Harowo.com

Daawo Video: Taknooljiyad cusub oo ciidamada Mareykanka ka dhigeysa kuwa aan la arki karin wakhtiga dagaalka lagu jiro

 Haddii sida hadda ay wax u socdaan ay usoo geba geboobaan, ciidamada Mareykanka waxa ay qorsheeyeen inaysan jirin doonin cid dagaal kaga soo horjeesata oo kaga adkaata.
Milatariga Maryekanka, waxa ay qarash badan ku bixiyeen taknoolijiyad cusub oo ka dhigi doonta ciidamda kuwa aysan arki karin cadowga dagaalka kaga soo horjeeda.
Shirkado dhinaca taknoolajiyadda ka shaqeeya, ayaa barnaamijkan ku qaatay lacag badan oo soo saaray dhar ciidanka Mareykanka marka ay xirtaan ka dhigaya kuwa aysan indhu qaban.
Waxaa ku xiran qalab kaamiro ah oo dhinacyadooda u kala fidiniya iftiin u eg goobta ay markaas joogaan, kaasi oo indhaha kuwa kasoo horjeeda tusaya kaliya goob maran oo cidna aysan joogin.
Weriyaha CNN-ka uu qaabilsan waaxda gaashaandhiga Mareykanka ee The Pentagon Chris Lawrence ayaa warbixin ka diyaariyay arrintan ee daawo

Halkan Ka Daawo


This post has been viewed 763 times.


camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH