Harowo.com

Taageerayaasha Kulmiye Ee Boorama Oo Aamina Waris UUNSI u shiday. DAAWO

Sawirka mooska ku dul dhufo oo si fiican u dhugo

Hargeysa [Harowo] Qaar badan oo ka mida dadweynaha Somaliland oo fajac iyo Dhabanno-hays ka muujiyay hab maamuuskii Siilaanyo iyo waftigiisa loogu sameeyay Borama,Taasi oo aaysan dad badani filaynin, hallka badalkeega a sugayay in Axmed la tuso in waji iyo maamuusi u oolin Borama oo lagala hortago mudaharaad lagu tusayo sharaf xumada utaala deegaanadaasi.

Axmed Siilaanyo oo isku soo beegay maalin uu kulmiye ollolihiisa ku lahaa Borama ayaa ka muquurtay in laga abaalmariyo isla waynidiisa biday in uu noqdo hogaamiye beeleed madaxmartay eexda iyo qabyaaladu.

Dhalinyaro badan oo ka cadhaysan sida ay wax udhaceen ayaa Boramanews la soo xidhiidhay isla markaana sheegay in Siilaanyo ku soo dhex dhuuntay maalintii Kulmiye isla markaana loo kireeyay kooxo gaara oo isku hor lula iyagoo la siiyay maalin maalmeedkooda.Dhalinyaradani oo cadho ka muujiyay Uunsi la sheegay kooxdaasi shaqaysanaysay in ay ku shideen Waftiga Siilaanyo.

Goobaha Shaaha laga cabo ee Somaliland ayaa hadalhaynta kooxdani qabsatay,waxaana la,iswaydiinayaa reer Boorama waxa ay uga jeedaan habdhaqankooga,Qaar ayaa sheegaya Gabiley oo ugu awood badan xukuumada Siilaanyo ayaa dhagax iyo mudaharaad kala hortagay Siilaanyo isla markaana muujiyay in ay wax diidi karaan, lana dhayalsan karin.

Balse dad ku dulman oo ku fadhiya kuraasi cidla ah.oo maalin walba la soo fadhiya warsaxafadeed calaacal iyo hanjabaad ayaa hadan muujiyay xishood iyo ixtiraam ay ku maamuseen Siilaanyo oo aqoon xishood iyo cadaalad.

Hadalada Kulul ee ka socda goobaha bulshadu iskugu timaado ayaa xumadoodu aad u sareysaa,qaar badanawaxa ay ku doodayaan In Siilaanyo waligiina wax ka badali doonin cadaalad daradiisa,isla markaana mar walba waxgaradka Awdal/Salal calaacal la soo fadhiyi doonaan warbaahinta.Kooxdani Ayaa Ku Doodaysa In Xitaa Camuud ay fahantay qabyaalada Siilaanyo isla markaana ay siiyeen shahaadadii ugu saraysay qabyaalada ,[PHD]

Shahaadadaasi oo aan wali culuunteeda ka bilaabin jaamacada,taasi oo dadka dhaliila Axmed u Aqoonsadeen Shahaadadii Qabyaalada.

Doodu maaha mid qabow balse la,arki doone sida ay wax isku badalaan.

BNN

Ku dhiibo fikirkaaga halka hoose


This post has been viewed 1407 times.

camud

10 Comments for “Taageerayaasha Kulmiye Ee Boorama Oo Aamina Waris UUNSI u shiday. DAAWO”

  1. KKKKKKKKKKKKKKK UNSI REER BOORAME MA SHITAANE WAA XAAR LO AAD FAANTADII LO DEE AY SHIDAN JIREEN WEEYE HAYS MAAWEELININA

  2. waxaan la yaabay reer awdal inayna garanayn waxay doonayaan iyowaxay diidayaan waxba kuma haystaan xukuumada kulmiye waa dad aaan la garanayn waxa ay doodayaan runtii wax kala oranmaayo ilaahay ha tuso waxii ka maqan siday u raadsanlahaayeen

  3. R.Ruuxi

    Waxay barayeen sida loo uunsado kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Gacal

    Tolooow xaaska duq siilaanyo maxaa ka urayay oo reer boorma uunsiga ugu shideen

  5. anab

    Reer awdal waxay ku dheereeyaan xigmada markaa shahaadada iyo uunsiga ujeedo ayey ka leeyihiin waayo way ogyihiin inaanu siilaanyo jaamacada Camuud dhigan kana xaadirin ee la soco murtida ku duugan waa dhacdadii ay ku sameeyeen SAYID MAXMED ABDULA XASAN intay sifiican u soo dhaweeyeen ooy dhargiyeen ka dibna uciyaaray saylic “YAA SAYID CABDALAA TAWAKAL CALLALLAAH” markaa waxa weeye sheekadu “yaa Siiraanyo qaado shahaadadii qabiilka iyo maamulxumada hawadana ha naga sumayn tawakal callallaah”

  6. I find this article both awfully hilarious and figurative.I believe it is no wonder that Mr. Siranyo is described as having acquired PHD in tribalism because he has always stood for it since his SNM era.It is obvious that he is a tribally inclined person.

  7. wadani

    waa laba arimood oo layaable siilaanyo waxaa la siiyay shahaadadii qabyaalada naagtiisana waxaa la baray sida uunsiga looshito

  8. Anonymous

    Reer BOORAMA oo uunsi iskaga shiday aamina waris intayna magaalada galin. Allaa reer boorama dhib badanaa.

  9. nuur

    Hawada miyaa loo udgooneeyay? walee waa yaab. Amina waris ma iyadaa dan iyo muraad idinka leh hadaad reer Alaale tihiin

  10. waxaan umalaynayaa madaxawaynaha siiraan inii qaatay shahaadadee qabayaalada waayo shaahad jaamacad laga siiyaya wali ba magaadhin markaa qabyaalad ayuu heerkii ugu danabeeyay kagaadhay waana sidaa PHD

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH