Harowo.com

Tahniyad ku socota Mudane Ibraahim Deheeye Ismaaciil Iyo Marwo Nuura Daahir Cali oo Meherkoodu Ka Dhacay Boorama

TahniyadMarka hore waxaan salaan qaali ah u diraynaa Harowonews.com iyo shaqaaleheeda meelkastaba ha joogeene.
Marlabaad waxaan halkani tahniyad qiimaleh oo kal iyo laab ah uga diraynaa

Arooska Ibraahim Deheeye Ismaaciil
iyo
Aroosada Nuura Daahir Cali

Oo Mehelkoodu ka dhacay 27/12/2012 Khamiis
Magaalada Boorama.
Waxaanu leenahay noqda kiwii isku waara Ubad kahyrqabana kala hela Aaaamiiin Aaaamiiin……

Dadka Diraya Tahinayada.

Reer Xuseen Cawaale Warfaa Meelkasa oo ay Joogaanba
Reer Deheeye Ismaaciil Meelkasta oo ay Joogaanba
Cabdisalaam Xuseen Cawaale iyo Xaaskiisa
Axmed Faarax Wabar iyo Xaaskiisa
Faadumo Deheeye Ismaaciil iyo Caruurteed
Saleebaan Deheeye Ismaaciil iyo Xaaskiisa
Maxamed Deheeye Ismaaciil iyo Xaaskiisa
C/kariim Deheeye Ismaaciil iyo Xaaskiisa
Ciid Deheeye Ismaaciil iyo Xaaskiisa
Khadar Xasan Caateeye iyo Xaaskiisa
C/qaadir Barkhad Muude iyo Xaaskiisa
C/xakiin X Muxumed Aye iyo Xaaskiisa
Jawhar Qalinle iyo Xaskiisa
Naasir Maxamuud Qawrax iyo Xaaskiisa
Xuseen Nuur Maxamduud iyo Xaaskiisa
Shirwac Cumar Cige iyo Xaaskiisa
Maxamed Sh Daahir Geele iyo Xaaskiisa
Cabdirashiid Muxumed Maygaag iyo Xaaskiisa
Abiib Jaawi iyo Xaaskiisa
Xasan Nuur Maxamuud
Rashiid Nuur Nuurmaxamuud
Casood Muxumed Maygaag iyo Xaaskiisa


This post has been viewed 969 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH