Harowo.com

Reer Boorama oo Halkii Laga Filayay Inay Siilaanyo La Gar-naqsadaan Xaal ka siiyay Hadalkii Xildhibaanada Iyo Camuud oo siisay Siilaanyo shahaadada Qabyaaladda (VIDEO+SAWIRO)

Amed Laangadhe(siilaanyo) oo maanta jaamacadda Camuud lagu gudoonsiiyay shahaadada Qabyaaladda

 Awal hadaad ogeyd reer Boorama oo leh noo dallacsiiya maanta waa INNOO dallacsiiya, iyagaaba gacantooda ku dallacsiinaya!!!!!!

Reer Boorama oo Halkii Laga Filayay Inay Siilaanyo La Gar-naqsadaan Garaaddo U Tolay ( waxay siiyeen waxay ku sheegeen PHD sharafeed ay ugu qarinayaan aabaha qabyaalada), Subeer Noo Dalacsii ma waxa ku xigtay Siilaanyo INNOO Dallacsiiya.

 

Xaga hoose Ka Daawo Cali Nus oo leh xaalbaan siilaanyo ka siinay hadalkii xildhibaanadu dhawaan warbaahinta u mariyeen iyo Axmed laangadhe oo mutaystay shahaadadda  Qabyaalada heerka ugu sareysa ah.

Cali Nus ma xishoode oo been ka sheegay dadka reer Boorama


This post has been viewed 580 times.

camud

5 Comments for “Reer Boorama oo Halkii Laga Filayay Inay Siilaanyo La Gar-naqsadaan Xaal ka siiyay Hadalkii Xildhibaanada Iyo Camuud oo siisay Siilaanyo shahaadada Qabyaaladda (VIDEO+SAWIRO)”

  1. abdi

    reer awdalxishooda tobansanaad somaliland ka talinayseena mustaqabalka wax ula hadha ee reer somaliya yay durbaan madhan idiin tumin kuwii dhulbahantaba hunguu ka joogaaye yey xisaabtu idinka khaldamin isir nacaybka iska daaya danbaa iskeen badee ,

  2. adam libaxley hayaay waar maa la waa yay nin reer maxamed ah oo arimaha xaraan ta ah ee siiilanyo ka madax banaab oo xalaal ah oo naga qabta yarkan cali niicle ee w/ku xigeen ku kala wayn yahay xaqa ree awdal waar mee wixii u jawaabi laha waar mee dadkii ka garnaqsan lahha silanyo sakhran ama madax wayne ufle anigu waxa u ura ma aqaane hadal kayga gundhigisu waxa weyaan dhocilkan ama yarkan raad qaadka ah ee ina xamud dadkii meesha fadhiyay ee badnaa ma waxa laga wayay nin beeniya oo yidha wasiir kagu afkayaga kuma hadlayo laakin waxaan ogahay intaan u kala badinayno idor reer daba ka haraad waxba noqon mayno ILAHAY GADABUURSI HAYIS FAHAM SIIYO ALAHU AKBAR

  3. dadku waxay ka xishoodaan ayaa dadna sharafmoodaan waxan u arkaa shahaadada la siiyey siiraanyo in ay qiimo jab iyo magac xumo ku tahay jaamicada,waxase magac ku raba dadka maamulka u haya oo horseed ka yahay saleemaan oo ku dhaqmaya dabeecadihii odayaashii borama la hadhay ee odhan jirey sidaa dawladu tidhi ayaa dani noogu jirtaa ee aan raacno.siiraanyo wax uu u qabtay borama ma jiro waxa laga qaadaa cashuur waxaa lagu dhisaa hargeisa,waxa la siiyaa macaawinooyin somaaliland wax ka soo gaadhaa ma jiro, waxa dhisay waddooyinka uu ku faanayo siiraanyo dadka reer borama,waxa si cad gawrac loogu geystay dad aan waxba galabsan dadkii dhagartaa galayna si xorriyad ah ayaa ay suuqyada u maraan badhkoodna xukuumada madax ka yihiin waxna laga qaban.waxa u ekaa hormoodka jaamicada in ay si cad dhibta jirta gobolka uga hadlaan iyo cadaalad xumada lagu hayo dadkooda,oo aanay ka door bidin dantooda.saleebaan waxan odhan lahaa ka baydh dhaqankii adeeradaa danta tolkaana ha iibsan

  4. awdalstate

    horta waxan cali nus maxaa ka siya wax karbasha ma la wayay way oo way hadan heli lahaa nin cali nus boorama ku dhex karbaasha si fican ban u sexan lahaa kute reer awdal waxba kama maqna ka quuso reer aan ogayahay oo bilaa macni ah mijin qaada lagu hago may god waa reer la hayso oo sidi la doono laga yeelo,waxay ku fiican yihiin in sida loo haysto

  5. kolley mid aan filaayey bay ahayd, in garnaqsigu ku dhammaanaayo …waad na deeqdeeeee soo degoooo na daadahee..mid iga qarsoon bayse ahayd in ay aqoonyahannadu ku milmaan qoriga xaarka leh oo uu la wareegaayo maamulka xaaraanta ah ee XIDID iyo XIGAALE iyo xisbigiisa KALA-LUMIYE.

    Mid waa lagu mahadsan yahay, tixgelinta codsigeygii shalay markii uu Mujaahil Siilaanyo yimid Borame, ee ahaa in la dallacsiiiyo. Maaddaama uu si fiican ugu talaxtegay ku dhaqanka qabyaaladda waxaan rabay in loo dallacsiiyo Suldaan ama Ugaas, mase fileyn in Jaamacadda sharafteeda meel lagaga dhaco oo lagula kufo duqa Phd (Doctorate), shacabka ayaa is-weydiinaaya takhasuuska darajadani la huwiyey maxay tahay. inkastoo qaar badani is qanciyeen, oo ay u arkeen in odeyga si reer magaalnimo ah loogu dhiibay kaftanka, kaasoo ah: waxaan kuu siinnay Phd kaddib markii aad ku talax-tegtay, ee aad si fiican ugu baastay ..excellence award…1st class, these modules or subjects:
    1. Musuqmaasuqa 2 Qabyaaladda 3. Caddaalad darrada 4. Boobka hantida ummadda 5. Isku dirka dadka walaalaha ee wada deggan. 6. dhisidda maamulkiisa xaaraanta ah ee Xidid iyo Xigaale 7. magacaabista mansabyada muhiimka ah kuwo ku soo saaqiday noloshooda dibad iyo gudaba 8. xil ka qaadista kuwo daacadda u ah dadkooda iyo dalkooda ee raba inay ka midh dhaliyaan aqoontooda iyo mas’uuliyaddooda. 9.Abaabulidda colaadda iyo xasilooni darrada bulshada dhexdeeda si ay iyagu isugu mashquullaan, isaguna uu ugu helo fursad uu ku boobo hantida ummadda.
    iwm..iwm..and so on..and so on…and so.. and
    markaa aqoonyahanka Reer awdal iyo salel iyaguba doqmo maahee jawaabtoodu sidan bay u dhigan tahay, isaguna inkastuu hadda asaasaqay wuu garan karaa, sababtoo ah wax shahaado iyo wax u dhow lagu siiyaa oo uu istaahilaa ma jirto oo aan ahayn in la mariyo halkii saaxiibkkii qadaafi maray in la marsiiyo.

    wabillaahi tawfiiq

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH