Harowo.com

Geesi dharab kuma jiro, Daawo Sheekh Xasan Deheeye: Waxan leehay Ragga Hargeysa Ka Nac-nacda haya halla xisaabtamo, Siyaadbare aakhiruu tagaye annaga kuwii maatidayada laayay Hargeysay…………..

Geesi dharab kuma jiro, Daawo Sheekh Xasan Deheeye: Boorama iyo Dila Waxay Snm Oo Xabashi wadati ku dishay 764 qof oo shicib ah 16 saacadood gudahood, raggii hogaaminayay waa wasiiro iyaguna Xamar doonayaan inay magdhow kaga qaataan waa lana laayay.

Sheekh Sheekh Xasan Daheeye ayaa si geesinimo iyo kelya adeeg huwan uga hadlay xasuuqii Jabhada SNM kula kacday dad u dhashay beesha Gadabuursi sanadkii 1991.

Sheekhul wuxu cod dheer ku yiri “Midnimada Somalia waa muqadis,waana lama huraan laakiin dadka u dhashay Isaaq ee sheeganaya in la xasuuqay ,waxaan ku dhaaranayaa iyagaa reer Borama iyo Dila xasuuqay,waliba waxay xasuuqeen dad rayid ah oo guryahooda iska joogay”

Sheekhu wuxu runta baabacada usaaray jabhadihii dalka burburiyay oo uu u sheegay inay gardaraayeen, qaranimadiina ay qabyaalad ka doorteen.

Sheekh Xasan Daheeye wuxuu ka sheekeeyay sidii arxandarada iyo calool xumada badneed ee Jabhada SNM u dileen walaalahiis iyo maato kale oo aan waxba galabsan.

PART 1

PART 2

PART 3


This post has been viewed 9330 times.

camud

Comments are closed

WARARKII HORE EE KU DHAAFAY HALKAN KA RAADI
Log in | onlined by SRH