Harowo.com

Xaalada SL Iyo Kooxda Ka Arimisa

Xaaladda Somaliland ee maanta iyo Xukuumadda Kulmiye iyo Kambuulka Madaxtooyada iskugu uruursatay Daawasho wacan:

 


This post has been viewed 1046 times.

camud

7 Comments for “Xaalada SL Iyo Kooxda Ka Arimisa”

  1. hj siilaanyo wada naaxi ee aynu eegno shirkii GARADAG meel uu dhigo reerkan wada waalan ee cid qabata oo runta u sheegta aan lahayn.
    DONIDU WAA CAMMIRANTAHAY DOORKAN.
    weliba reerahana maleesiya u wada dira dhh inta odeygu meesha hayo ee aad masaariifta helaysaan.

  2. ALLEYLEHE runtuu sawiray sawirkanni oo reerkii dulmiga iyo caddaalada darada ugu shiray GARADAG EE INAY WADA NAAXAAn oo jaahilkoodoo dhammi askari laga dhigo , dhalinyaradoodana dibada loo diro, mutacalinkooda dadka madax looa dhigo wada wasiir, agaasime, sarkaal iyo maamule oo tuula kasta la geeyo magaalooyin badan deegaamayn looga sameeyo sida berbera iyo hargeysa.
    imikana waxay ku dareen inay xaasaskii maleesiya iyo eeshiya u wada diraan.
    Mashaqaystayaashoodiina ay cid mushaharka fadhiga ku qaata laga dhigo deegaan kastana ku doodaan anagaa halkan degi jirnay.
    Reer cadaalad daro , dulmi iyo xaaraan ku wada naaxi ee waan sugaynaa meesha doontani gaadhsiiso

  3. Alleylehe runta ayuu ka sheegayaa sawirkanni laakiin waxaan intaa ku daray reerkii wada naaxi oo si fiican buu u fuliyey wxii ay shirkii GARADAG ku gudoonsadeen reerkaa waaalani ee aha in ugaadhooda iyo jaahilkoodoon ciidan laga dhigo , in mutacalimiintood dhan wasiiro agaasimayaa, maamulayaal, saraakiillaga wada dhigo , dhallinyaradoodana maleesiya iyo dibadaha loo wada diro imikana xaasaskiibaabay ku dareen, wax ala wixii kale ee reerka ah een shaqo doonayna la naaxiyo oo mushahar loo qoro oo guryo berbera iyo hargeysa looga iibiyo. REERKII DADKA COLAYSS EE BAL AYNU EGNO HALKAY KU DAMBAYSO Wakhtigii ladoortay in yar baa ka hadhay ee laba gacmoodiya oo hore guryihii dawladoo dhan hore u xaraasha lacag baad u baahantihiine wershadda sibidhka hore udhista intaan kooonfur aynaa wada tegin koley qaddiyadii ileyn wuu u dhameeyee

    KULMIYE=SL+SSOMALIA
    Aad u naaci dheh reerka

  4. Anonymous

    ok waad hagaaajiseen

  5. daryeel

    doonidaad nasaartaa dagaysee dab nahaagu yayn farax dareemin iska ururso dooraka oo nasoodhaaf

  6. ninka sawirkan hindisay si fiican ayu u sifeeyay waxa mesha ka jira

  7. Yahuuuuuuuuuu

    Iimaanka alla ha ka qaado kuwan, hantiboob bay ku jiraan.
    Waa siilaanyo oo waa hore habaarkii siyaad barre ku dhacay waxa aad meesha noo dhigteeni.

    Cirro iyo Ina biixi biriijka uunbaa lagaga gudbayaa, DHAWAAN WAA LOO DHAMAYN DOONAA.

    Kulmiye h.jeclaa isku wada ama nin kale oon muuse ahaynbaa loo wadaa. labadaa arimood midkood bay noqon.

    Cirro waa caruuri qaboono waylo waday. Marka xaalku tartan noqdo, isaga iyo kulmiye midka ay hadhow xukuumadu raacdo ayaa hormuud noqonaya, wali la isma gaadhin, walgiiba ha iska qoslo SAC QOSLAAYE

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH