Harowo.com

H/Jeclo oo Hargeysa Marti ku noqotay + Lambarka “7” oo Kulmiye Faalku u qabtay Iyo Natiijadii Codadka Hargeysa + Beelaha ay kasoo jeedaan

Tolow dimuqraadiyada Somaliland ma qabyaaladaa?

Beelaha ay kasoo kala jeedaan Xildhibaanada Cusub ee Degaanka Hargeysa. Tii Burco ka dhacday uunbaa Hargeysana ka dhacday, Reer waliba ururka uu Inankoodu horjoogaha ka yahay maahee urur kale iskama sharaxin. Wataa dimuqraadiyada SL. Toloow dimuqraadiyada Somaliland ma qabyaaladaa?

  • Garxajis        11
  • H/AWAL      10  
  • ARAB                4

 

Lambarka 7 iyo Kulmiye oo faalku u qabtay.

Hargeysa  Kulmiye  7

Borama     Kulmiye  7

Burco        Kulmiye   7

Lascanood  Kulmiye  7

Gabiley 7  Kulmiye     7

 

Natiijada Hargeysa

Xisbiga Kulmiye  7 kursi

Xisbiga UCID 4

Xaqsoor 4

Waddanina 4

Ummadda 1

Dalsan 2

Rays 1.

Sida ururaddu u kala heleena waa sidan.
KULMIYE
  1. Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
  2. C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455
  3. Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
  4. Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793
  5. Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625
  6. Axmed Daahir Axmed Magan 3484
  7. Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265
UCID
  1. Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477
  2. Khadar Ibraahim Axmed 3544
  3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003
  4. Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266
WADDANI
  1. Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315
  2. C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969
  3. C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902
  4. C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621
XAQSOOR
  1. Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558
  2. C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899
  3. C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719
  4. Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364
Rays
  1. Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877
Dalsan
  1. C/casiis Adan Habane 3589
  2. Fu’aad Saxardiid Caabi 2499
UMADDA
  1. Cali Axmed Haybe Nuur 3786
  2. khaalid cabdi cawad abyan 2949
  3. mustafe cismaan daahir 2861

This post has been viewed 553 times.

camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH