Harowo.com

Reer Zeylac oo ka jawaabay baaqii iyo digniintii Harowonews mowqifkoodana mudaharaad ku muujiyay Iyo Suldaan Saleebaan oo saxeexay Suldaanimada Guud Ee Samaroon

Shabakada Harowonews waxa ka go’an inay kaalin mug leh ka qaadato qaddiyada ZEILA Wax kasta oo dibin-daabyo ah oo Dadka reer ZEILA ka dhan ahna ay toosh weyn ku ifiso.  Waxan sheegi doonaa nin waliba kaalinta uu ka galo dufaaca iyo xuquuqda dadka reer Saylac ee la rabo in qalin iyo qori lagaga duudsiyo.

Dilaalka ugu weyn Ee Maanta Reer Awdal leeyihiini Waa  Kuxigeenka Siilaanyo, Craxmaan Saylici. Suldaanka ugu muwaadinsanna Waa Suldaan Saleebaan oo horey u yiri “Natiijada doorasho ku timaad ninka ka horyimaad dhagax ha lagu dilo” Maanta Siilaanyo iyo Kuxigeenkiisa iyo Inta U Adeegaysa Ee Saylac joogta waxay istaahilaan in dhagax lagu dilo

Waxa Saaka subaxdii ka bilowday magaalada ZEILA ee gobolka Sacadiin Mudaharaad lagu diidanyhay dhagarta ay maleegayaan tuugta hargeysa laga soo diray.

Sida Ay Sheegayaan Wararka ka imanaya Magaalada ZEILA Waxay dadku gadoodeen markii ay ka warheleen in dilaalliintii hargeysa ka timid ay kulan la qaateen tobankii xildhibaan beesha Samaroon kadibna ay usoo bandhigeen inay ka tanaasulaan maayernimada Degmada ZEILA, Warbixintan ay saaka reer Saylac jawaabta ka bixiyeen xalay waxa baahisay shabakada Harowonews

Waxa lasoo sheegayaa in ciidamo halkaa ku sugani ay xidh xidheen dad ka mid ah banaan baxayaashii, xaaladuna cakirantahay. Warar kale oo iyaguna naga soo gaadhaya tuulooyinka iyo degamaada hoos yimaada degmada Saylac ayaa sheegaya inuu ka jiro diyaar garow dagaal oo jawaab u noqon doona ficilada Xukuumada Siilaanyo ka waddo Saylac.

Kala soco Harowo.com wixii ka soo kordha arimahan…………


This post has been viewed 1900 times.

camud

10 Comments for “Reer Zeylac oo ka jawaabay baaqii iyo digniintii Harowonews mowqifkoodana mudaharaad ku muujiyay Iyo Suldaan Saleebaan oo saxeexay Suldaanimada Guud Ee Samaroon”

  1. gulede

    waxaa mahad iska leh ilaahay waxaana u hanbalyaynayaa bulshada reer awdal ee maanta dhiigooda u daadisay dhulkayga hooyo,waxaan leeyahay waxba nagama galin somaliland iyo shaqaalaheeda samaroon balse waxay wax naga galeen waa dhulkayga iyo shacabkayga reer awdal oo soo samray markastana la dulmiyo,waxaa maanta timiday xaq iyo cadaalad iyo awood aan tusney jaararka caloosha xun ee jabuuti iyo hargaysa degan…samaroonka awdal degana waxaan odhan lahaa bal meel kalena iska eega hadii tani aad ku guulaysateen ha seexanina sidaasi inaguma deynayaan iimaanlaawayaashaasiye.

  2. Khadar

    hore waxa loo yidhi Abeesadii farta loo taagaa fanaxay ku boodaa, markaa Samaroon marwalba waxa uu eedaa waa sooryaynta uu dhulkiisa ku dajinayo Qabiilooyinka kale ee maantaba ku haysta Zeila oo taariikhdeed la garanayo.
    Bal aan eegno waqtigii aan dajinay Ciise.
    1959kii Gobanimdoonka Somalida Woqooyi ayaa bilowday. Samaroon wuxuu bilaabay in 33kii kursi si caddaalad ah loo qaybsado. Xisbigii USP ayay odayada Awdal beesha Ciise ku soo dhoweeyeen waxana loogu ballan qaaday 2 kursi oo ka mid ah 5tii kursi ee Awdal. reer Awdal iyagaa u gartay una gooyay reerka Ciise labadaa kursi oo Zeilac loo daayay.
    Markaa waxaa Beelwaynta Samaroon leeyahay Dhulkaaga laguma sooreeyo Reero kale ee marka marti gashiintu dhamaato waa la ambabixiyaa ama dalku joog ayaa loo sameeyaa

  3. Lafo Ciise

    Ninkii la odhan jiray Rooble Afdeeb.. ee Samaroon ee ciisaha gumaadi jiray meeshuu ku arkaba ee ay ka xaari jireen baa markii uu dhintay… Ciisihii oohin qabsadeen.. Markaasaa lagu yidhi.. Ciisow maxaad la ooyaysaan inaad faraxdaan weeyaan maanta kol hadii ninkii Geesigii ee aad ka biqi jirteen dhintay.. Markaasay yidhahdeen.. Yax.. waxan la ooyaynaa.. Way Ciisihii Aakhiraa ba’ay oo kuwaasuu hadana layn doonaa.. Caqligooda waxay u haystaan in uu hadana dagaalka aakhiro ka sii wadayo. kkkkkkk

    Waar bal fajacan iyo yaabkan eega.. Kii Ciise Waraabe.. ee geedaha is marin jiray.. ee ilkaha qornaa maa maanta dhul sheeganaya… Waar Inan layaal baad waligaaba ahayd oo dumarka la qabo ee ciise ayaad la joogayseene.. maxaa is badalay?? Ma ismaaciil calooshii la ciyaarka jabuuti baa dhul sheekada ku soo qaada idin yidhi. Walee waad garanaysaan. Magaaladii la idinku madhiyay ciisow ee magaceedii la baxday Lafo Ciise. Malaha waxad rabtan lafo ciise yar magaalo kale oo loo bixiyo sida jigjiga yar

  4. Xaaji diide

    Saylac ayaad ka hadlaysaa samaroon ciise ayuu jabuuti u daayay waa in la sheegtaa jabuuti weeyi , balse Bari saylac marka la qaato samaroon halkuu dagi ha iswaydiiyo gabilayna isaaq qato

  5. Gadhle

    Asc
    Samaroon Maanta waa maalintii ugu dhaw ee Karaamadii iyo Taariikhdii
    Samaroon ay u soo if bixi doonta Iidoor iyo Ciise Waraabe,ayna ku hungoobi doonaan dhaxal wareejinta Saylac.
    Ha la kaco oo dhulkeena aan xoraysano
    Waxaan Qurba jooga Europe ,USA,Canada,UK
    Australia iyo Wadama Qaliijka u soo jeedinayaa in sida ugu dhakhsaha badan
    Dhaqaale joogta ah loo Ururiyaa loona gaadhsiiyo dadkeena halganka ku jira
    Gaar ahaan Salaadiinteena Iyo Dhalinyaradeena diyaarka u ah halganka.
    Gadabuursi Melkasta uu joogaba ha ogaado in jiritaankiisu iyo Karaamadiisu
    ay ku xiran tahay Dhulkiisa oo u Waaraabaha ka ceshado.
    Guul iyo Midnimo Samaroon.

  6. Geesi geesi dhalay Suldaan Saleebaan Cali ilaahay cimrigiisa ha raajee waa isha kaliya ee ummadda samaroon u fayoow maanta.
    Alhamdulilaah ilaahay cimriga ha u dheereeyo.

  7. SALAAMU CALAYKUM
    Waxa farxad ah in Samaroon is raacay waxana in layna dhibayo inoogu filan in ay dawladu si cad uga hadli wayday.Samaroonse is raac khaas ahaan MAKADOOR Cafaana waxba inaga hagran maayo,Ilaahow umadaada kala qabooji Ciisana iimaan sii oo tus khaladkooda hadii laga gardaran yahay xataa sow haday Imaan leeyihiin xumaanta may ogaadaan in ay wax walba ka daran tahay maantana hadayba ku faanayaan Ciise waa qaran anagana ay leeyihiin qabiil baad tihiin bal hana doondoontaan.

  8. Hassan

    Waxa ayaan daro ah ninkii Saylici ee la lahaa wuxuu difaacayaa qadiyadda samaroon oo afkiisa iska xidhay oo qaatay laaaluushka siilaanyo. Taasi waa mid u ah taariikh xumo isaga iyo caruurtiisaba. Kuwa kale ee iyagu meesha tagay Wasiirka warshada Laydhka hargeisa(afbalaadh) iyo Cali nus oo loogu balan qaaday inuu nuska kale loo buuxin doono haduu ku soo guulaysto arinkan.. iyagu waa iska ducufo la ogaa waxay soo wadaanba. Arinkan waa Qadiyad Samaroon. Waana Tii somaliland ku sheego ku burburaysay.. hadii laga weeciyo sidii xildhibaanadu qaateen.. Saylici laakiin khaatumadii buu iska xumeeyay. Gadabuursi ninka dhabarka ka tooganaya hadii beri hore xeer laga soo saari lahaa in la dilo walahi midnimo sare ayaa lagaadhi lahaa.

  9. ABALLAH

    arintani waa arin aad u xasaasi ah haddii arinkaa ciisaha iyo isaqu wataan loo hirgaliyo oo saylac lagu wareejiyo waxa meesha ka baxaya isla second kaasi oo dhaxal wareegaya hooyadii hooyooyinka taarikhda dadka afka somaliga ku hadla meeshii ay doonan ha joogane aniga waxa ay ila tahay dhulkaasi inuu dhaxal wareego maalinta qof gadabursia oo konkan ku dul nool la waayo waxii xoog lagu haystana xoog uun baa lagu soo ridan karaa ha la is abaabulo markaa iyada oo lakala dooranayo Gunimo malina iyo gunimo inta aduunkani jiraba ku haysata

  10. Maxamed

    Kuwa calooshoda u shaqaystayaasha ah haloogu horaysiiyo dhiigoodu waa xalaal. waa kuwii horeba ugu caanbaxay dhabar jabinta tolkoo marar badan. Waxan kalon u soo jeedinay dhalinyarada inagaa mustaqbalka le ee odayada salaadiinta ah ee iibsaya mustaqbalkeen ee maxaan cunaadu shaqaynayso aan iska qabano. Suldan saleban waa halyay taariikhduna mar hore iyo mardanbeba way xusi dootaa baal dahaba ayuu ka gali. Saladinta kale ee qadiyada ka aamusay cadowgeena ay lasocdaan sawku wii muraayadaha jeclaa in laga daawado maxay uga hadli waayeen. Waxaa halkaa kamuuqda inay iyagu yihiin kuwa iibiyay saylac

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH