbadeen xornimada Jabuuti ,ayaa gebi ahaanba aasay xuquuqdii dadkaasi ku lahaan lahaayeen Jabuti ,ilaa maantana an cidi daba gelin tacaddiyada faransiisku u geystay beelahaasi.

Dad samarroon ee Jabuuti oo iyagu isku haysta dadkaan xaqa ku lahayn Jabuuti ,ayaa haatan hoos jiifa derbiyada daarihii laga iibsaday iyagoo masaakiin ah ,cid kale oo u maqanina anay jirin .

Maanta Saylac way soo gashay gacanta beelaha samarroon ,waxana ku xigi doona dagaallo lagala hor yimaaddo sheegashadooda iyo xaqa ay u leeyihiin maamulka degmadaasi ,iyadoo maantaba dagaalka beesha Ciise ku doonaysay inay sifo sharcdarro ku qaadato maamulka saylac ay usoo fuushay dhabarka beelo kale oo reer woqooyi ah wakiil uga yihiin ,ayaa waa la isweydiin karayaa ilaa intee ayay beelaha samarroon ku gaadhi karaan inay xuququqdooda ka helaan dalka deriska ah ee taaiikh ahaan iyo dhaqan ahaanba ka muuqan jireen intii anay wakhtiyada madoodbi usoo gelin.

faaladan fikirkaaga ka dhiibo


This post has been viewed 1014 times.

camud

6 Comments for “Kusoo noqoshada Saylac ee gacanta reer awdal ,ma yahay bilowga waa cusub oo uga baryey mugdiga 5o sanadood in ka badan ku haysta dalalka deriska ah ?”

  1. ASC Walaalayaal waan idin salaamay ugu horeyn shabkada sharafta iyo ciziga iyo karaamada iyo dadnimada, dareenka iyo dhiiga walaaltinimu ku dheehantahay ee harawo news maamulkeeda,ayan salaamay,
    waxaad iga gudoontaaan salaan qaali ah walaalayaal,

    intaaa kadib waxan dirayaa tacsi tiiraanyo leh oon udirayaa dhalintii geeriyootay ciday kabexeen oo ah samaroon dhamaantiis, mujaahidiintaasi, janadii farduusa ayagana ala ahaka waraabiyo, ilmo ayaa hada iga da aysa walaahi waxan aqrisanaayaa ereyadii jumcaale ku dhawaaqaayay,
    intaa kadib, hadaan usoo laabto fikirkayga,
    ama fikirka aqliga galaya ee xaqiiqada ah
    waaa sida tan,

    ciise malaha gobol u gaara, iethiopiaya waa lala dagaa, jabuutina waxay ka yihiin kuwa ugu reer badiyaysan oo ciise badiye ayaa loogayaqaanaa marka lagareebo ina geele oo waxoogaa dhiig samaroon kujiro, iyo proffessor ahmed ismaciil samatar oo caawiya ayuu ku dhaqdhaqaaqa,
    markaa anuu jabuuti baan joogay bil maalmo kahor markastana waxan fadhiyay mijilisyadooda ilko qorantu iskugu timado,
    hadaba sir baan idiin hayaa oo ah
    maadaama ciisuhu meel ugaara oo u sirta ku qarsankaraa jirin, inay samaystaan meelyar oo gaar ay u leeyihiin, way fikireen waxay yidhaahdeen cid inooga tun jilicsan samaroon oo an dhul kasamaysankarnaayi majirto,ee an ka faaiidaysano siiiraanyo, iyo kharashkan jabuuti ee an maanta hayno,gadabuursiguna wuu nabad jecelyahay oo kuwiisii isaq gawracayba kama hadale aan gujada kubadino ayay dheheen, weerarkana saasuu ku yimid,dhicise mayso oo doqon nasiible oo kale ayaan noqonay, ciyaalkaa yar yaree soo kacay ayaa maanta badbadiyay, xundhurteenii saylac,waxan idiinsheegayaa walal dagaalku ma dhamaan, ciise baadiye xaarkaakudhagan dhulkana way isa siiyeen boqolkiiba sideetan waxay isku arkaan in samaroon dulmiyaya, oo taariikhduba uma muuqato, qori afkii ayaa imaan walaal, ee u diyaar garooba dagaaal waa igu walaahi sheekadaasi,an idiin soo gudbinayaayi,
    markaa rayigaygu waxa uu yahay walaal,
    hubka gata iibsda iyo banbooyinka wax gumaada, kiina iniigu yar iyo kiina iniigu waynba bara sida meel loo qarxiyo kuna nafta looga qaado halmar, bara dhalinyarta sida hubka loogu gumaado wax,diyaar ahaada walaal jabuutina khalkhal hala galiyo walaal,geeljire gawraca walaaaaahi, hawshu ma cas casa balan dhagarooba samaroonku dhagarta wa ka boqaa sida dhiiga loo cabo barta walaal,
    qadiyada dhabta ah waataas land landtan adhaysaana afka kadhiga wax laanlayidhaa majirto waa snm ogaada

    walaahibaan kudhaartay hadaan joogi lahaa maanta dhiig waan cabilahaa waayo darenkaygaan cabiray waa zero dulqadasho dhiigbaa ii uraaaya waliba dhiig ciise isaaqu iyagaaba iskudhacsan iyagaaba kasoo horjeeda siiraanyo waad aragteen meeshu waa ciise oo dhan iyo siiraanyo walaal maanta horta ciisaha iska nadiifiya isaqa wan wada dagnaa oo meel kalatagi maynee kan etoopia kasoo duulay ee oromada ah e dirka sheegta iska xadha jabuutina faragalin kusameeya aniga maalmo ka hor uunbaan kasoo baxay jabuuti surich baan joogaa hada ganacsibaan utagay meesha intayna guban saylac baan u daabuli ee jabuuti soo weerara canfartuna dee waa canfarcali laheshiiya iskahorkeena canfar iyo ciise ilka qoranta
    byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  2. Gadabuursi hadaynu nahay waa bilawgii jidkii gobnimo aan ku gaari lahayn ama aan Gun ku noqon lahayn, reer Abtigeen la- inoo kala sheekayn maayo, haday dagaal doortaan waxa ayaamo kooban burburi 20sano Ciisihii caro Gadanuursi lagu beerayey oo maalingelinkeed ku guuri, meesha usokaysa ey tegayaana wixii Xadka ka baxsan tusaale. Dhanka Galbeed waa Casmadheedhle oo itoopiya ah, Waqooyigalbeedna waa Casaamo oo Djibouti , waxa inoo yaalaana waa inaan iska difaacno wixii xadka kasoo talaabo, taasi waa wixii dhici jiray markaan Abtigeen isqabo
    Allaha sakhiro dagaal ma fiicnee

  3. midnimo doon

    Asc. marka hore waxa an hanbalyaynaya webka harowo oo hada maamulkisan cusubi u tafaxaytay midnimada beelaha samaron. intas ka dib waxam ku faraxsao ahay tolkay oo manta midaysay waligayna tolka ugama welwelin in dhul xoog lagaga qaato maxa yeelay samaron waa arliye siyaasad ayunba meelo badan la inagaga tirtiray oo ay ugu horaysay jabouti iyo gabiley.hadan kuso noqdo arinkan saylac dagaal wan filankarna Waxan ku talinlaha manta arinkas dagaal siyaasad ah aynu ku xalino maadama aynu ku guulaysanay mayernimadi saylac sido kalena aynu nahay taliyaha xeebaha dalka. aynu ula dagaalano ugana tirtirno xeebaha oo dha inaga oo huwan shaad dawladeed sida iyaguba ay iskugu dayen inay xaqoga umaran iyago jabinayey dasturka iyo natijadi dorashoyinka dalka. marka waxan soo jeedinaya in taliyaha ciidamada xeebaha galbeedja dalka wax lafahansiyo si uu u yareeyo ama u tirtiro damac ciise ee hadhay heer ay qadan waayam waxka yar mayernimo.

  4. geesi@hotmail.com

    anigu waxaan fikirkaas ku darsan lahaa samaroon haduu israacay ciise koob kadari maayo dhul samaroon leeyahay labadii lawdh e daahir rayaale keenayna iyagoo lugaynaya ayay xadka ka talaabayaan laakiin indrayaal labo yaynan ina seegin ciise ama ha inagu hoosnoolaado inta yar ee xadka inagasoo gasha inagoo wixii ay xaq inagu leeyihiin intuu doonaba ha leekaadee aan duudsiin AMA inaan dhamaantood xabad madaxa kala dhacno dhulkaba ka firxina xebada inaga badbaada haday djibouti wax inagu yeelaana aan ethiopia ka firxino dhulkana ka qaadano jabuuti iskugu gayna inigu fikirkaas ban qabaa.

  5. Abdi

    Hanbalyaan leehay harowo sida daacada ah eey usoo gudbinayaan xaqiiqooyinka jira. Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa talo aan la gorfeyn waa lagu rafaadaa. Nin labo xubnood oo baarlamaan bilaa tartan iyo sooryo lagu siiyey, nin bilaa tartan talada magaaladaas hayey mudo dheer in si dhibyar loo qanciyaa ma fufuda.

    Dadbaa waxkasta oo xaqa marka la sheego raba iney dhedo loo yaqaano dabadhilifnimo ku qariyaan. Maamulka Soomaaliland dadku way ogaadeen wuxuu gudo iyo wuxuu galoba oo qofna aqooni ugama dhiman.

    Cadaalad daro cid ogolaan kartaa majirto dabcan dadkuna waa iney kala gartaan Maamul la diidan yahey inaaney micnuhu aheyn beel la diidan yahey. Allaha ha unaxariistee dadkii ugu fara badnaa waxey ku geeriyoodeen gacmaha maamulka hargisa ee SNM ilaa dhalinyartii Borama Dec 31 lagu xusuuqey.

    R.Awdal maanta laba maamul beeleedbey udhexeeyaan, qadiyada Saylacna wajiyo badan bey yeelan dootaa dhawaan mid dagaal, siyaasadeed iyo mid afba. Markaa hadii aan kasii tirsanaano maamul goboleedka Hargisa oo ka mid ah dhibaatada Saylac, maamulka Djaboutina aanu seexan doonin sababo la xedhiidha kurisaga Geele Samaroon maxey noqon doontaa xalkooda labaad?

  6. WAXAAN QABA AMA AY TAHAY ARINTA SAYLAC LABA AQABADOOD TA KOBAAD WAA DORASHADII TA LABAADNA WAA DAGAAL HADII AAN DIB UGU SOO NOQDO ARINTII KOBAAD WAAN KU GUULAYSANAY OO MAANTA INTA XAQIIQADA AAMINSANI WAY ARKAYSAA LAAKIN SIDA AY ILA TAHAY MAHA DORASHADAASI BAAN KU SOO BAXNAY ARINKU WAA BILAW OO WAXA KUU HADHSAN ARINTII SAYLAC AMA AAD KU YEELAN LAHAYD AMA LAGAAGA YEELAN LAHAA KUBADUNA WAXAY DHEXTAALA BEELL WAYNTA GADABUURSI IYO DAWLADA JABUUTI IYO WIXII SOO RAACA MARKAA WAXA AAN FILAABA WAA DAGAAL AAN U MALAYNAYO KII JABUUTI KU BURBURI LAHAYD AMA INAGA AAN KU BURBURI LAHAYN LAGAMANA YAABO IN MAAMULKA SNM ARINTAA WAX DAGAALAH KULA GALO HADAANU IYAGA LA SAFANBA MARKAA MASHRUUCAN SAYLAC WAA KI AMA WADAL STATE AYNU KU GUULAYSAN LAHAYN AMA SAXADA AAN KAGA BIXI LAHAYN HAWSHA MEESHA TAALA MA YARA HADII AAN FIKIR KAYGA KA DIIBTO WAA ARIN U BAHAN DHABAR ADAYG IYO DADAAL ADAG SAMAROON GUUUUUL

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH