Harowo.com

Xildhibaanada Barigu Hargeysa Ma Waxay Ujoogaan Hunguri Iyo Inay Kolba Qofkii hadla u jawaabaan marka Mijino jaad ah la siiyo

Ninka Siilaanyo wax ka sheegaa waa nin annaga noo jeeda!!!!  Xil.Indho indho. Goormay xildhibaanada reer Sool noqdeen afhayeenka Siilaanyo
 
Xildhibaan Hunguri
Waxan halkan ka salaamayaa bahda saxafada iyo mareegaha sida hagar laanta ah noogu haba warka daray ga ah, waxa an an halkan manta kaga ahdlayaa hadalka bar yahan ku so noqnoqda saxafada ee ah xildhibanada golaha barlamaanka ee gobolada AWDAL SALAL IYO GABILEY ee ay kaga hadleen arimaha gobolada laga soo soo doortay iyo xildhibada gobolada SOOL SANAG ee is xanbaarka ku yimid een shaqadooduba noqotay maalin dagaalka.
Xildhibaanda ka soo jeeda Hargaysa waxii ka galbeedeeya waxan le yahay wad ku mahdsan tihiin sida sharafka leh milgaha leh eed aad ugu hadasheen dadki ini soo doortay ee cadceeda iyo kulka idin tagnaa waxan idin leeyahy howsha ad bilowdeen wad ka habsaanteen balse mar hadii ad bilowdeen halkaa kaga haya oo ka wada oo ha so jeesanina anagna wan idinku tageersan nahay
Waxa an halkan aad ugu hanbalynayaa xildhibaan Ahmed yasiin Sh ali Ayaanle oo ah xildhibaanka ugu da’da yar xildhibada somaliland, waa Nin karmeed aftahnimo iyo howlakrinmo intaba ilahay ku manaystay waa hibo Eebe ilahay bixiyo,  ta kale waxan aad ugu faraxsanahy sida quruxda leh ee qiimaha leh ee uu hadalka u dhigay una fahansiiyay
Aan u soo laabto xildhibadana Bariga ee Hargaysa laga soo ururiyay ee shaqadooduba ay tahay maalin dagaal wax an filayna ama an wada ogsoonahay in ayna midina inta meesha ka hadlaysay codkisa ku jooginjoo ay is xanbaar ku soo galeen golaha baarlamanka.
Waxa la soconaa in aan midkoodna warsaxafadeed ku qaban karin Laascanod iyo Buhuudle waxa su,aasha iswaydiin ta leh ay tahay war maxay Hargaysa dhigay? hadaba jowabta oo gaaban ba waxay tahay dadkooga ama deeganada aay ka soo jeedaan waxa loga yaqaanaa calooshood u shaqays yaal shaqa tagay oo an u joogin danaha reerahooga waxa taasi jowaab cad iniigu filan in xaglatoosiye oo 3 bilood an wada ahyn somaliladernimada aan amin sanayn ila hadana ay ila tahy inuunan aaminsanyn ayaa kaga wada awood batay dhamantood somaliland oo hadhcad wax ala waxii uu rabay hargaysa ka qaatay maal iyo moodh ba,  taasiba kuugu filan in xildhibaan indho indho oo ah malafsade wayn oo an lahyn wax damaca ama mustaqbal ah oo an ahyn maalin dagaal.
Hadaba waxa looga dan lahaa xildhibada bariga in ay u jowaaban xildhibada galbeed waxay ay ahyd kaliya in la isku jabiyo madama ay na dawlada somaliland ay na u hayn wax jowaaba ay na u helay qudbadii Ahmed yasiin Sheekh Ali ayaanle halkan bad ka dalacan kartaa, qofki jowaab u hayana ha so bandhigo hadlada xildhibanku ku hadlay
Xildhibaanada lasoo kireystay maxay ku andacoonayaan, bal dhageysta waakan garnaqsigii xildhibaanada galbeedkuye, halkey iska khuseeyaan kuwa bariga ee mirqaansan. Sxbyaal afjooga looma adeego ee dib u fadhiista. Ma kalmada isxambaarka ayaa idin dhibtay!! taasi ma wax laga xanaaqaa, sowdinka og inaydaan cod ku iman ee qoondo aad ku timaadeen.
Cidii lala hadlayay ayaa xishootay oo wax ay ku hadlaan garan waayay illeyn gar gaashaan looma dhigee, markaasay idinka idin soo kireysteen, ma khajilayaal baad noqoteen.
Waxad tiraahdeen Awdal iyo Salal gobolada bariga ee Somaliland ka mid noqday ayay ka hinaaseen, waar bal horta hoos isku eega idinku intaad Siilaanyo dufaacaysaan.
Halkan hoose riix
Hadalka xildhiaabaan indho indho dhagyso waxad dareemaysaa inuu wax aan jirin ku hadlayo, hadalka waxa laga gar taa ninba sid uu hadalka udhigaa run iyo been waxa u ku hadlayo laga gartaa.
Waxan hadalka kuso duubi laha ama ku gabagabayn lahaa, ma ahayn in aad mijino jaada ugu jowaabtan nin deganki iyo dadki soo doortay xaqooga raadinaya oo wajibkiisa gudanaya, waxa kale ee an odhan lalaha xildhibada bari, degaankiina iyo dadkiinu wuxu ubahanyahy  ficil iyo wax qabad muuqda ee uma baahna aftahanimo Hargaysa lala fadhiyo ee orda maatida dumarka bilaa isbitaalda ah ah iyo dhalinta bilaaa wax barashada ah wax tara oo ficil ula taga,  maaha in aad hargaysa fadhidaan oo sidii kaadhkii lacagta lagu shubanayay maalinba nin idinku shubto, kadibna aad marfishyada barkimada dheeraysataan.
  Meel hoo u baahan hadal wax ba kama taro ayaa horay loo yidhi,  Sool ood ku cecelisan cidi dhagysan mayso ee wax muuqda ula tag hargaysa wax ba Inigama yalaan ee ee dadkiina dhex taga .
 AHMED HUSEIN ALEEL axmadeq@hotmail.com

This post has been viewed 1504 times.


camud

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH