Harowo.com

Wali Ma booqatay Shabakadan Cusub?

 

Ogaysiis Ogaysiis Waxaa Dhamaan bulshawaynta somaliyeed gar ahaan bulshawaynta awdal state la ogaysiinayaa in aay hawada kusoo biirtay shabakad cusub amase radio cusub oo aay yeelan donto awdal state shabakadani waxaydun kaheli doontaan warar maqal iyo muuqaal ah qoraalo ku qiimaysan xeerka saxafada iyo waraysiyo aan layeelan doono saladiinta aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta u dhalatay deganada awdal state hadaba shabakadani oo google ciwaaneed keedu yahay http://www.awdalstatenews.com/ ama http://www.awdalstatenews.net/ kadheeho warar diiran


This post has been viewed 2176 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH