Harowo.com

Obama oo daboolka ka qaaday waxa ugu wayn ee uu ka shallaayo noloshiisa inay tahay hooyadii oo aanu la qaadan wakhti badan…….. Xilli16 jir Somali ah oo ku nool Mareykanku uu aragtida hooyadii u biimeeyay naftiisa. VIDEO

 obama

Madaxweynaha Mareykanka oo booqasho ku jooga dalka malaysia ayaa mar uu la hadlayay ardayda jaamacada Malaya ee caasimada dalkaasi ka waramay sidii uu noloshiisa ugu mashquulay dhalinyarnimadiisii isagoo aad uga calaacalay ama uga shalleeyay inuuna wakhti badan lasoo qaadan hooyadii oo ku dhimatay 53 jir. Hadalka madaxweyne Obama ayaa kusoo beegmaya wakhti Dhawr maalmood ka hor  wiil yar oo soomaali ah oo ku nool wadankiisu uu naftiisa u biimeeyay aragtida iyo agjooga hooyadii, islamarkaana uu taayirka diyaarad hawada sare maraysa uu ku safray. Ka Daawo muuqaalka madaxweynaha oo arinkan ka hadlaya

President Obama Regrets Not Spending More Time With Mom

 

 

Obama Reveals Big Regret
President Obama Regrets Not Spending More Time With Mom

President Barack Obama revealed one of his biggest regrets during a talk with students at the University of Malaya in Kuala Lumpur, Malaysia.

“I regret not having spent more time with my mother, because she died early, she got cancer right around when she was my age. Actually, it happened very fast, in about six months,” Obama said.

Obama’s mother, Ann Dunham, died from ovarian cancer in 1995, just before her 53rd birthday. I didn’t always reach out and communicate with her and ask her how she was doing and tell her about things,” Obama continued. “I realize that I didn’t, every single day, or at least, more often, just spend time with her and find out what she was thinking and what she was doing because she had been such an important part of my life.”


This post has been viewed 14366 times.

camud

Leave a Reply

Log in | onlined by SRH