Harowo.com

Harowo.com oo heshay Nuxurka Qodobada Lagu Socodsiinayo Gadabuursi Ee Ay Beesha Isaaq iyo Beesha Ciise kuwada gadheen Hargeysa Iyo Hal qodob oo Fure u ah Oo Boorama loo yimid

top secret

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Waxan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Qodobada Lagu Socodsiinayo Gadabuursi Ee Ay Beesha Isaaq iyo Beesha Ciise kuwada gadheen Hargeysa  Iyo Hal qodob oo Fure u ah oo Gadabuursiga ay kasoo saxeexayaan Cabdiwaraabe iyo Cabdiraxmaan Saylici.

1- Inayna Saylac ka dhicin tartan dambe

2- Xildhibaanada golaha degaanka Saylac In laga dhigo Kooto labada reer la kala siiyo

3- In Saylac loo dallacsiiyo darajada “A” oo ah 21 xildhibaan

4- In Ciise yeesho 13 xildhibaan oo joogto ah, Gadabuursina 8 xildhibaan.

5- In Maayerka Ciise yeesho mar walba kuxigenkana Gadabuursi

6- In doorashada soo socota ee baarlamanka qoondo lagu siiyo beesha Ciise

Waxan hellay Lixdaa qodob, maanta waxa Gadabuursi laga dhamaynayaa hal qodob oo fure u ah Lixda qodob. Waa qodobka shanaad.

Shanta qodob ee kale waxa fulinteeda awood u leh xukuumadda, waa sida la isla meel dhigay.

Zeilac Wax Go’ lagu qaado ka wayne bal aan dhawro dhuuni-qaatayaasha iyo inta dhiigga lihi waxa ay isla yeelaan

 


This post has been viewed 1398 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH