Harowo.com

Deg Deg: Hal Qof oo dhintay Iyo Labo Dhaawac ah kadib markii Rasaas Nool nool ay Ilaalada waftigu u adeegsatay dadweyne diidan qorshaha ay socdaan M/weyne xigeenka iyo xulufadiisu

War hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya inuu dhintay  Hal Wiil labo kalena dhaawac yihiin illaa imika inta la ogyahay, kadib iska hor imaad Boorama ku dhex maray Ilaalada wafti uu hor kacayo Craxmaan Saylici iyo Dad ka cadhaysan shirqoolka ay u socdaan.

Isha ku hay Harowo.com daqiiqad walba


This post has been viewed 1745 times.

camud

2 Comments for “Deg Deg: Hal Qof oo dhintay Iyo Labo Dhaawac ah kadib markii Rasaas Nool nool ay Ilaalada waftigu u adeegsatay dadweyne diidan qorshaha ay socdaan M/weyne xigeenka iyo xulufadiisu”

  1. INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN, ala Jananada ka warabiyo wilkas dhintay inta dhaawaca ahna ilahay ayan caafimad u rajaynaya, Maaanta kaman filayn in Ilaaalada Saylici ay xabad u adegsadan dadwaynaha rer Boarama waxauu yahay ayaa halkas ka muuqata, Ta kale ma ergo MUUSE BIIXI KU JIRO iyo Indho Indho ayuu ilahay Ergo ka dhigaya waa ergo Fidmo loo soo diray lakin xaqiiqdu waxay tahay in ay tashadab Gadabuursi

  2. Alah ha uu naxaristo.
    Mujahidka shahidey iya noga
    magac ficaan tugta, hargeyssa
    ka qadhabata. seylici anigo
    maxamed casihi london kugu
    so dhaweyay iya manta kuleh
    NACALA TULAA CALEEK ADIGA
    IYO SULDAN SAMATAR BAA
    IYO NACASKA CALI XAMUUD.

Leave a Reply

Log in | onlined by SRH