Harowo.com

Xildhibaanada Burco iyo Beelaha ay Kasoo Kala jeedaan iyo Sida ay Reer Burco ururada u kala xusheen !!!!!!!!!!!!!!!

Reer Burco oo koobka qabyaalada qaaday

1-Nuux Maxed Xuseen – Kulmiye H/Jeclo
2-Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe )–Kulmiye – H/Jeclo
3-C/raxmaan Xasan Nuur (laki)  Kulmiye  H/Jeclo
4-Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi) –  Kulmiye  H/Jeclo
5-Maxamed Axmed Maxmud (Diigool)   Kulmiye  H/Jeclo
6-Axmed Cabdi Dhinbiil- Kulmiye          H/Jeclo
7-C/risaaq Maxmuud jaamac (Aar)  Kulmiye  H/Jeclo
8- Axmed Maxmed Cali (aFyare) Wadani  H/YOONIS
9-Maxmud Axmed Xasan (Dhegalaab) Wadani H/YOONIS
10-C/risaaq Xuseen Obsiiye (Shiine)  Wadani  H/Jeclo
11-C/kariin Maxmuud C/laahi shire  Wadani  H/YOONIS
12 -Xirsi jaamac Cabdi 2087 Wadani   H/YOONIS
13-Khadar Nuux Siciid Diiriye  Rays  H/Jeclo
14-Siciid Axmed Maxmed raage   Rays   H/Jeclo
15- maxmed Yuusuf Cabdi (Muraad)  Rays  H/Jeclo
16-Maxmed Aadan Cali ( Tuurtuur) Rays  H/Jeclo
17-C/rashiid Faarax Cali   Umada   H/YOONIS
18-Muxmud Xasan Jammac (Xoday) Umada H/YOONIS
19-Farxaan Cabdi Aw Xirsi   Umada H/YOONIS
29-C/axman Xasan Faarax  Ucid  H/ Awal
21-Kayse Cabdi Raage   Xaqsoor Arab

H/Jeclo   12

H/Yoonis  7

H/awal    1

Arab         1


This post has been viewed 1129 times.


camud

5 Comments for “Xildhibaanada Burco iyo Beelaha ay Kasoo Kala jeedaan iyo Sida ay Reer Burco ururada u kala xusheen !!!!!!!!!!!!!!!”

  1. hawdo hy inaydaan xishoonay naagaad xamar u diraysaan marka ragiinii ka baqday tegsta xamar ayaad naag dirtee orod xamar tag adaan naagoo waxba lagaa soo qaadeyne sidii laydiin galay waad ogaydee malaa kadib baad dhaltay berigaase madaafcdii diyaaradaha ayaa laydinku foorariyey xaaji cabd waraabe wuxuu yidhi waar hoo aayar jooga imikaad sidii daanyeerkii is xanbaaran doontaane miyaad iloowday umul baa iloowda edaadka soo maray xishood la aantu waa tii midgihii majeerteen la degenaa idiin geeysay ee ad lahaydeen waa kuul careee kuul beegtii midgaha ahaa gadh hunguriya habar yoonis iyo herer nin joogaa leh

  2. waxaan wax yar orodhanlahaa xaaji hy-. marka laga codeynmaayo gaashaamo moholin dhagxanyocado iyo laanqiirtii reer rooble ee meeshuu waa burco wada aad ka soo gasho iyo meesha aad ka soo safarto waa layaqaan taasintaas ayaa ku dhaafayaa talabaad foosiya ragbaa qaba ragna ragbay u dhashay nagina waa dhaxdin ayeey yidhaheen ragiii hore markaa markii lawaayeey ragii kuwarwareegijireykoonfur oola ogaadey meeshaan deegaan ahaan ka soo jeedaaan ayaa kuwar wareegteen oo tirsateen naag hawiye qabo alaa idindoori habaryiinis iyo garxajis waadoorsoomey waxaad kaloo bartaa waxaa layiraahdo habar magado awal kumojiro ee baro xildhibaanada burcana waxaay kasoo jeedaan dhaantood muse sheeskishaaq hal ayuu ku leeyahay maxed sheekshixishaaq markaa ilaahy waxuu idinku abuuray kildhkee iska aamina soomaliland ka magaaleyska oo maryaha casuustale iska bedala dabadeedna cayaaya aninaguna inta xilbaan ee aanu heley burco:12xubnood berbera:5xubnood. sool:13xobnood ceerigaabo:5 xubnood markaa migaabadan mise anaga warjirin ayaad waligaaba qolqolada kasheegtaa debwereegyahow eenaga fadhiiso.

  3. Haji HY

    Bacdeen Salaan,

    Horta wad ogtihin HJ wa iskashaato 3 wiil oo Isaaq dhalay siba Mohamed (curadka), Ibrahim iyo Muse. HY lama siina wa wiil ee adeer uu yahin lakin hadana wan ka badanaahaay.

    HJ way iska qorteen Burco wayo 2010 anagu manaan ka footeen Burco, waan diidnay wayo Isaaqu mar kastaba HY ayun bay ka cabadaan.

    Xalaa iyo kuli xaal HY waxay heshay 7 Burao, 7 Erigavo, 7 Hargeisa, Cainaba, markas hadi la eego iyaga ugu badan reer kastaba.

    Mida kale HY wa Somaliweyn, Somaliland wa mel ku gadh wax loo dhiidido oo lesku dhiibo maha.

    HY is Foreign Minister iyo Deputy PM for Somalia tas bana aah ta dhabta ah.

    HJ is just three sons of Isaaq oo wax dhali wayeey oo isku so biiray dee….Garhajis is 10 times more iyago sadex ah.

  4. koohi

    Waar heedhe reer haduu jabo tiro kasta uu leeyahay waa la yaqaanaa inayna marna wax u hagaagine (1993-1995 dagaalkii marya aloolka) e Kuwan gadabuursi ee iyaguna ay ku foorartaa Gebiley xitaa 3-4 kursi may ka waayeen…mise meesha waynu iska sheeganaynaa runtaa fiicane,ilayn hal qof oo iska soo sharaxay haba dhacee lama hayee yaaaaab

  5. yuusuf

    14: habarjeclo
    6: habaryoonis
    1: habar awal
    1: arab

    habarjeclo oo habarmagaado oo dhan laba jeer isku laba rogtay degmada burco, whats the reason ?

    1 habaryoonis oo lagaga badanyahay meesha (xaqiiq)
    2 habryoonis oo soo sharxday murshaxiin aad badan

    labadaas qodobaa habaryoonis sabatay inay tiro aad uga yar ka helaan burco, haday soo dhigi lahaayeen murashixiin kooban ilaa 8 way heli lahaayeen.

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH