Harowo.com

Ogaysiis: Quljeednet.com oo akhristayaasheeda ugu bishaaraynaysa inay fagaaraha warbaahinta dib ugu soo laabatay iyadoo dar-dar cusub qabta

 Quljeednet.com waxay ogaysiinaysaa macaamiisha iyo akhristayaasha shabakada quljeednet.com in ay shabakadu hawlaheedii warbaahineed oo ay mudooyinkan dambe cilado farsamo iyo dib u habayn kaga yara hakatay ay dib ugu soo laabatay idinkoo ka heli doona warar xaqiiqooyin ah iyo faalooyin runta ku qotoma iyo waliba arimaha kale ee bulshada dhexdeeda ka jira .

Hadaba hamoogaanina wararka iyo faalooyinka iyo doodihii aad uga barateen quljeednet.com

Runta iyo is baraarujintu waa ta guusha lagu gaadho

Maamulka Quljeednet.com

quljeed@ymail.com


This post has been viewed 1478 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH