Harowo.com

Arinta Saylac Waa Dhamaatay Lakiin Halganku Wuu Bilaabmay

never ever give upSida laga warqabo arimaha sidan oo kale ahi waxa ayihiin ku ina tusinaya Cadaawda qaawan ee Beelaha gadabuursi ay u hayaan beelaha Ciiseaha iyo isaaqu taasi oo marka loo dhabo galo ku qotonta go aamadii shirarkii SNM iyo Ciisaha Dhexmaray wakhtiyadii dagaalka sokeeye kuwaasi oo ay ku jireen in beelaha Gadabuursi la iska dhex qaado islamarkaana laga tirtiro dhulkooda iyo taariikh dooda sobobta oo ah waxa layaab ah in Somaliland oo Beesha dhexe ee isaaqa u ahayd Sanakii reer quraysheed oo kale isla markaana u ahayd mid muqads u ah ay ka doorbideen jiritaankeedii Heshiisyadii iyaga iyo Ciisaha islamarkaana Si badheedh ah uu odaygii ugu dadad waynaa ee Cabdiwaraabe inta uu ula af baxay Cuqaashii Gadabuuri in ay Siiyaan saylac Ciise isaga oo ka dulbooday dasduurkii iyo shuruucdii ay ku hesshiiyeen Beelaha somaliland.

dhinaca kale Muuse biixi oo isaguna Warbaahinta sicad uga sheegay in wakhtigii halgankii ay Ciisuhu caawiyeen maantana la gaadhay wakhtigii Isaaqu celinlahaa abaalkii.

.
Hadaba su aashu waxa ay tahay . Maxaa lagud-boon Dadka Gadabuursi ?
jawaabtu waxa aytahay qodobo badan soosocda

1-In la Siiwado Iskuduubnidii hada laguwajahay hawshaasi Saylac
2-In dadwaynaha kunool deegaanada Booramae ay u guuraan saylac Iyo Lughaya
3-in ladhiirigaliyo gudo iyo dibadba Golayaasha deegaanada degmooyinka saylac iyo lughaya
4-in ladoonto xuquuqda aynu kuleenahay deegaanada Gabilay iyo Djabouti
5-in Mashaariico horumarineed llaga hirgaliyo deegaanda Xeebaha

arimahaasi ma ah kuwo intaasi ku eg ee waa kuwo u banaan qofkasta oo muwaadin ah in uu fikirkiisa iyo wakhtigiisaba galiyo qadiyada dhuulkiisa.

Diirada Lughayanews.


This post has been viewed 2839 times.

camud

8 Comments for “Arinta Saylac Waa Dhamaatay Lakiin Halganku Wuu Bilaabmay”

  1. Horta waaad salaamantihiinndhamaan reer awdal waa ilaah mahadiis hadaad maanta ogaateen xaqdarada ay idinku hayaan Isaaq iyo Ciise, isku dhibaato ayyaynu nahay xaqdaradaas la idinku hayo mid la mida waata dhulbahante lagu hayo hadana sheekadu intaas waa ka weyntahay Ciise iyo aygooda Ismail Cumar geele waxay maanta wadaan kala furfurka iyo isku dirka Soomaali. Isaaqna horuuba uga talinaayey kala go,a umada soomaaliyeed waxaan idin dhihilahaa reer Awdal xaquuqdiina cid kale ha udaba fariisanina idinka iyo Dhulbahante aana idinkula talin lahaan inaad iskaashataaan ee labadan reer ee bahalka ah ee Soomali far dheeraatay ka noqday inaad ka hor tagtaan. Kheyr baan idiin rajeynayaa iyo xaqiina oo aad dhacsataan

  2. gulede

    waa hadal murti ah ciwaanka meeshani ku qoran…ala maxaan indhaha ka qabsaday gardaro kasta oo igaga timaada qabiilada jaarkanahay ee ciise iyo isaaq balse maanta ciise ,,,waxuu gaadhgay inuu booramana sheegto anigoo jabuuti u daayay arimo siyaasadeed awgeed hadaba maanta waxaan furtay indhihii aan ka qabsaday anigoo og waxkasta waxaanan wadayaa gaadhi bilaa biriiga ee cidii uu jiidho alle ha u naxariisto yemen agteeda ayaa la igu maqli doonaa ishala..waa go aan dadkoo dhana u yaala maanta

  3. warsame cawaale

    SU,AAL?

    HORTA ANIGOO.KAMID.AH BEESHA CIIDAGALE,EE KOONFURTA HARGAYSA WAXAAN U AQAANAY SAYLAC IN CIISE DAGO.MARKAA MAXAA QARIYAY INSABA ROON .LADAGTO.OO KAGA BADANTAHAY?

  4. samaroon

    ciise iyaga ayaa cirka roob ku og haday tagi waayaan jabuuti ayaa loogu tagi canfarna waa loo dhirbaaxi samaroon waxa ay u ogolaadeen reer binu axmad raga isku baahaystay in dawlado ay noqdaan iyagana ahaadaan shicib ku hoos nool hadii se sayalac oo qudustii samaroon la noogu yimaado 100 kun oo madax rag ah xitaa haday ku kacayso dhimasho ayan ka xignaa binu axmadna meel tagi maayaan haday xitaa maraykan soo wacdaan

  5. Ifrah

    waaa guul iyo gobinimo soo hoytey

  6. Ifrah

    dad wada walaal ah eebow mahadaaa…guush waxa helay dhamaan dhalin yarada naf iyo cududooda u hurayee Allah khery ha kii siiyo ,wayeelkii ka raacay wanaag iyagano sidoo kale’ciisena waxaa leehay jabuuti baa inoo balan ah sidaa iyo nabad waaarta amiiin .

  7. faa

    kkkkkkkkk gadabuursi yuhuud ayuu noqday dhulbalaadhsi wado qarnigan laakin dharbaaxada gaadho qarni ayuu dib u laami ogaa da taas gudabuuraw

  8. Mr A Sougal

    intaanan fikrad dhiiban an dulmaro ararguud.
    ciise wuxu sheegtay qaranimo[ciise waaqaran ee qabil maaha] wuxuuse kunoqday taageeradii hagarlaanta ahayd ee soomali wayn mudnaanteedana waxalahaa Gadabursi waxana lagasugayay midnimo somaliyeed taabadalkeedu wuxunoqday inuuku dadaalo kalafurka somaliwayn kunafaano maanta xiniiyahii lootumay.
    hadii an usoonoqdo fikir dhiibashada arintan,waxan meesha kamaqnaan karin tabaabulsha cudud milatari oomaanta waxwalba kahoraysa waayo arintani waxay abuurtay ama damaqday boogihii horay ujiray waana tiihoray looyidhi, Ciise magan maleh oomartidalaa

Leave a Reply

Log in | onlined by SRH