Harowo.com

Raashin iyo Huu Dhaydh Deeq Ahaa, oo ay Amal X. Miisan, C/raxmaan Nuur Sugaal iyo Cabdi Shide Bile Maanta Ku Gateen Boorama.

Ku dhawaad lix baabuur oo siday shixnad isugu jirta raashin iyo dharka loo yaqaan Huu Dhaydh (who died), oo ka mid ahaa qayb yar oo reer Awdal ka soo gaadhay deeq balaadhan oo ay boqortooyada Saudi Arabia Siisay Somaliland, ayaa waxa maanta badhtamaha magaalada Boorama ku gatay la taliyaha Siilaanyo ee arrimaha haweenka Amal X. Miisaan, badhasaab ku xigeenka gobolka Awdal Cabdiraxmaan Nuur Sugaal iyo maayarkii hore ee Boorama Cabdi Shide Bile.

Deeqdan, oo qaybtii yarayd ee ay maamulka beelaha dhexe kusoo tuureen reer Awdal maanta lagu kala iibsaday magaalada Boorama dhexdeeda, ayaa sida la sheegay ka mid ahayd Boqolaal tan oo raashin iyo dhar isugu jira oo ay dawlada Sucuugigu siisay Somaliland, taaso inta badan laga qarinaayay reer Awdal, laakiinse la soo saaray ka dib markii dood maalin dhawayd ka dhacday BBC-da nin Majeerteen ahi  ku shaaciyay in deeqaha Somaliland la siiyo laga qadiyo reer Awdal/Salel, iyada oo lagu ekaysiiyo kaliya degaanada beelaha dhexe.

Raashinkan iyo dharkan Huu Dhaydka ah, oo maanta gelin kii hore Boorama lagaga iibshay qaar ka mid ah ganacsatada Awdal, ayaa galabtiiba la arkayay iyada oo suuqyada iyo tukaanada Boorama lagu kala gadanayo. Dhaca badheedha ah ee duhurka cad tiiyoo ay cidwalba arkayso lagu iibsaday deeq loogu talo galay danyarta reer Awdal, ayaa dadkii yaab iyo fajac ku noqotay. Sidoo kale ayaa waxa yaab noqotay ganacsatadan iimaanka la’ ee lacagta dhaafsanaysa deeqaha masaakiibta lagu caawiyo.

Sida ay shabakada wararka ee Harowo.com u sheegeen dad xog ogaal ah oo la socday sida loo maamulay deeqdan, ayaa waxa dhacday markii ay baabuurtii siday deeqdu Boorama soo galeen, waxa loo gudbiyay dhinaca degaanka Xeego, halkaas oo ay sawiro iskaga qaadeen masuuliintii deeqda maamulaysay iyaga oo dad shacab ah wax u dhiidhiibaya, ka dibna waxay ku soo laabteen Boorama. Deeqdii markii ay marlabaad Boorama timid, waxa lagu rogay xaafado gaar ah oo ay xidhiidh la leeyihiin masuuliintii deeqda maamulaysay.

Markii deeqdii lagu hubsaday inay taalo meelihii loogu talo galay, ayaa waxa la hawl galiyay dilaaliintii ganacsatada ka soo iibin lahayd, kuwaas oo mudo yar ka dib soo noqday iyaga oo sida lacagtii deeqda la siistay, ka dibna waxa deeqdii lagu wareejiyay ganacsatadii iibsatay, saacado ka dibna waxa laga gadayay shacabka Boorama cidii lacag haysta.

Maamulka deeqaha lagu soo tuuro reer Awdal, ayaa wuxuu gacanta ugu jiraa dhawr qof oo ka soo jeeda Habar Cafaan, kuwaas oo ay horjooge u tahay Amal X. Miisaan, deeqahan wixii la iibsho maahine inta kale waxa lagu qaybiyaa qaab beelaysan oo lagu qadiyo beelo gaar ah.

Shakhsiyaadka Habar Cafaan ee ku lugle deeqaha yaryar ee sida lafaha Eyda loogu soo tuuro reer Awdal, ayaa waxay xidhiidh la leeyihiin xafiiska marwada Siilaanyo, taasoo oo kantaroosha deeqaha Somaliland la siiyo.

Maxaad Casaha abaartu naafaysay, oo awal dhex cari jiray, waxna ka daadsan jiray Habar Cafaanta maamusha deeqaha Awdal loo soo tuuro inta aan la gadin, ayaa doorkan go’a loo tuuray, kamana muuqan meelihii lagu kala qaybsanayay deeqdan maanta iyo goobihii lagu kala qaybsanayay lacagtii la siistay deeqdan.

Ugu Dambay isbedlkii Siilaanyo ku balanqaaday wuxuu ku dambeeyay tuug tuug ku bedel, waxaana muuqata in dadka la shaqaysta xukuumadani xishoodkii iyo xayadii meel iska dhigeen, lana soo baxeen gudin labo afle oo dhinac walba wax u gooynaysa.

Harowo Deska, Boorama


This post has been viewed 929 times.

camud

83 Comments for “Raashin iyo Huu Dhaydh Deeq Ahaa, oo ay Amal X. Miisan, C/raxmaan Nuur Sugaal iyo Cabdi Shide Bile Maanta Ku Gateen Boorama.”

  1. war nin habar Iiidoor ah baa idinku soo dhexdhuuntay, hala iska qabto.

  2. Dhafoor

    Maxaa Dan Ugu Jirta Shabakada Harowo.com Xaalada Abuurka Ay Kawado G.Awdal. By Maxamed Sh Cumar(Hyena)
    Waxa indhawaalba isasoo taraya qoraalada xumaanta ,qabyaaladda iyo
    shakhsi weerarkaba leh ee lagau baahiyo shabakadda wararka ee Harowo
    .Com,kuwaasoo an lahayn meel loo raaco iyo cid lagasoo xigtay toona
    .waxa qoraalada lagu weeraraa shakhsiyaadka ,ganacsato masuulyiin
    dawladeed ,salaadiin ,iyo dad xitaa marwooyin dhaqanka soomaalidu
    ka xaaraantinnimeeyey in laceebeeyo ,run iyo been midkay doontaba ha
    ahaatee .Waxa kale oo iyaduna jirta tuhunno la xidhiidha cidda dhab
    ahaantii qoraaladaasi u dusisa shabakaddaasi ,isla markaana an lahayn
    sources warkaasi kasoo baxay ,iyadoo ay meeshaa kasoo baxaysa in
    wararkaasi yihiin kuwa la been abuurto ,ama laga been abuuro
    suxuyihiin an ka mid ahay oo gobolka ama dalka jooga .
    Shabakadda Wararka iyo faalooyinka xambaarsan
    qabyaaladda,mucaaradnimada beeleysan iyo shakhsi weerarka ee Harowo
    ,ayaa hore u ahaan jirtay shabakadda taageerada xoogga leh siin jirtay
    madaxweyneihii hore ee soomaaliland ,balse haatan lagu sifeyn karayaa
    mid leh ujeeddooyin ka baxsan danaha reer awdal .
    Run ahaantii shabakaddaasi oo an sannadihii lasoo dhaafay xidhiidh
    dhinaca wararka ahi naga dhexeeyey , ayaan in muddo ahba ku kala
    tegnay shaqadaasi kaddib markii an isku afgaranweynay siyaasadda
    uu ku shaqeeyo .Intii ka dambaysay socdaalkii Ugaasku ku yimi g/awdal
    ,isla markaana ciddii taageeraaysay taageerada siisay ciddii ka
    gaabstay taageeradaasina ka gaabsatay ,ayaa la filayey in midnimada
    reer awdal halkeedii kusoo noqoto ,si wadajir ahna wax loo wada
    qabsado ,markii taa la waayeyna waxay shabakaddaasi sii durkisay kala
    fogeynta beelaha reer awdal ee gobol ahaanba ku dulman xukuumadda
    siilaanyo ,intaa kaddibna waxay sii xoojisay warar dhiirrigelinaya in
    Gadabuursi isdilo isagoo illawsan inaan,cidina cid kaga guuleysan
    dagaal sokeeye .
    Soomaalida ayaa tidhaa ‘afxumo nabadna way fogeysaa wax kama tarto,’
    cidda u haysata in aflagaadooyin lagu baahiyo shabakaasi guul soo
    hoynayso ayaa ah cid riyoonaysa ,nin naftiisaba uga acararay dalka
    qaxootinnimo u jooga debeddana waxa looga baahanyahay inuu ehelkiisa
    gudaha dalka ugu sameeyo nolol
    .Waxa jirta tuhunno badan oo la xidhiidha cidda wararkla noocaas ah
    Boorama uga dirta ,taasoo an u arko inay yihiin kuwa cabsi ka qaba
    fulieynimana ka hayso inay xuquuqda ka maqan si cad u sheegtaan
    kunasoo gabbanaya shaadh qabiil,iyadoo anay beelina beel muquunin
    karin.tuhunadaasi waxay keeneen in dad ehel iyo asxaabba an nahay
    igaga cawdaan weerarada fooshaxun ee lagu qaado shakhsiyadka
    ,ganacsatada, .masuulyiinta ,dawladda ee heer gobol ilaa heer Qaran
    ee beelaha taageerada siiya xukuumadda siilaanyo ,cadaawadna la kala
    dhex dhigo beelihii taageeri jiray xukuumaddii rayaale .
    Cidina ma aqbali karto marwooyinkooda oo la weerarro ,cidina ma aqbali
    karto aflagaadooyin beeleed ,cidina ma aqbali karto in laga been
    abuuro sidaa drateed waxan masuulyiinta shabakadda Harowo uga
    digaynaa inay kusii durkaan arrimaha kala fogeyn kara beelaha
    Gobolka,iyo weerarrada shakhsiga ee lala beegsanayo dadka xurmada ku
    leh gobolka ,isla markaana wararka been abuurka ah laga joojiyo,ama
    la caddeeyo cid kastoo war an raad lahayn soo gelisa shabakaddaasi
    hadiise ay arrimahaasi sii socdaan waxay shabakaddaasi noqon doontaa
    aafo u baahan in wadajir looga hortego .

  3. walaal odayada gabdhaha ,ehel sharafku muxuu idiin dhimay,walaal please joojiya cayda laydiin furay,SubaxaanLaah Ilaahay Ka yaab Axmed sheekh Faaraxoow adaa ka msauula in meesha lagu caayo Hooyinkii Gadabuursi ugu sharafta badnaa meesha lagu caayo,Axmed Sheekh Faaraxow maxaad caydaa ka faa’idaysaa Ilaaha ka yaab oo dadka cayda kaama gayaan ka daa caydaa haddii waa lagu sue garayn,adaa ka masuula caydaa haween Gadabuursi ku dhacday ilaahay ka yaab ilaahay ka yaab,oo aakhiro u tudho inalaalillaahi raajicuun,walaal Ilama-sheekh samroon ka foogada cayda Ina-sheekh Faarax.
    walaal walaal ka foogada web site kan waxan u malayn inuuna muda dambe sii furaanayeyn,Habla Gadabuursi ee la caayey walaal xaal qaata.

  4. Tolkayow Gadabuursi cilmi iyo sharaf baa lagu yiqiin maanta halkan baan maraynaa –SubaxaanLaah Ilaahay Ka yaab Axmed sheekh Faaraxoow adaa ka msauula in meesha lagu caayo Hooyinkii Gadabuursi ugu sharafta badnaa meesha lagu caayo,Axmed Sheekh Faaraxow maxaad caydaa ka faa’idaysaa Ilaaha ka yaab oo dadka cayda kaama gayaan ka daa caydaa haddii waa lagu sue garayn,adaa ka masuula caydaa haween Gadabuursi ku dhacday ilaahay ka yaab ilaahay ka yaab,oo aakhiro u tudho inalaalillaahi raajicuun,walaal Ilama-sheekh samroon ka foogada cayda Ina-sheekh Faarax.
    walaal walaal ka foogada web site kan waxan u malayn inuuna muda dambe sii furaanayeyn,Habla Gadabuursi ee la caayey walaal xaal qaata.

  5. SubaxaanLaah Ilaahay Ka yaab Axmed sheekh Faaraxoow adaa ka msauula in meesha lagu caayo Hooyinkii Gadabuursi ugu sharafta badnaa meesha lagu caayo,Axmed Sheekh Faaraxow maxaad caydaa ka faa’idaysaa Ilaaha ka yaab oo dadka cayda kaama gayaan ka daa caydaa haddii waa lagu sue garayn,adaa ka masuula caydaa haween Gadabuursi ku dhacday ilaahay ka yaab ilaahay ka yaab,oo aakhiro u tudho inalaalillaahi raajicuun,walaal Ilama-sheekh samroon ka foogada cayda Ina-sheekh Faarax.
    walaal walaal ka foogada web site kan waxan u malayn inuuna muda dambe sii furaanayeyn,Habla Gadabuursi ee la caayey walaal xaal qaata.

  6. RUN SHEEG

    Ina xaar miisaan waa ROODA XAAR Miizaan walee xaar danbe ood xeego dhigtid waa lagaaga dhadhaaneyn waa lagu og yahy inaad tahay Naagta dhilada ah ee wax ku qorta ee cayda dadka sharafta leh ku qorta bulaacada.

  7. anigaa wasa awadal state iyo cidii laso cotaba

  8. waan wasaa samaroon anigoo britsh ah

  9. hahhahaha
    makahiil orama ma dawarsi layma siin buu u jeeda
    ilahay umad baryo cabasho ku saliday iyo xumaan xasad aan jirin midgaaha xata ka qiimo badan makahiil ugu yaraan midguhu ma baryootamaan sida makahiil orama lakiin wax kaste oo aad samaysan waxba ku heli maysaan sida ayaad u qaylyaysaan weligiin kskksksksk

  10. Waxaan odhanlahaa ina sheekh faarax ilaahay ka xishoo oo websid kaaga waa lagu kala dhintaye tolka hays nacsiin ,maxad case makaahiiliyo h/cafaan waa walaalo in laysku keeno mooyee inla kala kaxeeyo uma baahna.kolayba hadaad wax qoraysid wax khayrleh qor hadii kale danbi baa kuugu jiree iska xidh.j/yooniskaa aad tahay ayaad xataa iska horkeentay oo la ogaa suldaankii dumarku wateen sidaad u buunbuuninaysay kii dhaxalka ahaana aad u aasaysay,ninyahow aduunku maantuun maahee wax iskula hadh.

  11. Mo

    Horaa loo yidhi dhagarqabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqee, ragiina dumar ma kuula eekaadeen mise ninyoow boogbaa lagu taabtay waad ogatahay in lawada wada ogyahay inaad boqolkan magac adigu Isticmaalaysee is maaweeli naagayahay naagtu keentay.

  12. GEERE

    abdi geedi way is cadaysay cida ay tahay aad bay cadhaysantahay iyada ayaa isku jawaabaysa halkaa ka garoo in ay hawshan soo gasho ma ahayn .ina sheakh farah waa geesi j.y ah ma aha ururis aad tahay
    jibriil waa isku jeeni kkkkkkkkkkk
    abdi geedi waan ku garanay
    abdi geedi is daji

  13. aicha

    Anonymous

    AFKAAGA CAANO LAGU QABAY DADKAN DHOOHAN HADALNA WAX KUMALAHA EE INAAN DUCAYSANO SI UU EEBEE INTEENA XANUUNKU XUMAANku ku BAAHAY EE BEERKA IYO CALOOSHU U BUUXDO UGA REEBO AMIIIIIIIIIIIN

  14. aicha

    waar tolkayoow ma waxa dhaxal iyo tabaruc inagasoo gaadhay beelaha dhexe inaan isku abtirino ood ceebteena webseedyada kusoo shubno si la inooga faiidaysto subxaan waar haday dhego inigu yaalaan ood wax fahmaysaan inay beesha dhexe dhamaan u guntadeen inay gadabuursi isku diraan ilayn dhanwalba way inagu dayeen “dil foolxun dhulboob cabudhis….” waan soo toosiwaynay markaa waxay fahmeen inay isku keendiraan si waligeenba aan boxosha ugu jirno markaa walaalayaal ceebta iyo cayda iska reeba please dhamaan meel aan kala tegayno majirto oo allah ayaa inaga dhashay sheekh samaroon markaa walaal waxa khayrku inoogu jiro uun ankahadalno allahayow xumaanta naga saar vive midnimo samaroon amiiiiiiiiiiiiiiiin

  15. Anonymous

    Laqwi badan looma baahna, cay aan rina geeska rideyna looma baahna xiligii qabiil hoosaad la isku taageeri jireyna wuu dhamaantey.
    Meeshanse mushkilada jufo ka balaadhanbaa taala tasoo aan la dhayalsan karin. In arimuhu murugsan yihiina cidna caadkama saarna. Xaliimaale dushiise ilaa caada agteeda, beerihii quljeed, seerihii salaxley, luquntii lughayaad, Saylac baxsaneyn, durdurkii nadhiyeed.
    Cabdi geedi dushiiysa iyigoo kada daadsan. Jibriirbaa sidan yeeley, Cafaanbaa dahdho haysa Maxamedbaan waxba heynin wanaagkuu noqonmeysee, inad daadka shisheeye digadiisa dhexjiifto iyo inad habeen iyo maalin dadkaaga xor udoonto doqonow kala dooro. Ninshisheeye warkiisu doqonow danagaariyo dabuub kugu tuuriye haweeney iidoor habeenkii dhexwareego kaligeed kama joogtee kumayaalbaa jurba jooga oo kuwii ayka dhasheen xuamantooda ku faana mar hadii sayigoodu kasoo jeedo kuwaas.
    qofka kii warka sheega cayda ciidanka mooda. Wuko ciilku gadhoodey, kuwo warka qiihiisa fahmeyn idhahooda ka tuurey. Oon agoonta dilaadee aabahodoo la xasuuqey calooshooda ka doortey. Tamartii raglahaa iyo laga qaadey wanaaga. Oo ilaah caadilimooyee cid daweysa laheyn. Cudurkii gooni ugoosad carabkooda ku duugmey. Timadheerta haweena inkostooyna dadaalka yareysan wuko iidoor lugta siiyey kolba kaadh uxidhaan, waa gayaan Gadabursiyoo gondihiis madhan yihiin. Haweeneyda maanta la keeney hadii ay sayigeeda ugurenso tolkeed kuwan beelaha gooni ogoosad xafladooda ka buuxa halka tii timadheeree hadii ay Sacadsheegto ama gaari gadhxajis marka kii calafgeeyey ee Samaroonka ka toosey faqashbaatahey maanta ku gunuunucayaan. Garan meyno wallaale maxaa duulkani reerkan damiirkooda ka qaadey. Iyoo goob wada jooga inta kiisa sakhraasan ee hargasa meel layiraahdo dacar miirada degankooda dhexkeeno ma daahbaa laga saarey. Iyagoo jiritaankoodiiba su’aalooyin dursaarmey iney jufo hoose tagaan dadkanow waa doqoniimo. Inkastoo dadka qaarna meel netkaa la yiraahdo kolba reera noqdaan inaad taagaranweydo doqonkii afka qaadaba dabuur aad ujabaato taasina waa doqoniimo.

  16. Ciiltire

    War Xaarka Buux fikirkaaga waxa loo masaxaayi waa xaar laga khashaafaayo.
    Beesha dhexe marna maad caayi marna ma markhaati ayaad u qabsan? Waaheen waxay la mid tahay Harowo.com ee ma waxaad u qaadatay iney maxkamad tahay waxyahow cawaanka ihi. Haddii huudhayd la xadayna waxa xaday jibriir Yoonis oo loo soo xidh xidhi iyaga ayey gaaji iyo dhar la’aani haysaaye.

  17. Buux

    Waar comments kayga maxaad u masaxaysaa nin iska dhig aniga openion,kayga ayan dhiibtay

  18. Buux

    Warkii amaal miisan,iyo cabdi buur iyo wiilka ciise ee mucaawimadii xaday hoos ka akhriso

  19. Abdi Geedi

    Ahmed afdeeb ahahahahahahah..wax khaldani waa adigee kolba magac qaadataye anigu nin labadii xiniinyood leh baan ahay ragana kama dayo. beena hayku sheegin dhilo suuqa jiiftaana kula tumanmaysee…xagaa iyo Girma Yufle wax ka raadso. waar nabadeey laga roone aniga suug iga heli mayside. adigiyo qashinqubkaagaba ka baxay.

  20. dagan

    nimadtaqaan ood timihiisa baadhbaadhey ama habeen latumatay uunbaad injir iyo khamri ku sheegi markaa markaa sirtaadii banaankaad soodhigtay adoo qofkale igu qaldaaya so ikaka sasabo axmed afdeeb kabadin mayside

  21. Abdi Geedi

    Degan waan ku qash qashaadaan u malayne xaal qaado kala gur injirtiyo khamriga nabadeey.

  22. Abdi Geedi

    Shaydaan Sheikh Farah kolba magac soo qaadataye….waa lagu wadhi mar lagu wadhaba ama naagi ku wadhay ama nin ku wadh dad aan idinka war hay maxaad ku daasheen.qashin qubkaagna xataa dhilo uma qalanto iany wax ku qorto.

  23. dagan

    shaydaankaad sheegaysidi waaka xaarka idinkaga keenaye maad iska aamustiin hadaad wax islahaysaan

  24. Abdi Geedi

    Degan,,,reer miisaan waad ku wareertay.Dhako

  25. aniga manaagbaa iwadhi adiga xeego xaarkaad ku qorqori jirtay muu kugu filaan waayey shebakadayada nooga bax dhilayahay

  26. Abdi Geedi

    Degan…Siiraanyo nin la kilkiliyo waa u qalmaaye bal adigu noo sheeg saacad waxaad kilkilinayso ma Shaydaankii baad la kilkilinaysaa dhaladii. Dhinacna uga wadhaysaa waadiga soo dhiirane.

  27. cabdi geedi adaaba ina miisaankale ah

  28. Abdi Geedi

    Degan

    Oo Gabadh fiican baad tahoo war oo dhan haysee..Shaydaan Farah waan helay ninkiisiiye adigaan ku wadhiye soo diyaar garoow.

  29. wadhatadaa loo yaqaan iyada iyo qaarbadanoo kulmiye u ololaynjiray

  30. cabdi geedi
    adigu ma lagaroonaadtahay waadiga axmed sheekh shukaansanaayee?naagtu kilkilo waxkawayn bay siilaanyo uhaysaa

  31. Abdi Geedi

    Asli Ahmed

    Adigu ma marwaa tahay???????????????????

  32. maxad case nation

    habar carfaan yaan la ceebayn waa tolkeen waa curadadii samaroon siciiid , makaahiilna waa tiradii samaroon ,, maxad casena waa tayadii samaroon sadexda nation ba waa lama taabtaan ,hadaan intaa halkaa ku dhaafo,

    waxan kula talin lahaa ninka shabakadan ka masuulka ah in waxan naxliga abuuraya aw iska dhaafo oo aakhiradiisa ifku waa ayaamee aw u tudho

    soona gudbiyo maqaalo micno leh umadana is jeclaysiiya oo qabiil caygan iyo naxliga aw iska dhaafo ugu danbayntii alle ha hadeeyo inteena wadada khariban saaran aamiin wadankana bari ilaa galbeed barwaaqo aamiin

Leave a Reply

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH